Abshir Bukhari oo luqad adag Kheyre kula hadlay Galmudug

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Senator Abshir Bukhari oo luqad adag Kheyre kula hadlay Galmudug

ความคิดเห็น • 41

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 ปีที่แล้ว +9

    GUUUL GALMUDUG GUUUUL IDIM ALLEH IYO IYADOO LA BILILIQEYSAN.

    • @deqah
      @deqah 5 ปีที่แล้ว +2

      Leyla Hilowle Walaashey inta sacabka tumeyso iyo hasan waxba isma dhaman.

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 5 ปีที่แล้ว +2

      @@deqah MA KU FAHMIN SOO QEEX.

    • @deqah
      @deqah 5 ปีที่แล้ว +3

      Leyla Hilowle Waxan ku iri hadi sacabka lootumo nin cadawgaga ah oo dadkaga kabaha ku duugay iyo ninka shisheeye kalkaalka ah waa isku mid.

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 5 ปีที่แล้ว +3

      @@deqah SAXIIX WAAN KUGU RAACSANAHAY LAAKIIN QALAD OO DHAN WAXAA DHIGAY AHLU SUNA , OO ALBAABADA U FURAY CADAW .

    • @adanabdi8971
      @adanabdi8971 5 ปีที่แล้ว

      Waa war wanagsan hadaad bililiqo ka xishootay

  • @roboatteyeh7956
    @roboatteyeh7956 5 ปีที่แล้ว +3

    GALMUDUG UNITED AND STRONG

  • @deqah
    @deqah 5 ปีที่แล้ว +8

    War Hawiyoow in lagu gumeesto ayaa la rabaa ee ka kaca oo dantiina qabsada waxa la idiin diidanyahay XORIYADA iyo in aad noqataan Dowlad Gobaleed ee isku tashada.

    • @yasinaware9939
      @yasinaware9939 5 ปีที่แล้ว

      Raga kasocda dowlada wasiirka gudaha waa nin ceyr ah .kheyrena waa nin murursade ah. Marka maxaa sheegeysaa

    • @yasinaware9939
      @yasinaware9939 5 ปีที่แล้ว

      Yaa ushaqeyaan dadka aad kusheegeysid calooshood ushaqeystayaal? Wll marka wax qof ku adeyneysid waa inaad ogaataa waxaad ku adeyneysid. Dowlada waxaa ugu awood badan hawiye? ninkan ciidanka oon dhan haystaa waa nin abgaal ah. Ninka waxbarashada heysta waa nin xawaadla ah. Marka abaayo dowlada waxey ladaagaleysaa waa madoobe oo ah nin ogaden ah. Puntland xariir fiican kama dhaxeeyo haduu ilaahey idmo shaqey kaqabaneysaa. Anoo majerteen ah waa na kasoo horjeeda deni oo waxaa tagaarsanahey kheyre. Qaran ama qabiil midkaad rabto waa qadan karta calasow waxuu taagantahey reer maxamed.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 5 ปีที่แล้ว

      yaa na gumaysanaya?

    • @deqah
      @deqah 5 ปีที่แล้ว +1

      Yasin Aware Adeer dadku indhool maaha. Tankale adiga ayaa ka mid ah calooshood u shaqeystayasha. Nimanka ad shegtayna igama xigtid waana calooshood u shaqestayaal oo aan iimaan laheen. Hadey dadkooda wax u qabanlahaayeen jidadka xamar dhagxan laguma goynlaheen dadka masakinta ah ee xamasha lagana qaado canshuurta marka la rabana xabada madaxa looga dhufto hadey dadkaga ahanlahayen saas uma hadasheen.

    • @yasinaware9939
      @yasinaware9939 5 ปีที่แล้ว

      waxaas dhib ah aa sheegta hawiya hakaco miyaa looga baxayaa wll. tan waa adiga daminayaa dab oo basiin kushubay marka wlll. 30 sano qabiil waxna mana tarin hadna haka yaabin inuu waxnataro.

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 5 ปีที่แล้ว +4

    Guuleysta waligiin horay u socda iskutashada dadyahow

  • @hajiabdulah5946
    @hajiabdulah5946 5 ปีที่แล้ว +2

    Galmadugeey aqoonyahaaniintina imaanka imaanka illaah ha u sugo

  • @abdihassan5893
    @abdihassan5893 5 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 5 ปีที่แล้ว +1

    ogaa dhoo

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 5 ปีที่แล้ว

    goaadhoo wax kasoobaxayaan fcn

  • @maxamedfaraxcumarweedow8575
    @maxamedfaraxcumarweedow8575 5 ปีที่แล้ว

    Wax kale

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 5 ปีที่แล้ว

    Calasow shir in lagu casuumo lagu booday maa ka xuntahy halaas😂😂

  • @alihassanyarow8146
    @alihassanyarow8146 5 ปีที่แล้ว +1

    bukhari dadkan asaga isuma kenin saxib kheyre ayu lahadley naf miya baday

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 5 ปีที่แล้ว +4

    Intii tagersan kheyre iyo dowlada subscribe igo qabta