Taladii aan la ruugin waa lagu rafaadaa 😭 Qiso xanuun iyo layaab xambaarsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • KANAALKEYGA 1aad👇
    youtube.com/@-...
    CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    Facebook👇👇
    / ileyschannel

ความคิดเห็น • 73

  • @umuaalaan
    @umuaalaan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw❤❤❤ Allah iyo rasuulka hadaad jeceshahay amar kiisa adeec

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    masha alaah duhur nimo iyo qiso alaha kubarakeeyo aad bat uma hadsan thy wll

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahayow qalpiyadeena wnga uso jeedi 😭🤲🏽

  • @MaryamoKhaliif
    @MaryamoKhaliif 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team ileys one like 👍😊

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haye saaxib mohamad deeq nuur cabdi 600sadiscardrs ayaan ku rijaynaa guul wacan 😮🎉😢

  • @HamdaIbrahim-u1e
    @HamdaIbrahim-u1e 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dabkaa iga sii dhacayee wa inoo caawa🤗

  • @umuaalaan
    @umuaalaan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusali nabigeena muxamad scw ❤❤ hadaad jeceshahay Allah iyo rasuulkiisa oy dhabkatahay amar ka ale qaado

  • @Carvon12
    @Carvon12 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Qisooyinkaga hadany ii daarnayn hawl ma qapn karo wlh balwad ayay I noqden😂❤

    • @MaaidoAhmed-hn2vb
      @MaaidoAhmed-hn2vb 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Same wlhi🥹🫶🏼

    • @RaqdaCadeey
      @RaqdaCadeey 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kula mid ayaan ahay😢

    • @axlancali
      @axlancali 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mrk qiso dhagesanyo Sal laku fadhiyo maqabo😂 wlhi qisada WA in wx bdn lagafaiido ❤

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ​@@axlancaliTeam kyga love you ❤

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ifiyow waa saartay lkn qisooyin aan horay udhagaystaan ku arkaye qisooyinka iska daba keen hadaysan dhib kugu ahayn alle hakuu fududeyo

  • @suldaanka7
    @suldaanka7 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qisadan meelbaa ka dhagaystaa umalayn mise mid ueg ahayd mooJi I think inaa mar dhagaystay ❤

  • @falastiinjabriil543
    @falastiinjabriil543 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid wll ❤❤❤

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IlahayoW xaafidquran nagadhig wabasida adsheegtaye markiiandhameeyay baigubayasay inkastooan akhriyo marwlaba

  • @saynabsgaas9035
    @saynabsgaas9035 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha allah

  • @IqraMohamout
    @IqraMohamout 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka daawatay iyo inta like saartay ismalaha maxa idinku dhacay xaasidnimada iska dhaafa likta saara

  • @JimcaalCabdicilmi
    @JimcaalCabdicilmi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxan dhuso modayey ayaa xaar igu noqday😂😂😂

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanoga ini Allah habiba hojin donin❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ifiye sheekada naga soo gaabo walaalkeyga qaali

  • @NafisaCabdi-c2g
    @NafisaCabdi-c2g 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kusaliya xabibkena muxamed scw❤🫵🏻💞

    • @AyaanNuur-y3e
      @AyaanNuur-y3e 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw

  • @Qamar________hussein..2
    @Qamar________hussein..2 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ifow teamka qisoyinka xarfaantaa nooga eexatay

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ sheekooyinkaaga waa cajiib mshaalah

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    You are right. Waan saaray subscribe ta.

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wakusalamy ifiyow mis u zxp wa naga so raagtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Qisooyinchannels
      @Qisooyinchannels  16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wankaa qaaday taliso thank you

  • @NasteexoClrisaaq
    @NasteexoClrisaaq 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤ sheekdan horaa u dhageestay lkn ❤❤sidaa u sharxaysid waa cajiib

  • @AhmedDheere12
    @AhmedDheere12 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    nio caadi wax noogu soo gudbi ama sidaa ku maqnow

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waayadan sxb waalagu waayay

  • @XabiiboXana
    @XabiiboXana 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magceega xabiibo

  • @queencameey2688
    @queencameey2688 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahoy sariiraa ujiifaa igu gur warka😂😂😂😂

  • @abdiladifosman
    @abdiladifosman 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qoftaas anay igu fiicneed walaahi hada mahar 200 garaam oo dahab aha aa isugoooyo

  • @umuaalaan
    @umuaalaan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll qisooyin ka murugta aad soo qaadatid waxay igu reebaan raad marar ka qaar waxa dhacda wax qisada ku jira inay naxdin eed ah ooba la shogo igu noqdan oo waxa igu dhaca wax aana ku cabiri karayn qoral aniga oo cadi ah ama faraxsan hadi an qisadada dawado waxa noqo nayaa sidi rux war naxdin ah maqlay oon hadal badan lahyn oo dad ka lahadlayn oo xita jawab hadi lawaydiyo ka jawabi balse aan wax hadal ah ku darsanayn oo maqan wll qisa iska cadi ah mad soqadatid ano og inad jeceshahay qisooyin ka cajiibka qisooyin ka aad so galisy qar waxay ii noqden cimra qaa dasho halka qaarna aan cilmi iga siyaday halka qaar nidam ka waqtiga aynu maanta joigno ay wax igabareen oy ibaraarujiyeen

  • @mssYaaraisthebets2
    @mssYaaraisthebets2 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc please channel kan kor aan u qadno sidu qisooyin ka carabta ugu soo badiyo ❤

    • @Qisooyinchannels
      @Qisooyinchannels  16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa usheeg wll 😀 thank you

    • @abdullahiliban-u3o
      @abdullahiliban-u3o 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Qisooyinchannels

  • @hodancali-y9z
    @hodancali-y9z 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manso badin kartaa

  • @RuweydaQuruxsan-lp6vp
    @RuweydaQuruxsan-lp6vp 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ileysow adi gbadha xirirka ka la dhexeyo ciil ine u dhma rpto shaki igama jiro sa qrx uga shekeynese lee 😭 😂

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂 ileen qalbi caruurku meelwaliba wey jogaan runtii 😂iguma harin storygan

  • @Hummingbirdsaid667
    @Hummingbirdsaid667 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxamdulilah Im back Ifiye ❤

  • @awohodan
    @awohodan 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan saaray taliye 😂😂

  • @AzmaCayni
    @AzmaCayni 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ifiyow hanaga kala jarin plz🙏🏻 😢

  • @Realmaths11
    @Realmaths11 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARABTA INAAD FANTO XISAABTA DHAMAANTEED channel KAN KABARO XISAABTA DHAMAANTEED

  • @AishoAbdullahi-q8r
    @AishoAbdullahi-q8r 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First one ❤🎉

  • @Amiish99
    @Amiish99 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anaa ugu horeeyo❤😂

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawa wad mo heestay😂😂ifiyow walshy ayn kugu darsanaa😂

  • @GoogleHegeydhn
    @GoogleHegeydhn 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ifiyo kanaalka ileys qisooyinka hacker rada noo soo badi brother ama sxp .marna aabaheene

    • @GoogleHegeydhn
      @GoogleHegeydhn 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maadaama aa qisooyinka aad ugu sheekeeso dad daada maweeno laakiin qacligaaga weyn

  • @abdiladifosman
    @abdiladifosman 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ifiyoow asxaabtaada gabdhaha ah kasoo dhexsaar sgabar noocaas camal ah hhh

  • @anisoabdi9854
    @anisoabdi9854 28 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Poor guy.

  • @XasanMsalaan-g3k
    @XasanMsalaan-g3k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doolshe maxaad ugajeedaa ifiyoow

  • @MariaMudan
    @MariaMudan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa ugayay oday been Mel ka sheegay inu naagtiis ufuro waa talo xumad la sheego 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiladifosman
    @abdiladifosman 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hhhh taliye heestaas idkuulada laguma dhigo ee heesta sikale aa u taqaanaa nagadaa
    gawadhaas hada manooshahay?

  • @Nastexomohamed-y4f
    @Nastexomohamed-y4f 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc❤❤❤❤❤❤

  • @JimcaalCabdicilmi
    @JimcaalCabdicilmi 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    horta habar mayna cay ahayn😂

    • @sudesabdifarah534
      @sudesabdifarah534 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maya gobollada qaar halkii aan hooyo dhahno wexeey dhahaan "Habarteey"
      Reer Xamar ku haba ubadnaadaanbee

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta iyo faanku waxs oo dad uu galaftey

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lasoo dhaqso hee maalin walba saa usoo booqanayay wan daale😂

  • @Safiahassan-q3m
    @Safiahassan-q3m 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway cartuunkii ifiye😢😢

  • @Faliseyy
    @Faliseyy 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @XasanMsalaan-g3k
    @XasanMsalaan-g3k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doolshe maxaad ugajeedaa ifiyoow

  • @IbrahimMohamed-s2f
    @IbrahimMohamed-s2f 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @fartounaden6766
    @fartounaden6766 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤