ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Markasta oon like badan helo muuqaalka meel dheer ayuu gaar ayaa plz subscribe and like the video ❤Mahadsanidiin
Abayo xage kawada xarir karna
Mashruc ayn ku wada eee
tiktok ka kala hadal
@@YaxyeAbdulahi-fn7ql Instagram the strong lady
Mahadsanid ❤
Inaa channelkaaga daawo aad iyo ayaan ugu faraxsanahay adna hormar ayaan kuu rajeenaa walaashey🎉🎉
M.a manta wad nadawaysay shukran xppti sidad noogu dheeraysay kumahadsanid ❤
Mahadsnid xalqada xalqad kasi ficanatahy ❤❤
Shukran maanta waad nooso badisay daqiiqadaha 📚❤
ماشاءالله❤❤❤
Jazaka Allah kheyr hppti ❤
Mahadsanid walaal, inoo soo badi.
Wow daqiiqadaha waa noosoo badisayy thanks abayo 🫶🏻🥰
Ukhtii aad iyo aad ayaa mahadsanthy❤
Sharaf kor kaada ha ahaato abaayo waadna mahadsantahy🩶
Masha allha waan ku dagay buugaan shugran hore u soco walashay❤❤❤
jasaka allhu khyr xbbti so bdi noo😢
Aadbaad umahadsan tahay wll wlhy sidaan u sugayayy wllo sharf. BAdanayyyy
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي قلبي
Shukran abyo daqiiqadaha nuubadisey 🎉
Saaxiibtinimada anaga ayaa hantino lkn jcylka isaga aya ina hanbtiya❤😢
Masha allah abayo allah haka abaal mariyo waxa inoogu x❤ijisaa waxa tahay saxaabiyad
Allah ku barakeeyo xpptie ❤🎉
Aad u mahadsantahay
Masha allah walaashay horay usocod fiican
Mnsha allh
Zaid u sugaye Shukrn abyo ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah sidaa aad u soo gudbiso way qurux badan tahay lakiin ku dadaal in Adan dheerayn daqqiqadaha
Xafsa wll soo dhaqso qaybtii 7 waa la raagtee❤🦋💐
You deserve more ❤🎉
Mhdsanid baayo❤
Shukran qali ❤
Aadbaad umahadsanthy😊
Woow aadba ugu faraxsanahey in aan ku arkey 4 berri ka hor hafsa😫
Soo deg deg wll, waxaa Rabaa inaan Mahad celiyo( mahadsanid) muuqaalada kuwa wanaagsan ann xiiseeyaa, marka waa inaa soo badisaa wll
Abyo video san nagu dherey mahad sanid ❤
Hafsaay kugu maaalny Tookadan waanoo hagar baxday alpi❤
Abayo daqiiqadah habadin
Ayyyy 38 am veryy glad
Lasoo dhaqso part 7 daqiiiqadahana noosoopadi hppti ❤
Aby xalqada kale lasoodhoqso❤❤❤
Waxan jeclaan laha in aan helo sxb sida ماهر oo kele😢😂
Ana kula noqonaayo saxiib ❤❤
Thank you abyo
Allaha ku sharfo🎉😊
Thanks
Waxba ma jeclid marba hda jaceylkas doraneysid aa 😂 majirti taa ani ahan waa qalad 😌 wan dorta aniga ahan qofka aa jeclanayo iyo kan anacayaba 😂
Waxan kufaraxsanahay inuu dheeraado halsaac camal xita wan kufaraxsanalahay fikirkeyga
INAAN SUGO ILAA 10 MOYE HALQEB MABA KADHARGAYI LIXDAS QEYBOT WEY IGUYARYIHIIN WAXANA IJECLEYSIIYAY HABKA DIYARINTADA AYA AAD USAREEYA M.H 7 BAAT AY SODHACDO MAHE DAF I.H
Abaayo part 7 soona dheeree
Ibnu qayim niyada ku haaye 5:24
Wax aan kugu aamano mahayo mxa yeeley maskaxdeyda ayaad korisey❤
Thnkz
Boqoradeey buugan noo turjum aan guryaha dhigano oo akhrisane😢
Iso somali lagu turjumay o qoraal ah baad rabta miya ma raadisay dadki buugaagta soo turjumi jiray ee somalida aha buugan qiimaha badan wax soo turjumay kuma jiro miya 🤔
Vedogi hore waan dhagaysan kari waayay markaad sidaa ugu dhawaaqday jacayl ayaan ka tagay,kan klalana imikaan arkay mana dhagaysan. Fadlan dadka wax waxtar uleh uso geli