Iga nasiib badan ninka Show Xasan aadan leeyahay hor fariistay ee dhagaystay hadda ciyaal xun baa na waalay oo aan hees aqoonoo music uun watta !! Great of all time Smatar Cimiri dheer iyo cibaado suuban halyeeyow!😮
Xasan Aadan samatar waa fanaan qiime gaaf ah ii leh waayo hadan idiin sheego wuxu iigu leyahy waad yabeysaan😱✔️ waana tan «Mudo aan qiyaasayo inay ahayd 2007-2008 kolay meelahaa ahayd ayaan anigaa waligay hees maqal iska dhaaf in aan dhagaystee magaca hees kaliya aqaan lkn aan aqoon wxy tahay ayaa galab riyo la ii diray tuulo aan joogay ilma yar ahaa riyihii markan soo caraabiyey ayan soo daba galay waxa i daba maray laba wiil oo geel jiraa oo aanan garaneyn oo moobeel yar oo ay sitaan heestan ka baxayso marka way dheraynayeen ana waan yaabay waayo waligay musiko ma maqlin mana arag meel ay ka baxayso erayadii wxn kasii maqlay: • Bardihii ka baxay isha baydhabo •Caleemuhu balaadheen • Baxrasaaf la moodyeey Sidaasi waa sidaan heesta barigaa u fahmay lkn bari dambe markaan waynaadey ee heesihii maqlayee bartay ayan gartay in aan barigaa si khaldan u fahmay aana idiin ku daree waliba labadii wiil waan yar daba galay lkn intay i arkeen ayey isku dheheen "war kan yari miyuu waalan yahay" markasey ana igu dhehen "Adeer maxad dooni" ana wn aamusay kadibna intay heestii yar joojiyeen ayey igu dheheen "Adeer carar yaanaan ku qalane" kadibna way dhaqaqeen intay daarteen heestii lkn ana wn ka dabo tagay kadibna intay istaageen ayaa kii moobeelka watay moobeelkii kii kale intuu u dhiibay oo tooray dheer lasoo baxay ayuu intuu igu soo orday "Ii qabo Ii qabo aan qashee" markasa kii kalena yidhi Waf inoosoo qabo" yago i bajinaya Ana markii Waan cararay sidiina riyihii oo gurigii sii galaya ku gaadhay waligay ma ilaawo»✔️✍️ caawa aan qisadeydan idiin soo bandhigay taariikhdu waa 13/06/2021 Axad 12:36Am Oo aan joogo lascanod
Saaxib laba qiso isku qaldaysaa kaasi waa ahmed saleeb bide , lkn heestani waa sameeyay abwaan dhaglas waa reer Uk ma garty laxanka waxaa saaray mustafe kiiko
@@MX-gm1nh yes tubeec lkn ilmo mooge maku dhax qarineee😅 after tubeec fanan xasan u dhaw ma jiro dhanka masraxiyadana Waaba number one iyo dhanka heesaha hirgalay waxa Uuna kusii darsady wa fanaanka maay maxaa tiri ku heeso he is a goat 🐐 xasidnimada fanka ka daaa
❤DAJIYA❤KURAAXEYSO HADAA IGA DAMBEYSO❤👏 Legend Hassan Adan Samatar ALLE Cimri dheer iyo caafimaad kusii💯👏 waa heestii iyo xusustii❤DAJIYA❤ after 16 years later 👏12/11/2024❤Mondeay at 3:30 Pm😊
Adduunka waqtiga aya ugu qaalisan,,waana kan aad nooshahay adigoo dhegaysanaya heestan xasan aadan oo hadda kahor soo baxday haddana waa adigan qoraalkayga aqrinaya 29.july.2023 alxamdulilah dheh,anigu hadda waxa aan joogaa dalka Austria oo aan soo galay isla sanadkan bilowgiisii weli sharci kama helin lkn allah waxan ka rejaynaya inuu riyoyinkayga nololeed ii rumeeyo sharcina iga siiyo si ay iigu fududaato inaan markale midowno hooyaday sharaf,xaaskayga aan jeclahay ,carruurtayda iyo sido kale walalahay adigana akhriste illahay muraaadkaaga nololeed ha kuu fudaydiyo
Xasan adan samatar wa fananka an marna kadaalin hesihiisa inan dhegeysto 2010 ayan bartey hestan ila iyo hada kama dhargo dhegeysigeda . Ya ila mida aniga☝️
Damiir hal adeegnimiyo Quruxda lagu daahay🙎♀️🌹 Darandar indhihii arkaan 😥😍 Marnaba daymada ka daalinee Timaha kala dagay dusheediyo Ilkaha dabarka lee dilee😔❤️🥺
Yaaaaà salaam, Anagu dajiya is helnee rabow isku kaaya daa,, 26 may 2023 hestan caawa wxn ku dhagaysnyaa jiida hore ee dagaalka Laascaanood,Sool salaamaad. 🙌
What saddenst me most is how easily my fellow Somalians are forgetting one of our and probably Africas at that time, best and most creativ wrighter and poet of all time Maxamed Ibrahim (Hadrawi). Without Allahs merciful giving of him (Hadrawi) to us and the sacrifice he was forced to undertake to be able of constructing such a wonderful creations which were all a gift for wider somali speaking folks, and generations to come, we would be stuck with songs and culture identical to the one Sharma boy are pushing down our throats. I will always be greateful for Maxamed Ibrahim (Hadrawis) legacy and history, and I will for sure teach my children many interesting stories about Hadrawi and his rich life. For you guys who do not know of him, I would recommend you to buy one of his biography.
Damiir hal adeeg nimiyo quruxda lagu daahye daran dar indhii arkaan marnaba daymada ka daaline legend xasan aadan samatar Uma malaynmaayo in gabadh maanta intaas ku asteysan la helayo
Iga nasiib badan ninka Show Xasan aadan leeyahay hor fariistay ee dhagaystay hadda ciyaal xun baa na waalay oo aan hees aqoonoo music uun watta !!
Great of all time Smatar Cimiri dheer iyo cibaado suuban halyeeyow!😮
Kkkkkk walaal Qaaliya waa runtaa waa fanaan Qaaliya 20 jeer ka badan intaan horfariistay habeenkii qalin jbintada jaamacada isaga juba noo heesay
Anigu waxan hor fariistay 2010 Nairobi show uu ku qabtay
the baste hees samatar Lagend
Xasan Aadan samatar waa fanaan qiime gaaf ah ii leh waayo hadan idiin sheego wuxu iigu leyahy waad yabeysaan😱✔️ waana tan «Mudo aan qiyaasayo inay ahayd 2007-2008 kolay meelahaa ahayd ayaan anigaa waligay hees maqal iska dhaaf in aan dhagaystee magaca hees kaliya aqaan lkn aan aqoon wxy tahay ayaa galab riyo la ii diray tuulo aan joogay ilma yar ahaa riyihii markan soo caraabiyey ayan soo daba galay waxa i daba maray laba wiil oo geel jiraa oo aanan garaneyn oo moobeel yar oo ay sitaan heestan ka baxayso marka way dheraynayeen ana waan yaabay waayo waligay musiko ma maqlin mana arag meel ay ka baxayso erayadii wxn kasii maqlay:
• Bardihii ka baxay isha baydhabo
•Caleemuhu balaadheen
• Baxrasaaf la moodyeey
Sidaasi waa sidaan heesta barigaa u fahmay lkn bari dambe markaan waynaadey ee heesihii maqlayee bartay ayan gartay in aan barigaa si khaldan u fahmay aana idiin ku daree waliba labadii wiil waan yar daba galay lkn intay i arkeen ayey isku dheheen "war kan yari miyuu waalan yahay" markasey ana igu dhehen "Adeer maxad dooni" ana wn aamusay kadibna intay heestii yar joojiyeen ayey igu dheheen "Adeer carar yaanaan ku qalane" kadibna way dhaqaqeen intay daarteen heestii lkn ana wn ka dabo tagay kadibna intay istaageen ayaa kii moobeelka watay moobeelkii kii kale intuu u dhiibay oo tooray dheer lasoo baxay ayuu intuu igu soo orday "Ii qabo Ii qabo aan qashee" markasa kii kalena yidhi Waf inoosoo qabo" yago i bajinaya Ana markii Waan cararay sidiina riyihii oo gurigii sii galaya ku gaadhay waligay ma ilaawo»✔️✍️ caawa aan qisadeydan idiin soo bandhigay taariikhdu waa 13/06/2021 Axad 12:36Am Oo aan joogo lascanod
Mahadsanid sheekada aad nala wadagtay
Waaw wa cajeeb walaal😋😋😍
Wa cajiib wll waxwalba malin ba rabarta ana waxa joga lascanood
Cajiib
Waa cajiib qisadaadu. Miyuusiggu wax uu leeyahay rooxaan wax soo jiidata. Isku da'aad ayaan nahay, miyina nolosha waan ka soo wada bilownay. Maalintu ha kuu samaato jaalle.
Damiir adeegnimiyo
Quruxda lagu daahayee
Darandar indhihii arkaan
Marnaba daymadaa ka daalinee
Timaha kala degay dusheediyoo
Ilkaha dabarkalaa i dilee
Waxaan dumar day-dayoon
Mid ii dan ah raadiyabaa
Haddaan taan doonayeen
Ilaahay ka ducaysan jiray
Anagu Dajiya is helnee
Rabboow isukaaya daa
💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Dadnimo dhaqankeeda iyo
Quruxda lagu deyrayee
Dadkaba ruuxay is bartaan
Kollaba diiqad aanan gelininee
Deggani socodkeeda iyoo
Debnaha madowgalaa idilee
Waxaan dumar day-dayoon
Mid ii dan ah raadiyabaa
Haddaan taan doonayeen
Ilaahay ka ducaysan jiray
Anagu Dajiya is helnee
Rabboow isukaaya daa
Mahadsanid 🥰🌹
Mhdsanid bro
the baste hees samatar Lagend ninweyn
Abwaanka heesta sameeyey waa abdi qays Qisada heestana sidaan ku maqlay Waxay ahayd abwaan A.qays ayaa Gabar ay isjeclaayeen ilaa waagay yaraayeen ee ay iskuulka dhigan jireen laga guursaday Jacayl aad U weyna wuu u hayay gabarta. muddo kadib oo ay waaweynaaden oo ay gabadhiina Caruur waaweyn oo qaar la qabo dhashay ayuu guursaday kadib Heestan ayuu sameeyey (anagu dajiya is helnee rabbow isu kaaya daa)❤
Heestan waxa şameyelim
Abwaan dhehlas
Laxana waxa saaray mustafa kiiko
Saaxib laba qiso isku qaldaysaa kaasi waa ahmed saleeb bide , lkn heestani waa sameeyay abwaan dhaglas waa reer Uk ma garty laxanka waxaa saaray mustafe kiiko
Hesta uu abdi qays ee ad ku qaladay waa qurixdii afrikay
Abdi qays markii uu gursanayay ruqiya weye mustafa kiiko waaye laxanka badana dejiya albumka sameyey
the baste hees samatar Lagend
Dadka 2024 daawanaya like saara ❤😊
the baste hees samatar Lagend
the baste hees samatar Lagend
Hadeybaaa nossi cusbaneysaaaa szb
b cnh6dzdfx g h
He is very popular in Ethiopia as well. His is a legend.
Hassan Adan samatar my legend
Sidan oo kale hadadan uhesikarin iska dhaaf.
Heesta waxa kuraxaysanaya
1.dawadayashaaa
2.Asiga
3.musigistaha
"Timaha kala dagey dusheediyo..
ilkaha dabarka leh bay idilee😩
Xasan aadan Allow kudaya wayobadan👏👏
Rabbow isu Kaaya Daaaa,,,,🤲🤲🤲
Waa Heesta Uu Xili Kasta ii Qaado Gacliyahayga👉🤴🏻❤
Waana Xasuus aad iigu Qaaliya
Intii is Jecel Rabbi Ha isu Daayo🤲
تسلم يا عملاق صوتك من ذهب يا فناني العزيزحسن اذم سمتر
@0000₩%
Ladies and gentlemen, welcome to, Xasan Adam Samantar .... Greatest Somali musician.... in all times ..
God gifted voice plus a zip of vodka lol
Tubeec is the greatest than Ahmed mooge and Maxamed mooge than it’s samatar
@@MX-gm1nh yes tubeec lkn ilmo mooge maku dhax qarineee😅 after tubeec fanan xasan u dhaw ma jiro dhanka masraxiyadana Waaba number one iyo dhanka heesaha hirgalay waxa Uuna kusii darsady wa fanaanka maay maxaa tiri ku heeso he is a goat 🐐 xasidnimada fanka ka daaa
@@bisharabdulkadir9726
0
@@bisharabdulkadir9726 😢🎉
End of 2023
Xusuus last 15 yers heesta dajiya Samatar the an only Fananka ugu jeclahy fanka Somliyeed xusuus ❤❤🎶🎶🎶🙏❤❤
Xassan Aadan Samatar
Fanaanintii hobalada waaberi ayuu ka mid ahaa.
Halyeey❤
❤DAJIYA❤KURAAXEYSO HADAA IGA DAMBEYSO❤👏
Legend Hassan Adan Samatar ALLE Cimri dheer iyo caafimaad kusii💯👏 waa heestii iyo xusustii❤DAJIYA❤ after 16 years later 👏12/11/2024❤Mondeay at 3:30 Pm😊
Alayaraxma giutarka admodo in uu hadlayo waxa tumaya ustad daaud Cali masxaf macalinka music
Aun jano alah geyo
Jabuti ku qaday
Miraha Heesta oo Saxan
Damiir hal adeegnimiyo
quruxda lagu daaheyee
darandar indhihii arkaan
marnaba daymada ka daalinee
timaha kala degay dusheediyo
ilkaha dabarka leh ayaa idalee
waxaan dumar day dayoom
mid ii dana raadiyaba
hadaan taan doonayeey
ilaaha ka ducaysan jiray
anigu dajiya is helnee
rabow isu kaaya daa
Dadnimo dhaqankeediyo
quruxda lagu deyrayee
dadkaba ruuxay is bartaan
kolaba diiqad aanay galine
degane socodkeediyo
dibnaha madawga leh ayaa idilee
waxaan dumar day dayoo
mid ii dana raadiyabaa
hadaan taan doonayeey
ilaah ka ducaysan jiray
anigu dajiya is helnee
rabow isu kaaya daa
Halkeedaad dhigtey
Halkeedaad Dhigtay ustaad
Axsan hes waye hadrawi alifay
Waxaa Alifay Abwaan Dhagllas Laxankana Kiiko ayaa leh walaal
Best song
My lates father favourite song it's been 8 years since Allah (SWT) tooku coz he loved u more I miss u every day till we meet again RIP dad 😘😘😘😘
Aun aabo
2
Ameeen
Labiskiisa bes magaarayaan kuwan maanta heeso eeshcalaa fanaan
Masha Allah wan la dhacay heesta wxd Moda in aniga lay qaday ❤ 10/7/2024 haben qiimo badan leh inkastu jiro qof aad iyo aad ereyada hestan aanka maqlay intanan cawa dhagaydan lkn wlhi wu jiraa wayaha adunka haya ana wan jeclahay hadna 😢😢 Rabi ayan ka barya inu wax walba u sahlo mohamedkygii kuma wayo ❤❤❤❤ inshallah
the baste hees samatar Lagend
Waxaa qiraaa in hdii fan somaliyeed kugusoo dhoco in uu noqonaayo xasan Aaden samatar 👏👏🙏🙏 2022
Legend EREYADA LEH KA SHEEKEE EE AY MASKAXDIISA TUUJIYAY.KAASAA AMAAN MUDAN.WAANA CABDI QAYS.ALLE CIMRIGA HA UBARAKEEYEE
Yaa ilaahal caalamiin
Yaa masraxa gilgilay oon hassan aheyn hassan adan samatar cimri dheer cibaado suuban
Inta heesta sayidkooda maba dhageeysto fanan kale
Hassan adan io omar Mahdi auntee
the baste hees samatar Lagend
Legend his shows were pure live music no playback
FROM HARGEYSA NICE
Anigu DajiYa Wali MahayEe Soo DuCeYa Wllalaha Somaliyeedow😂❤😑🤨🙄
7-5-2023 Hargeisa
Hada maheshay indha deeraley❤😂
Samantar waa xidiga fanka somalia wuxuuna fanka ka gaaray heerkii ugu sareeyey ee fan laga gaaro
I agree with u bro👌👌👌🙏
Maxaan kugu faannaa xasanow hadaan nahay soomali runtii waxaa tahay caalamkaa marqaati ka ah noolow big somali legend
2002 ayu iso duubay ninkygon marka is gursanay aadna ijecla ilahay hawnaxariste😢
Xasan aadan samatar
Waa ninka kaliye aan heesihisa dabka karidey
Xatal aan sugayo kuwa kle lkn wakhtigaan usamaxeyn
Caafimad iyo cimri dherer iyo cibaado suuban
Ku rajeynayaH 😘
Adduunka waqtiga aya ugu qaalisan,,waana kan aad nooshahay adigoo dhegaysanaya heestan xasan aadan oo hadda kahor soo baxday haddana waa adigan qoraalkayga aqrinaya 29.july.2023 alxamdulilah dheh,anigu hadda waxa aan joogaa dalka Austria oo aan soo galay isla sanadkan bilowgiisii weli sharci kama helin lkn allah waxan ka rejaynaya inuu riyoyinkayga nololeed ii rumeeyo sharcina iga siiyo si ay iigu fududaato inaan markale midowno hooyaday sharaf,xaaskayga aan jeclahay ,carruurtayda iyo sido kale walalahay adigana akhriste illahay muraaadkaaga nololeed ha kuu fudaydiyo
Aamiin dhamanteenaba
Heestaydi jacaylkayga iqaada izagana ka maqlayba marki igu horayzay
Anagu dajiya is helnee
Allaw izu kaaya daa cwlhyga🤲🤲❤🎉
Xasan adan samatar wa fananka an marna kadaalin hesihiisa inan dhegeysto 2010 ayan bartey hestan ila iyo hada kama dhargo dhegeysigeda . Ya ila mida aniga☝️
Heestaan waxan u daawadaa gitarka AUN daud masxaf.. Hdii aad ila mid tahay like ii saar.
2019 hadii aad heeskan dhagayssnasid like isaar
Me
ILKAHA dabarka laa idile ❤️
Eraydi Abwaan mohamed xasan dhaglas HJ.
Alfanaan xasan aadan samatar HG.
Habran odaygoodii mee tolow
Sagal Hassan odayadoodii waa jecelow iyo gidar
@@sagalhassan7677 habartan ayadaa odey isku ah ee ka carar yeysan heeee ku darso hhhh
Erayada waa hadraawi waagiii arooskisa ayuuu sameeyay sanadkii 2002
Maanaan garan erayadan layaabka leh inuu nin isaq ahi sameeyey
2020 hadaad dawanyso like ii saar😂🤣🤣🤣🤣
Xilli walbo kama daalo
Kow Baan ka ahay dadka aanka xiisa dhigin dejiye
Woow xasan weli waan dhageeestaa 2018 😂
Damiir hal adeegnimiyo
Quruxda lagu daahay🙎♀️🌹
Darandar indhihii arkaan 😥😍
Marnaba daymada ka daalinee
Timaha kala dagay dusheediyo
Ilkaha dabarka lee dilee😔❤️🥺
Xassan aadan somalia legend cimri iyo cibaado dheer
Xasan Aadan Samatar Uma Baahna Faallo iyo Falanqeyn Midnaba. Waa Cabqari Wax Kale oon Ku Tilmaami karo Ma Jiraan
Mohamed Mursi isagu muu tirin ee abwaan baa u dhiibey.
Khalil Omar Abwaankuba kaligii ka ammaan lahan oo waa la wada leeyahay (Abwaan + Mullaxan + Mucian + All artist) waa mid ay ku mahadsan yihiin
Laga yaabee in lahello maalin mid uso dhawaada ar ya bulsho kiciyey
Somalia hanolato, waan jaclahey haastan
long life samatar greatest musician ilike him
he was legend singers all of somalia.hassen aden samater God bless you where ever you are
Best song runti tano maqal iyo muqal ahan layd kwrn acuuuudu
21/9/2024
Ayaan dhageysan Haya Ila Hada 😂
heesa xasan ta ayan ugu jeclaha waa hees macan
2020 wooow I like this song ❤💋💋
Balaayadu heesa macaana horta midbamid bey kadarantahey waa fanaanka qura ee aan dey dayo heesihiisa
Sababta ay heesihiisu umacaanyiin waxa udhiibijiray heesaha abwanada ugu caansan sida xasan ganay ina saleeban bide iyo Cabdiqays
@@amuunjama5009 heesaha oogu badan ee xasan aadan kaariye ayaa leh mida kle heesta xasan asaga ayaa macaneeyo xitaa hdii uu maay maay ku heeso oo aadan fahmeyn marka ninka guushiisa fanka u qir
@@abdirisakisse4277 Axmed cali Cigaal baa ka fanaansan oo ka lejensan
@@Chadmali hhhhhh yaab!
@@sayidka6911 waa runtay adeer sidii fanka looga kala horeeyay baa loo kala magacwayn yahay oo loo kala maqaam sareeyaaa
Boqorkii codka xasan aadan samatar ❤❤
Yaaaaà salaam, Anagu dajiya is helnee rabow isku kaaya daa,, 26 may 2023 hestan caawa wxn ku dhagaysnyaa jiida hore ee dagaalka Laascaanood,Sool salaamaad. 🙌
I miss my
Uncle so Much
Inaaderaw legend kan xasan aadan samatar ee heezta qaadaya mooyee legend waa kii zaneeyay ee ? AbawaankNi waa kuma
Sxb codka aad ku raxeysaneyso waa smatar bal midho faladagn u dhib ee bal ku raaxeyso😅
😂😂 kkkkkk zaw mha
Haaye haaye ❤ my favourite song ❤
XASAN AADAN SAMATAR Nin Weyn 💯🔥✊Hees Aan Caadi Aheyn
Wlh sidan fananimo ahyd kuwan hada jiirana play back ku heesayaan markas heeestaba aadan ku raaxeeysan kaariin geeesi Xasan Aaadan samter
Ikran Abdi copy ayay heesaha ku qabtan kuwa hada joooga hh 😁😂
😍😍😍😍😍
Goormaad ogaatay huuno
Waa.abwaan.mahad.ojga.mukhdisho.iyo.heeswadi.ah.onudoray.fanaaka.ween.e.xasan.aadan.samatar
Heestii: Dajiya
Codkii: Xassan Aadan Samatar
Ereyadii: Abwaan Dhaglas
Laxankii: Mustafe Kiiko
Timaha kala dagay dusheediyo ilkaha dabarkalaa idilee💋🇸🇴
Aniyo iyo dejiyo allow isu kaaya daaa💟
Amiiin
Cwa galey xasuus jceyel iyo qalbi u boholyoobayaah qof ogeyn jeceyl igu kelisadey xanun aan keligey qalbiga ka dareemayoh iyo xasus jeceyl oo kelisathy. Heestaa waa jeceyl iyo is helitaan balse rajadeyda ayaa ah inan malin isla qaadi doonoh hadase keligey ayaah dhageysanayaaah.
Jceylow abaha cun❤🎉
woow I like this songs kamadaalo daawashadiisa.
Fav song waxan dhagaysanaya 16/9/2024❤
Hg boy 👦 Waa ku wataaa
Daa ud cali mslx walee ragbaa is helay axsan Fanaan xsn adan smtar 2022 hddii aad daawanayso like iisaar
Imisa 2020 bishop 11 dawaneysa ama so boqotay heesta
December 6/2020 malin Axada Yaa dawanaYaH oo ku murqamayaH ya salam
the best songs hasan love of somali
Yaa salaam wixii horaa dhadhan lahaa
Time 11:43 Date 24/4/2024 habeen khamiis soo galayso
Anagu dajiya is helnee raboow isu kaaya daa
2020,hadad dawaneso ado like Saar bal meshu uron yhy ayaan waye😋😎
Waaryaa gafuuroow adeer hana taqatiminin haday adiga iskugu kaa fadhido
2020 yaa iga danbeeyo
Legend samatar 👏👏👏👏👏
2021 😎
@@damka5373 waaw waad isoo xasuusisay😄✌
Xasan Aden boqorka codka
Waxaan dumar deydadoo hees macaan
Wakhtii aan yara bn xaSuustay runtii Ax yaa hees
Ilove you ❤❤❤❤❤❤Hawa Amin Amin ❤❤❤❤🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤
"Timaha kala dagey dusheeda iyo ilkaha dabarka leh bey dilee."😩❤
Abwaan dhaglas nin jira nd xasan adan fanan an la gaadhayn
Abwaan dhaglas legend haber jeclaa weeyi Uk Buu Dagan yahay , Xaaskiisa ayuu u sameeyey
waa hees xusuus Ku reebtay hablaha somaliyeed
Waxaa jirta gabar aan jeclahy waxaan u qory hees balse laxanka ma saari aqaano balse waxaan damcay heesaha xasan aadan inaan midkamida laxankeeda saaro balse iyada ayaa hadeer isoo dirty heestaan waxayna kahadlaysaa iyada balse hestyda io hestaan laxnkeedu isma keenyaan marka waa inaan midkle qoro oo hestaan laxanka lamida ❤ najlan allaw isku kayo daaa❤
Heesaha aad umacaan ayey kujirta heestan ee dijiye
away dadkii fanka lagu mashimay kabarta sida loo heeso adeer xasan aadan samatar
Libaax waaye. Inta baddan heesaha uu qaaddo waxaa u dhiibay Abwaaniin horyaal ah.
Marka laleyahay ilaa dhagooladaa fahma xasan aadan waa kan 1:02 bal ila arka dhagool iyo mid dhaga qaba xasan gacan baa lootagay
😂😂🤝
Heestan yaa sameeyey akhyaareey.
Who here 2024❤
VIVA DAJIYAH NINKEEDIIY MAXAMED ALLAYAQAAN ABKOW!!!
th-cam.com/video/9nnAnXvZ-j4/w-d-xo.html
Aamiin... yaa RABBI AL-CAALAMIINA - yaa ALLAAH (SwT)
Hassankii hirgalay ❤️
Heestan magaceedo waa dajiya
Abwaan dhaglas ayaa tiriyay
Laxanka kiiko
Codka legend xasan aadan samatar⁉️
Abo samtar jiro jog 😘😘😘😘😘😘
Xataa hadii aadan dagananyn dajiya waxay kaa dhigaysaa mid dagan kkkk. 😂
Wuxu hees way dhaaftay hal mar oo kaliya inaad dhagaysato kuguma filna adiga qoralka akhrinaya imisa jeer baad ku ceshetaa 🎸❤️
Haben dhawyd oon qaylayey saan ugu celcelinayey bay samecadii iga dantay aar bahashu waa miisanka culus 🎸🔥
Waa erayadii maxamed xasan dhaglas
Xassan Adan Samatar is the greatest Somali Artist ever in all aspects ❤ 😍. If you don't agree go argue with your ancestors.
What saddenst me most is how easily my fellow Somalians are forgetting one of our and probably Africas at that time, best and most creativ wrighter and poet of all time Maxamed Ibrahim (Hadrawi). Without Allahs merciful giving of him (Hadrawi) to us and the sacrifice he was forced to undertake to be able of constructing such a wonderful creations which were all a gift for wider somali speaking folks, and generations to come, we would be stuck with songs and culture identical to the one Sharma boy are pushing down our throats. I will always be greateful for Maxamed Ibrahim (Hadrawis) legacy and history, and I will for sure teach my children many interesting stories about Hadrawi and his rich life.
For you guys who do not know of him, I would recommend you to buy one of his biography.
Damiir hal adeeg nimiyo quruxda lagu daahye daran dar indhii arkaan marnaba daymada ka daaline legend xasan aadan samatar
Uma malaynmaayo in gabadh maanta intaas ku asteysan la helayo
Sabab aysan u jrin ana jire 😂
Xasan Aadan Samatar❤.
Mirihii m.a.dhaglas laxankii mustafa kiiko codkii x.a.samatar
Dajiyaa S ❤
Xasn adan samar🔥
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
1 Jan 2020❤️🙌 anyone
One and only awesome song🎧🙏❤️
Legend Still listening 2022