YOUNG SOMALI MOM NIGHT ROUTINE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 321

  • @shinelikeadiamond8954
    @shinelikeadiamond8954 3 ปีที่แล้ว +133

    I love it when a single mum picks herself instead dwell on the past go girl show Somali single mother’s how it’s done

  • @khanyalately6672
    @khanyalately6672 3 ปีที่แล้ว +155

    I’m South African & I didn’t understand a single word but I watched all of it because you’re so beautiful & your baby is so cute 🥺❤️

    • @iqramohamed6119
      @iqramohamed6119 3 ปีที่แล้ว +5

      Say masha Allah

    • @faizafaisu7656
      @faizafaisu7656 3 ปีที่แล้ว +5

      @@iqramohamed6119 oo cadaa istaqfuralaah 😂🤣

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 ปีที่แล้ว +2

      @@faizafaisu7656 qoftaan armay inanta naga cayuntaa you're so cute kulahaa😂

    • @faizafaisu7656
      @faizafaisu7656 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimciishnalka2775 you are cute ka waxbaa ku hoos qarsan uma bagin wlley

    • @happybabyazraxaashi1195
      @happybabyazraxaashi1195 3 ปีที่แล้ว

      And I am in South Africa but I understand everything because I am Somalian thanks hun 😘 💕

  • @rozasadam
    @rozasadam 3 ปีที่แล้ว +47

    Masha Allah Sis Wallah I love my Somali mom so much ❤I'm from Ethiopia 🇪🇹l love you all Somalis Sis Stay Strong..May Allah bless you 💖

    • @ilwaaddayib6839
      @ilwaaddayib6839 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashllaah thnkyou❤❤😘

    • @haboon6195
      @haboon6195 3 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🥰

  • @sihaamali1224
    @sihaamali1224 4 ปีที่แล้ว +86

    Hoyo mel walbo ay jogto alle ha u naxaristo😭🥺😢❤️😍

    • @yasminabdullahi1001
      @yasminabdullahi1001 3 ปีที่แล้ว

      masha alah ilah haidin barakey wan kucusubahay chanalkaga manta lee arkay and I fell in love with ur little princess ilxuni idima aragto siz

  • @QORSHETV
    @QORSHETV 3 ปีที่แล้ว +28

    Walaalahi horta video waan daawaday Masha allah waa gabadh yar aad u qurux badan iyo gabadheedi Masha allah alle haydin xiftiyo dhan kale marka aan u imaado illahay ba qoray laba qof calaf kooda wax walba ka kala dhex dhacaya waa qadar alle. Taas inta ayaan ku soo koobayaa waxaan u imanaya raga somaliyeed halkan dhaliil badan ayaa looga soo jeediyeey taasna waa dhiiri galin iyo barugin horta raga alle ma simin rag badan ayaa jira aan ka mid ahay oo jecel inuu nolashisa iyo nolasha xaaaskisa uu is barbardhigo si khaas ah igu naxariisto xaaskisa. Aniga horta ma guursan gabadh waxaan raajeenayaa Insha allah marka aan guursado gabadh qurux badan oo somaliyeed inaan nolashayda aan nolasheeda ka hor mararinayo sabaabto ah waa qof taydii waa nolashaydii waa ubadkayga hoyadood. Waxaan aad u rajeenaya inaan siiyo wax walba nolasha igu qurux badan. Qof nimada iyo raga nimada waa dhashaa hadii aad aragto nin xaaskisa uu furfuran uu u wanaagsan. Waa nin 100% 100 raganimadiisa ay buuxdo hadii aad aragto nin gabadhisa la xintimaya maha nin waa magac u yaal. Raga nimada waa la sheegaya waa adiga oo haystaa xaas qurux badan iyo ubad Qurux badan si wacana u dhaqaa maha qori qaado afka taag ...

    • @dagancali754
      @dagancali754 3 ปีที่แล้ว

      Wlle mcn anigu raga dhan ma simayo oo abahay macan ba ku jira lkn aniga mid xun ba iguso aday anan noloshayda ilawi donin

    • @QORSHETV
      @QORSHETV 3 ปีที่แล้ว

      @@dagancali754 Insha allah manta wax aad uga baahan tahay iska yar. Keep going sister never give up 🔥 We love you walaalo

    • @dagancali754
      @dagancali754 3 ปีที่แล้ว

      @@QORSHETV inshalah wlle manta 2cunug bn haysta alxm

    • @bilqiis9099
      @bilqiis9099 2 ปีที่แล้ว

      You make no sense whatsoever

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 2 ปีที่แล้ว

      Wiil fiican baa tahay mnsha allh bal isoo salaan

  • @asmaali6899
    @asmaali6899 4 ปีที่แล้ว +41

    MashaAllah tabarakallah wll ilmaha Alle hakuu barakeeyo fadlan waxn ku odhan lahaa ha soo dhigin meeshan uma fiicna il ayaa kaaga dhici karta waxa jira dad badan oon ilmo haysan
    Iyagoo xumaan uga jeedin “ MashaAllah “ badanaa wey ilooban dadkeenu

  • @cayuniitacabdulahi6421
    @cayuniitacabdulahi6421 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah xbbti hada kuso biiray chennalkada waana kahelay isku mid nahay alle owlaada ha ino xafido adina horumar wacan kurajena sweety❤❤

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 4 ปีที่แล้ว +36

    U are such young mom when I was married I was like you beautiful hun ❤️😍😍

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow mashallh waan ka helay wlhi video welcome qli TH-cam manta kuku soo biiray waan kula socon doonaa markasta soo badi video hana ka caajisin adi iyo nuunahaga illahay isha binadamka ha idin ka xijaabo

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanit abayo inshallah wa so badina ❤️

  • @cabjaibjamac398
    @cabjaibjamac398 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa alaah bayo allah ilxun kima tuso adi iyo gabadhaada waawa 💋💋💋💋❤

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wlshey ilahey haku daayo mida xigta afnan aadan official ku darso sida ayow ku qurux badan yahay waa sidey ila tahay wlshey

  • @khadijahabdikani8677
    @khadijahabdikani8677 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah i fell inlove with everything you do ilahay haku xafido adi babyga ameen♡ new subbie♡

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 3 ปีที่แล้ว +37

    Hno qli talo ayaan kusiin routine kaga markaa xilliga slaada camerada hysku qaban saladii bes ayaa la gaadhey dheh wn idinku soo nqon teeda kle hno salaada tartiib ama aayar u tuko rukuucda iyo sujadana dheeree si uu dampi fara bdan kaaga daato wxn rjeyn inaa tladayda qaadan doonto insha allah love you mcaney💋❣♥️🥀👸🧕

  • @kareemkhanyi5534
    @kareemkhanyi5534 4 ปีที่แล้ว +24

    I love watching your videos even though I dont understand your language lol ..all the way from SOUTH AFRICA, JOHANNESBURG.

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +5

      Aww thank you girl❤️ it makes me happy that u watch my video even if u don’t understand anything I’m saying ❤️

    • @nanan3521
      @nanan3521 3 ปีที่แล้ว +1

      Eng subtitle will be better 🤗

  • @umusalahudin4998
    @umusalahudin4998 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah afnan yaray klipp qurux badan oo dhiira gelin leh gabadha habar yarta u ah Alle ha ino xifdiyo

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Wa ku faraxsanahay ina ka heshey, amiiin abayo ❤️

  • @yasmeensaid7043
    @yasmeensaid7043 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah baayo waan idin jeclahay adiyo gbdhaada yar inoo soo badi video yshan cml ❤🥺

  • @amaalolaad6588
    @amaalolaad6588 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah Habo Allaah Swt ha idinxifdiyo adiga iyo gabadhaada quruxdaba badan Mashaa Allaaah

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 4 ปีที่แล้ว +15

    Mashallah adiga IYO babyga she is so cute adigana hooyo fcn aya tahay 😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️

  • @faynasteex
    @faynasteex 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah tabaarakallaah nolasha macaankeedu waa salaaaada iyo raaligalinta Allaaah

  • @Salwa_qurux
    @Salwa_qurux 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa marki igu horeysay aan channelkaga soo booqdo waana kuusaray horey uso walashey hooyo yar oona dagan ayaa tahay maasha allah allah nii xafido adiga iyo beby❤❤

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +1

      Wa mahadsantahay abayo and amiiin❤️❤️❤️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 ปีที่แล้ว +1

    Salada lkn haduubin hbti marka xigta ina.a wyo dumar baathy Dumarka iyo footaha ma fiicna in La,arko gabar fcn baathy horey usoco hbti Habeenkaadu waa wuxu ahaa mid qurux bdn 🌺🌺
    Gabadha yar gadaasheeda waxaad sariirta ku tiirisaa barkimo 🥰

  • @zeinabh.s3735
    @zeinabh.s3735 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Tabaraka Allah u r strong and beautifull llahay inagu asturo caruurta inkasta ka waynahay i m single mom of a princesse ❤

  • @bishlan3402
    @bishlan3402 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah beautiful mother and baby ❤️

  • @masbalyasin5462
    @masbalyasin5462 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan arke qisadaada waxaa tahe hoyo adag masha allh ❤❤❤❤

  • @SH-ds4vz
    @SH-ds4vz 4 ปีที่แล้ว +40

    This is such a cute channel! Girl I wish I found you sooner x Mashallah!!

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +7

      Aww thanks ❤️

    • @mubaaraksomaali9871
      @mubaaraksomaali9871 3 ปีที่แล้ว +1

      @@afnanadan3755 gabadha yarta abaheed away horta mise cunugta aabe malahan

    • @iqragacal4250
      @iqragacal4250 3 ปีที่แล้ว +3

      @@mubaaraksomaali9871 adiga miyaa bilaa aabo ah 🤔🤔

    • @cabdifataaxaxmed8206
      @cabdifataaxaxmed8206 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mubaaraksomaali9871 haku mashquulin umada

  • @lulomaar1574
    @lulomaar1574 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey ah ku gaaliyo nolola qurux bdn iyo farxada ku nolaato mcnye amiin yrbi 🤲🤲🥰❤❤👸

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah tabaraka laah waxatahay hooyo yar oo kartileh guleyso adiga iyo gabadhada yar sobarbar habo ❤♥️😍🤩👍

  • @nimoabdulkadir4780
    @nimoabdulkadir4780 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah habo gool iyo gobonimo. You're showing young women strength.

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarakallah wllo waa gabar yar hadanna hooyo ah ax qalbigaan ka dareemay allah hakula jiro aduun iyo aakhriba

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo macan nolol macan badan ayaan idin rajeenaya adiga gabartaada yar masha Allah wad wada qurux badan tihiin ilahay ha idin qurxiyo

  • @aniimaarhazbeauty6620
    @aniimaarhazbeauty6620 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waxad uu korisay sidan inantayda yar uu koriyaya alle haku dayo wll ameen

  • @kaka-mh1fg
    @kaka-mh1fg 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءاللہ ۔۔۔
    Respect and love from Pakistan

  • @CafaafqCafaafq
    @CafaafqCafaafq 4 ปีที่แล้ว +55

    Masha allh hooyo yar oo isku filan gabdheeda si fiican u korineysay c ❤🤱🥀

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +9

      Thanks abayo ❤️

    • @ayanserar9513
      @ayanserar9513 3 ปีที่แล้ว

      G1
      0l

    • @sadaqali7822
      @sadaqali7822 3 ปีที่แล้ว

      @@afnanadan3755 msha allah wll runtii wn ka helay 👏👏💤maku soodona wll singal mata hay

  • @سلطانة-د3د
    @سلطانة-د3د 3 ปีที่แล้ว +2

    Mcha allh alle haydin xafido wll adi iyo gabadhaada yarba💞 lkn hal talo ayaan ku siinayaa gabadhaada markay hadalka baranayso isku day inaad af somali kula sheekaysato si aysan afkeeda hooyo u ilaawin❤😍😍😍

  • @yasmiiine2280
    @yasmiiine2280 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah Tabarakallah gorgeous ❤️❤️❤️

  • @ashaissa2723
    @ashaissa2723 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaah ha idin xifdiyo adiga iyo gabadha

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 3 ปีที่แล้ว

    Thanks so much my lovely sister and beautiful thanks again bless ❤️💞💞🙏🌹

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah welcome xbbtii hda arkay yutubkaga kaliga mahiid anaaga kulaa joogno mrka dhahday hooyo kali ah caloosha ii xanuuntay😫😘

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanit habibitii ❤️❤️

  • @hafsohassan7861
    @hafsohassan7861 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi mcnei video yadaada dhan dawaday wallhi hooyada ugu wanagsan dunida thy❤️😢

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah abaayo horomar wanagasan ayan ku rajenaa ciid Mubarak adiga iyo baby adad

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walashey horay usoco ha cajisin fiduyawyadada way qurux badan yihin

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Haye abayo mahadsanit ❤️

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku xafido nuunhaaga yar hore u soco wll

  • @deqaladanmohamed9726
    @deqaladanmohamed9726 3 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo Hanbalyo wadhawdahay100k💕❤️💝🩸💕

  • @najmamohamed2689
    @najmamohamed2689 4 ปีที่แล้ว +6

    Mash alh abayo macan waxa thy inan aad ufurfuran adiga iyo bebyda yar alha idin xafido wa milinta igu horeysi an janalkada so boqdo Aaima alha yaxafid mami ❤💋horay usoco macaney

  • @AloNeGirl49
    @AloNeGirl49 4 ปีที่แล้ว +2

    Gacmo furan kusoodhawaaw abaayo insha Allah 1M waad gaaresa dadaal sharaf🥰🥰

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Wa mahadsantahay abayo ❤️

  • @cranka7600
    @cranka7600 3 ปีที่แล้ว

    M a
    Waxaan ku dhihi lahaa inanta yar quraanka ushid oo ku seexi
    kadaa meediyaha gabdha yar.
    Ilahey ha idin hafido

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allha my queen qali dumar ilaahya ha ku daaya gabdhada yare ee quruuxadbadada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @raaqiyocabduqadir2184
    @raaqiyocabduqadir2184 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going hbbti😍😍🥰🥰

  • @aminaosman4997
    @aminaosman4997 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah tabarakalaah Hooyo Alle HA Ku Xiftiyo Adiga iyo beautiful baby girl love 💕 💕🥰

  • @missyoutubefreek3048
    @missyoutubefreek3048 3 ปีที่แล้ว +2

    Sis Mashallah I've been watching you videos and they are interesting to watch but i have to ask you, how can you stay and chill in your living room with the curtains opened and lights on in the night? I see so many windows loool. Im so curious to know whether you dont care or whther ur windows has a invicible tint on it hahahh. lemme know

  • @maymunabdinormoalim7486
    @maymunabdinormoalim7486 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo afnan waxa tahay gabar dhiiri galin ubahan video yasha noso badi wlh saake chanelkada kuso biire wan ka hele sharafey morning routine noso samey waxan rajeyna ina farinteyda aqrin donto

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Abayo wa mahadsanit qaliyey inshallah morning routine wa so sameyna ❤️

    • @maymunabdinormoalim7486
      @maymunabdinormoalim7486 4 ปีที่แล้ว +1

      @@afnanadan3755 🙏❤🌹

  • @nurabile1946
    @nurabile1946 4 ปีที่แล้ว +13

    mnshallah Gabadh yar oo degan oo Astran baa tahee hadaan kugu so biiree lkn
    lkn waa iga talo ee wll ilmaha hasoo dhigin meeshan

  • @ikranmohomed9933
    @ikranmohomed9933 3 ปีที่แล้ว

    Masha’allaah tabarakallaah ilaahay haydin xifdiyo Allaahuma amiin qaali 🥰🥰😍😘🥰😍😍💘💘💘💘❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍💯💯😍💯💋💋💋💋💋💋

  • @Nimooo-s3k
    @Nimooo-s3k 3 ปีที่แล้ว +8

    Love your Videos May Allah set protect you & your daughter &💞Night & Day Skin Care Routine Video Please💞

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 3 ปีที่แล้ว +1

    Afnaaney marka videoyadaan daawado waxa is dhihi jiray side gabadhan yar ee quruxda bdan ee babygan yar ee quruxda bdan heesato ninkii helay uu u dayacay lkn markaa stroygaga wada daawaday xaq ayad u leedahy in aad single mom nolosheda ku faraxsan noqotid intaa noqon laheed xaas murugeysan waxa ilahey ugu baryayaa in reeaha dhisan ilahey dumin kuwa niyada ka jabyna ilahey badal qeyr qaba siiyo abayo Iam sure in ilahey kula kulan siin doono qofkii saxda ahaa ee aad mudneed

  • @lovemeifyoudare7778
    @lovemeifyoudare7778 3 ปีที่แล้ว +1

    Congrats 🎉 almost 100k 🤩🤩 routine soo celi quruxey

  • @lovem.m9160
    @lovem.m9160 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah abayo Hooyo yar o dagan o asturan ba tagay allah Idin xafido

  • @ayaanofficial815
    @ayaanofficial815 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla keep going sister and don't be lezy försätt med det du gör

  • @rolando6836
    @rolando6836 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh xabibati hore usoco wan ka helay video yadada gabar yar o qurux bdn baa thy ilahay bbyada yar hakula koriyo

  • @hodhanmohamed8109
    @hodhanmohamed8109 2 ปีที่แล้ว

    Qurah eyo qalbi nadef ah mashalh

  • @samiirambeauty239
    @samiirambeauty239 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh byo mcne mnty kuguso bery all wan wdadwdy vedio keep going

  • @naimakediye2443
    @naimakediye2443 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wcn ayan kuleyhy quen rbi haku la garan galo wlshy mcn

  • @maryanaden3748
    @maryanaden3748 3 ปีที่แล้ว +1

    mashllah barakaallah mnta tiktok kuarkeee hata yutub iskasogale vedio uhoreye m.a hore usoco abyo💖subscrib iyo like nah wankusare

  • @eymasuldamada8145
    @eymasuldamada8145 3 ปีที่แล้ว

    Afnaan Abaayo storyga English ku soo sameey mise subtitles saar☺️☺️

  • @munacusmaan6338
    @munacusmaan6338 3 ปีที่แล้ว +7

    Caawa igu horayso abayo keep goin

  • @umucali1851
    @umucali1851 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha’Allah allah kuu xafido xabiibti kamirada kadaay gabadha plz ha iska so bandhigin 👶 abaayo

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaaAllah tabaarakAllah keep going qaali

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 3 ปีที่แล้ว

    Wlll igu caawi wxn timaha ugu bixiyo cunugtayda adoo raaliya iina soo jawaabta❤️❤️❤️

    • @dagancali754
      @dagancali754 3 ปีที่แล้ว

      Abayo nunada yar waxba ah u marin wayo wa uso baxayan ushanlee salidna umari

  • @boqoradanantes7483
    @boqoradanantes7483 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉mashallh

  • @ikramdahir7730
    @ikramdahir7730 3 ปีที่แล้ว

    vidio marka arakay runtii wan ilmeyay waxan ku farax sanahay farxada iyo kalsonidada aad inanta yar ku hesto iyo taxadarka badan aad umujinayzid inanta yar qof walpa qofkisa mehelo gabar aad uqalbi wanag san batahay waxan ku leyahay wan ku duceyay wana ku duceen donaa waligay ilahay qalpiga haku qaboojiyo bayomcn nolol qurx badan ooo iftimayza ku rajenyaa waxana tahay qof ku dayasho mudan oo aan aad ujeclahay ///ikram##

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ka hely momadan yar iyo ilmaheeda💋❣❣mnsha allah fb kasoo raadiyey💋🥀

  • @Noobyhappy
    @Noobyhappy 4 ปีที่แล้ว +4

    She is so beautiful MashaAllah.. Ilhay ha isku kiin daayo

  • @cudooncali9611
    @cudooncali9611 4 ปีที่แล้ว +6

    mashallah 🥰 abyo cunugta camerada ka dhaaf please dad waxaa jiro aan caruur heysan cunugta mashallah aad bey u qurux badantahay so ila yaysan kaaga dhicin sorry hadaa hadalkeyga qalad u fahantahay allah adin xafido 🙏🙏🙏

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว +1

      May abayo qalad ma ku fahmin mahadsantahay

  • @queenjiija9128
    @queenjiija9128 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allow barakey

  • @Shacni.
    @Shacni. 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haidin xafido adi iyo your babygirl. ❤

  • @halimaali9260
    @halimaali9260 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah illahay haku xifdiyo

  • @caishamaxamedahmed3596
    @caishamaxamedahmed3596 3 ปีที่แล้ว +2

    MashlllaH alle hkuu daayo abyo🤲

  • @princess-ov4sp
    @princess-ov4sp 3 ปีที่แล้ว

    Wow mashaaAllah …u are amazing mum

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 3 ปีที่แล้ว

    Inaader inan yar oo fariidaa ayaa tahay hore usoco wale imika an arkay flogaga walahi waan kaa helay maashlaah keep going diri galin fican baad bixinayso 😘 😘 😘 ❤️

  • @hoodosomalilanders6519
    @hoodosomalilanders6519 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlo wankugu cusubahy mashallh alle haku daysto adiga iyo ilmahaga yarba

  • @nastehagulled578
    @nastehagulled578 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo so proud of you you masha Allah. jlcan you do a video about your labor and delivery. snd was it natural? thnx

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah ilaahey ku daayo abaayo waa baby farxad ku jirto dadka dhan ma helan saas ilaahey ku xafido

  • @ikramxuseen3451
    @ikramxuseen3451 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allah ku xifdiyo abayo adiga iyo babyda yar

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo hadan kugu so biray wana ku wataaa walashay qaliyey ee wax yar ayan raba inan ku shego markad tukanaysid is qari hadi kalana soo koob ama bobsiis ku fur thanks walshay qaliyey ❤🙏

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallha tabarkallah sis welcome you and your beautiful baby girl waan kusaray subscribe qaali keep it up ❤️❤️😍

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 3 ปีที่แล้ว

    Masha Alah ilaahay hakuu daayo abaayo macanto😘😘😘

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allh so cute I’m new subscriber

  • @lizaliam1047
    @lizaliam1047 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah your amazing abayo keeeeep going your so strong 💪i love you ❤and we suppoert you we are somali we make each other happy 😂 i wish you long happy life with your daughter😍😘👩‍👧👏🙏👍❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  4 ปีที่แล้ว

      Aww abayo thank you for your support ❤️ much love to you and amiiin habibti ❤️

    • @shugrimaxamad3158
      @shugrimaxamad3158 3 ปีที่แล้ว

      @@afnanadan3755 apaya afnan gbrtada naas manuugta miyana xabiibti siklena ha ifahmin isoo barbar hooya mcn eyma yarey

  • @mustalipha-mohamed7951
    @mustalipha-mohamed7951 3 ปีที่แล้ว +8

    Byo hadaa kuaarky cheenlkaaga wlahi waa ilmeeyay ilahy hkuxafido. Subscribe waa guusary guulayso. Xbbtii

  • @niinixassanjimcaale5247
    @niinixassanjimcaale5247 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah tabaarakallah

  • @shadiyasiciid5305
    @shadiyasiciid5305 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallha wan ku frxsannhye in aan ku so biiro chnselkaga

  • @faizaabdishire9598
    @faizaabdishire9598 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my sis hore usuco

  • @hamdiomaar1789
    @hamdiomaar1789 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah cwa igu horeyso youtube kaga wana ka helay abayo Allah ku barakeyo

  • @mnoolmnol6275
    @mnoolmnol6275 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabadhada meqa jir waye

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allha abaayo mcn qali dumar ❤❤❤❤❤

  • @sumayaosman3606
    @sumayaosman3606 3 ปีที่แล้ว +1

    Am binge watching all your videos 🥰🥰🤭

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Abak18
    @Abak18 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh she’s so cute the little Bab when she’s laughing! Both of u I love ❤️ u!

  • @fahiimamubarig39
    @fahiimamubarig39 3 ปีที่แล้ว

    Hore uu soco wll ♥️🙏

  • @halwodiriye3934
    @halwodiriye3934 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah!!