Ducada iyo Ammaanta Ilaahay|Duco iyo Dareen|2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มิ.ย. 2023
  • Sidee ayaan Ilaahay u ammaanaa haddii aanan Carabii badan aqoon weli ma iswaydiisay?
    Jawaabta muuqalkan ka dheeho.
    Ciid wanaagsan 🌸

ความคิดเห็น • 45

  • @knanhalane1434
    @knanhalane1434 5 หลายเดือนก่อน +5

    Alle wayne waxan kuu weydiin in uu noloshaada barakeeyo oo kheyr oo idil kusiiyo

  • @hamdaali1050
    @hamdaali1050 หลายเดือนก่อน +2

    One year baa kasoo wareegay mantoo kale ayaay ahayd markay hamda eryadan toolmoon dhegeheena soo gaadhsiisay, Walaal eebbe arrimahaaga hakuu dhamaystiro, Ducooyinkana hakaa aqbalo. Hana ku barkeeyo akhiro iyo aduunba ❤❤🎉

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax aan kuugu mahadnaqo ma garanayo balse wax aan duco ahayn iyo in ilaahay kaa abaaliyo mooyee wax kale kuugu abaal gudo ma jirto rabbi ha ku dhowro ha ku xifdiyo amuurahaaga ha sahlo nolol barako leh oo barwaaqaysan farxad iyo badhaadhe leh ilaahay hakugu arsaaqo aakhirana jannatul fardawsa aclaa ilaahay ha ku galiyo

  • @drnadiifodaahir8913
    @drnadiifodaahir8913 หลายเดือนก่อน

    جزاك اللة

  • @yasminaciyaale6693
    @yasminaciyaale6693 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid gcloh❤

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha'alaaaah 💯
    جزاكِ الله خيرا أختي على هذا المحتوى الجميل الرائع🎉
    Aad ayad ugu mahadsantay muqalkan qiimaha leh, ilahay muslimaadka adigo kale hanooga dhigo, kuwa ufahansan diintooda Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 ปีที่แล้ว +3

    Subhaanalaah this little lady is a amazing
    Ahmed texting from. Birmingham

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed ปีที่แล้ว +4

    Eid Mubarak hamda waxaan ku rajaynaa khayr iyo wanaag adiga reer kabasho, duco iyo dareen ❤ waxaan si niyad ah allaha kaaga inagoo baryayaa inuu waxkasta oo qalbigaaga ku jira idinku deeqo❤🎉

  • @awlaadi-jacaylka
    @awlaadi-jacaylka 7 หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik hamda wllo❤

  • @samiagarazho6333
    @samiagarazho6333 8 หลายเดือนก่อน

    Mnzhs Allah wll qliyeey ❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء وبارك الله

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 ปีที่แล้ว

    Jazaakillaahu kheyran yaa ukhaya.

  • @MogadishuTV6572
    @MogadishuTV6572 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jumca mubarak Allah akbar❤

  • @bandhigaxogaha4265
    @bandhigaxogaha4265 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallo you are my best scholer

  • @yusra.ahmdd03
    @yusra.ahmdd03 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak abaayo Hamda iyo dhammaan muslimiinta caalamka 🤍

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 ปีที่แล้ว

    Jazakallah abyo ❤❤ qof dadku u baahan yahay bd tahay

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Alxmdullilah maalin aad u wayn maanta😊
    Jazakallh khayr xppti hamda husein 💜💗👸

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarik xamda hussein 🎉❤

  • @ciisemuqtaarmohamed9154
    @ciisemuqtaarmohamed9154 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walashey qaaliga ag Alaha kaa abaal mariyo

  • @shukrihassan6574
    @shukrihassan6574 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarak

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 ปีที่แล้ว

    Jazkleh khayr runti walal qali ka faaiidaysaytay ducada shalay all duco aad iyo aad uu faaiidsaty

  • @kaltunabdidirie2226
    @kaltunabdidirie2226 ปีที่แล้ว

    Xamda walaalo barnaamijan waan u xiisay duco iyo dareen Soo celi❤ illahay haku xiftiyo

  • @abdiqanimello7888
    @abdiqanimello7888 ปีที่แล้ว

    الله اكبر ❣️

  • @nourahussein3993
    @nourahussein3993 ปีที่แล้ว

    Xamdaay barnaamijkan aad ba ugu xiisney no so celi❤

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma หลายเดือนก่อน +1

    Maanta waa carafo

  • @AishaHassan-kl6by
    @AishaHassan-kl6by ปีที่แล้ว

    JasakLaah xamda eid mubarak barnaamijyadada aad ayan u jeclahay wax badan wan kaa faiday ilahay ha kàa rali noqdo❤

  • @Zalmougaas
    @Zalmougaas ปีที่แล้ว

    Thank you abaayo ❤️😭

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +2

    ASLAAMU alykuma masha Allaha Eid Mubarak ilaahaya eidan Eideeda hinagu Gaadh siiyo Bash Bash iyo Barwaaqo Allaahuma Aamiin qofkii 106 video gan daawada thanks ❤❤❤🎆

  • @user-xz5ij3xp7v
    @user-xz5ij3xp7v ปีที่แล้ว

    Alle ayaa mahada iskaleh

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k25 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid hamday barnamijyadada kama daalo

  • @user-xz5ij3xp7v
    @user-xz5ij3xp7v ปีที่แล้ว +1

    Fast one

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 ปีที่แล้ว

    Allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be ปีที่แล้ว

    First 😇😇😇

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802 ปีที่แล้ว

    Manshallah ducooyinka san u jecela marka ka hadalaysid inoo wad haga cajisin.huuno

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @Hamda-wt6yl
    @Hamda-wt6yl ปีที่แล้ว +1

    Hamda hussein😍🥰

  • @esmajidible94
    @esmajidible94 ปีที่แล้ว +1

    Ciid wnagsan ❤

  • @user-gu6wr4bq4i
    @user-gu6wr4bq4i ปีที่แล้ว

    Allaah - swt - wuxuu yidhi ونحن أقرب إليه من حبل الوريد mar kale wuxuu yidhi وإذا سألك عبادي عنّي فإنّي قريب
    Allaah - sarreeyo hufnaaye - waa mid ka nasahan sifo walba ooy makhluuqaad-ku ku sifoobaan Allaah - sarreeyoo hufnaaye - waa mid ka nasahan inay koobto ooy hareerayso mid kamid ah makhluuqaad-kiisa ( samada IWM )
    Walaashay Hamda Allaha ku barakeeyo iska ilaali wax walba oo shubuhaad ku jiro iyo wax walba oo khilaaf ku jiro

    • @hanadcishqi5902
      @hanadcishqi5902 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay cida nabartay ee nooga warantay waa Nabi muxamed صلى الله عليه وسلم
      Sidu usifeeyay ayan usifaynaynaa sifl waloo nabigu usheegtay rabigii waanu usheegayna,
      Ilahayna sifo walo quranka ku sheegtay waanu rumaynaynaa wanan usugaynaa,
      Qaybkau thy iyo sidu yahayna malinta. Aragno qiyaamaha insha'Alah ayanu ark,
      Intaa ka horaysa waxan ku leenahay adiga iyo qof walo isku daya inu wuxu arkay udaliilsado wuxuna u'arag cilmina ulahayn shaydanka iska naar,
      Alaah isaga ina yidhi
      ليس كمثله شيء
      Wax lamida majiran ilahay micno ahan iyo sifo ahanba
      Inta kadib ayu ilahay ayada ku khatimay,
      وهو السميع البصير
      Waa ale maqal badan oo arag badan,
      Waxba marka shaydanku yuuna ku odhan basharka wax maqle, ilahay hawsifayn, ama makhluuqa wax arke ilahay ka nasah,
      Ogowna waa god shaydanku fadhiistee iska naar wax walo ilahay sheegtayna usug adigon, badalin, leexib,tuurin, sido kalana ekaysiin
      من دون تحريف ولا تأويل ولاتكيف ولاتعطيل

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 ปีที่แล้ว

    Eid Mubaarak sis

  • @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td
    @SacdiyoxuseenAhmed-bf7td ปีที่แล้ว

    M.

  • @happyofficiall
    @happyofficiall ปีที่แล้ว