Heesaha qaar waxey taabanaayaan xasuuso maanka ku keydsanaa taaso miimiraha qalbiga uu duubay waayihii ilmanimada waxaana u maleynayaa heestaan iney dad badan maqli Jireen Aya good lllll
Hestan 1mar malqey idaacada kulmiye laga so daayey waneh xifdiyey mlnta la rby in la furo koobka aduunka weriye burhaan diini farax ada sabab u eh hestan inan jeclado o mrki ugu horesey an so raadiyo khamiis24/11/2022 19:04pm 30rabiicul thaanii1444
Heestan waxay kamid tahay heesaha aan iskaga raaxaysto❤
1/1/2025 sanadka cusub ayaan ku raaxaysanayaa
Inta sanadka cusub dhegaysanaysa👍
Waw qof ila mid ah baan helay hadana aan isku waqti dhagaysanayno
@@MohamedJacayl-s8q legend
Maanta so raadshay
Runtii hestann xasuus goniya igu leedahayy wxan jeclahayy oo indhaheyga ka jeclahayy wiil la dhaho dahir hestana wanso radiyeyy allah calaf isku kaya daro hada mawada xiriirno RABI WXAAN DURAANSADAY DAHIR XAQU INUU DILAACA DAHIR😢❤
A AAbaayo waa kuu imaan donaa ee Samir oo duceysa hadu qeer kuu ehen aalllh ku bal mariyo wanagisa ale ku wafajiyo
Haduu khyre ku leyehye alle haku soo dhawweyo
Isku qiso Yan nahay.😢
Waa ikan Xppti😢💕💋
Abayo wuku imadan dona samir hadu qeyr ku yahay allah calaf kugu daro haduna qeyr kugu jirin midki qeyr ku eh allah kuso dhaweyo insha allah abayo
Axmed gacayte maaha waa nin reer gadiid ah oo magaciisuna yhy maxamed cabdilaahi gujis wisaduna abtigeey baay ku dhacday oo dumarku jeclaayeen isaguna diidan uu jeclaa alle haaw wada naxariistee
Deeqa asi mee jecleed
Inta 2024 dhageysaneyso ❤ sara😂😂😂😂
Wa ale amarkisa wa marki igu horeysay
❤🎉@@sacdiyaomar4726
2 mars 2024 waqti badan kadip wan helay ahlan wa sahla 😊😢
Ana maant😢😂5/ 4/2024
@@qadromaxamed-vr7ns malagu helay adna 🤣
Hoyadey io aabahy deeqo io daahir 😢
😂😂😂
Hada waa aniga iyo adi
@@abdifitaaxmohamedcodey63 🥺😂
Heestaan saa u raadinaaye galabtaa qoray "ama daahir ama dunida"
❤sunday 16 July 2023❤
Waa Maxamed Cabdulaahi Gujis ninka mahan Ahmed Gaceyte Allaha u wada naxariistee. Wanna abwan oo heeso sameyay.
Wax aanad garanayn haka sheekayn
@@mangalool4194waa kaa saxan yhy sxb
Dhamaan intii dhimatay Alle ha'uraxmado Axmed gacayte iyo marwa maxamed Gaasira 😢
Heestan abtigeey mahad geylax ayaa dhageysan jiray mantana aniga dhageysanaa aduunyo ❤
Marwo Maxamed oo ku caan ahayd GAASIRA Waxay u geeriyootay Jacayl ay u qaaday Axmed Mooge Liibaan sida igu maqaalo ah.
Waar nio fanaanba laqariyaa eay jeclyd ma axmed moogu ahaa
Iyadoo gursan waligeed mey geeriyoote 😢
Wll fanaanka ay jeclayd ma ahan ahmed mooge
Waa fanaan kale wll ee ma ahan ahmed mooge
Muxu wax ula qaban wayay xasidsanaa illah ha unaxariisto
Hestan wllshey aya dhagesan jirtay ano yar hadana aniga dhageysanayo 2023 xasus😍
" Ahlan wasahlan dahir
Waan ku diloobe daahir
Daraku mey dhamtee dahir
Ama daahir ama dunida "
Dhabtii waa erayo tababayo qalbi 😢😢
6:04
Hesta waxa dhageysana 25/may/2022 waa haben Adna ama dunida 😭
Waxan daawanayaa heestan 26/11/2024 hadad iga dambeyso like ii saar from berbera
Hees baa ka dhacday old Is gold 🥰🥰 dahir deeqa diidan
Saan u raadiyay heestan ❤😔 _13 december _2022 ❤galab talaado ah oo exam diyaarsanaayo 👋🥰
Heest tarikhdeeda bal woo baar
Hal sano ka dib qoraalkaga ayaan dhageysanyaa aniga oo diyaarinaya imtixankii iigu dambeyay ee jamacada.
@@Abdirahman606 allaha kuu fududeeyo boowe insha allah guul❤️🤝
26 may 2024 galab axada qoralkaga arkey oo examka jmacada diyaarinaya🤣
@@najuumally8492 29 may 2024 ana weykan anoo exam dowlad gelaa allaha noo fududeeyo xubiyy
Cod mcnaa dadku.. old is gold. RIP Gaasira!
Hestan 2010 ayay hoyodey jecled wlley daaahir lobixi raway lkn diini ayay lobaxshay ayaaa lajoogi jirty lkn hda 😢😢😢😢😢😢 alllh unaxaristo
عمالقة الفن والطرب الأصيل علي الزمن الجميل، ،،،،، الا يرحمهم ويغفر لهم جميعا
امین اللهم ارحمهم جمیعا
Heestanwan jeclaha mana fahmi ifahasiiya asaxaby❤❤
Afsoomaaliga maa kugu adag inader
Waxan wayay wiil jacyl igu beeray magacisu wa dahir waxa igu dambay 20july2021 waxa uu igaga tagay ma garanyo wuu iwada blokey meel walba sanadka wan silcay waxan imika utababushaysanya inan tago halkii uu jogay oo ah America ilahay waxan ka baryaya inaan isago nool arko iso duceya asxabta in ilahay ifududeeyo safarka
Dahir markan maqlan meelba igoaysa😥😴😌
Waan ka xumahay sis dhibta kugu dhacday
wll iskaga hadh qofka ku balogy maskaxdaan ka saar
waxaaan jeclaan lahaa in deeqa lagu dheho muuqagaba maan ciseyeen magaca qudha wax walba kugu huri lahaaa lkn niyad jab haku iga gadhay xata qof magaca leh inaan helayn baan aminay
Hadaad daacad qofka kaa tagay baa khasaaro usugnatey ee samir
Ahlan wa sahlan dahir ❤😢
Dahirkaaadi away 🥹🥹🥹
@@sharmasameer6080wuu tagay 😢
😊@@sharmasameer6080
Heesaha qaar waxey taabanaayaan xasuuso maanka ku keydsanaa taaso miimiraha qalbiga uu duubay waayihii ilmanimada waxaana u maleynayaa heestaan iney dad badan maqli Jireen Aya good lllll
Ahlan wa sahlan Daahir❤😊
Allha Idin NaxariisTo ❤
Marwa mahameth abdi io aHMeTh gacayte labadiinba rabbi haydiin naxariisto
Wxn dhagaysanyaa 20 February 2023
Malin salasa
Anoo radinaya qisada gasira
💔🥲
Walllhy eryadan qofkiii fahamayo wadanah bey tabanayaan
Qisada heeska 🥺🥺🥺🥺🥺
AHUN
Fanaaniinta
Mx kudhacay wll
Ahmed Gaceyte Hestii Ugu horey say marki Laga soo xushay 10 Kii Ardy Oo Scholeyda Eheyd Lgnd Anu
Ahlan wa sahlan diidan hees xasuus dheer igu reebtay
Habeenimo isniin ah taariikhda 2023/20/3 saacado 10:50 habeenimo kampala
Hada jaceelka ihaaya ka turjumaysaa heestaa😭😭😭
Heestan codka ninka Marwo iyo fanaanada kale la qaadaya ma axmed gacayte sida aad ku sheegteen ee waa Maxamed cabdilahi (Fujis )
10/12/2024🫀🌹❤️
Habeen 00:14 ah oo arbaco soo galeyso waxa ku dhageysanaayaa dalka zambia ee luska xaafa novara state.
hestaan 1963kii fanaanita, waa Cabdlaahi Gujis iyo Aamin Sahara iyo Marwo Maxmed
Amina sahra ma ahan wll inta kale waad sheegtay lkn amina sahra halka aad tiri waa shamis abokar guduudo cawro
Aamina sahra barqad ma aha wa shamis abukar gadudo carwo iyo marwo maxamed iyo cabdulahu gujis ma aha gaceyte
Haaye haaye❤😢
Waa 12 November 2024 waqti dheer ka dib ayaan dib usoo raadiyay😊
Aun marwo Mohamed gaasira😫💔
Waaxan qaba jecel walan waxan dhagesta hestan walhi ihyo ila garab gal ♥
Allaha kuu fududeeyo abyo waa xnuun bdan yahy jacaylku
Kaad uqabto kula qabto Allah idin mideeyo🤲
Aamiin wllo
hestaan aniga miyaa la iqaday 😭 Ama sumayo ama dunida ❤️😭❣️
❤
@@Sumaya-mi6qswaaba is jeceshahiina maa is fahantaan marka
Erayada qoraalkooda iska saxa. Dayalsanaysaa❌️.
Dala'sanaysaa✔️
Inta dhageysatay 2024
Heestan waxa dhageysana habeen 5/October 2023 zuu ama duni 😢
Dr xidku waye feysalow
Gabar ila dhageesato ma helaa
Habeen saqdhexe 16/11/2023 khamiis🎻
Maxamad c. Gujis waaye
Heestan waxa qaadaya Mohamed Abdillahi Qob-habaas (Gujis). Hadaanad garaneyn dadka weydi.
"Dumar waa carruuree diidan
Ha I raacin daadkee"
Axmed.gacyte.maaha.kalgaro.fanaaniinta.waa.maxamed.cabdilahi.gujis.ina.qoob.abees
Wagi hore hesaha murti io micno lahayen hadana wa iska hdl io mala yacni🥵😂
Heest Allah haunxariisto Axmed gacyte
2023 Still can't stop ❤
Ani xta 2023😂😭lkn gorme la qade
@@SagaLilkacaze56 anina 2024 😂
rabi wxaan duraansaday dahir xaqu inuu dilaaca daahir🥲 dahir ama dunida 11,25,2024......12;04am xasuuuus
Ax ax ax ale haunaxaresto gabdhaha wax alalaqabto haykujeclada haakatigin
Wxu waa laba nag miyaa 😩 wllyal lkn hesta mcn waxan maqlay inay nimatay miskinfa 😢
Hestan waxan dhagayzanaya 13/12/20222
#GALAB Sat,24,nov,2024
Waxaan joogaa caasimada angola ee luanda keligeybaa tumanaaya salaaman ikhiyaarta comentigeyga aqrineysa
Old is gold,,
Riwaayadii isdhaafe dhalintii iyo waaridkii dhaley
waxbaa kadhacay waankuu duluubee deeqa
Maxamed cabdilahi (gujis)
Waxaa fananka ay maalin wada bilaabeen abwaankii weyna Maxamuud cabdilahi (sangub)
Waxaana imtixaanka fanka laga wada qaaday isku maalin sida uu iigu waramay abwaan sangub
Hestan 1mar malqey idaacada kulmiye laga so daayey waneh xifdiyey mlnta la rby in la furo koobka aduunka weriye burhaan diini farax ada sabab u eh hestan inan jeclado o mrki ugu horesey an so raadiyo khamiis24/11/2022 19:04pm
30rabiicul thaanii1444
Dahir ❤
old is gold❤
Old is silver❤
Anoo caruuran hilacadh ka maqli jirey imikan waa 2024 Aug 24😢
Finally found it
2022 ✋✋✋
14.10.2022 in Jowhar
2023 🤚🤚🤚
23 December 2023 galab sabti ah ❤
1960 baa heesahan la dhagaysan jiray
Car wakaase qof heestan fasira oo micnaheeda yaqaana la iska rabaa😊
Waxa uma layna jacyl sadex keesooda weye😅😢
Maya ninka naaguu jecelya asna mid uusan rabin ayaa jecel mid kalena wey uga digee
@@CabdinaasirMaxamed-fw1jr sax
Yaa salaam 😮
Ninka ay jeclaatay Fanaanadaan waxaa la yiraahdaa Daahir Qonof oo haatan garoowe dagan Wuxuu ahaa Barre sare jaamacaddii ummadda Heestaan Isagay u Qaaday isagaana leh laxanka heestaan
Ma is heleen marka
@@sabirinsabirin5832 maya Markuu ku adkeeyey ayey stress qaaday madaxaa dhiig uga furmay weyna geeriyootay
@@sabirinsabirin5832
Iney is heleen tolow zxb ❤😢
heestan waxa wada qaada maxamed cabdilaahi gujis iyo guudo carwo iyo haboon cabdilaahi sidaa ogaada
Aaway dadki imaaday markay tiktok kasoo maqleen kabacdi
Wlh hda kasoarke tiktok 🥰
Walee aniga hada kaso arkay tiktok waxan ahay number 1
Aniga koow ka ah
Yasalaam
Wan jeclahay heestaan
Habeen saqdhexe 2/3/2009😮
Heestan walshey ku dhibnaa mar kasto ninkeeda horaa daahir la dhahaa anaga markasto wn ku dhibnaa😅❤
😂😂 wad dhibten gawadha
2024 bishi sideedad 30❤😂
18/12/2022 Saturday morning 🌄 💔😪
19/10/23 at noon on Thursday at:15:00 aclok ❤
Magaceyga😂😢
1/1/2025👋
War gacayte maaaha
23 07 2023 ❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Heestan Waan fahmi laayahy waxay ka hadlayso lkn Waa hees macaan🥺
Wllo waa saddex qof
Ninku diidan buu jecelyahay lkn ayadu ma rabto
Deeqana asagay jeceshahay lkn asafu marabo
@@jamaalilkapqol5161 ma qiso dhab ah baa heesta 😮
Codkani waa Maxamed cabdilahi (gujis)
Ala jacayala waxanuuno
😢
16 : 9 : 24😢
Nimanka waweyn abwaan & fanaan isku shegayo oo hooyoyinka so koriyay carur dhahayo 😡
Wll xumaan kama ahan lkn waxan waa suugaan ayada bad gooni ah leh
Waaaw m.a
🥹🤘