Daawo Heshiiski Wadani Iyo Kaah Iyo Layab Ka Soo Baxay Falnqayn Podcast HN...

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 54

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 23 วันที่ผ่านมา +3

    Asc waar naagah ha ka ogolan in aay isku qatan mag we are rer shakh isaxag ha laisku dayo raga waxa inagu soo socoda cadowga raba just isaaq idinkuna waxad ka hadlasan habar yuunis iyo habar awal hankiinu ha dhafo rer habal guul Somaliland guul rer isaaq❤one love 8 power ❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 23 วันที่ผ่านมา +3

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🦁🦁🦁💪💪💪🙏🙏🙏🌟🌟🌟

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 23 วันที่ผ่านมา +2

    XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 23 วันที่ผ่านมา +1

    Habar jeclo maa timir xabaal talaa jaw

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 24 วันที่ผ่านมา +2

    ha sheegin in ina haashi uu food ka helo h/jeclo
    waa qaayin

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 23 วันที่ผ่านมา +2

    XISBIGA WADDANI WAA HUMANA GUDAHE YUSRA HARTI

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 23 วันที่ผ่านมา +2

    Allah beerka maa nooliye walaahi Araag weeraare is not easy 😂😂😂😂 😅😅 maa nooliye sowkuwa yusra harti laa rifasye 😂😂❤ ciidi doran mayso yusra harti 😅😅😅❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @xafsaosman7405
    @xafsaosman7405 23 วันที่ผ่านมา +1

    Habar jeclo waa xiniinyaha isaaq muuse bixii ayaa dalka baabiyey

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 วันที่ผ่านมา +1

    Garxajis hadaad keenayso yaakuu diiday adaaba xaasidayee hj ciday dhistuunbaa dhisan hadaalin

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 23 วันที่ผ่านมา +1

    2-Xisbi oo isku bah ahi waa indho sarcaad.
    1. Ciro waxaa muhiim u ah Kursiga.
    2. Xirsi waxaa muhiim u ah dhaxal sugaha KOWAAD.
    3. Xaashi waxaa muhiim u ah Xisbi qaran.
    Sadexdu waxay ka xidhmaan.
    In Waddani oo sumcadu ka gubatay laga tanaasulo... waa lagu guuray.
    Xirsi ayaa noqondoona Musharaxa KOWAAD ee Kaah. Xaashina waa dhaxal sugihiisa.
    Waxaa kaliya ee khasaarayaa waa dadkii maalgashadey ee dhiiga u shubay Waddani 15sano.

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 23 วันที่ผ่านมา

    Ninkaa habarjeclo u hadlayaa, waxba ma oga, habarjeclo ayuu ceebeeyay, Subxaana laah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 23 วันที่ผ่านมา

    HAWADII WAA LASOO CELIYAY USHEEG

  • @xildhibaannuux1273
    @xildhibaannuux1273 23 วันที่ผ่านมา

    Haldhashay gawracna weli miyuu hadlayaa

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 23 วันที่ผ่านมา

    Nin Siyaasad laga badiyay ayaa qabyaalad ku meeraysta Somaliland guul

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 23 วันที่ผ่านมา

    Waleekani uu igaqosliyay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 วันที่ผ่านมา +1

    Kii harag weerar maanaguu nagusoo kala qabtay😅😅😅😢

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 วันที่ผ่านมา +3

    HJ wadani u codayn mayso because waakii dagalka nooga baxay ok😂😂😂

  • @xildhibaannuux1273
    @xildhibaannuux1273 23 วันที่ผ่านมา

    Kan inanta u daaya rag ha u dirinee

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 วันที่ผ่านมา +2

    WADANI FAYSALBAA KA DHOW WADANI NOO VOTE CADOW DALKA AAD UGU XUN OO QASHINKII KULMIYIHII HORE LAGASOO XAADHAY AYAA IMINKA NAGU SOO SHAACBAXAYA NOOOOO VOTE YUSRA

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 22 วันที่ผ่านมา

    Iminkaadba dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene Irbad dhuub ma gelisaan afkuna waydin dheer yahaye

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 23 วันที่ผ่านมา

    Kan caawa caadiyuu u ooynayaa

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 23 วันที่ผ่านมา

    Arag wadani iyo Kah waxay saxeexeen MOU kala maana, waxa is guursadey hashi iyo ciro. Waxa is furey ciro xirsi.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 23 วันที่ผ่านมา

    Heego afka nool qurbaha jooga hala gaadho November Kulmiye hogaanka fashilmay ha iska cabaadaan.

  • @hbwarsame1230
    @hbwarsame1230 23 วันที่ผ่านมา

    Ninkan hadalka habar jeclo. Ku hadlaya ma iyagaa dhalay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 24 วันที่ผ่านมา +1

    KKKKKK MAXAAD ISUGU FASAXDAY DUMARKA. ????

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 24 วันที่ผ่านมา

    Nimankani waa rag Somaliland iska hor keenaya Tuugo ayaa tihiin dhamaantii ceeb u dhinta waxii an meesha ka nac nac leh Isaaq way ceebeeyeen war Jabuuti iska celiya imo Somaliya

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 24 วันที่ผ่านมา

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waa u kaadi jarka ha ka dhicin Sacad muse ha la hor ordin dadka wax jeegaan la yidhaahdaa majirto reer Somaliland Cod kooda waxay siinayaan Xisbigii wanaag u horseedaaya Xisbiga uu doono ha ahaado…..Sheekadan haddii aanu reer hebel nahay reer Somaliland waa ka soo horjeedaa….
    Waa Khayran katiiran

  • @raafxero527
    @raafxero527 23 วันที่ผ่านมา +1

    Araag weerar, isdan aad wada dad kala foogeynes. Naga xiidh.

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 23 วันที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 23 วันที่ผ่านมา

    Kani cilaajka Sahan in la geeyo ayuu u baahan miyaanu tol lahayn

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 วันที่ผ่านมา +1

    Shalay sowdigii yidhi dagalka H J waan ka soo tashanaynaa ok taladiinii wadaniyow miyad ilowdeen😂😂

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 23 วันที่ผ่านมา

    WAAD WAALATAYE GOORMAA KUUGU HOREYSAY WAALIDA SOW ADIGAA QABYAALAD WALAAQDAY

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 21 วันที่ผ่านมา

    Markii bishii koobaad ay wada kulmeen Muuse iyo Bay miyay isku uunsanayeen markay kulmeen maxay inoo sheegeen aan ahayn in ay kulandanbe iskugu imanayaan oo gudi farsamo lasameeyey imisaa ka soo wareegay jalfis dhig baad isleedahay isku dir baad wadaa lkn waa lagaa horeeyaa arag weerarow

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 23 วันที่ผ่านมา

    Wale ninkani waafarid hadalyaqana uu igaqosliyay waarwaan kusalaamaya inader

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 24 วันที่ผ่านมา

    Walaahay waaad xanuusanisaa.a habar Awal waaad ceebayday isaaaqna waad ceeebaysay nacas yahow

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 23 วันที่ผ่านมา

    Habar awalay Nin naagta la murmaya miya idin matala

  • @MohamedHassan-yx6fs
    @MohamedHassan-yx6fs 23 วันที่ผ่านมา

    Waar waxan yaa naga aamusiiya

  • @MubarakAbdirashid-vw4kx
    @MubarakAbdirashid-vw4kx 24 วันที่ผ่านมา

    Reer wadani waa raaki lah ilaa cayanabo soo qabasada ssc maalinta buurat la sar

  • @mowliali
    @mowliali 24 วันที่ผ่านมา

    Kolba shaadh baa rabaa in la soo gashado kubadda lagu ciyaaro si ay usii wadaan hagardaamada somaliland. Shacabku waa inay ka codeeyaan oo ragaas tuugta ah saaxada siyaasada ka saaraan. Feejignaada oo dalkiin ilaashada.

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 21 วันที่ผ่านมา

    Waarde labada nin waxa meesha ku fashilmay abdiraxman

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 24 วันที่ผ่านมา

    Shalay markii cadowgu na haystay maxad u noqon wayday rer shexi sixaq😂

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 22 วันที่ผ่านมา

    Arag weerar maanta maxdad xun baad ka hadlaysaa awel markii hore waad fiicnayd arinka halkaa ka bedel adiga laftaada kaarto xun waa laguu dhigi karaa oo kun sano waa lagaa dhaarin karaa
    Hadii samoroon iyo ciise iyo qolyo kale lagugu soo ciyaarsiiyo arinku waa kugu xumaanayaa
    Markaa abti dagaalka inaga daa

  • @hbwarsame1230
    @hbwarsame1230 23 วันที่ผ่านมา

    Ciida gale u dhiiba hadaa idinku wax bixisaan wadanka ha inoo xoreeye idinku waxba tari maysaane

  • @CabdiraxmanCise-hl3iv
    @CabdiraxmanCise-hl3iv 23 วันที่ผ่านมา

    waar heedhe naagta waxaad tidhaa halkiliib reerka Ku caayayo shaashadaha soo taagdhe

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t 18 วันที่ผ่านมา

    Waar haragow adigu ma geeri ayaad ku jirtaa waad ooyeysaa waayo reer barigii haddii ay heshiiyaan maxaa kaga shaniyo tobona sacaada ay doonaan ayey is raacayaan adiguba jeegaan ayaad shalay ahaydeen anigoo Habar jecelo ah ayaa turubka sidaan doono ayaan ka ciyaarnaa ogow ha ooyina sug xeerarka la marayo ee sug adigu maalin walba waxaad tidhaahdaa reer abigiga ayaad shalay cayeysa in yar sug guul guul soomaalilan ciidanka qarank💚🤍❤️💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MubarakAbdirashid-vw4kx
    @MubarakAbdirashid-vw4kx 24 วันที่ผ่านมา

    Waar ninka haber jeclo waa reera miya ee ninka habarawal ha kuwalan haberjeclo abaal aan guudi karin habar awal ayaad dhistay inago mucaraada ah garaxjisa yaan kuu walaan

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 23 วันที่ผ่านมา

    Maanta ayaad is gawracdey oo Ciro soo baxayaa afigina Meel aan gabiley shsyn ma jirto.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 23 วันที่ผ่านมา

      Yaa doranaya shacabka haden nahaye now now coode reerkagu haa kuu dorto

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 23 วันที่ผ่านมา

    Waa beentaa haddii aad codka habarjeclo ka maaranto ciddii aad codka helayso iyo ciddii codku siinkarto sii haddii nin aad gaar u wadahada sheen aad habarjeclo iyo mahamed abokor aad ugu hajabayso wixii aad samaynkarto codka aad hayso sii

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 23 วันที่ผ่านมา

    Jaaw inaxashi waa ninke hawada ibsadey ee loo goowracaye wilashi cade cada Iyo wilasha jeelasha kuu jiira wadani Iyo kaah cidi dooran mayso ee haa dalina cadow waa tihin diib isku eega cajaladihisi riwayadi oo maa xoogba kursi lagu fuula 😅😅😅😅 yaa been loo shegaya wadani cidi doran mayso

  • @seinabhersi404
    @seinabhersi404 24 วันที่ผ่านมา

    Habra. Awaliy adeba darad joojiy iyo apaap xumad