Ducada 7aad |Duco iyo Dareen|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • اللَّهُمَّ إِنِّي عَبْدُكَ وَابْنُ عَبْدِكَ وَابْنُ أَمَتِكَ نَاصِيَتِي بِيَدِكَ مَاضٍ فِيَّ حُكْمُكَ عَدْلٌ فِيَّ قَضَاؤُكَ أَسْأَلُكَ بِكُلِّ اسْمٍ هُوَ لَكَ سَمَّيْتَ بِهِ نَفْسَكَ أَوْ عَلَّمْتَهُ أَحَدًا مِنْ خَلْقِكَ أَوْ أَنْزَلْتَهُ فِي كِتَابِكَ أَوْ اسْتَأْثَرْتَ بِهِ فِي عِلْمِ الْغَيْبِ عِنْدَكَ أَنْ تَجْعَلَ الْقُرْآنَ رَبِيعَ قَلْبِي وَنُورَ صَدْرِي وَجِلَاءَ حُزْنِي وَذَهَابَ هَمِّي
    Allaahumma Innii Cabduk, wabnu cabdika naasiyatii bi yadik, maadin fiyya xukmuka, cadlun fiyya qadaa'uk, as'aluka bikulli ismin huwa lak, şamayta bihii nafsaka aw calamtahuu axadan min khalqika, aw ansaltahuu fii kitaabika aw ista'sarta bihii fii cilmil qaybi cindaka an tajcalal Qur'aana rabiica qalbii , wa nuura sadrii wa jal'aa hammii.

ความคิดเห็น • 42

  • @CheerfulCheeseBoard-cz1go
    @CheerfulCheeseBoard-cz1go 4 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا

  • @xaajiburash2633
    @xaajiburash2633 ปีที่แล้ว +8

    Hamdaay walaal whatsApp ka statuska xitaa waan ku share gareeyay sifo looga faa'iidaysto ducooyinkaan caajibka, aad baad ugu mahadsan tahay walaal, wannaag idilkii ayaan ku rajeenaya Insha'Allaah.

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 5 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah

  • @littlecade3
    @littlecade3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤ May Allah Bless You And Your Family💯❤️

  • @anabise5112
    @anabise5112 2 ปีที่แล้ว

    Khayr badan Allah ha ku siiyo walaashay... Si qurux badan ayaa noogu tafsiiirtay ducada Allah ha noo aqbalo 🙏🙏😘😘

  • @user-nh9bf6hx1m
    @user-nh9bf6hx1m 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma baarik.. these series are sooooo soothing for the soul. May Allah bless your family with everything for sharing this Khair ❤️❤️❤️

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 ปีที่แล้ว

    Mancha allah walal hamada allah haka abaal mariyo incha allah shukran 🥀❤️🙏🏾😍

  • @hudaadam7626
    @hudaadam7626 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaskaallahu khyr sister 🥺💯🥰

  • @kadraibrahim1871
    @kadraibrahim1871 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku xifdiyo oo ha ku barakeeyo habo mcnto

  • @abdirahmandalmar349
    @abdirahmandalmar349 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi qofkii oo khayr la doono diintiisa ayuu fahansiiyaaa , rabbi waxaa uu ku baray diintiisa waxa uuna kuu dooray khayr farabadan
    Walshay hamdi waxaan ku bartay dar Alle waxaana Rabbi kaaga baryayaa khayr farabadan

  • @sareedomohamed9965
    @sareedomohamed9965 3 ปีที่แล้ว

    Rabi khayra aaan dhamnayay haku siiyo Wllo hamday allh yubaarik fiik

  • @afkasuugaanta
    @afkasuugaanta 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa duco cajiib ah. Jazaka Allahu khayral jazaa walaalo.

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 3 ปีที่แล้ว

    Manta waad naga raagtay hamda hadana alhamdulilah shukran walaal qali ilaahay khayr haku siiyo walaal🥰❤️ Love you

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 3 ปีที่แล้ว

    mansha Allah hamda alle Haku xafido gacalo

  • @abdirizakmostaphe38
    @abdirizakmostaphe38 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baad uu mahdsantahay

  • @AzmaZaed-ll8ki
    @AzmaZaed-ll8ki 7 หลายเดือนก่อน

    Shukran ukhti

  • @hayadhasan6022
    @hayadhasan6022 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha alla haku xiftiyo

  • @mohamudhalac684
    @mohamudhalac684 3 ปีที่แล้ว

    Masha'alh waanu ku tabnay maanta abayo alha ku barakeeyo🥰❤

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 3 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah Jazaakalaahu kheyran

  • @tanaihassan9927
    @tanaihassan9927 3 ปีที่แล้ว

    Masha.Allah Alle hakaa abaal mariyo abaayo.runtii anigoo markii hore garanaayey ayaa hadana markaan dhageysto qaab fasirkaaga faham dheerad ah iyo jecel ayaan ka sii qaada

  • @amounnour715
    @amounnour715 3 ปีที่แล้ว

    Wanagsane waa ilaahey❤️

  • @najmamohamoud4255
    @najmamohamoud4255 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallh khayr wl

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰

  • @muunayuusuf353
    @muunayuusuf353 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo qli

  • @ahmedabdulkadirhassan6632
    @ahmedabdulkadirhassan6632 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah walaal

  • @aminaliabdilahi9123
    @aminaliabdilahi9123 3 ปีที่แล้ว

    Jazakala khyr wll

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 7 หลายเดือนก่อน

    14 sano la soo dhaafay ayan xaladan ku sugnhy wll ilaa hada ah 2024

  • @balqiisabdiaziiz2068
    @balqiisabdiaziiz2068 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah wllo qaali

  • @freshmemes8280
    @freshmemes8280 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallh khey abaayo ❤️❤️

  • @asmaasad7099
    @asmaasad7099 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزا❤️

  • @mawliidmuftiga7238
    @mawliidmuftiga7238 3 ปีที่แล้ว

    شكرا على الإفادة يا حمد

  • @abdiladifyousof2946
    @abdiladifyousof2946 3 ปีที่แล้ว +3

    wllo hamda hussein waa maxay provisionkaaga waa maxay ? waxa aan aad ula yaabey si dhibta yar ee aad nugu soo gudbiso ducooyinka iskuna xidhayso science ka iyo diinteena macaan. wll waxan rajeynayaa in u ilaahey kugu ilaaliyo camaalkaaga wanaagsan.

  • @ladiaomar6893
    @ladiaomar6893 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbti

  • @hafsahuubay
    @hafsahuubay 3 ปีที่แล้ว

    Hamda❤

  • @M.Gaandaa
    @M.Gaandaa 3 ปีที่แล้ว +1

  • @samiyaabdi2346
    @samiyaabdi2346 ปีที่แล้ว

    Duco aan jeclhy mar walba inaa dhageysto

  • @mawliidmuftiga7238
    @mawliidmuftiga7238 3 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا لك أختي العزيزة

  • @Oowhasan
    @Oowhasan 9 หลายเดือนก่อน

    :soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska daaya,walaal adna muuqaalkaan ka saar dambi baa kuugu socdee.

    • @cashosiciid4843
      @cashosiciid4843 9 หลายเดือนก่อน

      Oo ma hees baa ka baxaysa waaba ducee walal

  • @nazraabdiaziz7166
    @nazraabdiaziz7166 9 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيرا