1-Umu al mu'miniin Khadija bintu Khuwaylid Waxay u dhashay 7 caruur ah (rc) 2--Umu al mu'miniin Sawda bintu Samca 3-Umu al mu'miniin Ca'isha bintu Abi bakar 4--Umu al mu'miniin Xafsah bintu Cumar bin Khadaab 5-Umu al mu'miniin Saynab bint Khuzayma 6-Umu al mu'miniin Ramla bintu Abi Sufyaan 7-Umu al mu'miniin jaweriya bint Xaarith 8-Umu al mu'miniin Safiya bin xuyay 9-Umu al mu'miniin Saynab bintu khusayma 10-Umu al mu'miniin Umu salama 11-Umu al mu'miniin maariya bintu shamcuun
Msha allaah siirada waan ku soo biirey laakiin waa soo socdaa. Casharo badana waan soo dhagaystay 13.jan.2022
Jazaka Allah kheer hdn isku dayo waa 1khadiija bintu khuweylid 2 sawdah bintu samcah 3 caaisha bintu abiibakr 4 xafsa bintu cumar 5saynab bintu khuseymah 6 umi salama hinda bintu umaya 7 saynab bintu jaxsh 8 juweyriya bintu xaarith 9 umi xabiiba ramla binti abii sufyaan 10 safiya bintu xuyey 11 meymuuna bint xaaith
Bismillaah hdan isku dayo zhp
1=khadiijah bintu khuwaylid
2=sawdah bintul samcah binu xaaris
3=caa'ishah bintu abubakar
4=xafsah bintu cumar binu khadaab
5=saynab bintu khusaymah binu xaaris
6=hinda bintu umayah (umu salamah)
7=saynab bintu jaxash
8=juweeriyah bintil xaaris
9=maariyah bintu shamcuun
10=Ramlah bintu abii sifiyaan
11=safiya bintu xuyay
Dhamantod waxn jeclaan laha inan dul istago oo an wax koban ka shegoh lkn taas adigaan ku dayay zhp
Jasaa'akalaah
1-Umu al mu'miniin Khadija bintu Khuwaylid Waxay u dhashay 7 caruur ah (rc)
2--Umu al mu'miniin Sawda bintu Samca
3-Umu al mu'miniin Ca'isha bintu Abi bakar
4--Umu al mu'miniin Xafsah bintu Cumar bin Khadaab
5-Umu al mu'miniin Saynab bint Khuzayma
6-Umu al mu'miniin Ramla bintu Abi Sufyaan
7-Umu al mu'miniin jaweriya bint Xaarith
8-Umu al mu'miniin Safiya bin xuyay
9-Umu al mu'miniin Saynab bintu khusayma
10-Umu al mu'miniin Umu salama
11-Umu al mu'miniin maariya bintu shamcuun
Mahad sanid walalo
1- khadijah bintu khuwaylid
2- sawdah bintu zamcah
3- caaisha bintu Abii bakar
4- zaynab bintu khuzaimah Al-hilaaliyah
5- xafsah bintu cumar bin Al-khadhaab
6- Hinda bintu Abii umayah (ummu salamah
7- zaynab bintu jaxash bin Riaab
8- juwayriya bintu Al-xaarith
9- Ramlah bintu Abii sufiyaan bin xarb (ummu xabiibah)
10- safiyah bintu xuyay bin Al-Akhdab
11- maymunah bintu Al-xaarith
Saxib muqaaladda Tawan Tawan Daqiiqo maad kadhigtid Adoo Rali Ah mar kaas Ayey xamaasad ledahaye
😂😂😂 Anaguna wxanu is lahayn yaa 1 ilaa 2 saacadood gadhsiya adna ma tan ayad la timid zhp inaga daa sida aya wacane ama ha inooga si badiyee
Niyahow yaab ayaad leedahay 40 daqiiqo miyaa kugu badan
@@somaliboy37 😂😂😂😂 somahn zhp 40 mnute naguma filne u sheg
@@somaliboy37 dabcan
Wll hadaan isku dayo suaasha waxa y Kala ahaayeen xaasaskii nabigu Sidan 1,khadiija Binu khuwaylad ,2,sawda bintu sumca ,3,caisha bintu abiibakar ,,4,xafsa bintu cumar,5,saynab bintu ,khusayma,6,umisalama hinda bint umaya ,7,saynab bintu jaxshi ,8,juwayriya Binu xaarilh 9,umi xabiiba ramla bintu abii sufiyaan ,10,Safiya bintu xuyay ,11,maymuuna bintu xaarilh
Hadi an isku dayo macagyada hooyoyinken. 1-Khadiija bintu khuwayla
2-caisha bintu abii bakar asidiiq
3-xafsa bintu cumar
4-zaynaba bintu khuzayma
5-zaynaba bintu jaxsha
6-maymuunah bintu
7-safiya bintu xuyey
8-Hinda bintu umayah (umu salamay)
9-juwayriyah bintu xarith
10 sowda bintu samcah
11-ramla bintu abii sufyan
Dhamantod allaha ka rali noqdo
Walal waxaan ubaahanahay koorsada englishka xageen ka bartaa
WhatsApp kan la xidhiidh wll
+252633283454
Suaalo
Mafahmin sallaada sunda ah waxaa bilow day Khadiija!!!
Sidookale Mafahmin waysda waxaa bilaabay Khadiija!!
Sidee macnaha?? Bal halkaa faahfaahi Khadarow.
"Salaada sunaha ah iyo waysadaba waxaa bilawday khadiija" waxaa laga wadaa
Salaada iyo waysadaba waxaa la waajib yeelay markay khadiija dhimatay kadib, intii hore waajib maysan ahaan jirin salaadu