JAAMACAD Hebel ayaan kasoo baxay IMTIXAANADA CAALAMIGA AH MAGALIKARAA | Shuruudahaan ogow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Goormee galikaraa Imtixaanada caalamiga ah?
    Shahaadada Jaamacadeyda mala aqoonsanyahay?
    Maxaa shuruud ah oo leyskaaga baahanyahay?

ความคิดเห็น • 55

  • @Mahmoudh1
    @Mahmoudh1 2 ปีที่แล้ว +3

    Arday isku diyaarinaya kuliyada MBBS
    Keep going Ustaad Adnan Abdullah

  • @OmarFarah-e1v
    @OmarFarah-e1v ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dr

  • @abdifataxxuseensiidii5552
    @abdifataxxuseensiidii5552 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @maxamedxikmaawi6835
    @maxamedxikmaawi6835 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baa ugu farxay inaa jaamacada ummada kamid tahah jaamacahadaas oo africa ku yaalaan
    Aniga oo ah medical student at somali national university

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 ปีที่แล้ว

    Keep going Dre ❤

  • @drahmed410
    @drahmed410 2 ปีที่แล้ว +2

    i am medical student at somali national university i.a mar un waka qayb gali doona imtixanadaan
    thank you Dr

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr

  • @mahdixamud8364
    @mahdixamud8364 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad u mahadsantahay dr
    Noso gudbi ado raliya habka ugu fudud ee aad luqada englishka kubaran karto xili aan ahay ardey jamacaded garanayana 60% ka mid ah luqadas

  • @cbduqdirjinow3662
    @cbduqdirjinow3662 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid dr

  • @sumayamaxamed2028
    @sumayamaxamed2028 2 ปีที่แล้ว

    Doctor m.a shukran

  • @asiaisse1551
    @asiaisse1551 2 ปีที่แล้ว

    Thank you Dr for the information , you are Role model .

  • @yaasinmohamed1359
    @yaasinmohamed1359 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allha Ustaad allha ku barakeeyo

  • @rowdaabdulaahi8704
    @rowdaabdulaahi8704 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤️ Dr Adnan

  • @mohanuur9129
    @mohanuur9129 2 ปีที่แล้ว

    I'm medecal student at amoud university boorame somaliland but i'm freshman i.a waxan rajynaaya inaan galo ♥️
    Thank you for you preparing this video Dr

  • @DR.ABDIFITAXTIMOCADE
    @DR.ABDIFITAXTIMOCADE 2 ปีที่แล้ว

    Dr. Waad mahadsanthy mrkasta waa na dhiirigalisa waxayo badan aanan aqoon nah waad naga caawisaa ilaah haku danbi dhaafo adika io ehelkaagaba

  • @mohamedabdisalam8930
    @mohamedabdisalam8930 2 ปีที่แล้ว

    Doctor aad ayad umahadsantahy runti waxyaabo badan ayan kaafaidnay hadii anahy arday weli aan dhameynin heerka kowad ee jamacda indhaha ayaan kaxiranahy xogahaano kale aad ayan uxiiseyna weyna na anfacaayan mahdsanid markale🙏

  • @maymunhersi2289
    @maymunhersi2289 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 dr

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 2 ปีที่แล้ว

    Thanks prof

  • @jamalsaman9145
    @jamalsaman9145 2 ปีที่แล้ว

    Thnx Dr

  • @mohamedabdullahi1707
    @mohamedabdullahi1707 2 ปีที่แล้ว

    Keep going dr

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @DR.ABDIFITAXTIMOCADE
    @DR.ABDIFITAXTIMOCADE 2 ปีที่แล้ว

    East africa University bosaaso way ku jidha yes 💪

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 2 ปีที่แล้ว

    Doctor soo badi sida sharada : sida in aad caafimaadka general medicineka aad duubto kuli ahaanba

  • @aishacinab9784
    @aishacinab9784 2 ปีที่แล้ว

    Tnx dr

  • @drMohamudaden
    @drMohamudaden 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for your information.
    But I tried to see my university I missed the website.
    Can I get the other websites
    Thanks dr

  • @user-iq3ex2cc3n
    @user-iq3ex2cc3n 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhnsid dector rabi hku sharfo wax badan baan kaa faaidne

  • @aasiahusseinwarsame5207
    @aasiahusseinwarsame5207 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr waa isoo bixiwayday markaan galiyey jamcda maxaan khaladay

  • @tiitiqurux5364
    @tiitiqurux5364 2 ปีที่แล้ว

    ASC Dr adnan waxaan ahay arday dugsi sare insha allaah mustaqbalka inan caafimad barto hadana bareefad caafimad magalikari howlo iska jira owgeed inan hada isii dhisana waa rabaa marka Dr buugaaga xaafimaad oo bilow ah mala helikaraa. ASC

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  2 ปีที่แล้ว

      Wcs walaal buugaag caafimaad inaa iska dhaaftid xooga saar waxbarashadaada dugsiga si aad uga gudubtid imtixaanada dowlada.

  • @AbdirihmanAbdirisaqHussien
    @AbdirihmanAbdirisaqHussien 8 หลายเดือนก่อน

    Dr adnaan abdalla wan ku salaamay dre waxaan ahay arday junior dr ah oo wax kabarta jamacadaha puntland jamacada umada kaligeed miya ka diwan gashan somalia oo dhan hayadan haday rabto jamacadayda inay isdiwan galiso hada macqul ma tahay.

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  8 หลายเดือนก่อน

      Halkaas kabaar jaamacadaada magaceeda

  • @hkazkar7349
    @hkazkar7349 2 ปีที่แล้ว

    Dr mhdsnd marka hore mid xigta wx ku weydinaya dhowr sual
    1exam ka bixiso qarsh kisa 3da mar ee la galo sanadki midka ad rapto miya booking garesan karta tusale january 2022 aya bixiyey september ma gali kara
    2 mudo inte la eg aya ii furan part1&2 ina sameyo mar wlb open miya tusale sanadkan part 1 ayan sameye sanad kadib ma samen kara part2
    3 exam ka mku xiran yahy english exams ina gasho tuasle ielts or toefal

  • @firdowzanidamiye6838
    @firdowzanidamiye6838 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid doc sanadkii bishe la qada exams ka

  • @Galool._media.
    @Galool._media. 2 ปีที่แล้ว

    Dr adnan aniga waxaan ahay arday semester 8 ah waxan rabay inaad ila taliso wqxan jeclan lahaa in iishegto madooyin ugu fiicsn ee ardayga medicine ka laga rabo in uu yaqano marku internship marayo

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  2 ปีที่แล้ว

      Walaal daawo muuqaalada aan uga hadalnay Internship preparation program

  • @Amir_medic
    @Amir_medic 2 ปีที่แล้ว

    Dr scholarship Ka sohadal

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr cafimaadka qaybta pharmacologya exams ay gali karaan majiraan?
    Hadda kali qaybta qaliimada aya noso sheegtaye. Thanks

    • @neecasaciidmaxamed7860
      @neecasaciidmaxamed7860 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xitaa inaa ogaado rapaa horta aduunka waa laga qaadaa balse Somalia ma ogi in laka qaado

    • @abdullahiali6897
      @abdullahiali6897 2 ปีที่แล้ว

      @@neecasaciidmaxamed7860 waxaan sheegayaba waa kan aduunka
      Somalia waxba ka sugi mye exam calamiya!!!
      Xitaa hddu yimadoh cadalad noqon mayo "is daba maris lee" ku dhamana 😁

    • @neecasaciidmaxamed7860
      @neecasaciidmaxamed7860 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiali6897 adiga pharmacy miyaa barataa mise pharmacology

    • @abdullahiali6897
      @abdullahiali6897 2 ปีที่แล้ว

      @@neecasaciidmaxamed7860 Waa isku midki walaloh
      Kulliyada mageca waynba pharmacology ah
      Pharmcyguna waa qayb kamida pharmacologyga saas u fahan ina abti

    • @neecasaciidmaxamed7860
      @neecasaciidmaxamed7860 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahiali6897 maya runtii pharmacology ka ayaa maado ka tirsan pharmacy ah Aniga na pharmacy barta brother pharmacology wadankeena iyada maado ahaan lo bixinayo leeba arkay ee bachelor malaga helayo

  • @rowdaabdulaahi8704
    @rowdaabdulaahi8704 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Dr again , Jamacdaha aan Liiska Ka soo bixin micnaha si toos ah miyey U weynayan examyada international Ka galidooda ? Madama aysan aqoonsi heysan
    2) xal ma jiraaa dadka jamacada hooda aqoonsiga heysan ey examkan fursad ugu Heli karaan ?
    :Aniga ahaan cml jmcdeyda liska websiteka kuma jirto!

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  2 ปีที่แล้ว +1

      Rowda walaal wey fududahay xalka jaamacada ayaa xiriir lasameyneyso ururadaan shuruudaha looga baahanyahay ayey buuxineydaa kadibna sidaas ayey ardayda kuhelikaraan fursada.

    • @rowdaabdulaahi32
      @rowdaabdulaahi32 2 ปีที่แล้ว

      @@DrAdnanAbdallah thanks Dr jamcadeyda liska wey kuso birtay❤

  • @GODLASHO
    @GODLASHO 2 ปีที่แล้ว

    aniga oo aan dhamayn ma gali karaaa

  • @hajjibashiirjama7348
    @hajjibashiirjama7348 2 ปีที่แล้ว +1

    mhdsanid Dr👏

  • @saraally7446
    @saraally7446 2 ปีที่แล้ว

    Thanks, Doctor Adnan

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Dr

  • @munaabdirahman5016
    @munaabdirahman5016 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dr