ABDULLAHI KASHKA VS 6 GABDHOOD || GABDHAHA HARGEYSA WALOO ISTAAGA || KALA BAX DOOQADA..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 607,627

ความคิดเห็น • 596

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 หลายเดือนก่อน +12

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😢

    • @user-oq9cj7qj6m
      @user-oq9cj7qj6m 5 หลายเดือนก่อน

      Sᴄᴡ sᴄᴡ❤❤

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z ปีที่แล้ว +174

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @siciidyusufcali67
      @siciidyusufcali67 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @maxamedxasan8004
      @maxamedxasan8004 ปีที่แล้ว

      🎉

    • @cabdikariimhassan178
      @cabdikariimhassan178 ปีที่แล้ว

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sheekeeye-ky8yc
      @sheekeeye-ky8yc ปีที่แล้ว

      Scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 ปีที่แล้ว +57

    Saan wllhi Qalad wye yahye Diintana ma baneen in dumarka gadaal laga marmaro Saana Aaa Bariis ku Raadsato Qalad wye yahye😢😢

    • @salamali54
      @salamali54 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @naciimo3199
      @naciimo3199 ปีที่แล้ว +4

      Waawww m.a dadki wngsana wli adunka wy jogan nolow wll mcn❤❤🤦‍♂️😇

    • @Kaali_juicyboy
      @Kaali_juicyboy ปีที่แล้ว +1

      Wa sheko kle diinta wax diidan umajedo ee cadi iska dhig

    • @user-jm4yc6dw3w
      @user-jm4yc6dw3w 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi sax weyi gabdha inlugu cabiri dinta maogala

  • @amaldaganchannel4557
    @amaldaganchannel4557 ปีที่แล้ว +79

    Been maaha hablaha reer hargiesa waa loo kacaa big respect 🙏 👏 ❤

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      😂🙄🙄🙄🙄🙄😂anaga idin amaaney idinku hays amaaninaa 😂

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 ปีที่แล้ว +1

      ​@@ahmett5835 manta kaliya amaanta no dhaafa plz 😂😂

    • @prettyinacumar3894
      @prettyinacumar3894 ปีที่แล้ว

      Sax waa martida waa lo kacaa 😂😊

  • @shukriabuukarxasanshukriab1201
    @shukriabuukarxasanshukriab1201 ปีที่แล้ว +41

    Saytuun aabahed Allah ha u naxariisto 😭uso duceya

  • @haniitaqalbi294
    @haniitaqalbi294 ปีที่แล้ว +42

    Waaaw legend kashka full respect 👏 gabdhaha hargeisa wlhi🥰🥰🥰💗

  • @apdirahmaanaadan1790
    @apdirahmaanaadan1790 ปีที่แล้ว +32

    AAN KU SALI NABIGA scw❤❤

  • @busadbanjiidh1493
    @busadbanjiidh1493 ปีที่แล้ว +43

    Inta is dhafisay xayaysiiska is mujiya😊

  • @MaxamedCabdisheekh-ou7rj
    @MaxamedCabdisheekh-ou7rj ปีที่แล้ว +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet❤😊

  • @muhanadcade5164
    @muhanadcade5164 ปีที่แล้ว +78

    Axxx allaha unaxriisto inta walidkood dhimaty 🤲😔

  • @hanadcrown
    @hanadcrown ปีที่แล้ว +35

    Gabadha reer hargeisa iyo maria❤❤

  • @nuurcadde1280
    @nuurcadde1280 ปีที่แล้ว +16

    Nabiga halagu saliyo❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +36

    Two legends always yahye Hunter and Abdullahi kashka another's levels choice 💯💯👍💪💪❤

  • @hadiyamohamed3993
    @hadiyamohamed3993 ปีที่แล้ว +8

    Jah gabdhaha reer hargeisa alle ayaa iga beeray duriyada alx❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar from yurub 🎉

  • @Moha76b
    @Moha76b ปีที่แล้ว +12

    Oo yaa banneeyey in labo qof oo ajaanib Kala ah inay gacanta isku salaaman, SubhanaAllah

    • @Moha76b
      @Moha76b ปีที่แล้ว +2

      @@mudathir1515 hadii laga tagay, diintu kamaysan tagin.

    • @safiyaiise1655
      @safiyaiise1655 ปีที่แล้ว

      ​@@Moha76b wllhi xishodkii eber waaye wllhi alla sohanuuniyo

    • @xaredhanad4671
      @xaredhanad4671 ปีที่แล้ว

      Dadka caanka ah ma kala soocona
      Ajaanip inay kala yihin ragga iyo dumarka

    • @Moha76b
      @Moha76b ปีที่แล้ว

      @@xaredhanad4671 oo adiguna hadaad caan noqoto Saas maad sameyn laheyd!?

    • @Moha76b
      @Moha76b ปีที่แล้ว

      @@safiyaiise1655 Aamiin, kanaaba iigu daran oo dhahaayo waxaas waa laga tagay nio, wuuba ku raacsan yahay, waa yaab wllhi!

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 ปีที่แล้ว +11

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed {Salallahu calyhi wasallam}❤🥺🤲

    • @YuusufJuma
      @YuusufJuma ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @YuusufJuma
      @YuusufJuma ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 ปีที่แล้ว +13

    Wan kuwadana hadan rer hargaysa nahay kashka dumo❤

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 ปีที่แล้ว +17

    Intaan dawanYey vedio gii igu qosolka badna aa weeyan qosal iguma hadhin saytuun iyo kashka 😂😂😂

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 ปีที่แล้ว +2

    gbdhaan oo dhn waan dareemey iney aabahood dhintey ssbto ah meel wlpa kama muuqan laheyn

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +38

    Somaliyaasha Asc Yaa Ahlul muslimiin 🇸🇴🫶🏻❤️

  • @ciiltiramaxed8932
    @ciiltiramaxed8932 ปีที่แล้ว +5

    Cidaan Duriyada ka dhalanay ayaaa ciiil qab❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan ปีที่แล้ว +5

    Ana garab kaga bahan sxb muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar Ana 🙏 ❣️

  • @fardoosodaahir
    @fardoosodaahir ปีที่แล้ว +41

    Hal mid ayaad ku xuntihiin dumarka io raga ajaanibta ah Ee is qa qabsanaayo😢

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว

      Fardowso ku wo gabdhaha sandakaan jooga badankood "No Xishood.

    • @liina3528
      @liina3528 ปีที่แล้ว

      Wakugu racsanhy dumarkaba dafdaf miran ah😮

    • @farxaanboy7915
      @farxaanboy7915 ปีที่แล้ว

      adi Haku mazhqulin

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 ปีที่แล้ว

      @@farxaanboy7915 walaasha ma rabtaa in wiil ay gacnta qabsato

  • @salmosaalax
    @salmosaalax ปีที่แล้ว +13

    Qofkii ugu horeyay cawa wa ani❤❤❤😂kashka

  • @user-rm2en7iw6z
    @user-rm2en7iw6z ปีที่แล้ว +5

    Allah kacbsadha brothers and sisters

  • @cakifomar6980
    @cakifomar6980 ปีที่แล้ว +2

    Sxb yaxye adiga iyo kashka muuqaaladii oo Markaa turkiya joogteen cml is La duuwa sxb😅

  • @MohamedHajjiMohamud123-gy4nb
    @MohamedHajjiMohamud123-gy4nb ปีที่แล้ว +2

    Yahye soo fadhiisi 🙏 🙏 🙏 noo
    Faleembo

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 ปีที่แล้ว +37

    Hablaha ugu sharafta badan, ugu quruxda badan, ugu akhlaaqda fiican, ciday Ka soo jeedaan waa lawada yiqaanaa❤️🥰🦁

    • @rayanyusuf7644
      @rayanyusuf7644 ปีที่แล้ว

      Ilam daba dhabte 😂😂

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 ปีที่แล้ว +2

      ​@@rayanyusuf7644 Yaka khaniis badan ciilan adoon😏🤣

    • @rayanyusuf7644
      @rayanyusuf7644 ปีที่แล้ว

      @@nawaalnalka5983 khanisyo haday jiran waa idinka 🤣🤣

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 ปีที่แล้ว

      @@rayanyusuf7644 Nuur iyo naleye kaso bilamay khanis somali iyo manta ilhaan oo calanka sidata oo u doodaysa intu ba waa Adi ciilaney libinta noo quudh

    • @prettyinacumar3894
      @prettyinacumar3894 ปีที่แล้ว

      Been iaku sheegtay wlhi 😂

  • @egaraad
    @egaraad ปีที่แล้ว +11

    Maxaa Wye salaan Yahye nio Aqlaaqda waa muhiim bro 😢

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn ปีที่แล้ว +1

    احفظ الله يحفظك .Alle xuduudiisa iska ilaali, wuxuu kaa reebayne ka fogoow, waad guulaysan in sha Allah

  • @umusaalim2saalim-oe6zt
    @umusaalim2saalim-oe6zt ปีที่แล้ว +3

    Diinta iyo dhaqanka wa ka tagteen illahay umada Hanja qabto

  • @dadirfabio
    @dadirfabio ปีที่แล้ว +9

    first i want more like 😢😢😢

  • @mumtazhassan9246
    @mumtazhassan9246 ปีที่แล้ว +7

    Maria Iska jeclahay 😊❤

  • @haliimocismaan4234
    @haliimocismaan4234 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hablaha reer hargeysa is not easy

  • @mohmettcr7845
    @mohmettcr7845 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waxa is leeyahay gabdha reer hargaysa ama mariya harling😢😊

  • @rahmoruun972
    @rahmoruun972 ปีที่แล้ว +3

    Ani tan dharka pink ga qabta ka helay Waw😍😍😍

  • @DHAQANE_TUBE
    @DHAQANE_TUBE ปีที่แล้ว +2

    Yaxya hantar legend waa kutaageera wllhi

  • @Xabiibah
    @Xabiibah ปีที่แล้ว +3

    Ani maariya ❤❤ wllhi waa ku kalsoonahay maariya ❤❤

  • @Mohaaz111
    @Mohaaz111 ปีที่แล้ว +6

    Jah❤🥰✨💫hore usoco wllkey yahye hunter 🙈💞🥰✨

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว +15

    Kashka waa handcap wuu dhintay la yiri illaahay cafimaad ha siiyo kulaha 😂😂😂😂😂

  • @BashiirsiciidYuusuf
    @BashiirsiciidYuusuf 7 หลายเดือนก่อน

    Yaxye sxb cabdilaahi iibalami waan ka helaayee

  • @FaatimoApdullahi
    @FaatimoApdullahi ปีที่แล้ว +5

    Haa qoftaan islahaa buu doortay❤❤❤

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +7

    Allaah yaxfaduka wilasheena nosoo laabta hargaysa welcom ✈✈✈✈✈✈✈✈

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +3

    بسم الله الرحمن الرحيم ❤

  • @nouraouled8639
    @nouraouled8639 ปีที่แล้ว +1

    Waxa nii rajeynaya iin aad saa kuu sii wadin 🎉🎉❤❤

  • @gureygurinho8566
    @gureygurinho8566 ปีที่แล้ว +13

    Allah caafiyo muu dhahay kashak 😂😂

  • @adnomohamed6533
    @adnomohamed6533 ปีที่แล้ว +7

    Naarta lagugu foge kan Nayaa kaso hartey😂😂

  • @abdirahmaanabdilaahi8267
    @abdirahmaanabdilaahi8267 ปีที่แล้ว +9

    Aniga Maria harlin qaatay 😂😂😂❤

    • @salamali54
      @salamali54 ปีที่แล้ว

      Oo adiga tartan miyaa ku jirtaa 😂
      Waa iga qoslisay Maria kuma taqaan

  • @ozzyofficial3396
    @ozzyofficial3396 ปีที่แล้ว +5

    Kashka ka badbadiska naga dhaaf hee gacanta iska heesata mexe thy ayadaneh xishood ka mxa ka qaaday 😢😂😂

  • @calicabdi-w2i
    @calicabdi-w2i 2 วันที่ผ่านมา

    yahye sxb nin wanagsan eheed jalanji fiican lkn ninkaan wuxu kudheela sharaf tada isilaali taliye

  • @alaskacade2326
    @alaskacade2326 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi isku dooq ayaa noqonay kashka so beatifull girl waaye dagnaanta iyo xishoodka🥰🥰❤️❤️

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 ปีที่แล้ว +3

    Mxaa ubahdilee gabdhaha reer muqdisho.

  • @teamriyo896
    @teamriyo896 ปีที่แล้ว +2

    Wow you are the best TH-camr bro keep going

  • @KhaalidMoh-yt9of
    @KhaalidMoh-yt9of ปีที่แล้ว +3

    Barnaamujka yahye hunter uu fiican yahay pro hore u soco ayaan ku odhan lahaa laakiin mid ayuu ku xun yahay taasina waa dadka aan isku qabin eeis taataabanayo taasina diintu ma ogola

  • @user-nh6gb8js5l
    @user-nh6gb8js5l ปีที่แล้ว +4

    Xafso xikaas gawar garti leh kuwata gar iyo gardaro❤

  • @shabamohamed4368
    @shabamohamed4368 ปีที่แล้ว +25

    Two legends😎😎

  • @mohmettcr7845
    @mohmettcr7845 ปีที่แล้ว +1

    Asad hajio best TH-camber❤

  • @tujaradaxalashaah6966
    @tujaradaxalashaah6966 ปีที่แล้ว +1

    Asc yaxye aad baanu kuutaageerna adigu iyo kaska fadlan hadey mudnaan jirto kashka fudeedkaada wuubatay gabdhaha dhawaanshaha ka agdaay amise gadaal ka agmarka 🙏🙏🙄

  • @fardoosodaahir
    @fardoosodaahir ปีที่แล้ว +5

    Xafso xilkas wan ku wataa boqrad❤

  • @caahomooohamed
    @caahomooohamed ปีที่แล้ว +1

    Wll yaxye hantur maad ka daasid barnaamijka dad ajanabi Kala ah oo gacanta iska qabsanaayo waalga fiican yahy

  • @MuktarLucky-bj5tb
    @MuktarLucky-bj5tb ปีที่แล้ว +3

    Wlhi aniga waa mathowahaay yaac lkn quftaan umabagiin😂😂

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeysa gabdhahooda waa shidan yihiin

  • @abdulahishafici211
    @abdulahishafici211 ปีที่แล้ว +3

    Maria harlin waa ku dadatay😃

  • @MemphisDEPAY-ri6bg
    @MemphisDEPAY-ri6bg ปีที่แล้ว

    Uf reer hargeisa uf kashka wllhi saan makaa filayni gabdhaha reer hargeisa uf uf kulaha waa loo istaagaa kuwa somalina xagee la. yihiin

  • @hindaxasangaaxnuug
    @hindaxasangaaxnuug ปีที่แล้ว

    Cabdilaahi kashka waan wadanaa hadaannah hablaha reer hargaysa

  • @aadan-wc3we
    @aadan-wc3we ปีที่แล้ว +1

    Baraamujika..dooro..dookha

  • @kadra9957
    @kadra9957 ปีที่แล้ว +15

    Two legends 🎉🎉🎉 yahya and kashka

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 ปีที่แล้ว

    I could have chosen Ms Kayf❤...a polite girl keep on sister

  • @KAAHO1319-dv8kq
    @KAAHO1319-dv8kq ปีที่แล้ว +5

    ʏᴀʜʏᴇ ᴀᴘᴏᴡᴇ ᴀʏᴀɴᴛᴀɴ sʜɪᴍʙɪʀᴛᴀ ᴡᴀx ᴍᴀɴɪʟᴀ sᴏ ᴅᴜᴘᴛᴇᴇ ɪɴᴛᴇ ᴀᴅᴀʏɴᴀ🥺👸

  • @xamzacaliaamiin633
    @xamzacaliaamiin633 ปีที่แล้ว +2

    Muni miski
    Lkn shirpirta noo keen..✌️🙏💯✨

  • @mahaddaud4971
    @mahaddaud4971 ปีที่แล้ว +2

    Kasha hadan arko madhafi legend ❤

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 ปีที่แล้ว +4

    Waar yaxye hantarow dee indr hablaha iyo ragan waa maxay gacmaga is qabsanaya diinteenu arinkaa way ka digtay

  • @Wacane.
    @Wacane. ปีที่แล้ว +2

    Waraaa jiinyeeerka iska xir yahyoooooooow
    Varka mid i ag fadhiyo aya kulaha xaytahy odayga watuuu cabeestay 😂😂😂😂

    • @naaif2433
      @naaif2433 ปีที่แล้ว +1

      Hhh kas wa garac yar😅

  • @cabdulqadirmaxamed5341
    @cabdulqadirmaxamed5341 ปีที่แล้ว

    Waa kala ajinabi ayaan iyo kashka maxaadhacay see camal

  • @hadiyamohamed3993
    @hadiyamohamed3993 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan is taatabanya ajnabi makala aha miyaane😮

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +1

    Maria Harlin Legend-mad💯😂Qofta Uu Kashaka Doortay Way U Qalantaa in la doorto❤️

  • @xafsaxilkas570
    @xafsaxilkas570 ปีที่แล้ว

    Abowe yahye ajnabi kala yihiin yac kala dheh bls intaas ku xuntihiin

  • @mustafejimcaale850
    @mustafejimcaale850 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo badi sxp

  • @kingmha-rs9vd
    @kingmha-rs9vd ปีที่แล้ว +1

    Cabdulaahi Kashka lajan waaye

  • @mohaahmedmohaahmed7159
    @mohaahmedmohaahmed7159 ปีที่แล้ว +2

    Kashka cwda seytuun wuu ku qalqalay 😂😂

  • @AamiinDaYaX
    @AamiinDaYaX ปีที่แล้ว +1

    Maaria harliin❤

  • @MaxamedNuur-ri3me
    @MaxamedNuur-ri3me ปีที่แล้ว

    Waan idiin salaamay dhilinyaro qurux badan marka hore team yahye htr waan idiin taageeraa lkn waxaan idiin Kula talin lahaa gabadha kaa ajnabiga ah jirkooda in lataabto diinta islaamka ma,ogola ok aniga dooqeeyagu waa maariyo hrlyn gawadha codka macaan rabi u hiweeyay

  • @kingbedro7184
    @kingbedro7184 ปีที่แล้ว +2

    Xafso stylka wuu shidna lkn waad isku dhedheshay

  • @AmiiraYasin-sf3mr
    @AmiiraYasin-sf3mr ปีที่แล้ว +2

    Cabdilaahi kasha legend

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 ปีที่แล้ว

    Gabadhan wadageera ilhay amarkiis hafso wa faleenpaha gabdhaha keep going hafsa 😊😊😊

  • @sumeyaweli7675
    @sumeyaweli7675 ปีที่แล้ว +1

    Maria harlin

  • @aragtiofficial7586
    @aragtiofficial7586 ปีที่แล้ว

    Yahye dad cusub noo keen ku waan waan ku daalnay kaptan afbadalasho cml

  • @anwaaranzar7627
    @anwaaranzar7627 ปีที่แล้ว

    Kashgaa wan ku xiseyaa adii iyo yahaye allag haa nidayo naftaa

  • @CabduqaliqAweysmaclinka-de9mh
    @CabduqaliqAweysmaclinka-de9mh ปีที่แล้ว

    Mariya harliin ayaan dooran lahaa aniga ahaan

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my pro 👍

  • @maxamedcalimaxamed
    @maxamedcalimaxamed ปีที่แล้ว +1

    Xafso mashalah dokhyka weye

  • @samiixohalane3655
    @samiixohalane3655 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @mohamednoormohamud6497
    @mohamednoormohamud6497 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaaa Rahmo ii radiya ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yaraankabalcad4553
    @yaraankabalcad4553 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my pro

  • @mohamedamenmohamoud
    @mohamedamenmohamoud ปีที่แล้ว +2

    Yahye BarNaMijKan RamAdAnTa KaLiYa SoO Daa
    Oo HdDa BarNaMij kLe sO GaLi ChP

  • @israkayse123isra8
    @israkayse123isra8 ปีที่แล้ว +2

    So badi yaxye hanterooow

  • @kingbedro7184
    @kingbedro7184 ปีที่แล้ว +2

    Maria iyo kashka suuro wllhi

  • @hagiopoi4418
    @hagiopoi4418 ปีที่แล้ว +1

    Waaa

  • @amiiramukhtaar2392
    @amiiramukhtaar2392 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wan ogaa 😮