Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Xiiso Leh Macalin Kaltuun Jibaaxe By Ducaale HCTV
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
- KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/
Thank you so much for sharing this story
Kaltuun jibaaxa waan jeclha waxaan aheen darisa itoobiya waaya icwsa allha ku xiftiyo inshaala Amiin kaltuuneya adga iyo cartaada
habaryartey kaltuun jibaaxe ciise ii noolow waa mutacalimad iyo khabiir arimaha soomaalida iyo africa ku xeel dheer AU usoo shaqeynaysay mudo ka badan 30 sanno runtiina siyaad barre isku dayey inuu xidho laakiin ka badbaadey aabaheedna uu ahaa raggii macruufka ka ahaa dhulka waqooyi ama somaliland waana jibaaxe ciise waana odayaashii dayuuraddii xabashidu ku laysay hargeysa 1964 runtii qoys wacan iyo taariikh wacan ku leh somaliland waxaana saygeedu allaa yarxama raaximiin uu ahaa ragga faro ku tiriska ah ee soomaalida ku jira ee intarnational relationska caalamka ku takhasusey waana raggii hore ee isaaqa waana cali cabdulqaadir alla yarxama raaximiin.
Kaltuum weli waa maansha Allah.
ducale wat samantahay maka hore waxan xasuusta sida ahy muuhum uu tahey qoyskii uubad dhala inay school ku daran si duucadi uu dhaabodo allah ah kadhigo kii/tii nafta walid ka diinta anfaca
ayagaaba saxan BOCOR BAA SAX AH
Mansha allah
aflagaadada halaga daayo MADAXDA kana faaiidayso stop the verbul abuse otherwise leave him alone
Thanks
British Somali land ayaan la yaabay wuxuu ka xishoonayaa magaca somalia ceebey tacaal beri samaadkii afkiisa ayuu Ku amaani jiray
Cajiib indoor ma daahiro waa caqligaab
Waa edab darantahay
waxay tiri "waxaan joogay xafiiska scholarships ka halkaas oo aan dadkeena si gaar ah uga faa'iidayn jiray" sow corruption ku may kicin.sow ammaanaddii loo dhiibtay may khiyaamin?
A Adam waa runtaa
Faqash aamu, dhabayaco adigaa baabiyay somalia, SOMALILAND waa dhulkii somalida baantuu baad tahay
Nacaladi kugu dhacday waa mid cuqdadi dilootay kan ducaale la yidhaahdo
Walaal aakhiradaada ilaasho
Adiga bukee duceeyso
Mr Ducaale caadifadda qabiilka ka daa waraysiyadda.
Dadkàad waraysanayso waa halqabiil, maye dadkiikale?
Somaliland annigaa u dhashay laakiin marna dadkaygu ma ogola kala gooynta Dalka.
kala garo qabiilkaaga iyo qarannimadda.
mid ciilanbad tahay
oo cadhaysantahay
car wax sameeya
car wax sameeya
car wax sameeya