''Sayliciyow adigu ma baybal baad ku dhaaratay...''Axmed X. Daahir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wasiir Axmed xaaji Geesi libaax masha alaah ilahay cimriga iyo cafimadka hakuu.daayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JusminMuxumed
    @JusminMuxumed วันที่ผ่านมา +2

    Wasiir Ahmed H.ji dahir mahadsanid adeer ilaahay haku xafido. Walee samaroon waa ragg waar ku dayda oo qabyaaladi wax ma tartee ninka xun farta ku fiiqa.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +15

    Waa guul hadii lays xisaabinayo

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +17

    Muuse waa ninka doqonta iyo cadawga iyo tuugta iyo danaystayaasha iyo qaran diidka kaga cabaadiyay viva horseed iyo kulmiye muuse legend geesi Qaran guul

    • @AbdiHakim-p3f
      @AbdiHakim-p3f 2 วันที่ผ่านมา

      War horesed leyne gun xun o wadan lo dhiby aya tihin wana la arky wxa tihin oromdina wax la qaybsnysan inta wxi ka danbeya isaq wa la idinka saraya

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesigu run buu sheegay
    Guuleeso❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ex wasiir Axmed x Daahir Cilmi nin cusluz❤❤

  • @museali8972
    @museali8972 2 วันที่ผ่านมา +11

    SEYLICI INUU ISKA AAMUSO AYEY AHEYD CEEB AYAA KU DHACDEY

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 วันที่ผ่านมา +7

    Muwaadin ucodee kulmiye oo kanixi cadawgaaga ❤🎉
    Ama ucodee wadani oo kafarxi cadowgaaga 😢

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn 2 วันที่ผ่านมา +10

    Waa nin waalan saylici

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 2 วันที่ผ่านมา +7

    This gentleman longer live insha Allah ❤

  • @CuseyrYusuf
    @CuseyrYusuf 2 วันที่ผ่านมา +10

    Wlhi m weyne ku xigeen ka liita saylici somalilnd masoo marin

    • @Miketyson-o2k
      @Miketyson-o2k 2 วันที่ผ่านมา

      Walahi nin k daacadsan in aanu so marin ..

    • @CuseyrYusuf
      @CuseyrYusuf 2 วันที่ผ่านมา

      Mucaaeadnimo kaa hdlisay

    • @AbdiHakim-p3f
      @AbdiHakim-p3f 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Miketyson-o2kwr qofki runta ushega iyaga waxy uyaqanan nacas io jilec

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 2 วันที่ผ่านมา

      Dhidar xabaala qodaa qudhun buu uga dhaadhaaca😂😂😂😂😂😂

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 2 วันที่ผ่านมา +3

    Magacii xaaaji daaahir meeelbaaad ugA dhacdey xaajigu allaha unaxariistee talo qabo ayuu aha

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 วันที่ผ่านมา

      Xaajigu siyaasi muu ahayn

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay dad badan ayuu qaawiyey Subxanallah 😢😢 Marka laleeyahay Cadow Gudaha lala yaabayaa dadka Acuudubilaah
    Ilaahayow naga qabo dadka wadanka khiyaamaynaya ee Cadowga noo soo Raacay yaaahuuu
    Ilaahay ayaanu idin dirnay kuwa qaadanaya Hooyooyinka Bacadka fadhiya Cashuurtooda Jeebabka ka buuxsaday

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ 2 วันที่ผ่านมา +5

    SAYLICI JAARKIISII AYUU DHIBEY WALLAAHI ODEYGAASI MAXISHOODO ILLAAHAY SOOHADEE WAA DOQON LIITA

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 วันที่ผ่านมา

    Axmed Xaaji Daahir runbaad sheegtay Shandadiisa ayuu qaadan jiray. Madaxweynaha oo aan Airport ka bixin ayuu Xilka ka tuurijiray Masuuliyiin Madaxweyne Siilaanyo.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +8

    Saylici waa ninkii ugu liitay kursiga

  • @اهلان
    @اهلان 2 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah walaahi waaruntaa

  • @hamdahassan4902
    @hamdahassan4902 2 วันที่ผ่านมา +6

    Allow saajin guuleee

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 วันที่ผ่านมา

    Shan 500, 000 kun oo dollar iyo laba V8 subxaanalaah xishood dhimay. Rijaal Axmed ugu celi weliba

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 วันที่ผ่านมา +5

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka 7kale insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 2 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi aan runta ka gaban❤

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 วันที่ผ่านมา +2

    Samaroon sheegtay koodiiye sheega isaaqow kuweena ha u qabyaladaynine ilaahay dartii u sheega

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ex wasiir ibnu x daahir alle kuma xilo run haday qof wax u tari taabsiisay maahmaahdaa u danbaysay war koobtay thanks Adeer from Hargeysa s muse

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuuuul somaliland guuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva Somaliland viiva guuuuuuul somaliland geeeeesi reer somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ waa kaa geeeesiyaash reer somaliland

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah alleh shacabka masKiinta xolahoda sayĺici iyo kuw kalendarium suun iyo kassar ka qaad idasmalleh

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 2 วันที่ผ่านมา +3

    سبحان الله ادا فعل لمادا لم تحاسبه الحين تتكلموا الآن ما ينفع الندم

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Haduu saylici oo samaroni hal million qaatay imisuu muuse qaatay imisuu siraanyo qaatay imisuu xirsi gaab qaatay bal ina xaashi ka warama ilaahow aakhiro dadkani waxba ku gaadhi mayaane aduunyada noogu kashif oo ceebtooda muuji kuwa dambe ha ku cibro qataane rabow yaa xasiib,yaa qadiir ,yaa ladiif,yaa samiic,yaa Basiif, yaa Allah adigaa ku sifoobay,facalu limaa yuriid,yaa xakiim,

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Zaylici great honestly all throughout his career.

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn 2 วันที่ผ่านมา +2

    Saylici codkii muuse ayuuu kusoo baxay dawladii hore waxba umaydiri jirin xirsi ayaa farta ugu yeedhi jiray waaa nin aan coda abaalka iu gashay cida kale kale aqoon waa nin liita oo qaranka ceebeyey imika ilaahau baaa fashiliyey

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 วันที่ผ่านมา +1

    This gentleman critiques far from the real truth.

  • @SuadAwil-z7t
    @SuadAwil-z7t 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahayoow madaxda no hagaaji wax kale garan maynee 😂😂

    • @elijahheyele1708
      @elijahheyele1708 2 วันที่ผ่านมา

      Dadku mar key hagagaan bey madaxduna hagaagta

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 2 วันที่ผ่านมา +2

    Runta llaahaybaa jecel waan udhamYsay

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 2 วันที่ผ่านมา +1

    HORAA LOO YIDHI
    WALAALKAA MARKHAATIGA KU FUR MAGTANA LA BIXI:
    ALLAAH AYAA MAHAD LEH
    TUUGTII SHACABKA BOOBTAY GOD KELIA ISKUGU GEEYEY
    EE DAAHA UGA QAADAY SHACABKA JAMHUURIYADA )
    SHACABKA JAMHUURIYADAW
    HADAAD MAR LABAAD DOORATAAN TUUGTAA IYO KHAAYIMIINTAA
    ALLAAH WAA IDINKA EED LA'YAHAY E NAFIHIINA EERSADA

  • @sabirinabdi3425
    @sabirinabdi3425 2 วันที่ผ่านมา +2

    Nin waalan waĺlki aya u miirqaba saylici mxd dadka iskugu soo jediseyy wx bdso ayd istidhi wx beel ayy ku dhashey somaliland joojiya isku jawaabista cadowgiin ayaa ku faraxsane😢😢

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 วันที่ผ่านมา +3

    Saylici waa dan biile muxuu ogahadliwaayay markay tagnayd waxan ishubayso 😂

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maan sha alahaa alahayaw noodaa dadkan garaadka wanagsan adeer waad mahadsan tahay inaga reeba ninka xun inama telo

  • @sacestmoi851
    @sacestmoi851 2 วันที่ผ่านมา +1

    waa sax saylici Kuwait keenay aya ka daran

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Imisuu isaaq musuqayay,marku yabay saylici ayuu 1200000 dollars loo qadhiidhay waa qadhiidh lakiin samaroo koodii sheegtaye isaqow sheega kuweena

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 วันที่ผ่านมา +1

    Odeygani ma xanuun sanyahey waayo rag maanta waxa uliita ninka maanta difaacaya muuse ee ka doorbidaaya ummad dhan dhuuni lasiiyo waa sida odeygan malaha damiir

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 วันที่ผ่านมา

      AAMUS. MUUSE KUEASYE. MUUSAAD. KUWAALATEEN. DULIYOHOW. DULIGU. DHALAY. FAQASH. IYO. QADAADWAYN. NACDALI. DUSHIINA. HA. AHAATO

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 2 วันที่ผ่านมา +1

    Zaylici loogama fadhiyin inuu maalintii udambaysay xisbigii uu 14sano ka tirsanaa inuu yidhaa ka codeeyaa waa afkala qaad wuxuu isa sheegay inuu yahay nin daciifa kaaga darane Reer awdalbuu madax isugaliyay ururkoodiibuu midkale kagarab furey

  • @AliIbrahim-kt6uq
    @AliIbrahim-kt6uq 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah alle ha ku barakeyo wax badan bad no iftimisay lakin saylici ilhay ba ka shiifay Somaliland NA ilhaay ba samada ka ilaalinay dadka rer Somaliland waxanu kenaay xaaq u hiliya on muse biixi cabdi u codeya aynu horomar gadhne

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ahead xaajidahir
    Saylici waxay is hayaa I a biixi Adidas wuu kaa sharaf waynyahay
    Waxa kuu jawaabi
    Sa khaan kula mida

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 2 วันที่ผ่านมา +1

    saylici hadalkiisa waxaa loo yahey dhibane 14 sano ah kooxihiisii ha la baadho shacabkuna ha soo qoro dhibane ayaan u ahay kooxaa saylici

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ex VP zzzz always big times honestly all along.

  • @AbcGeed
    @AbcGeed 2 วันที่ผ่านมา +1

    Libaax libaax dhalay mawaadin dhaba ha lagugu Daydo runta sidaad ugu hiiliset waxa ina kharibey waa arinkaad ka hadashay kii dadkaba baabiiyey doonayo bernina inuu shaadh kale soo xidho ayuu yidhaa h kuu la joogey waa tuug adigu maxaad qabaneysey maad dadkii xilka u haysey u sheegtid waxa jira odayga ma caayayo laakiin laga wanaagsan

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 2 วันที่ผ่านมา +1

    X.wasiir ibnu xalaal wajigiisay ka muuqataa lkn saylici kitaabkiibaa ku soobaxay wax kaqor male nin kitaab kumaraybeen korkiisay ka muuqataa

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walaaahi madaxwayne ku xigeeen ka wanaaagsan saylici somaliland mu so marin waa daacad .. iska diiday musuqmaasuq iyo khiyaaamo qaran . Lkn somalidu qofkaas o kle qof jilicsan ayay u taqaan .. adigana munaaafaqad iyo isku dir ayay timuha iyo gadhku kula cadaadeen ...namaaaaaam mad madaw badane allaa ku yaqaaan

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 2 วันที่ผ่านมา +1

    Odeygu ma hantidhawr ayuu noqday, dadka ku eedeeya in ay lacag dhaceen? Allaa badanaa dad haya wax aan shaqadooda ahayn!

  • @Isko790
    @Isko790 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi dadka kulmiye oo odhan waa wada waaalanayiihiin

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saylaci waa geed wayn oo qolofi kadhacyday 14sano ceeb ayuu ku khatimay ninkaasi waaxasi wuxu usmanyaa saajin ayuu aad iyo aad ugu ga soo horjedaa

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 2 วันที่ผ่านมา +2

    Abti nin xumi cid maaha waa nacas

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa Eey loo diro qofka Reer Awdal ee Muuse wax ka sheega.

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 วันที่ผ่านมา +1

    Haddii nin walba waxii uu qabtayna lagu abaalmariyo wixii uu dhacayna lagu ciqaabayo taasi may ina haysateen.
    Musuq iyo khiyaano ayaa ina ragaadiyey. Allow sahal amuuraha.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 วันที่ผ่านมา

    Walee samax kadheer sayliciyaw

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hunguriweyne. Mahaganayo
    Siyaasiyiinta. Reer awdal. Waa. Hunguri. Kana waxaa. Kahadlinaayo. Hunguri 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alloow cirro , maxamed, cali guuulee.
    Allooow kaaah waddani iyo barwaaqo guulee

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 วันที่ผ่านมา +2

    Layaab malaha nin wadkiisi dilaya arkaya layaab malaha 😂
    Lkn benbadanaa sawkii lahaa kulmiye iyo wadani. Midna maracsani 😂😂😂

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa kaa cabaadinaya saqraan talo maleh reerkiisu wax ma waydiiyan

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wa Buuni cusub Saylici ayan cayaya lacag laguna helo

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ 2 วันที่ผ่านมา

      SAYLICI JAARKIISII OO MASAAKIINA NOOCANI IMA AGDAGANAANKARAAN AYUUYIDHI WALLAAHI ODEYGAASI WAA DOQON WALIGAA MASKIIN LAGUMATUNTO GUULSOOMAALILAND

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 2 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygan ciyaarta sidu U yaqaan Ban ka helay WA Ayo Horta Ma samaroon ba

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 วันที่ผ่านมา +2

    all problems Somaliland wadani

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 2 วันที่ผ่านมา +1

    Intu bixi cunay car sheeg!! Miskinka yar ee sahlici ba ogaatay

  • @EmanMuhiyadiin
    @EmanMuhiyadiin 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂lacgtaas iyo labada V8 xagay ka keeneen ?$2.5 Million dollarka reer Awdal cashuurtooda laga dhaco ayey qayb ka tahy

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 วันที่ผ่านมา

    Seylici.Doqon. Nacasnimo Ayaa biyo.dhigatey. sidii Habar.Dudey

  • @AragzanCarte
    @AragzanCarte 2 วันที่ผ่านมา +3

    Imisa lagu siiyay afhayeen anoo ah ilyaas xusen

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saylici waa dilal baahan 14 sano wixu lahaa igu shuba waa nin dhaqan xun oo iiman la wuxu taraya iska yaraa😂😂

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed x daahir waa ragii ku mamay xoolaha umada, isagaa iska vwaramay oo wuxuu yidhi hebel baa wax cunay oo waan arkaayay danyareey bal eega wuxuu inoogu sheekaynayo, ninkani wuu is qaawiyay (Dusduskay ku dheregtee hadaan laysu dayn bixin Allaylehe Docdaydii Ha Goblamo Dadwaynuhu)

  • @HRU2100
    @HRU2100 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waba ha noo sheegin

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 วันที่ผ่านมา

      ANAGAA. LANOO. SHEEGAYAAYE. ADUU. DHAGAHA. FUR. GASHO.

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 วันที่ผ่านมา +5

    Reer Somaliland qofka xun haysa qabtaan odaygan wuu mahad San yahay

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkasta oo somaliland xil ka soo qabtay wuu khiyaamay umadii iyo kitaabkii ilaahay lakiin 33 sano inta uu ninkan samaroon inadeerkii ku cadeeyay isaaq oo sideed goor ku laban laamaya madaxda samaroon waligood hal nin oo isaaqs kumay cadayn kun shilin haday samaroon sheegtay 100000 million dollars bal ka warama kuwa isaaq ee u haysta inay dadka iyo dalkaba ilaahay u wakiishay oon aakhiro waxba la waydiinayn

  • @asxaabi
    @asxaabi วันที่ผ่านมา

    Saylici Indhihiisa ayey ka muuqatay inuu lacag fara badan dejiyey lacag kalena oo hor lehna muuse ka rabay, ka dib ina awsiciid ka qaatay cimri tegay ceeb laguma sabootiyo

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saylici waa lax dhukan. Anigu waan ka yabanaa markuu hadlayo waxaan dareemi jiray inuu dubbel Face.

  • @abdikamil7627
    @abdikamil7627 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wadanka waa la wada dhacay :
    Waxay u muuqataa inaad madxawaynaha kula dul dhacday cadho kugu gaamurtay.
    Waar Nina maxaad ciil u qabtay
    Xaq umaad lahayn inaad odayga Dabo gasho, waayo waxa muqata inaad kaliya naftaada u hiilinaysay.
    Wadanka hadaad jeceshahay, dad badan baa dhacay, waligaa kamaad hadal. Arinkaan waa mid shaqsi nacayb.
    Waxan rajaynayaa inaan adigana, inan yari ku rifin, oo sida oo kale kuu daba galin: waayo qof wal oo Wadanka xil u soo qantay wax baa ku maqan

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb 2 วันที่ผ่านมา

    Kani waa Doqon bilaa dhiig ah xataa laguma shuban ! Wuu Doqoniimo hadlayaa lacagtii qaranku meeday yaa cunay! Bal noo sheeg Muuse xisaabtiisa, viva Somaliland, Saylici iyo Ugaaska Samaroon

  • @AminasaeedRichter
    @AminasaeedRichter 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hadaanu oogaanay xoolihi lagu dhisilaha Bariga somaliland in xakuumadu kutakrifashay . Dalka miyaanu shiruucda hantidhawka usinayn, waa maxay waa loo xilqariyey !!! Immisa mas'uul oo kale ayaa loo xilqarinaya ????

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkow qofkii bible ku dhaarta xaquu ku dhaqmaa
    Sidaas la soco

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 2 วันที่ผ่านมา +1

    ibnu xalaal run sheeg ah

  • @asmaahmed5765
    @asmaahmed5765 2 วันที่ผ่านมา +1

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 วันที่ผ่านมา

    Tolkii ayuu ceebeeyay

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 วันที่ผ่านมา +1

    seylici intuu joogay 14kaa sanno awdal wax uu uqabtay majirto .hadana reer awdal xusbi reerkaluu seylici wadaa

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Munaaaafaq afka loosoo biixiyay

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 2 วันที่ผ่านมา +1

    Viva wadani

  • @AadanAxmed-h4h
    @AadanAxmed-h4h 2 วันที่ผ่านมา +1

    Markaa wada tuug baad ahaydeen reer kulmiyoow oo muuse dhulboob ka kaw yahay

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hanti-dhowre, adiga iyo Muse na imisaa idinku tegay? Immisa fooq, immisa dhul iyo guri.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kadraobsiye
    @kadraobsiye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kan maxaa haya qofka waa xor wuxuu doono ayuu doorayaa😮😮

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 2 วันที่ผ่านมา

    Waar xishoo saylici cidna waxba ma dhicine

  • @zackaryeabdi-djama5074
    @zackaryeabdi-djama5074 2 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed shame and you. B😅😅😅😅

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 วันที่ผ่านมา +1

    Taasanu kayabnay odaygan saylici waaba nacas

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk bible

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 2 วันที่ผ่านมา

    Wuu is maydhay waxa uu dilay sharaftiisa oo waxa uu meel kaga dhacay waxa uu been ka sheegay madax wayanaha sharfta leh waxa uu ka doortay in uu laaluush ka qaato nimanka uu ka dhaxeeyo xafiiltanku

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 วันที่ผ่านมา

    Ex wasiir ilahay ha ka jazaaid siiyo in laysku aqli celiyo wey ficantahay reer koonfurku waxa uu ku mahmahaa (CEEB ALAA HA ASTURO) mid kale wuxuu idhaahdaan ( CUMRIGAAGA OO RAGAA GEEL DHALAYA AYUU KU TUSAA) WAASIIR waxaad adna cadeysay marka uu qadanayay hadad jogtey iyo hadad wasarada jogtey ku cusbayd maxad ula xisabtami wayday ileen adiguba baybal kumad dharane kitab ayad ku dharataye sharaf ayad manta ku dhex lahan lahayd Walhi waxan manta qirayaa hadan wasir ama madaxwayne noqon lahaa in aan xitaa haduu yahay madaxwayne in aan la xisabtamo qofkasta oo hantida dadka dhacay maxad adna ka khashifi ilahay ayaa khashifay adna wad isku dartay walhi Waxan ka codsanayaa Cidii qarankan u soo baxda inay dadkii xoolaha umada cunay dhamantood haduu ahaa WASIIR IYO XOGHAYE AMA MADAXWAYNE AMA MADAXWAYNE KU XIGEEN in la hor keeno maxkamada si aan ANIGOO MUWADINI UU CUNAY XAQII AAN KU LAHAA DADKAN OON CAFINAYN WLHI HORUMARNA GAADHI MAYSAAN CABDIRAXMAN SAYLICINA ISKA DAA ISAGIIYE ILAA DADKISII AYAY KA MUQATAA XARANTA UMADA LA CUNAY HANTIDOODII😢

  • @Mustafexasan-y2n
    @Mustafexasan-y2n วันที่ผ่านมา

    Xoolo tahee aamus

  • @اهلان
    @اهلان 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhh

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 2 วันที่ผ่านมา +1

    Intu bixi cuunay na sheeg,munafaq,

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢