Sheekooyin qosol badan "Hahah"┇Sidee tahay 5 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 859

  • @samiraali770
    @samiraali770 5 ปีที่แล้ว +19

    ماشاء الله تبارك الله الرحمن الله يحفظك من كل شر ماشاء الله تدخل القلب بدون استئذان كلماتك تلمس القلب
    الله يجزيك خير الجزاء
    مرررة اسعدتنا بكلامك كانت تغمرني السعادة والفرح نفس الوقت الله يجزيك الفردوس الأعلى من الجنة اخي في الله

  • @saeedaabdi376
    @saeedaabdi376 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaahu kher sheikh Abuubakar wat naga quslisay allaah karali noqdo

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 5 ปีที่แล้ว +53

    Masha allh
    Sheikh abubakar ilhy ha ku xifdiyo amiin ❤👈

  • @guleidofficial565
    @guleidofficial565 5 ปีที่แล้ว +216

    Cawaa Waa habeen khayr badan inta ila og like saar 🙏❤️❤️

    • @sacdiohussain2398
      @sacdiohussain2398 5 ปีที่แล้ว +2

      Mshallah alle ha idin xifdiyo wll

    • @caddowcabdi180
      @caddowcabdi180 5 ปีที่แล้ว

      Asc wall Masha Allah wall hormar Wana gsan Masha Allah mar waliba dinta Ina kuda dalno walobahanyahy Masha Allah tabara kallah

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiohussain2398 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@caddowcabdi180 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @sacdiohussain2398
      @sacdiohussain2398 5 ปีที่แล้ว

      @@DaadaChannelOfficial walkey waan kuu sare marhore waana lasocdaa barnaamijkasta adaa mudan wll

  • @OmarAli-qp8mb
    @OmarAli-qp8mb 4 ปีที่แล้ว +2

    Aalle yaxfadak yaa sheekhena Abubakar 🤲🤲🤲🤲

  • @MissNHAH
    @MissNHAH 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a Illahi hakaqaadho kurbadhaa walasheena fatuma I.a Amiiin Abubakar iyo Cumar illahi hanibarakeyo iniga iyo waalidkii kadambeyey Muslimiinta daam. Nah illahi dibkasto ooo heysto hakaqaadho

  • @sadiaali3488
    @sadiaali3488 5 ปีที่แล้ว +16

    Maasha ALLAH 💚KURAAXEYSO Noloshaada ❤

  • @saynabhussein6586
    @saynabhussein6586 5 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah alle hadin xafido culimadeena qaaliga ah alle dartis ayaan idin jeclahay

  • @uksoma927
    @uksoma927 5 ปีที่แล้ว +17

    Love is beautiful we love you Mashallah 💓💓💓💓💓💓

    • @hamdayar5526
      @hamdayar5526 4 ปีที่แล้ว

      Mashal Ala. TabArakala. Ilhy. Kuxiftiyo

    • @farhacali6552
      @farhacali6552 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤💋💋💋

    • @kawsarducaale1484
      @kawsarducaale1484 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa ahla 💟💟❤❤❤❤❤❤👍🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadaq4945
    @sadaq4945 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu Akbar
    Maba aqaano hadal aan kuqeexo wiilkaan wanaagiisa Iyo inta wanaaga faafiso oo asaga lamid ah
    Maalin uun caafimaad Ilaah hanagu kulmiyo aduun iyo Aaqiro janatul fardowsal aclaa aaamiiin

  • @nasteexoyuusuf3066
    @nasteexoyuusuf3066 5 ปีที่แล้ว +2

    Aniga Shia wlhi marka hore wn jcldy walibo jcl niyad ah alx wayo waa quf furfuran oo dabecad fcn leh masha allaah alloow shiqena cimri dheer inoo sii wayo waa maxalinkena ❤❤❤

  • @Noobcool1233
    @Noobcool1233 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakalah khyer sheikh abubakar Mohamed

  • @Hooyo-j2q
    @Hooyo-j2q 5 ปีที่แล้ว

    Qalbigan ka qosla markasta video aad leeday aan arko sheikh abubakar alle swt haku xafido

  • @samiraabdi5073
    @samiraabdi5073 5 ปีที่แล้ว

    Illahayow hamigeeda ifufudee gabadhas iyo qofkastoo muslima yaa rabi yaa raxmaan yaa xayu yaaa qayuuum

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله في الدنيا والآخرة اخي عبد ابو بكر

  • @cabdilaahicumarcaddo2916
    @cabdilaahicumarcaddo2916 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah anaguna qosolkaaga ayan ku faraxnaa

  • @Asma-f2l6z
    @Asma-f2l6z 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu qeyra sh abubakar faraxsan farxada Allah hakuziyadsho amiin amiin

  • @mcubicmbayani1005
    @mcubicmbayani1005 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah may Allah guide you Amin

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazzakallahu khayr

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว +3

    بسم الله ماشاء الله تبارك الله عليك يا شيخ أبوبكر
    أللهم صلى على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
    صحيح كلامك صح ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminaali1690
    @yasminaali1690 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh sheikh Abubakar

  • @fardowzamaxamud8826
    @fardowzamaxamud8826 4 ปีที่แล้ว

    Ad ayan u farxaay wlh aniga shaqsiyadeyda waxan aad iyo aad u jclhy alle iyo rasulkisa iyo adon walbo oo wanagsan

  • @maraimaosmanmmaraimaosmanm5827
    @maraimaosmanmmaraimaosmanm5827 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh alxmdulilaah sheekh abuubakar jasaakal laah allaha ku xifdiyo

  • @shadiaahedmuse2617
    @shadiaahedmuse2617 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah sh.Abukakar farxadaada ayaa badaleesa adunka oo dhan qalpi wangsan ayaa leedahy Allow musmlimiin qalpiyadoda isku wanaji Adna Alle haku xafido..

  • @asadismail8259
    @asadismail8259 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah sheikh Abubakar xifdulaah wax badan baanu kaa faa'idnay ilahy ajar iyo xasanad ilaahy hakaa siiyo

  • @NimcoAbdullahi-qv7rn
    @NimcoAbdullahi-qv7rn 6 หลายเดือนก่อน

    waan kusalamay wlkey qaali ah buuga waxbadan ayaan ka badelsay aad iyo aad baa ugu mahadsantahay waxaa ka casanayaa in soo ducoysi ayaan rajeenay waxbarshada illahi ifuduayo😢 musqabal wanagsan Mashallah sidookale ❤allaha haku xafido aad baa ku jeclahay allah dartiisa

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alxamdulilaah waan fiicanahay adiga seetahay abuubakar jazaakallaahu qeyraa shukran

  • @anfaabdi657
    @anfaabdi657 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakalaaah qeeer ale ha ku xifdiyoh wlhi waan gurugsaaan waxaaa iga dhintay anbah garabkayga kabaxay wlshay iga yar qalbiga olalayey blse marka daawaday video gan waaan iska qoslay ale ha kaa farxiyo igu soo duceeeyah wlshay ale In uu u naxasiistoh kitaaabkeda midigtah ha ka siiiyoh ducadiiinah waaa imuhiiiin walalhayga aaaan jeclhy ale ha in dhwro dhamntiiin wlhi aduunka waa two days waxna ma ahan aduunka waa wax yar iska yar ale qatumada qeeer ha noogu qatimoh amiiiin ale ha ku dhwro abubakar 🙏♥️♥️♥️

  • @sadiiqadani4167
    @sadiiqadani4167 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww masha allh all sheeqena abuubakar wad ku mahad san tahy intas inta kabadan alle ku daayo

  • @deeqacadirashiid5389
    @deeqacadirashiid5389 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ale haxiftiyo cunuga har

  • @Nasriinalv4bq1df5u
    @Nasriinalv4bq1df5u 5 หลายเดือนก่อน

    Allah ku xafdiyo walal qalbiyo badn ayaad so jidaty Allah ku xafdio❤

  • @amiinoibrahim552
    @amiinoibrahim552 3 ปีที่แล้ว

    Qalbi kujcl mashallah

  • @ilwaadali6042
    @ilwaadali6042 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah
    Alla maxan aragtidiina ku farxaa Abuubakar & Cumar alle dartiis baan idiin jeclahay videos kiinana waan ku qalbi qabowsadaa markaan nasiino u baahdo ayaga ayaan daawadaa aduun & aakhiro alle ha idin xifdiyo❤😍

  • @dhaymandhayman2095
    @dhaymandhayman2095 5 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha kaa farxiyo

  • @xabiiboshariifcali7620
    @xabiiboshariifcali7620 4 ปีที่แล้ว +2

    MASH allh sheikh Abubakar maxamed allh kuhafido wlhi allh dartisa kujehy wlhi hadlkaga markan maglo farhd said ah ayn darema wlhi wll qli allh nugu kulmiyo jintu fardowsa insha allh ❣💯❤💚

  • @kiincabdillahi5469
    @kiincabdillahi5469 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah shekh abubakar allah kuxiifdiyo

  • @safaabdiraxmaan7555
    @safaabdiraxmaan7555 4 ปีที่แล้ว

    Allah ku xifdiyo walal qalbiyo badn ayaad so jidaty Allah ku xifdiyo

  • @Asma-f2l6z
    @Asma-f2l6z 5 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك من كل شر احبك في الله

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllkey allah ku xifdiyo mahadsanid sidaa qerka noku fa.iideso ♥️♥️♥️♥️

  • @sihaamqorane6951
    @sihaamqorane6951 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khyran jaza

  • @susu-ob8kh
    @susu-ob8kh 4 ปีที่แล้ว +1

    War-Yadhaheen wlhi noloshu waa game Ee haku mazhqulina Ee ku raxeystaa noloshiiinaaa😌😂😂😂🙏😍

  • @farhiaismail6112
    @farhiaismail6112 5 ปีที่แล้ว +2

    scw scw scw shiekh abubarkr allah ha ku barakey inshlh allah jano nagu kulmiyo ameen

  • @iqracartan8426
    @iqracartan8426 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walahi ilahey dartis ayan idin wada jeclahay lakin waxay kuficantahay farxadas inan kulaqadano abuubakar ilahey haku xifdiyo mashalaah wilkas hoyo wanagsan ayaa dhashay allow hoyoyo yinkena sidan oocamal nogadhig hoyo macn alu jano ilahey hakadhigo amiin

  • @nuurajamac8222
    @nuurajamac8222 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ALLe ha ku xiftiyo

  • @basrabilan1169
    @basrabilan1169 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah shikh Abubakar waa ruux qancin kara boqolaal qof alle dartii ayaan kuu jecelnhy🥰

  • @Ruwaupdi
    @Ruwaupdi 5 ปีที่แล้ว

    Ilaah haku xifdiyo shiekh abuubakar masha allah

  • @deeqoxasandeeqoxasan9814
    @deeqoxasandeeqoxasan9814 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wan fiicanahnay wll qaaliya mahadsanid alle ha ku dhoowro

  • @abdirahmaanaweis9107
    @abdirahmaanaweis9107 5 ปีที่แล้ว +1

    Walal abuubakar masha allh mar walpaa.kula.soocodaa adna.nala soocodkaaga farxad weyn noo ah

  • @suadsuleiman2668
    @suadsuleiman2668 5 ปีที่แล้ว

    Gabigaagaba farxadaa laguugu yimaadaa mansha allah

  • @nadrocrisaaq4378
    @nadrocrisaaq4378 5 ปีที่แล้ว +1

    Runti video inta dawan ka hor walahi waa murugeysna lkn marka video dawaday xaqiqidi waa iska farxay waa runta shekh nolosho waa malmo koban in laga faidaysto waaya meshasa waxa iga dhalatay hadalkas aa tiri in aanba iska farxo mahadsanid shekh abubakar allaha Ku xafido farxadana allaha ku siyadiyo

  • @hodanhabi9649
    @hodanhabi9649 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaaraka

  • @hodaayeh1057
    @hodaayeh1057 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaaka Allahu khyral jazaa Insha Allah huuno

  • @sofiyaabid9271
    @sofiyaabid9271 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hhhhh fani ilahaya hakuxidiyo💯💯🤲💕💕💓

  • @saabiriinmaxamuud7530
    @saabiriinmaxamuud7530 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh
    Abuukar mohamed allow ha ku xafido

  • @cumarmaxamuud6499
    @cumarmaxamuud6499 5 ปีที่แล้ว +12

    M.a ilxun ma arakto inta allah dartiis isku jcl illahey dardis ayan ku jclhy wllke iga ween marnaba kuma iloowi doono inta aan noolahay sheiq abubakar love you more

  • @sabrinaosman1596
    @sabrinaosman1596 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah sheikh abubar👉❤❤❤🙏👈

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guulaysta

  • @nafisanafisa7273
    @nafisanafisa7273 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shiikh abuubarkar

  • @zamzammohamedzamzamita5781
    @zamzammohamedzamzamita5781 4 ปีที่แล้ว

    Sh. Abuubakar Allah ku xafido masha Allah

  • @ismaacilxasanxersi7139
    @ismaacilxasanxersi7139 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah baarakalaah wall mcn allah hakuula jeclaaldo janadiisa sidaa noola jeclaatay kheerka amiin

  • @hibogacal9583
    @hibogacal9583 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllkey qali Sheikh Abubakar Alle dartis ku jeclhy ilahay haku barakeyo Markaston murug yar daremo Adaan kuso xasusta farxadadi markas ayan farxaa Ilahay hakugu farxo wll qali Aad ku salamayaa

  • @aishaawil2764
    @aishaawil2764 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal mahadsanid sida adno farxada adnodaren siiso marwaliba adigoo nagafod adban kaga mahad celinaa allha kubarakeyo amiin rabina janadisa hanagu kulmiyo amiin marwaliba alle dartii ayan kujeclahay❤🙏

  • @najahali4113
    @najahali4113 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh Abubakar mnsha Allah alle haku xafido sida wllayalkay ujeclahay ban ku jeclahay alle hanooka daayo

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 5 ปีที่แล้ว +5

    Scw ❤amiin🤲 Masha Allah ❤ ilhy haku xifdiyo jasakalaah 😘adiga baa ah farxad😀 soconaya waxa dagtay qalbigena dabcan

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alhamdulillaaah xafidullaah

  • @ayanibrahimismacil2595
    @ayanibrahimismacil2595 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah intaan haysano maamoyin dumar somaliyed muslimad ah oo diyar u ah inay soo saran awlad ku dhaqmaya diinta tarbiyana siinaya alxamdulilah

  • @FooscabdiMaxamed
    @FooscabdiMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walaalkeen abuubakar ilah cimridheer iyo cafimaad badan allha aku kaso❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @batraibnuwadadyare4212
    @batraibnuwadadyare4212 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku faraxay hadad akhrisay comontigayga abubakar😍😍😍anigu waxan ku farxaa qosolkaga

  • @hodanabdullahi6642
    @hodanabdullahi6642 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah haku xafido

  • @xabiibiofficial9098
    @xabiibiofficial9098 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abuubakar mahamed ALLE dartiis ayaa ku jecelahy

  • @izhaaqofficial2120
    @izhaaqofficial2120 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh abubakar walal aduun iyo akhiraba rabi naxariistisa haku siyaadiyo wlhi buuga ku raaxeyso noloshada wxu ka bedelay noloshyda wx bdn oo an u baahnaa kheyr alaha kugu bedelo insha alh

  • @fanaxleychannel5066
    @fanaxleychannel5066 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh Abuukar illhy haku xifdiyo

  • @natashacabdi3615
    @natashacabdi3615 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh abuubakar amiin 🤲🤲

  • @aecuguqaaliy7369
    @aecuguqaaliy7369 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha Allah wll haaa masha Allah

  • @fadumocadeyse3650
    @fadumocadeyse3650 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah tabarakallaah allaha idin xifdyo mom

  • @idilabdi2613
    @idilabdi2613 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allh sh runtii aad ayaan ku jacalahaye

  • @keykeychanall8388
    @keykeychanall8388 5 ปีที่แล้ว +1

    Uga horeen wan ku salaamay Abubakar (asalaamu calley kum warax matulaahi wabarakaatu) ilahey ayaa mahad iska leh
    Wll isoo ducey nolasha ayaa igu adag isoo ducey allaha ku barakeyo wan kubaryaaa

  • @Yusro_
    @Yusro_ 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Abubakar ilahaay haku siiyo wax walbo oo aad hamineysid hadiiba khayr kugu jira. Wallhi marwalbo aan fiirsado vidieo oo aad soo galiso waxaan daremaa farxad aan la soo koobi karin waayo vidieo walba waa mid xambaarsan farad, naxariis iyo jaceyl jazak allah khayr🌹

  • @muniiroyarrey2184
    @muniiroyarrey2184 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah video aad iyo aad uqurxan badan iyo barnaamij kadaran جميل 😺😺🤗😊😊

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah shekh jisakalaha abubakar Aamiin 🙏❤️🙏😍😍💝💝😍😍💐💐💐

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi aad ayaan ufarxaa markan wajiyadiina quruxda badan Allah raxmaan dartiis baan idiin jeclahay baarakumuAllah ❤️

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakalaah sheekh abubakar allah haku barakeeyo adiga iyo sheekh cumar faaruuq wlhy allah dartii baan idiin jecelnahay
    ♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏hadii ay dhalin yartu ay helilahaayeen 10 abubakar iyo cumar oo kale ah wlhy waan hubaa inay horumar wayn gaadhi lahaayeen wayo dhalin yartu way idin jecel yihiin allah haydin xiftiyo mahad sanid wllky 🙏🙏🙏🙏

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 5 ปีที่แล้ว

    masha allah shiikh abuubakar allaha ku xafido

  • @hamdihassan2824
    @hamdihassan2824 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo illaahey ha kuu soodaayo insha allaah
    Yaa rabii illaahoow xabsiyada inta ku jirta ee dhiban dadkoodana u dhibqabaan illaahow ka soo daa adaa awoowd badane

  • @Nadabeauty-8844
    @Nadabeauty-8844 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah alle haku xifdiiyo 🙏

  • @ikransalebanadam4012
    @ikransalebanadam4012 4 ปีที่แล้ว

    Mnshaa aalh alle haku xifdiyo abubakar💕💕💕💕💕💕💕

  • @Sumayocbduqadirsumayo
    @Sumayocbduqadirsumayo 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah akhii qali barakallah

  • @fardowsaqurux5506
    @fardowsaqurux5506 4 ปีที่แล้ว

    shukran ilaahey xakuu sahlo wax welbo qalbigaagi kujiro😍❤💖👍

  • @mariaofficial3984
    @mariaofficial3984 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh illahey haku xifdiyo

  • @munamuuse4240
    @munamuuse4240 5 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah abuubakar iyo cumar allah dartii baan idiin jecelnahay allaha naga dhigo kuwii aqiro ku kulma janada aamiiin aamiin ❤💯😍

  • @safiyaadam554
    @safiyaadam554 5 ปีที่แล้ว +2

    ألله يزيدك بخير يا أ خي الكريم

  • @zahrasheikh46
    @zahrasheikh46 5 ปีที่แล้ว

    Mash alh alah ku barakeyo shukran

  • @umusuhayl
    @umusuhayl 4 ปีที่แล้ว +1

    Abubakar. Wallahi aad ban ugu farxaa markasta an daawado fiidyawgan dhawr mar ayan kuceshta had a ad ayey ubadantahay inta mar aan dhagaystay fiidyawgan masha Allah alle haku dhawro hana inagu kulmiyo sida uu adun kan inoo GU kulmiyey aakhiro aamiin abubakar alle adiga waalidiintaa walaaladaa dhaman ehelkaaga alle ha idin ka xifdiyo masha qada aduunka mamada cadey busharayso dheh waxad dhashay wiilal ugargaaraya diinta oo garabtaagan marwalbana utagan kafarxinta bulshadooda ayaga oo dhamka fiican adegsanaaya alle kuma tusoo mamo cadayey wax kudhiba aduunka akhirana janatul fardawsa alle haku geeyo mamo aamiin

  • @dekowdalmar2043
    @dekowdalmar2043 5 ปีที่แล้ว +1

    WALAAL Abuubakar mohamed Ilaahay janadiisa haguu hibeeyo.

  • @amarabintuali246
    @amarabintuali246 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله اخي ابى بكر يحفطك الله

  • @dalbacofficial9883
    @dalbacofficial9883 4 ปีที่แล้ว +2

    M.shalah will adi waanba iskaa jeclahay Alla haku xafido

  • @islamicgirl1600
    @islamicgirl1600 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Soo baar baar nuune yaray may allah give you jannah aameen

  • @fowziaroble182
    @fowziaroble182 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh abubakar buuga inteen kahelaa Nairobi ayan jogaa

  • @abdulleali6599
    @abdulleali6599 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allha shiikh abuukar ilhy Ha ku xifdiyo allha dartis ku jaclahay ❤️❤️

  • @amalahmed6423
    @amalahmed6423 5 ปีที่แล้ว +1

    waliba malintas ayaa ka qiima badnayd saacado badan oo aan noolayn aduunka aad ban u farxay malintas abubakar and omer😍