Amina Cabdilaahi & Axmed Gacayte Yusuf Ahun | Ma Deyrkii Makaan Gubay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @gaashaanbile6528
    @gaashaanbile6528 ปีที่แล้ว +1

    Heestan aad iyo aad beey igu dheertahay wlhi waxan maqlay anoo ah da da ah 12 jir camal alle haunaxaristo axmed gaceyte yusuf heestan waxa wada qaadoyo amiino cabdilahi xersi hooyo amiino cabdilaahi ayna waxan u rajenaya cimri cafimaad taam ah iyo cibaado suban

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto Aamin, Amina Cabdilaahi way dhimatay, ilaahay ha u naxariisto Axmed Gaceyte aamin

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 9 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii Abwaan Cabdi Aadan Xaad qays
    Laxanka Ahmed Gacayte Yuusuf AHUN
    Luuqda Aamina iyo Ahmed AHUN labadaba

  • @XaawaCali-mt4hu
    @XaawaCali-mt4hu 9 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxan maqlay anigo jacel xuun ihaayo ban maaqlay Gabar 7 sano An jacela ba iga tagatay lkn jacel haduu yahay dacad ciidna isma weedyo runti lkn manata qofka aduunka u jacel baa sii biila sabab ah igaa tagay 😢😢😢
    Walalha igaa dambeeya wan inaa salamaya 😢😢😢😢😢

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale ปีที่แล้ว +2

      Sxp hore uga soco nin raga illah ka dhigay qof ka tashatay qalbigana kugu heynin ina u murugtid ayaba qalad ah

    • @iscoapdiwali474
      @iscoapdiwali474 8 หลายเดือนก่อน

      Maanta ina ka bogsatay ayaa rajeynaya❤

  • @ahmedmohamed2241
    @ahmedmohamed2241 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @XaawaCali-mt4hu
    @XaawaCali-mt4hu 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @gaashaanbile6528
    @gaashaanbile6528 ปีที่แล้ว