Story time part 3 🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @farxiyaxuseen493
    @farxiyaxuseen493 3 ปีที่แล้ว +401

    abayo instagram kada magacii?

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  3 ปีที่แล้ว +111

      Afnaanadan

    • @ibrahimsacid4801
      @ibrahimsacid4801 3 ปีที่แล้ว +8

      Abayo inte kala so xarira esheg

    • @Asli256
      @Asli256 3 ปีที่แล้ว +5

      @@ibrahimsacid4801 instgramkeda sowta sheegayso

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 3 ปีที่แล้ว +6

      @@afnanadan3755 sister afnan can't wait part 4 please coming soon

    • @Hua-e3g
      @Hua-e3g 3 ปีที่แล้ว +3

      @@afnanadan3755 abayo plss qisadada inta kle dhaqsiyo nogu so gali oo noo dhamystir plsss😙

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +2267

    Sida dagan Ey u shekanYso hda ku QanacdeY ismuuJi 😔♥️🥰
    Strong girl 👸🏽♥️

    • @burleekeentertainment9835
      @burleekeentertainment9835 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa ku arkaa hadiyadii dirisle abdi maku soo gaartaY xamdiito

    • @nastabbe4542
      @nastabbe4542 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha allh dheh abyo

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      @@burleekeentertainment9835 dhib badanaa dadkaan 😄

    • @culumomohamed2611
      @culumomohamed2611 3 ปีที่แล้ว

      💖💗💓💞💕💋💌💘💝🖤🖤💜💟😜💙💯💚💛💔❣👭💓👰👳😜

  • @NazAxmed
    @NazAxmed 3 ปีที่แล้ว +453

    You’re such a strong woman… Allah does not bear a soul beyond what it can bear! You were chosen to go through this experience. Your story touched me sister. Thank you for sharing it

    • @aziimmoha153
      @aziimmoha153 3 ปีที่แล้ว +8

      Abyo chanelkaga ku xiranhy carurta cuntoyinkoda noso badi thank u❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed 3 ปีที่แล้ว +9

      @@aziimmoha153 Marxaba wllo ❤️

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  3 ปีที่แล้ว +18

      Thank you abayo ❤️

    • @user-yj2ik5wd1c
      @user-yj2ik5wd1c 3 ปีที่แล้ว +6

      @@NazAxmed aww your so sweet wllo you reply to people’s comments some people don’t 🤷‍♀️❤️😍🥰

    • @maxamedgurey1295
      @maxamedgurey1295 3 ปีที่แล้ว

      Lakin isku day in aad is asturto abaayo😁📍

  • @ikraanosmaan4274
    @ikraanosmaan4274 3 ปีที่แล้ว +122

    Hadaan awoodo maantaba 100k ban ku gaarsiin lahaa abaayo waku jeclahay guulayso😭❤❤❤❤💋😭

  • @ozzyy__officiall
    @ozzyy__officiall 3 ปีที่แล้ว +311

    It’s true honestly I feel u🥺 am sorry for that 💔

  • @ashaabdullahi8061
    @ashaabdullahi8061 3 ปีที่แล้ว +78

    20:01 I’m carrying 😭😭subxanallah why he was bad accudbilaah Allah qof looga dacwooday 🙈 comment hadaad akhrineyso I know waaba akhrineysaa farxow nabsigaas waaba mid meel ku yaalee gabadhaha dhipatada kada mid jeceshahay lee raac 🙈

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +17

      Wlhi aniga 2020 ninkeyga si niyad ah u habaaray 1 asbuuc salaad kasta oo dukado hadda silaca aduunka uu marooyaa anigana sometimes waa ka calool xumoodaa balse wlhi qof cheating kugu suubiyay oo ku dareensiiyay inaa enough aheen depression na kugu riday ilaahey waa ku dacweenee.

    • @ilhaancumar9371
      @ilhaancumar9371 3 ปีที่แล้ว +4

      @@sheekadaDahab ilahay haku dajiyo qalbiga abyo

  • @relaxationundsleeping5023
    @relaxationundsleeping5023 3 ปีที่แล้ว +399

    Runtii Sida aad Usoo Gudbinaysid Shekada iyo Waaya Aragnimada Waxay muujinaysa inaad tahay gabar awood bdn allah haku xifdiyo abayo ❤️

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 3 ปีที่แล้ว +16

      Qisoyin kan cml marka arko guurka dhan inaa iska dayo igu so dhcda iyo nin somali gurkisa😒

    • @ubahabdulahi6927
      @ubahabdulahi6927 3 ปีที่แล้ว +6

      @@meymunaqaali304 aniguba taan miid ka daranba iga soo martay wlhi hada nin somali dhan waan ka mataga runtii alhamdulillaah gabadh yarbu illaahay iga siyey taasan iska korsanaya ha guursan nin somali

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 3 ปีที่แล้ว +5

      @@ubahabdulahi6927 abayo guurkaba hadu sidan yahy wa niyad jabay wlhi nin somali wax la gursado ma aha zamankan ahada jognana kuma si jirto ayaga isla saxan wana abuse dumarka loso diray🥺

    • @caaishocabdiraxmaan9332
      @caaishocabdiraxmaan9332 3 ปีที่แล้ว +1

      @@meymunaqaali304 abaayo dadku isku mid ma ahan nolosha hadii aysan imtixaanada gadaashood aad wax cashira kabaraneny oo aad quus kabaraneysid qof adag ma tihid
      *raga somaaliyeed boqor ninka kula ahaa macnaha abahaa*

    • @kingcabdalla2711
      @kingcabdalla2711 3 ปีที่แล้ว +1

      @@meymunaqaali304 raga iskumid maahan ilahey qofkuu kugu aadiyo ayey ku xiranthy haduu kuu fiicnaado iyo haduu kgu xumaado labadaba waa imtixaan abaayo ilahey calafka hakuu wanaajiyo

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad 3 ปีที่แล้ว +91

    Afnaaney caawa odhan mahaan isha ku haayaye waxaadba moodaa inaan ogaa inaad muuqaal soo dhigaysid🥰🥰

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +138

    Gabadhaan Buugbay kaqorikartaa her story for Sure, Buugeeda Wuu gadmi lahaa, Masha'Allah May Allah protect You amiin🤔💞👌

    • @aasimamoon4080
      @aasimamoon4080 3 ปีที่แล้ว +3

      Wa sax insha llh wa rijyna ine noo qorto si gbdhha uqaataa

    • @queenzuhayra1618
      @queenzuhayra1618 3 ปีที่แล้ว

      Wlhy afkayga kalabxday wlhy isku darena nahy bugeda aduunka laga aqoonsan laha 🥺

    • @hafsayusuf1992
      @hafsayusuf1992 3 ปีที่แล้ว

      Kuwa kadan baajiro

  • @haphzaali3179
    @haphzaali3179 3 ปีที่แล้ว +144

    😭😭😭 wa xanuuun abyo qeybtan insha allaah mustaqbalkale oo qurxooon ayaa rabi kga baryaya 😭😰😰😰

    • @sundusabdy7818
      @sundusabdy7818 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi way dhibtootay gabdhu
      Khayr illhy wax kheyrqaba ha ugu badalo

  • @cute.ayuush7076
    @cute.ayuush7076 3 ปีที่แล้ว +44

    Your iman and how you connected with allah is everything wlhi 😭❤❤stay strong babygirl ❤qisada sabar badan ba ka bartey❤

  • @hamdimooo2979
    @hamdimooo2979 3 ปีที่แล้ว +184

    Afnaneey farxad kunoolow wlhi daacad baatahay qof wanagsan never give up❤️❤️❤️

    • @hoodocumar9917
      @hoodocumar9917 3 ปีที่แล้ว

      Imosionly story😥party four mee sister

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 3 ปีที่แล้ว +432

    Ilhey xaywan xaas hanoga dhigin 😭😭😭ilhey mustaqbalka hano wanajiyo ✨🖤

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 3 ปีที่แล้ว +132

    Waaku mahadsantahay inaa qisadaada banaanka keentay oo nala wadaagtay abaayo. Ma qiyaasi kartid inta qof ee dhiirigalin ka heleysa iyo inta ku cibro qaadaneysa. Markale iyo mar kale mahadsanid hana ka shaleynin inaa noloshaada banaanka keentay. U r helping us. ❤️❤️❤️❤️❤️.

    • @arwaomar5330
      @arwaomar5330 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa walahi dhiiri galin wayn bay u noqtay dad badan wax badan aya laga faiidaya dhinac kasta sheekdeda qof walba o damiir leh way ka oohisay

  • @hanaansaid114
    @hanaansaid114 3 ปีที่แล้ว +16

    Shekadada wlh inan kula jogey cml Wax waliba igu sawir mayaan strong women mashallh sis ❤️💕

  • @prettyafro4732
    @prettyafro4732 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi waa la ilmeey waayo waxa dareemikaraa aroos cusub iyo dadka waxa kumaleynaayan iyo waxaa qofku kujiro ismalaahan. Dadkaaneh waxaa lagayab ineey iska jaaj gareyan dadka ayagoo ogeyn wax dhib la mareysid qofka qiyanaada badan gadaal buka ooyaaa
    Mashalaah gabar diin leh tahay ilaaah bedel khaiyrqabo hakusiiyo

  • @Abak18
    @Abak18 3 ปีที่แล้ว +15

    I cried when u said “ ilahay ayaan kaaga dacwooda ilahay, walshaa ma ahi, walalna meesha iima joogo, qalbigayaga waad dhawici kartaaa”😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah afnaan habeen walba nooso gali qisadaada waa naga ooohisay, allah haku xiftiyo adiyo cunugtaadaba.

  • @nadira304
    @nadira304 3 ปีที่แล้ว +21

    Nimanka qaar waa wuxuush bilaa arxana, qof adag baad tahay walaal🙏❤️ part 4 lasoo dhakhso😁

  • @najmamohud8050
    @najmamohud8050 3 ปีที่แล้ว +93

    Maa shaa Allah abyo
    Waxaaba cajiib ah sida aad marwalba ilaahay ugu xirantahay
    Oo marki xaaladu kugu cuslaataba aad ilaahay dikrigiisa usii badinaysay.
    You're strong🥰
    Keep going queen❤💯

  • @afnansulub429
    @afnansulub429 3 ปีที่แล้ว +19

    Afnan Masha Allh xidhiidhkaad ilaahay lahaysato, aad ayuu uquruxbadan yahay, waanka ooyay dhibkad martay, waan kufarxay diintada. Maantana heerkad gaadhey aad ayan ugu faraxsanahay. Ilaahay aya markasta garabkaaga ah qaali😍😍❤️❤️❤️

  • @sofiyaaadan5782
    @sofiyaaadan5782 3 ปีที่แล้ว +11

    Omg ma aqaan waxaan sheego lkn mashaa Allaah Mashaa Allaah,, doqon baa dareemin dadnimada xaqiiq qofka wanagsan ayaa nolosha lagu imtaxama wxd tahay qof qalbi wanagsan wll qaali hore u soco

  • @fathihassan6912
    @fathihassan6912 3 ปีที่แล้ว +104

    Am not married but I can feel your pain abaayo 💔🥺

    • @suadomar5378
      @suadomar5378 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤

    • @hodanyusuf9513
      @hodanyusuf9513 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxba ha guursan wllo waa xanuune

    • @fdafreewrldx1007
      @fdafreewrldx1007 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanyusuf9513 ilmo la aan

    • @hodanyusuf9513
      @hodanyusuf9513 3 ปีที่แล้ว

      @@fdafreewrldx1007 maxaad kawadaa ilmo la aan wllo

    • @fdafreewrldx1007
      @fdafreewrldx1007 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanyusuf9513 guur hadaa rabin ilmo see ku yeelanee aan ka wada wll

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 3 ปีที่แล้ว +27

    Alxmdulilah hada mant kashekeynayso abayo naaag aaad u adag baad tahy mash allh noloshada wax ku dhibaya inta xanusato ina Iska hor lexiso waa naagnimo😘

  • @aliah_ahayd8268
    @aliah_ahayd8268 3 ปีที่แล้ว +47

    I got emotional listening to this storytime, you did not deserve that!❤️ We dont understand at the time, but Allah is the best of planners. We don’t understand at the time Allah has something better in store for us🥺 You are blessed Mashallah. Can’t wait for part 4!

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 3 ปีที่แล้ว +217

    I’m literally shaking as I listen but it’s not surprising how deceiving men can be. You’re a very good storyteller and you also really inspire me to remember Allah more. Thank you!

    • @alexisde9413
      @alexisde9413 3 ปีที่แล้ว +8

      😭Its so painfull. He was fucking psycho

    • @salwasaidhashi497
      @salwasaidhashi497 3 ปีที่แล้ว +5

      Allaah knew she could survive in that situation. Now that I learned bit of mental health. You cannot imagine they are creeping every where.

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 3 ปีที่แล้ว +12

    She's young but very calm and collected. Ma shaa Allah tabarakallah

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan 3 ปีที่แล้ว +40

    Subhanallah inkaar qabe aan yarayn uu ahaa, abaayo ILAHAY waxa kabaryay waxkasta uu kugu sameeyay iyo kabadan inuu mutaysto.InshaAllah I pray to ILAAHI he pays for whatever he did to you

    • @ruun14
      @ruun14 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin 😭😭

  • @amalsheikh5939
    @amalsheikh5939 3 ปีที่แล้ว +8

    I was strong all through but at 19:19 walahy I cried si dacad ah. Every man loves his sister wants to protect her and also wants the best for her but when they hurting you they forget you also a queen you a brother a father and family who loves you wants to see you happy and who are there to protect you. Kindly dear brothers always remember if she’s not your sister she’s someone’s sister someone’s 💎

  • @sumeyanoor7426
    @sumeyanoor7426 3 ปีที่แล้ว +95

    What doesn’t kill you makes you stronger

  • @alixasan8667
    @alixasan8667 3 ปีที่แล้ว +32

    This is the most powerful video i have seen wlh... as a men i would say please and please let's take care of our queens... This video should be a motivation for all of us ... To do kheir

    • @amalhassan9850
      @amalhassan9850 3 ปีที่แล้ว +3

      That guy is very bad walahi she is so nice.

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 3 ปีที่แล้ว +55

    Wa kuwaas gabdhaheenii dhemanka Aaha Raag Xuun Ayeey Gacanta uu galeen😡😡🙏🙏🙏🙏 #Never give up 💃🔥🔥🌹Dahab iyo luul Wad gala Qalisaan tahay.....

    • @zamzammohamed7309
      @zamzammohamed7309 3 ปีที่แล้ว +3

      Beenta ma aha wlhi wll

    • @phaizabintuabdalle6178
      @phaizabintuabdalle6178 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad ka mid tahay mxa iskega rebeysa raga somaliyeed dhana nucan eh ina kan gabadhan san yelay ka darantahay lga yaaba ee comment fcn uso qoreysa hosne masaa ka tihiin

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      @@phaizabintuabdalle6178 kkkkk

    • @cabdikariimaxmed8439
      @cabdikariimaxmed8439 3 ปีที่แล้ว

      @@phaizabintuabdalle6178 hhhhhhhhh

    • @fartuunxirsi2402
      @fartuunxirsi2402 3 ปีที่แล้ว

      Bwe ❤️✊

  • @drnazzdawahchannel7690
    @drnazzdawahchannel7690 3 ปีที่แล้ว +5

    Your story brought tears 😭 to my eyes. You are such a strong woman.

  • @faizamahamed1300
    @faizamahamed1300 3 ปีที่แล้ว +16

    mashallh qof sabur badan aatahay abaayo adi ma khasaarin asagaa khasaaray bcz gabar caqli badan oo qurux badan ayaa tahay i can't wait part 4

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo5937 3 ปีที่แล้ว +12

    Afnaan waxaagaartay 40k wow kabadan baa uqalantaa asxaabey 100 aan gaarsiino walaasheen keep going

  • @ilqabadahmed3658
    @ilqabadahmed3658 3 ปีที่แล้ว +40

    🥲🥲🥲🥲 nolol xanuun badan waad soo martay lkn waxaan la yaabanahay nolasha kuu soo socota quruxdeeda wlh abaayo nolol qurux badan baa kuu soo socota ilahay hakugu simo 🥰🥰🥰

  • @nimosaleban8465
    @nimosaleban8465 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah akhlaaqda kamuuqata iyo imtixaan ka kugu dhacay wa laba shay oo cajiib ah wlshay wlllo and you learned a lot ilahay ayad kuxidhnayd intasa kubadbaday thank you for sharing your story with us walalo

  • @fuaddhoofdirir3407
    @fuaddhoofdirir3407 3 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah tabarakallaah hbo walahay waxaa tahay gabar yar oo aqli badan oo illahay KU xiran samir badan mansha Allah hbo qisadada way I tabatay waxan ahay hooyo illahay waxaan kaga baryaya inaad Nolosha lå wadaagto qofkuu qalma ama kaa siifican illahay kuma cidlaynayo wuxuu kugu talagalay oo fiicana wuu KU sinaya waayo waxwalba ood jeceshay ood ka bariday wuu KU sinaya uma qalantid oohin ee waxaad u qalanta farxad mid aan kaa soo dahin oo dhibkii hore KU iloowsiisa illahay kaga baryaya amiin yaa rabbi

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 3 ปีที่แล้ว +8

    Sad usamirtay iyo sad xagga ugu laabatay subhanallah!! Nolol farxad leh kurajeynaya abaayo😍♥️🥰🥰

  • @maryamaabtidon
    @maryamaabtidon 3 ปีที่แล้ว +57

    Strong mom with beautiful patience mashaAllah ❤

  • @drabdiwahabhassan355
    @drabdiwahabhassan355 3 ปีที่แล้ว +40

    أختي أتعلم درسًا لك وهذا الدرس تلمس قلبي وفشلت ، فالرجال في الوقت الحاضر ليسوا جيدين ، وبعضهم جيد ، وبعضهم سيء لأنني أقول إذا كانوا لا يعرفون أول مرة عندما أخذوا الوعد إذا وعدت فتاة بالمناسبة وفكرت كيف يمكنك النجاح في هذا الوعد أختي ، فأنت سيدة قوية ليباركك الله.وسأنتظر الجزء التالي إن شاء الله

  • @khadramohamed5961
    @khadramohamed5961 3 ปีที่แล้ว +150

    Afnan, every part of your story touches my soul in so many different ways wlhi.
    Thank you for being you ♥️

    • @habibomahamed9887
      @habibomahamed9887 3 ปีที่แล้ว +5

      You so pretty girl never gave up abayo

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 what the hell cadaab aduun ayuu ahaa kaaasi illahow qof xun Hana badin Yaa Rabi illahow mustaqbalka inoo hagaaji Abayo Alle mustaqbal ka qurxoon kaas iyo nin kawangsanba Alle haku siiyo

  • @sumeyahusseinhajjy4372
    @sumeyahusseinhajjy4372 3 ปีที่แล้ว +53

    Wlhi afnaan you're such a good storyteller I can feel everything you felt through your words. Ilahi noolal farxadh leh hakusiyo

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 2 ปีที่แล้ว

    Walahay waa touching history gaga waxad u egtahay gabar yar oo muminad ah sideedaba qofka mu minkaa waa la imtixaamaa maasha allah strong girl and thanks for your sharing

  • @salma31000
    @salma31000 3 ปีที่แล้ว +67

    Your so pretty! That hijabi color is so your color

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 3 ปีที่แล้ว +7

    Sida wanaagsan aad usoo gudbineyso waayo aragnimadaada masha'allah gaber wanaagsan baa tahay allaha ku xafido

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 3 ปีที่แล้ว +14

    Xppty waqti kama tagin noloshada wado ur strong mom❤ qalanjadas ninka haysan waye kas nin m aha

  • @hamdaabdi1602
    @hamdaabdi1602 3 ปีที่แล้ว +33

    I have learned a lot from your story, thank you so much for providing us this Golden opportunities. I am waiting for part 4 of your story. ❤️🌺❤️‍🔥

  • @ziizimoha7426
    @ziizimoha7426 3 ปีที่แล้ว +37

    Hablo afnan yar aan u kacno plz 50k aan garsino waa gbr karti bdn dulqaad bdn

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad io aad mash allh

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax Waa gabar yaroo masaakiin ah oo ciil badan soo aragtay

  • @Aaa1se45
    @Aaa1se45 3 ปีที่แล้ว +20

    Your story touched my soul, thank you for sharing it,

  • @queenali9475
    @queenali9475 3 ปีที่แล้ว +9

    Gbr imaana leh oo rabigeda xagiis xasuusaty markee dareentay inee xanuun qalbiga ah ama itixaan aduun mashalh abyo

  • @nasroxulbaale8101
    @nasroxulbaale8101 3 ปีที่แล้ว

    Qisada abayadaan wey iga ilmeysiisay marwalbo dadka qalbigawanaagsan xanuun ayey lakulmaan abayo insha allah farxad ayaa kuu dabeyso❤❤

  • @ikkyiklum4263
    @ikkyiklum4263 3 ปีที่แล้ว +33

    Damn...walahi abayo you taught me alot already with your videos..💯

  • @rahmaibrahimsaid6923
    @rahmaibrahimsaid6923 3 ปีที่แล้ว +55

    Ukhty i cried as i was listening ur story, ur power is ur relationships with ur creator. It's beautiful ur connexion to ur lord. Iam like u, i cry hard when something go wrong in my life. Sorry my english is not good, am french speaker

  • @mzzzuuro367
    @mzzzuuro367 3 ปีที่แล้ว +4

    Really strong person pa thy ilhei PadaL Let him give you a strong one 🥺🤲🙏❤

  • @ayanhassan6102
    @ayanhassan6102 3 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah habaryar gabar iimaan leh qurux badan oo aqli badan ayaad tahay. Midaad ku nabsi baxdid Illaaheey inuu ku siiyo kuugu ducaynaa
    .

  • @zamzamalidangaab8286
    @zamzamalidangaab8286 3 ปีที่แล้ว +18

    Ax salaadeyda ka cabso qalbigeyga waad jabin kartaa naag ayaan u ahay alla xanuun badanaa nafsigaas maalin ayuu kasoo baxayaa 😢🥺dea afnan you are strong women 🥺

  • @hanicadey1369
    @hanicadey1369 3 ปีที่แล้ว +101

    This story has touched hundreds of heart Wlh. I love the way you delivered your story and Can’t wait for part 4. “Ninkii sabro ayaa sadkiisa hel”. 🥰🥰🥰

  • @sundusmohammed5287
    @sundusmohammed5287 3 ปีที่แล้ว +69

    Mashaallah Abayo you're strong and Misteks makes people strong never stop learning because life never stops teaching. Sister 💪❤️👑 we are waiting part 4 Abayo insha'Allah

  • @khadrahassan7410
    @khadrahassan7410 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh si dagan bad nogu so gudbisay byo qli

  • @Mrym2o
    @Mrym2o 3 ปีที่แล้ว +10

    Ooooomg really I loved sidaa usabarte oo ilaahay uu xidhan tahay❤❤❤

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 ปีที่แล้ว

    Gabar yar oo qurux badan baad tahay akhlaaq wacan
    Mid ka fiican baa allaah ha ku siiyo aameen

  • @amla7754
    @amla7754 3 ปีที่แล้ว +10

    omg afaaney future qurux badan an ku rajeyna waa so samirtay sis insha allah samirkaga wad heli 🥰

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl 3 ปีที่แล้ว

    Alla afnaaney maskax diinta inaa kubarato kufiican heestaa sanadka danbe adoo quraanka iyo tafsiirkuusa soo dhameysy leh noosoo duub maskax dadka hesan ayaad heestaa allahna dadkuu jecelyahy imtixaanka marsiiyaa horay usoco quruxley

  • @afardhan6809
    @afardhan6809 3 ปีที่แล้ว +17

    Strong Mom we love you 💕😘

  • @ceeynigabsheygkplp9665
    @ceeynigabsheygkplp9665 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo wax ceeba malihid hadana ogaaw wax Allah kuu qoray ayey ahayd iloow wixii hore ee horay u soco ♥️♥️♥️♥️

  • @ummudaaim3788
    @ummudaaim3788 3 ปีที่แล้ว +9

    I know before getting the courage to come here and speak out u have cried alot🤧...u r a strong woman walahi🤎🌹

  • @fartuunxirsi2402
    @fartuunxirsi2402 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilsha Somaliyeed Allow nodaa kuma xumaynayaan waayo jirba kugu yaal Ixtiram bweyaal✊✊❤️❤️

  • @jannatti7398
    @jannatti7398 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallah am not lying your story made me emotional not the one with your ex husband but your connection with Allah i wish you to get whatever you want in this life and here after insha allah

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 3 ปีที่แล้ว

    Omg wlhi wa qiso cajiiba abyo mcnto runtii waxa thy gabdh adag Alaha ku xifdiyoo Farxad ku rajeynayaaa in nolol wanagsan oo aad adiga rajeyneysoo ku noolow abyo mcntoo .

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 3 ปีที่แล้ว +16

    Nolosha wa wajiya bdn allah ku so dafiyay ayah mahad leh abayo❤🥰

  • @chaeun-woon8405
    @chaeun-woon8405 3 ปีที่แล้ว +58

    I just want you to know that we love this story time ❤️. A lot of us are going through a very difficult time and can relate to this so it helps us have hope. It’s making me have hope because I do the things you do and always pray and ask for help. I’m really thankful for your video because is a reminder from Allah to people who are going through similar things. I watch your videos and remember the ayat “Indeed with hardships, there is ease” I don’t know if it is word for word but it was in Surah Al-Inshirah

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc walaasheey Afnan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah

  • @farxiyomowlidmohamed6708
    @farxiyomowlidmohamed6708 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi abyo gawar strong eh thy dulqadne waaa ledahy abyo imanka alaha kuu siyadiyo🥰🥰nolol qurux bdan kuu rajenaaa

  • @feyzobarqadle5488
    @feyzobarqadle5488 3 ปีที่แล้ว +6

    afnaan aadan sis congratulation 40k subscribers vedio kan kahorey 37 uu ahaa wa ku faraxsanahay dadka cusub kuku soo biiray anikane share kuu dhahay abaayo illah hanii xafido adi iyo gabadhada yar hooyo adag ayaa tahay wa markii ii ku horeysay comment kaso bixiyo lkn in badan wan ku xirnay dhankaka ❤

  • @-m9198
    @-m9198 3 ปีที่แล้ว +25

    I’m sorry you went through this sis 😭 you seem very genuine person. May Allah grant you everything you want and more in this life and hereafter Ameen ❤️

  • @ahmed122431
    @ahmed122431 3 ปีที่แล้ว +5

    Afnan, every part of your story touches my soul in so many different it is so painfuls

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadada quruxda bdn wllh wan ka hely caloshane wey ihurty ilma iga timady alle waxn kaga baryay waxa jeceshahy o janno uhoreyso inu alle ku siiyo wllh gabar ku dayasho mudana tahy in lagu dhageystane wad istahisha love u xbbti🥰😍👌👍🙏🕋🤲

  • @Xawoluuleey
    @Xawoluuleey 3 ปีที่แล้ว +17

    Damn men are so manipulative like if you didn’t wanna her why did you give her hope of marriage & marry her, you simply could’ve told her the truth from the beginning. But mashalllah you’re one strong individual taught me a lot from these vids 👏🏾

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi qisadaada waa mid ku cibro qaadasho ubaahan masha Allah waxaa tahay qof miithaali ah yacnii qof ku dayasho mudan abaayo mcnto ilaahey ha ku xafido waa ku jeclahay afnaan alle dartii . Waxaa tahay gabar caaqilad ah

  • @shshss1192
    @shshss1192 3 ปีที่แล้ว +9

    Alla maxaa nabsi kaso bixi doono ex kaaga .. wa hubaa inuu la shalayn doono dhibku ku marsiiyay iyo inuu hortisa ka heli doono qof saas qalbigisa u dhaawaco carabta wixi dhahaan كما تدين تدان ma aqaani sa af somali ugu sharxo lkn waxa laga wadaa hada qof dulmisid intaas cml ba lagaa jari doona.

  • @sunduscabdi3464
    @sunduscabdi3464 3 ปีที่แล้ว

    Hubaal waxaa aad iso jidatay sida kartida iyo dhirananta leh oo aad uga shekeneyso qasadada wlhi waxa tahay hooyo aad u adag❣

  • @rosepetals3106
    @rosepetals3106 3 ปีที่แล้ว +32

    Mashallah I really admire your courage in sharing your story sis. You are a very strong human and have an extremely likeable personality. I recently came across your channel and I’ve watched all the parts so far. I cannot wait for part 4. I’m truly invested in your story and want to know how it ends. Can I request you speed it up for us. Love you sis 💝💝

  • @imans3899
    @imans3899 3 ปีที่แล้ว

    Uh poor child I want to give you a big hug, ilahay haku sharfo am glad ninkas ilahay kaa soo hixiyay xanuunada galmada lagu kala qaado ayuu kuu keenilahaa, nin wasakh ah ee diin lahayn ayuu ahaa adigana gabadh sharaf leh oo nadif ah ayaad tahay ilahay ku xamdi inuu kaa soo kaxeeyay, nolol sharafleh ayuu ilahay ku siiyay nin kuu qalmana wuu ku siinayaa.

  • @kowzarupdisicith621
    @kowzarupdisicith621 3 ปีที่แล้ว +10

    Very very interesting ku ahy abyo 😊❤🦋🔐

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo khyr bu kuu lahaa ilmahaga abehed sabanto ah waad ku hanuuntay guurkiisi alaxamadulillaah dheh walasheey

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 ปีที่แล้ว +9

    Oh my god salaadayda ka cabso what very power full statement manshalaah you are amazing

  • @umazakariya5349
    @umazakariya5349 3 ปีที่แล้ว

    Waa il meeyay inta u danbeso ka cabso saladayda oh my god😭😭😭😭😭😭

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh am so proud of you afnan gabr adag baa thy🥰

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaaaaah Abayo Mcn Wax waliba Ku Soo Maray Maanta Alx Noloshaas Quruxda Abadan Ayaad Ku Nooshihiin Adiga Iyo Gabdhaada yar M.a Video yadaada Midba Midkale Wuu Ka Xiisa badan Yahay m.a Qof waliba Kama Sheekoyo Nolosha Sidaaan Ah ilaaa Qof sidaada oo Kale Sabar Iyo Salaad Badan Afnaan Love you Abaayo❤❤❤😥😥

  • @Hayattt004
    @Hayattt004 3 ปีที่แล้ว +10

    Plsss part 4 abayo your story really touched me. You are soo strong Masha'Allah 🥺🥺💞

  • @annan1570
    @annan1570 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ma ogtahy illahi wuu imtixaana qofku jaceylyahay marku ku imtixanayo samirkaga ayu firinaya mashallah adigana waad ku samirtay 😍

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow m.a afnan naag adag tahey 🥰

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 3 ปีที่แล้ว

    Walalo ayada micneheeda waa kaalmaysta sabarka iyo salada waa na mid ku wayn dadka khaashiciinta mahane wasaas walalo 💕💕💕🥰

  • @mariaeksepe9967
    @mariaeksepe9967 3 ปีที่แล้ว +6

    hey I really like your story is broken heart and strong woman keep going and follow your heart. you have beautiful girl and don't stop your life.

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 3 ปีที่แล้ว +7

    فصبر جميل إن اللة يحب صبير 😊
    Qli nolol quruxbadan ayu Ilaahey ku diyaarinaya
    Buzhaareyso be happy 😊

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah Afnaan waxaa thy gabr nasiib badn sbbtana ilhy ayaad lashekeysnjirty Alllaah wlhi ilhy waa najlyhy

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว +23

    Mashaa Allah, I love how calm you are and strong despite what happened in the past, you trusted Allah in Yr difficult times that was amazing and sabr you had, everyone are different solving their problems but yours was impressive how you handle it, love you walashay, may Allah bless you and yr little princess Amina qurux, Aamiin thuma Aamiin❤️❤️🌹

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic 3 ปีที่แล้ว +8

    You didn't deserve what you went through. I can feel your pain because it's very common. You are brave and intelligent and your patience is beautiful May Allah protect you ameen ❤❤❤