CAWAALE AADAN HEESTA CALANYAHOW OFFICIAL VIDEO by sntv Toronto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Fanaanka Cawaale Aadan oo heesta Calanyahow si qurux badan u soo duubay

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @hamdamahamoud4429
    @hamdamahamoud4429 8 ปีที่แล้ว +1510

    I'm from Djibouti but I love my flag🇸🇴 And we all Somalia 🇸🇴 alloow noda ❤️

    • @jaytechnology8140
      @jaytechnology8140 8 ปีที่แล้ว +53

      thanks a lot ..... i hope to c somalia as one nation

    • @saadiacodey6737
      @saadiacodey6737 8 ปีที่แล้ว +24

      welcum Abayo big love

    • @hassanistiila4654
      @hassanistiila4654 8 ปีที่แล้ว +10

      +sumayo queen lol

    • @mohamedsamirabdulkarim6369
      @mohamedsamirabdulkarim6369 8 ปีที่แล้ว +9

      saadia CODEY mashallh

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 8 ปีที่แล้ว +13

      +sumayo queen walee iyo bilee sharaf iyo cizi baad mudantahay thanks we love djibuti hanoolaato

  • @kareemgeta8375
    @kareemgeta8375 7 ปีที่แล้ว +717

    I am from Somaliland gaar ahaan dadka lahebsoco I love calankega baluuga wlhi markaan arko aad baan uqiiroda elahayow wadankena noxasili oo qabiilkana naga madowe I love u somali weyn dhalinta jiilka danbe kaca kuligiin

    • @mahamedabdi4373
      @mahamedabdi4373 7 ปีที่แล้ว +6

      Kareem Geta 🙏🙏🙏❤❤🇸🇴

    • @hibaqderossietlahassan4058
      @hibaqderossietlahassan4058 7 ปีที่แล้ว +1

      hiaghasn

    • @suleqaabdulle4945
      @suleqaabdulle4945 7 ปีที่แล้ว +10

      Kareem Geta Waan qiroday Somaliya hanolato

    • @cadniabshir6620
      @cadniabshir6620 7 ปีที่แล้ว +17

      kareem Geta ax wadani baa thy wlhi ilaahow soomali midee qabiilkana naga madoobe Ilove All somale people
      From puntlnd somalia

    • @midnimoqarankhaliil9340
      @midnimoqarankhaliil9340 7 ปีที่แล้ว +16

      Kareem Geta walaal mcn jaahil baa ku heeb soocaa lakiin anigoo afka dhalin yarada soomaalieed kuhadlaayo waxaan kuleeyahay we ar all one and we will be one insha allah ilaahey ayaana mid naga dhigay so plz dont say that one love all soomaali

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 9 ปีที่แล้ว +771

    I am From #Jigjiga #Hargeisa #Djibouti #Xamar #Garissa
    My dream is to see #StableSomalia - in #2016
    #Somalia will Rise Again - INSHA,ALLAH ...

    • @BulshaawiTv
      @BulshaawiTv 9 ปีที่แล้ว +14

      anigaba aad baan u jeclahay wlh in sharaftaan aduunka ku laheen eey noo soo noqoto

    • @mohamedmohamudabdukadiribr4370
      @mohamedmohamudabdukadiribr4370 8 ปีที่แล้ว +9

      Waan wada sugeenaa dhamaanteen
      waana rajeeeneynaa. ılaahoow soo dadaji

    • @khadranorali1025
      @khadranorali1025 8 ปีที่แล้ว +4

      +mohamed abdulkadir amiin yaa rabi

    • @hamdaafjanno4594
      @hamdaafjanno4594 8 ปีที่แล้ว

      yaroow hanna shegaan hrgisa afka ka dhig

    • @marwa7070
      @marwa7070 8 ปีที่แล้ว +3

      Amiin yaa Rabi Insha Allah

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 2 ปีที่แล้ว +49

    I m from Djibouti, I crie when I hear this song wlh. Somali ha noolato, nacabku dharbiyada ha jidho😭 🇩🇯🇸🇴

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      I always wanted to visit Djibouti, i spent 5 years in Somalia and always wondered how Djibouti and somaliland are developed, while we didnt even progress at all sonce 1980s when I went there 12 years ago for dhaqancelis alshabaab was still roaming in the capital, they were expelled while I was still and heard from my family its starting to get better, but gotta love somaliland, Djibouti I see them as light that can guide somalia to to better future and hope fully a European union kind of alliance between all of horn Africa including eritrea and kenya, imagine the super we could be

  • @nimcaanjaarso4873
    @nimcaanjaarso4873 8 ปีที่แล้ว +290

    Iam from jigjiga I love my flag wn ka helaa heestan insha allah soomaali wayn one

    • @ilwaadcaraye3616
      @ilwaadcaraye3616 7 ปีที่แล้ว +5

      Nimcaan Jaarso thanks bowe insha allah somalia waa midoobi

    • @nimanjr4973
      @nimanjr4973 7 ปีที่แล้ว +5

      Insha allah wan midoobi doona mar un

    • @axmedmaxamuud3175
      @axmedmaxamuud3175 7 ปีที่แล้ว +3

      Nimcaan Jaarso guul somaliwayn thanks wllo pig respect jigjiga

    • @shaleeleeyedan5128
      @shaleeleeyedan5128 5 ปีที่แล้ว

      B

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      Nimcaan Jaarso yes my brother inshalah bi idnilaahi kariim, one day all Somalis will unite, they fear us, there is a reason why, we are up most intelligent human beings

  • @moulos1130
    @moulos1130 7 ปีที่แล้ว +82

    i am from djibouti aad ban u jeclahay walalaheen somaliyeed iyo calanka buluuga ah. inshaalah maalin bay nu midoobayna shanta somali oo dhan imikana saan saan cafimaad ba socota.

    • @dekowabdihassan5305
      @dekowabdihassan5305 5 ปีที่แล้ว +1

      I'm from Kenya i love our flag we Somali we are one people inshallah we will unite and shaanta somaliyeed #muqdisho #hargeysa # garissa # jigjiga and #djibouti one love

  • @iamkoke9240
    @iamkoke9240 8 ปีที่แล้ว +390

    Am from Kenya I do love our flag 🇸🇴 one love Somaali weeyn.

    • @ahmedceyni9344
      @ahmedceyni9344 7 ปีที่แล้ว +7

      Iam Koke - Yarisoow noolow sxp

    • @flaria4011
      @flaria4011 7 ปีที่แล้ว

      Iam Koke our? ha!

    • @abdikadirbilow2182
      @abdikadirbilow2182 7 ปีที่แล้ว +8

      love my homeland somali weyn

    • @mushtaaqmohamed9422
      @mushtaaqmohamed9422 4 ปีที่แล้ว +4

      llove love my flag🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ but l hate you kenyan government

    • @mahadalimohamed1820
      @mahadalimohamed1820 4 ปีที่แล้ว +4

      Kenyati meesha ey naga geli doonan ayan raba hada ayan kor madaxa usoo qadnay kenyatiyow

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 8 ปีที่แล้ว +416

    inta xanusan alleh ha cafiyo... rer jabuuti hadan nahay wan tagersanahay somali

    • @degancadeey7848
      @degancadeey7848 8 ปีที่แล้ว +15

      anagana wan idin tagersanahay ree jabuuti

    • @cadniabshir6620
      @cadniabshir6620 7 ปีที่แล้ว +7

      si dookale Reer jabuuti walaalo iga dheh

    • @asmaabdi4659
      @asmaabdi4659 7 ปีที่แล้ว +3

      Abu hassan khayad mahad ssnid wll

    • @mahamedabdi4373
      @mahamedabdi4373 7 ปีที่แล้ว +1

      Abu hassan Khayad 🙏🙏🙏❤👉❤👈

    • @aishaahmed1273
      @aishaahmed1273 7 ปีที่แล้ว +2

      Abu hassan Khayad jabouti wallal qulubta somaliyed kyweyn dad amalkoda gudidoono maaha

  • @BariirahBeauty
    @BariirahBeauty 9 ปีที่แล้ว +94

    Masha Allah I love my Country Somalia all my heart, Baladul Aamin Allow kayeel, oo cadowgana kabad baadi. Allow nabad iyo barwaaqo maguuraan ah ugu yabooh. 🍃🌽🌁🌺🌹💘💘💘💘 Somalia Allahu macak, Salaam 🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @moussadabarbarakad6979
    @moussadabarbarakad6979 7 ปีที่แล้ว +287

    i'am djiboutian we are not somalidid i like all somali... pls make like

    • @saynabawmaxamed100
      @saynabawmaxamed100 5 ปีที่แล้ว

      wadanidhabaoojeclwadankiisa

    • @fariyasab
      @fariyasab 4 ปีที่แล้ว +1

      Moussa Dabar Barakad Djiboutians are somalis too

    • @hasani3233
      @hasani3233 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali le sokuma hadashitho

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 3 ปีที่แล้ว +89

    I'm 22yrs and never went to Somalia but we Somalis share the flag alhamdililah, I love Somalia 🇸🇴 and God willingly I'll go Somalia one time...I use to hear this song in tiktok but today I'm watching it here... proud to be a somali guy.

    • @moemuuse513
      @moemuuse513 2 ปีที่แล้ว +5

      Good

    • @akreamhapiip6322
      @akreamhapiip6322 2 ปีที่แล้ว +3

      Tnz nice song G g😇

    • @akreamhapiip6322
      @akreamhapiip6322 2 ปีที่แล้ว +2

      @@moemuuse513 GGG @ 😇😇

    • @cwalimuhudiin4441
      @cwalimuhudiin4441 2 ปีที่แล้ว +1

      We are waiting you

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว +1

      Im 22 aswell bro I got sent back alone when I was 10 for dhaqancelis (cultural rehabilitation) bro was hell and a straight up culture shock but I pulled through learned the language and Arabic and finished the Quran so at the end it was worth everything went through as 22 year old I don't think you'll have to go through that trauma 😂

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 4 ปีที่แล้ว +178

    Wllhi waaan ogahay ima dhaafaysid
    2020ka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋💋😢😢😢💋😢💋😢

    • @hanadsaleeban2965
      @hanadsaleeban2965 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋

    • @koofilabdirqadi4775
      @koofilabdirqadi4775 3 ปีที่แล้ว

      M.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 ปีที่แล้ว +24

    I'm Djiboutien but i love dadkega iyo dalkega somaliya 🇩🇯🖇🇸🇴 wahkaste waha kahoreya calanka bluega 🇸🇴❤🙏

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 ปีที่แล้ว

      Et si alors ms tu préfère l drapeau bleu de notre drapeau c ça alors, war t es pas djiboutien ,moi aussi je l aime drapeau bleu ms pas trop de mn drapeau en veux pas de que on devient un région pour l somalia et que on notre drapeau disparu marka chacun reste ça place

    • @hibaaqmohammed8924
      @hibaaqmohammed8924 ปีที่แล้ว

      @@mnviepapa2003 tu es ridicule.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 ปีที่แล้ว

      @@hibaaqmohammed8924 pourquoi, il ya quelque chose ça vait rire ici

  • @dgsiiyedemariyaabdikadir5739
    @dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 ปีที่แล้ว +50

    Fanaaan somaliyeeed wlhi xata qabyaalad ma yaqaano runti imisa igu tageersan like igu qabo plz

  • @Muhuyadin10
    @Muhuyadin10 5 ปีที่แล้ว +70

    I’m from Borame 😍 and proud to be Somali
    Insha allah we will be one of the strongest country in Africa 🇸🇴

  • @muhiimhashim9957
    @muhiimhashim9957 7 ปีที่แล้ว +166

    I'm from Hargaysa Somali mid ah guul calaankayga nuuurow

    • @izahakothmanesse945
      @izahakothmanesse945 5 ปีที่แล้ว

      shame on you shame on you...

    • @saynabbintulula2790
      @saynabbintulula2790 4 ปีที่แล้ว +2

      Love you

    • @banaystegle5403
      @banaystegle5403 4 ปีที่แล้ว +2

      IzahakOthman Esse shame on you 30yr tolkay tolaay

    • @saeedyasin8701
      @saeedyasin8701 4 ปีที่แล้ว +2

      @@izahakothmanesse945 maxaad ka rabtaa wadaniga reer hargeisa??
      Wadankisa iyo dadkisa cidna kama xigto 🇸🇴❤

    • @banaystegle5403
      @banaystegle5403 4 ปีที่แล้ว

      Sa123 aduu fahan futadaa caqliga lagaa galiye muxuu dhahay isagu bal Ma fahantay

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 7 ปีที่แล้ว +149

    i'm Djiboutien but i love me brother somalien inshallah i hope a peace que la paix soit recouverte a mes frere somalien inshallah

  • @abdirizack4993
    @abdirizack4993 7 หลายเดือนก่อน +11

    Am from mandera Kenya I love our beloved flag of somalia

    • @MahamedMahad-k1j
      @MahamedMahad-k1j 3 หลายเดือนก่อน

      I hate Kenya 🇰🇪 😂

    • @warsameofficial
      @warsameofficial 2 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks bro Am celebrating right now to this song❤🇸🇴❤

    • @JustAnotherAbdi
      @JustAnotherAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Divided by borders, United by blood 🩸 🇸🇴❤️🇰🇪

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว +4

    Aniga oo ah reer muqdisho waan jeclahay walaalaheen reer jabuuti jiir quraaynu nahay jabuutaay🇸🇴🇩🇯👍

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +17

    Proud to be Somalia 🇸🇴 boy 💔💪 Maalin uun Somalia siday ahaan jirtay way kuso laban isha Allah. 2021 is muujiya somali wayn 🙏

  • @fadumounable5621
    @fadumounable5621 9 ปีที่แล้ว +146

    I'm from somaliland but I love this song ale haaa dhowro somali and cawale adn fanana qaliya 😍😍😍😍

    • @abdishakurshuaib6671
      @abdishakurshuaib6671 9 ปีที่แล้ว +22

      somaliland iyo somalia waxba hakala sarin eebow you are frome somalia

    • @yusuffuad5570
      @yusuffuad5570 7 ปีที่แล้ว +22

      kkkkkk aniga somalilander ayaan ahay lakin walaahi waxa aan jecelahay in aynu isku darsano ooo calanka buluuga wada qaadano cadawgana iska wada celino inagoo isku duban

    • @lailamohamed9481
      @lailamohamed9481 7 ปีที่แล้ว

      Fadumo Unable as

    • @safiyoabdirahim9699
      @safiyoabdirahim9699 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha a alash
      Soolabo calankeygoo

    • @safiyoabdirahim9699
      @safiyoabdirahim9699 5 ปีที่แล้ว +2

      Quruxbada Na

  • @naemabilan5387
    @naemabilan5387 2 ปีที่แล้ว +56

    After 9 yrs 2022 Still watching this song😭😭❤❤My Fav🥺

  • @fatimaa6045
    @fatimaa6045 8 ปีที่แล้ว +43

    in sha Allh Marbad Curano Rabi So Celin Cududado i am somalilander but wan jeclahay inu gulaysto calanka buluga quruxda badan allow ku dhawr
    Somaliland Haday go do iyo hadi anay gu inba in sha allah mar walba calankayga wad ahan donta

    • @ahmedceyni9344
      @ahmedceyni9344 8 ปีที่แล้ว +6

      dadka adigo kale hadi iska ahan lahayeen way ficnan lahayd..... Nooolow abaayo faati nuura

    • @fatimaa6045
      @fatimaa6045 8 ปีที่แล้ว +5

      +Ahmed Ceyni walalkey mahadsanid wlhi somalo mida ayan jeclhy rabi ha isken jeclaysiyo somaliyo dhan guuul

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heestii waxan dib usoo booqdey habeenka huryada 26 June 2024 insha allah somalia 🇸🇴 guul baal urajeynayaaa

  • @ninyaroowayn3260
    @ninyaroowayn3260 6 ปีที่แล้ว +44

    I'm from jijiga Ogadenia state of somalia and I proudly love my flag somalia . ilaahayoow dadkayga oo israacay itus. viva somalia

    • @marwomahamoud2702
      @marwomahamoud2702 3 ปีที่แล้ว +8

      Nin culus walalkay sida aad u fikirayso illahay dadka ha nooga wada dhigo, (jigjiga ogadenia state of somalia) incha allah mar ayaanu midoobaynaa anigoo ka soo jeeda jabuuti.🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Ninwaxbadanognaj
      @Ninwaxbadanognaj 10 หลายเดือนก่อน

      ​​@@marwomahamoud2702idam alle waynu midoobi soomaalina way Israaci aniga oo kasoo jeeda somaliland ❤ somali wada dhalasho iyo dhiigaa mideeya somalia hanoolaato❤❤

  • @bukhari4410
    @bukhari4410 5 ปีที่แล้ว +91

    2021❤️❤️✌🏽
    hadaad daawanayso 2021 fadlan like iisaar
    VIVA SOMALIA😎
    calanyahow buluuge
    xiddigta cadaankee

  • @mohmoudahmed249
    @mohmoudahmed249 3 ปีที่แล้ว +12

    I'am somalilander🇮🇷🇮🇷 waan u ducaynayaa dalka somalia ee aan jaarka nahay iyo umada somalida ee dhibataysan🤲

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 ปีที่แล้ว +1

      Leave the iranian flag alone 😂😂😂

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      @@mariamufs2023 😂😂😂

    • @missneehamissneeha8511
      @missneehamissneeha8511 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @missneehamissneeha8511
      @missneehamissneeha8511 ปีที่แล้ว

      Horta lacamad dad kle maxa ingla siiya horta is baro 🇸🇴 waa kaan lacnkaga😅😊

    • @cadisalaandalaal4962
      @cadisalaandalaal4962 ปีที่แล้ว

      DhibaTo nama heyso wlll ee cadi iska dhig

  • @raizaapdiserar
    @raizaapdiserar ปีที่แล้ว +5

    Cawa gurigena waa wada samecado hesa calanka kawada shidan happy 26/6/2023 calanyahow 🇸🇴 😭❤️‍🩹🇸🇴

  • @mmshirkolo7007
    @mmshirkolo7007 7 ปีที่แล้ว +60

    am From hargaysa waaan jeclhay calankayga somaliyeed dadka dhahaayoi xasuuq waxaakasheekeenaaayo wlhy idinkaabukkka Somalia one insha alllah shacabka siyaaasadu yaananay nakala fogayn

    • @fariixaaliabuukar5451
      @fariixaaliabuukar5451 6 ปีที่แล้ว

      😘😘😘 ilahy hakudesto abowe

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      mustafe shirkolo halkaas kawad Midnimada Somaaliya iyo Calankaada bluga jecaylkiisa. Ilahay hakujeclaado. Amiin amiin

    • @nimcokeyf1037
      @nimcokeyf1037 4 ปีที่แล้ว

      @@AMATALLAAH-qd3pq hcphyugigghjg
      g
      Gg#*$5

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 3 ปีที่แล้ว

      Somalia tehee ha sheegan Somaliland plz

  • @HamZahSafAidarous
    @HamZahSafAidarous 4 ปีที่แล้ว +95

    2020🇸🇴🇸🇴🇸🇴Allahayow noo soceeli somali weyn amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯 i am from Djibouti somaliye toos 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @YasminMohamed-se6gp
    @YasminMohamed-se6gp 2 หลายเดือนก่อน +9

    26/june/2024 ❤️🇸🇴 is anybody here?.

    • @kawtherahmed23
      @kawtherahmed23 2 หลายเดือนก่อน

      Haa hambalyo 🎉🎉🎉

    • @choxo.v260
      @choxo.v260 2 หลายเดือนก่อน

      Meeeeeeeee

    • @ahmedyamani4415
      @ahmedyamani4415 4 วันที่ผ่านมา

      why not

  • @HamZahSafAidarous
    @HamZahSafAidarous 7 ปีที่แล้ว +8

    Al hamdou lillah I'm from Djibouti and i feel i am from somalia i hope one day to see moqdisho inchaallah i love you all of somalie people.the blue flat is for all somali people

  • @aishaabdullahi783
    @aishaabdullahi783 10 ปีที่แล้ว +30

    This is the best song ever in Somalia's song history! Thank you Cawaale Aadan.

  • @souleikoolade9329
    @souleikoolade9329 6 ปีที่แล้ว +50

    Im from Borama 😘 l love my flag Somalia 😘😘

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 10 ปีที่แล้ว +53

    I love somali
    Waan jeclahay dalkeeyga iyo dadkeyga
    Inaan soomali ahay waanku faana runtii ♡♡♥♥♥

  • @HusseinCabdullahi
    @HusseinCabdullahi หลายเดือนก่อน +1

    I am a Djiboutian 🇩🇯 soldier
    I believe that Somalia 🇸🇴 is My country

  • @zubeyrabubakar293
    @zubeyrabubakar293 7 ปีที่แล้ว +16

    Iam Somali by birth but grew up in Kenya I love somalia

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 8 หลายเดือนก่อน +2

    I’m Somali from Ethiopia and this is my flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว +6

    waa curtay calankeygii ❤🇸🇴😭 waa taa aan ka soo badinay Africa oo noqonay lion of Africa 🇸🇴😭❤

  • @yazier_4456
    @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว +7

    I'm from hargeisa waligay ma arag calanka Somalia 😢 Alleh nabad haka dhigo Somali oo dhan

    • @maryankhalif5522
      @maryankhalif5522 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭Ilhay umadena Hatuso inay wallo yihin

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maryankhalif5522 ameen insha Allah wllo somali waa wlllo ee wxa kala diley siyaasiyiin dano gaara le

  • @HiHi-bj6rw
    @HiHi-bj6rw 5 ปีที่แล้ว +22

    i am Somali Bantu and i love ❤️ Somali people and im friends 👫 with the Somali people to and i know every song they put in

    • @kowsarmohamed430
      @kowsarmohamed430 4 ปีที่แล้ว +4

      Ur original Somali don’t say Somali bantu ur only Somali

    • @gashaanleguureeye4779
      @gashaanleguureeye4779 4 ปีที่แล้ว +4

      you are somali bro

    • @muna8049
      @muna8049 ปีที่แล้ว

      my somali sis

    • @blackgoku01
      @blackgoku01 15 วันที่ผ่านมา

      Your a somali .bantu or cushtic doesn't exist in our race

  • @MaanHersi
    @MaanHersi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Calankeygow ❤️🇸🇴❤️ Naftayda Waan ku Hurin Wlhy Busan Caddow Ku Hawaysan calankeygw Ama Geri sharf leh Ma guul sharf leh labada Mid u dhaxeysa maleh❤

  • @ninyaroowayn3260
    @ninyaroowayn3260 6 ปีที่แล้ว +12

    masha Allah I'm from jijiga but this is my true flag. may Allah reunite us again insha Allah . somalia one love. #soomaaligalbeed #somaliland #koonfurtasomalia #jabouti #Nfdgarrisa Shanta soomaaliyeed dadkayga

    • @princessofjanah829
      @princessofjanah829 2 ปีที่แล้ว +1

      Insha alah 🤲🇸🇴🥹💔😢xamar kaso salama wan iska ooyay marka aqriyay farintada yaa alaha ilahow namidee🤲🤲

  • @sahrujawiilwal8291
    @sahrujawiilwal8291 6 ปีที่แล้ว +6

    Thank you cawaale aboowe Calankayga Ilaah maogiye wax kala oo iiga sareeyo majira calankeeyga quruxda badan.

  • @ikraaamaragsan688
    @ikraaamaragsan688 5 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢allow ka dhig nabad dulki hooyo 💪💪waxan jooga kenya from garisa lkn dulklkeyga hooyo adunka ogu jeclahay inan tago mar un xamar 💟jubaland aya mar tagey all somalia wan so barani dona lkn xamar xanun waye dadkenaa wey cuntey Omg😭😭😭😭Viva somalia wen like i sar hadad somalia dhalad tahay love you 😍😍😍

  • @ramla6386
    @ramla6386 3 ปีที่แล้ว +2

    Cishaa imani calanyoow 🇸🇴
    Calamkoow idil calooyow 🇸🇴
    Laga ciseyni calanyoow 🇸🇴
    Codkaagu shaqeyn calanyow🇸🇴
    ❤🇸🇴❤💙💙 inshaa allah nabadi hore wey soo noqon ❤

  • @ahmedmiskiin8800
    @ahmedmiskiin8800 7 ปีที่แล้ว +155

    calankaan waligey ma akrin meel uu kababanayo waxa kaliya ee aan uxiisa qaba waa inaan arkaan oo aan salan usaaraa

    • @ahmedceyni9344
      @ahmedceyni9344 7 ปีที่แล้ว +9

      Ahmed Miskiin - Sxp insha Allah dalka imaw markas ayaad arki doonta sxp

    • @aishaahmed1273
      @aishaahmed1273 7 ปีที่แล้ว +6

      Ahmed Miskiin insha allah waa arke qalbigaga ku wayne baryahan calalo laga qaymo badshe

    • @mohamedwadani7058
      @mohamedwadani7058 7 ปีที่แล้ว +8

      Ahmed Miskiin *insha Allah waad arki dontaaa waliba iyadoo Somali mid tahay insha Allah*

  • @yasminmohamed1388
    @yasminmohamed1388 8 ปีที่แล้ว +78

    From kenya, Nairobi City $ I love my Flag Somalia Allah isku ken kenooo Somali weyn

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 4 ปีที่แล้ว +3

    💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴insha Allah mar baad uran doontaa oo balayada alle kaa dulqadi donaa calan yahow Cawale adan fanan aan tagero👌👌

  • @sombrighttech
    @sombrighttech 7 ปีที่แล้ว +16

    *Am Somalilander* but am feeling upset when I hear this part ..
    *Inch Allah Marbaad curanoo RABBI soo celin cududaadoo sida Curubtiyo Ubax curdinaad carfi doontaa*
    Every thing will be Ok Inchaa a Allah.

  • @mlssaniversary9367
    @mlssaniversary9367 6 ปีที่แล้ว +8

    I was born in Kenya and educated as well i have been to jigjiga,Hargeisa,djbouti💓💓Hope to see somaalia re-built Insha Allah💖💖
    Sikastaba hanoqotee sojireenka dhaqankiyo Somaali nimadan dadka kaga sarenaa

  • @faysalmaxamed1397
    @faysalmaxamed1397 8 ปีที่แล้ว +13

    heesaha madha geesto mana jecli inaan maqlo ama dhameeyo
    hestaan aad bn ujeclahay toban mar kabadan waan dhakees tay waana hees qiima badan oo astaanta dalkeega kata jumeesa cawaale adan waad mahad santahe ahay

  • @saaboc-raxmaan.5275
    @saaboc-raxmaan.5275 2 ปีที่แล้ว +17

    Proud to be Somali.🥺🇸🇴❤

  • @updalelampard8211
    @updalelampard8211 ปีที่แล้ว +2

    9aal sano kadib ayaan daawaday heestan
    isha allah 2035 anaa somalia madaxweyne
    kanoqon doona oo domali mid ka dhigi doona
    illhy caafimaad qab ha igu gaadhsiiyo 🤲🤲🤲

  • @guledakon665
    @guledakon665 9 ปีที่แล้ว +40

    l'm from Somaliland Best song cawaale aadan and somaalia farxad kuwaara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌

    • @saadiacodey6737
      @saadiacodey6737 8 ปีที่แล้ว +1

      what is de meaning of somali land guys???hhhhh never heard before lol

    • @uniteislamicempire5540
      @uniteislamicempire5540 8 ปีที่แล้ว +2

      +saadia CODEY
      true walhi never heard it before

    • @abdiiomar8195
      @abdiiomar8195 8 ปีที่แล้ว +1

      guled love somaliland frm xamar

    • @qalbinuura1709
      @qalbinuura1709 8 ปีที่แล้ว

      +saadia CODEY hey girl just chill he's supporting Somalia

    • @qalbinuura1709
      @qalbinuura1709 8 ปีที่แล้ว

      +Jamal Omar ever heard of opinion even though he's not somali and he's showing some respect
      so grow the fuck up and learn how to respect people

  • @ismashofficial3540
    @ismashofficial3540 7 ปีที่แล้ว +11

    Am from Kenya Nairobi city waan ilmeeyaa markan maqlay heesta calanka alloow shraftiisa ino so celi 5 ta somalia alloow itus ayadoo mideysan

  • @hamdibbelovlogs3273
    @hamdibbelovlogs3273 8 ปีที่แล้ว +111

    I'm proud to be Somalia love you forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @gooosgoood642
      @gooosgoood642 7 ปีที่แล้ว +2

      Hamdi Queen Djibouti

    • @gooosgoood642
      @gooosgoood642 7 ปีที่แล้ว +2

      Hamdi Queen don't forget proud to be djiboutian. no hard feelings

    • @zeitunabdiomar8264
      @zeitunabdiomar8264 6 ปีที่แล้ว

      Hamdi Queen we love somali

    • @hanafarah199
      @hanafarah199 5 ปีที่แล้ว

      Yeah me too I am proud to be somali girl love somalia 🇸🇴 forever 😍😍😍❤️❤️❤️

    • @sicidsiciidyusuf9496
      @sicidsiciidyusuf9496 5 ปีที่แล้ว

      Insha allha way dhowdahy markii aynu midobi lahyn waynu kabixin dhibka

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 5 ปีที่แล้ว +11

    #1Luulyo2019 🇸🇴♡🇸🇴♡🇸🇴
    Oo cishaa imani calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Caalamkoo idil calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Lagaa cisayni calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Codkaagu shaqayni calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Carradaada dahabkaa calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Shidaalka camiran calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Cayriin lasoo bixi calanyow🇸🇴💭💙🌧
    Ood cayr kaga bogsani calanyow🇸🇴💭💙🌧
    InshAllaahu mar baad curanoo🌸🌻
    Rabi soo celin cududaado 🌻🌸
    Sida curubtiyo ubax curdinaad🌸🌻
    Carfi doontaa🌹❤💙💭❤🌹

  • @maryankeyfmerrykeif4853
    @maryankeyfmerrykeif4853 7 ปีที่แล้ว +4

    iam from shabeela rigion special jowhar city I like my Somalia country I'll proud to be stable alhamdullilah alahamdullilah alshukrililaah glory be to alaah insha laah if alaah say we shall be hope good state in somalia country ilove my people and my riligoin and my country

  • @guledes
    @guledes 6 ปีที่แล้ว +2

    i'm from republic of somaliland .... I love all somalis
    nabad iyo colaad la aan idiin rajaynayaa dhamaantiin.

  • @sittimatan876
    @sittimatan876 4 ปีที่แล้ว +4

    I love Somalie🇸🇴🇸🇴 ❤From 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @munohassan5864
    @munohassan5864 7 ปีที่แล้ว +37

    I am from somalia and I love my home flag, I can see everyone do but always is my heart

  • @abdirhmanyousuf513
    @abdirhmanyousuf513 7 ปีที่แล้ว +25

    mcha Allah waa heesta kaliya een ka jeclay heesaha somalia incha Allah nabad waarta Alle ha idin siiyo ilmadeer
    I'm from somaliland guul umada somaliyed incha Allah

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadaan nahay re jibuti Wan jecelnahay walaalehen Somalia. Viva Somalia.

  • @abdirahiinabdalla8447
    @abdirahiinabdalla8447 2 ปีที่แล้ว +4

    YA ILA DAWADY 2022😁

  • @aliabdalla7577
    @aliabdalla7577 7 ปีที่แล้ว +21

    i am from Tazania somalia my name is nassir abdi mohamed i am in kenya now i love my contry somalia so much peace in our conrty somalia

  • @mohamedhashi5809
    @mohamedhashi5809 4 ปีที่แล้ว +4

    I'm from Mogadishu somali and I love my flag so muc.

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 8 หลายเดือนก่อน +2

    I'm 19 years old it's January 2024 I wish to celebrate beautifully this and even next upcoming years 🇸🇴❤️

  • @aminamohamed6514
    @aminamohamed6514 9 ปีที่แล้ว +8

    allow dhowr cawala waa fanaan wadina ah oo kala soocin somali allaha ku dhaafo

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey mar uun itus hargeisa oo calanka baluuga ah ka babanayo From duriyada xalaasha s d m

  • @fatimaq8980
    @fatimaq8980 7 ปีที่แล้ว +9

    calanka aduunka ugu quxux da badan from garoowe thanks awale

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭inshallah marba aduunko dhan laga cisayn cawalaaw 💙😭😭inshallah marbay soomali oo dhani heeshin donan 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jabjabkocin5161
    @jabjabkocin5161 4 ปีที่แล้ว +13

    we are Djiboutian , we are pure somali and to regain our unity is still our DREAM

    • @mejhoula
      @mejhoula 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi dheh
      In badan waxan maqlay reer jabuuti waa somaoi diid waxba ma ka jiraan sooma

  • @Mr.MAS24
    @Mr.MAS24 3 ปีที่แล้ว +5

    I’m from USA 🇺🇸 and love our Somali flag 🇸🇴

  • @ayanmoumin1189
    @ayanmoumin1189 3 ปีที่แล้ว +3

    May Allah Almighty bless Somalia I'm absolutely hurt my heart situation of Somalia as djiboutien we love Somalia hanolado 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰💐💯

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi หลายเดือนก่อน +1

    anigoo ku nool Hargeisa ku dhashey wax ku bartay ayaa hadana markan maqalo heeso ka hadlaya somali hadey mid noqoto waan jidhidhiconaya qalpiga uu igubanayaa 😢💔🤲

  • @najmaahhash11
    @najmaahhash11 7 ปีที่แล้ว +9

    I'm proud to be somalia 😚😚 forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-sh9vh3lc3q
    @user-sh9vh3lc3q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan nin soomali ah baa fahmi kara soomalay maa benba. Ilahoow dalkaa noo barakey amin amin cawaa takhdu tahy 1/7/2024 ilahow sanadkan sandkayaga noga dhig muslim oo dhan❤❤

  • @yaqshiidgirl7295
    @yaqshiidgirl7295 7 ปีที่แล้ว +52

    Proud to be Somali❤

    • @gooosgoood642
      @gooosgoood642 7 ปีที่แล้ว +1

      Mumtaz Thebosslady proud to be Djibouti no hard feelings

    • @yaqshiidgirl7295
      @yaqshiidgirl7295 7 ปีที่แล้ว +5

      Gooos Goood no broplem still we r somali's nd also proud Djibouti 🤗💪

    • @gooosgoood642
      @gooosgoood642 7 ปีที่แล้ว

      One love from canada to Djibouti to somalia

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 5 ปีที่แล้ว

    Calankeyga waa ku fanaaaa
    Waa jclhay xaqiiq waan farxaaa markaa maqlo magaca calankeyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardowsasalad4575
    @fardowsasalad4575 2 ปีที่แล้ว +4

    Inshaallah😇 🇸🇴💙 Alow dalkeeyga iyo dadkeeygaba ii nabad yeel Aamiin.

  • @somalidaisjecelhoa5290
    @somalidaisjecelhoa5290 6 ปีที่แล้ว +1

    anigu somali Djibouti ayaan ahay lkn waxaan ahay dadka aminsan Midnimadi somaliyeed love tout all Somali nation❤❤❤❤👍

  • @satnimabdi1703
    @satnimabdi1703 8 ปีที่แล้ว +4

    Somalilander Baan ahay
    waxan jclahay lkn in Somalia
    nabad noqoto ilahay ha qaboojiyo
    incha allaahu marbad Curano
    rabi so celin Cudaadow
    sida Curubtiyo ubax Curdinad
    carfi doonta
    viva all somali ❤

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 8 ปีที่แล้ว

      Aad ayaad u mahadsan tahay Nimo, anaguna waan jecel nahay reer Somaliland

  • @catiiqtv3893
    @catiiqtv3893 11 หลายเดือนก่อน +1

    13 years kadib cawa ayaan dawanayaa anoo 🇪🇬 joogo ilahay awoodeena hanoo soo celiyo

  • @guuusha3699
    @guuusha3699 7 ปีที่แล้ว +37

    I'm from Somaliland,and I do respect for our brother's flag.Nice song.

    • @korneelqootoqooto6031
      @korneelqootoqooto6031 7 ปีที่แล้ว +6

      Guuusha we are one country 💟

    • @Hassan-tt8tc
      @Hassan-tt8tc 7 ปีที่แล้ว +2

      Guuusha who asked you that?

    • @munaadan2673
      @munaadan2673 7 ปีที่แล้ว +2

      Guuusha ❌❌❌❌❌❌❌❌🖕🖕🖕😝😝😝😝😝😝✊☝🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫

    • @aishaahmed1273
      @aishaahmed1273 7 ปีที่แล้ว +1

      Guuusha Allah ku cafiyo

    • @musalsalafsomali5552
      @musalsalafsomali5552 7 ปีที่แล้ว +2

      maamah Ahmed s

  • @queenmuna805
    @queenmuna805 4 ปีที่แล้ว +2

    26 june cwo hampalyo Somalia weyn meel walba joogtan🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mosalat22
    @mosalat22 6 ปีที่แล้ว +4

    I am from hargeysa
    one love flag Somalia but we have dictator in somaliland we waiting government of Somalia .

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed718 4 ปีที่แล้ว +2

    IAM from somalilnd but iLove my flag Somalia 🇸🇴

  • @munimuniza4869
    @munimuniza4869 7 ปีที่แล้ว +25

    I'm proud to be a Somali may Allah accept the dua from him and Somalia becomes great again 🙏🙏🙏🙏

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      Somaliweyn 🎉🇸🇴

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      But sadly this sentiment is only shared by Somalis abroad back there clan culture rules Supreme , we have to have a common enemy to fight against and unite us "pan-somalism" its called and its soo easy to achieve we're literally one race djibouti,somaliland and ogaaden yet so much division 😢

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      We need one goal/objective that we all want wether you're somali/land or djibouti, and that's somaliweyn (greater somalia) then we need an established enemy we all agree cos our dream will not come without obstacles

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      And our people's thinking mentality is the same of Europeans 120 years ago a common goal and a common enemy , also all the Somalis born here should take what they learnt put it to use there

    • @xanmaffia5946
      @xanmaffia5946 ปีที่แล้ว

      Think about it, of any business that made huge success here in the west copy and paste it there

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey mar uun itus hargeisa oo calanka baluuga ah ka babanayo From duriyada xalaasha

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 2 หลายเดือนก่อน +1

      Inshaallah waan arki doonaa from Muqdisho🥺🇸🇴

  • @banaystegle5403
    @banaystegle5403 4 ปีที่แล้ว +3

    From awdal state Love ❤️ my beautiful flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kaafiyomohamed7667
    @kaafiyomohamed7667 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a cawale caradaa dahabkaa calan yahow
    Waa malinti uu mud naaa in la ciseyo Dabaldag xoriyada cawada Allow somali mid kadhig

  • @asmahassan796
    @asmahassan796 4 ปีที่แล้ว +6

    waa hbn saqa dhexe heestaan waxaan usoo raadiyy 1da luulyo drteed clnkygah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @faisalomer8354
    @faisalomer8354 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow ino daah calankeena suuban we love 🇩🇯and🇸🇴 Am From Muqdishaawi

  • @bashirtheyoutuber2973
    @bashirtheyoutuber2973 2 ปีที่แล้ว +11

    I'm proud to be Somali even though I never been to Somalia I love the Somali Flag

  • @ballosaleh289
    @ballosaleh289 ปีที่แล้ว +2

    From khatumo insha alla mar bad curan 🇸🇴 🇸🇴

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +6

    From hargaysa somalia way soo laaban doonta insha allah
    we should put somalia togather again.........
    wale cisigi wuu soo noqonaya insha allah.....

  • @abdullahimohamed3334
    @abdullahimohamed3334 2 ปีที่แล้ว

    Cishaaa iiman calanyahw🇸🇴
    Caaalamkoo idil calanyhw🇸🇴
    Lagaa cizeyniyee calanyhw🇸🇴
    Taaas marwalbo maanka ayaaan kuhaynaaaaa

  • @sadeabdi6662
    @sadeabdi6662 8 ปีที่แล้ว +4

    somalia hanoolato cawale guul ayaan gaari doona in sha allah

  • @hanadqays5415
    @hanadqays5415 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu soomaali ban ahay
    Adiguna walaal akhristow
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 From Burco

    • @CalmCheckeredFlags-nb2xv
      @CalmCheckeredFlags-nb2xv 3 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴