cabdimalik barnaamijkani burco ayuu inta badan ka duubaa waan u hanbalyaynayaa laakiin reer burco erayga ma garanayo malaha ceeb ayay uhaystaan, ogaw ma aqaan waa aqoon,,,,,
ruunti very sad. 1960 ila 1991 all somali were under communism. no religious education. after 1991 again no religion just jahil reer miyi folks. diaspora somali more educated in deen since 1991 than those back home...
INALILAH REER HARGEYSA WAX WAX YAQAANA KUMA JIRO ODAYAAL WADA XANAAQSAN IYO DAD AAN AQOON DINEED LAHAYN ILEEN BURCO AYAABA DHAANTA XAGA JAWABAHA IYO WAJI FURNAANTA IYO QOSOLKABA BARNMAMIJKAN HARGEYSA KUSOO BIXI MAAYEEE BERBERA KU TIJAABI
Ormada Yaa Hargeysa Ka Iibiyay Buu Leeyahay Odeygaas, Waa Wax aad Ii So Jiitay, Oromadan Yaa hargeysa Iyo wadanka Keenay wa Runtiise Miya Lays Waydiiyo
Dogoble Bancade hdohe
Gabadh qurux badana waan ukug darilahaa nin ka suaasha ka jawaabay
cabdimalik barnaamijkani burco ayuu inta badan ka duubaa waan u hanbalyaynayaa laakiin reer burco erayga ma garanayo malaha ceeb ayay uhaystaan, ogaw ma aqaan waa aqoon,,,,,
yaa allaa su aasha dhaxalka in ay sidaytahay logajababo ahed waayo somalida ad wax ukaladhaxlaan ya allaah
masha allaah hargeysa wanba uxiisay aadna wan ugufarxay insu aalaha sogaray magalada hargeysa
Hhh
@21.28 both girls are just gorgeous!
reer burco waa reer magaal sax hargeysa qosol ma jiro magaranayo
salan sare abwaan barleex malmahanbo wan dadayayay magacisa ad ogahelay hestaa
diyaaradan dhibaato ay noo horseeday iyo in somali lagu kala dilo
reer hargeysa waa reer baadiye ee barnaamijku burco ayuu ku wanaagsanaa
\
somali kala go,ideeday u xusul duubayaan DIINTII ISLAAMKANA WAXBA KA, MA YAQAANAAN,
oo imika maalmahn kuma arkee miyaa la joojiyey barnamshki suaalaha long time manarkine
REER HARGEEYSO pressure. waa dad aan caafimaad qabi waali
OROMADA yaa hargeysa ka iibiyay ? odayga ayaa oranaya su aashaas waa la ceeyriyay halaga jawabo he
القاعدة الاصولية تقول كل فن يسال عن اهله
cabdimaalik new hargeisa maad tegin maaxaa dhacay indr waa halkay haregisa ka bilaabtante lool
ala reer hargeysa badawsanaa kamaraday sidaa u daba yaacyaan oo isu wada dhigayaan walaa xawla walaaquwati
Abdi Nuux ه
wax yaar qaabka wax u waydinayso ka yara xuun lakin wa barnamjis ficaan aad iyo aad
ruunti very sad. 1960 ila 1991 all somali were under communism. no religious education. after 1991 again no religion just jahil reer miyi folks. diaspora somali more educated in deen since 1991 than those back home...
DIYAARAD FAALSO OO XAQDARO MEESHA LOO SURAY BEEY YAQAANAAN, DIINTII IYO XAQA QOF ISLAAMA LEEYAHAYNA MA, YAQANAAN