Djibouti: Laba yar oo wacdaro ka dhigay maalintii dhalinyarada 01/11/207

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 6 ปีที่แล้ว +65

    Waaaaw eega inaynu kaliidan caruurta dunida maasha allah allow noo xafid caruurteena we ❤❤JABOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdullahiabdi8977
    @abdullahiabdi8977 6 ปีที่แล้ว +30

    From Somalia waxaa leyahay wan ku faraxsanahay nabada Djibouti wlhi we lov u walalhena Djibouti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Islamicones1
      @Islamicones1 2 ปีที่แล้ว +2

      We love you to brother

    • @Amy-maman
      @Amy-maman 5 หลายเดือนก่อน +1

      Merci hn

    • @HaboneRobleh-cx9dl
      @HaboneRobleh-cx9dl 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Amy-maman😮😂😢

  • @alamaganofficial9398
    @alamaganofficial9398 6 ปีที่แล้ว +59

    MashaAllah I’m from somalia 🇸🇴 guul Djibouti 🇩🇯 noolada

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 ปีที่แล้ว +10

    Runti ma malaysan karo wan oo yay Djibouti alle haku barakeyo habo waa hees dhiiri gali dalkagi Djibouti Alle dadka dhibta wada hinaga hayo😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 miss you Djibouti

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 5 ปีที่แล้ว +26

    Walaalaha Jubuuti ONE LOVE___hadaa nahy reer NFD Somali Kenya

  • @mahadhaaji8506
    @mahadhaaji8506 5 ปีที่แล้ว +26

    jabuuti kor wllhi aad idin jeclahay reer jabuuti horaa lo dhahay abaal nin gala waa jiraa lkn nin gudo majiro abaalkiina magudi karo 1 love reer jabuuti

  • @xamseforgas3299
    @xamseforgas3299 6 ปีที่แล้ว +27

    Fananiin badan ayey qashinka ku dareen labdan yar yari
    Codka 100%
    Stlylka 100%
    Jilida heesta 100%
    Madaxdiina fadhiga ayey u diideen
    Reer jibouti anigu wan sharaabsanahay guul iyo gobonimo shacabka Djibouti
    From somaliland berbera

    • @Mudane.
      @Mudane. ปีที่แล้ว

      Mhdsnd

  • @IfrahIbrahi
    @IfrahIbrahi 7 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi waan qiiroodey 😭 ku yaro fariida weyaan wlhi 👏👏 Ismael omar geela 👏👏💖

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +54

    MnzhAlalah carruurta siba gabadha yar bn ku heYstaaa waaaa farxaaniyad yar MnzhAlalah Djabuti guuul form puntland 😍😍😍😍😍💕💕💕

  • @bslbsl9799
    @bslbsl9799 7 ปีที่แล้ว +14

    maasha allah walaaladeen reer Djibouti One love. wiilka yar waa geesi

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 7 ปีที่แล้ว +14

    Wow amazing 👌👌👈🏻
    Hore u socod
    Boqortooyo ree jabuuuti🇩🇯🇩🇯💕

  • @mohajaabir7179
    @mohajaabir7179 7 ปีที่แล้ว +8

    Wwwww masha allaah aad iyo aad oo ucod mcn yahay ilahay haxafido guuleysta walalaheena jabuuti

  • @ahmedhassan2970
    @ahmedhassan2970 6 ปีที่แล้ว +4

    Ingastow faan ay tahay
    Farxad baan la oyay
    Aad baad u mahadsantihin dhaman
    Wali laguma araag adunga tano galeh
    Qurux iyo sharaf umada reer Djibouti inaga ayaa iska leeh
    Félicitations franchement dans tout les show que je regarde je n'ai jamais vu une telle beauté
    Les voix la dance l'habillement les sourires 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️

    • @djoharayonisfarah1909
      @djoharayonisfarah1909 2 ปีที่แล้ว

      Ahmed Hassan hn, anba sidookale farxad baan la oyay c'est la première fois que je vois cette chanson même si elle date de 4 ans ou plus ,franchement je suis fière du peuple de mon pays (même si la plus part des djiboutiens leur vie quotidienne est difficile nous aimons toujours notre pays et la paix qui règne )❤

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah Halyay Yar ooh Somali ah weeyeh Dadkayga si walba looh kala goy goyooba mid waah yeeh dad kayga Djibouti ka Guulaysta cadowgiina Aamin

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 7 ปีที่แล้ว +34

    From somaliland noolada rer Djibouti 🇩🇯 😍madaxdina yaan laydinku dirin

    • @sabrinaslifestyle4270
      @sabrinaslifestyle4270 2 ปีที่แล้ว +5

      𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 dah somaliland waa Somalia caadi Iska dig magaca somali hanaga badnado bowe

    • @AmiinBoy-hs6xp
      @AmiinBoy-hs6xp 8 หลายเดือนก่อน

      Wax riyoonaya tahay naye😂

  • @daallotv5237
    @daallotv5237 7 ปีที่แล้ว +106

    Viva djbauti from 🇸🇴 Somalia tan yar waa new✔ halima gobad😂😍 yaa igu racsan

  • @wayraxyare4532
    @wayraxyare4532 7 ปีที่แล้ว +34

    Woow waa ciyaal kla dhicin
    Waba fananiin yar yar o shidan
    Rer jbouti fanka murtidisa inaga linugu ogthy 👌👌👌✊✊

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 7 ปีที่แล้ว +34

    Ismaciil cumr geele wlee dalkiisi waa dhisty iyo caruurtiisi wakuwas hore usoco madax weyne

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 7 ปีที่แล้ว

      Nadaara js yes of cours

    • @nadaarajs8129
      @nadaarajs8129 7 ปีที่แล้ว

      faiza Boorama waw dee adi mxa kareeby hno leep ma borame cdee by kashidnthy mise wa qaraabsi

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 5 ปีที่แล้ว

      Nadaara js wa runta hormar wanagsan walalayal jabuti

  • @farxiyocabdinasirchannel
    @farxiyocabdinasirchannel 7 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah jecliya RER jabuuti ilahow idaa inma wayo walahayga anku faano Hada nahay rer Somalia

    • @bashiirshmaxamed5016
      @bashiirshmaxamed5016 6 ปีที่แล้ว +1

      masha allah codmacaan ayey kuqaadeyn like usaara

    • @mariambillehomar9232
      @mariambillehomar9232 5 ปีที่แล้ว +1

      nolada reer Somalia dadkayagii wan iinugu fana anagunah

    • @collineest9827
      @collineest9827 4 ปีที่แล้ว

      Mid ayan nhay
      Hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadraabokor3548
    @khadraabokor3548 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc, Anigu waa jeclahay in djibouti walaalaheen ay barwaaqo iyo horumar gaadhaan laakiin amaanta la amaanayo shaqsi madax ah iyo marwadiisa waxaa igala wanaagsan in la amaano Dalka iyo Dadka, Dadka ama sinjiga soomaalida meel kastoo ay joogaan ilaahay ha ka dhigo kuwa is jecel, isu hiiliya, is gacan qabta, waa dad caqli badan soomaalidu laakiin waxaa wanaagsan in caqligaa badan loo weeciyo xaga horumarka iyo iskaashiga, VIVA SOMALI RACE, MAY GOD BLESS SOMALIS Aamiin.

  • @abdirahmancmm5184
    @abdirahmancmm5184 6 ปีที่แล้ว +3

    Fanka somaligu wali inuu noolyahay labada yar yar ee codka baxsanbaa kuu cadaynaya 😍😍😍👏👏👏

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein5860 5 ปีที่แล้ว +2

    Djibouti wxn lehy hore u socda.
    I really love u all . Ismaacil mundane wxa thy rnti qf aan inaba caadi ahyn. Walle wd u qalanta madaxtinimada
    Mudane 😍😍😍
    Jabuuti wa meel an ku hanweynahay inan mar uun tago 🤗🤗
    From Mogadishu

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha alla tabarakallah reer jabuuti LOVE you from to somalilnd

  • @Mudane.
    @Mudane. ปีที่แล้ว +2

    Hees amaan iyo dal jacayl tii ugu wacnaud een abid dhagysto🇩🇯💚

  • @arahmandaud8355
    @arahmandaud8355 7 ปีที่แล้ว +22

    Mnsha allah dhaxaad maqashay fanankii sandka kuwani waa fananinta qarniga dii ama doon jabuti waa inay soo saraan sida cawaloo kale

  • @faysalcabaas9095
    @faysalcabaas9095 6 ปีที่แล้ว +15

    Mashaa allaah geesi yar codkana cawale labad weeyi yaa igu raacsan like iigu qabta

    • @moabdisalan5675
      @moabdisalan5675 5 ปีที่แล้ว

      waa cadkooda aadbuuumacaan yahay 😚👼👼👌👌👌👌

  • @Mohamedsaiddirie
    @Mohamedsaiddirie 6 ปีที่แล้ว +6

    Viva Djibouti nabad & nolol walalo aan jeclahy from somalia _Mogadishu

  • @saadiqboqorkafarxada9608
    @saadiqboqorkafarxada9608 7 ปีที่แล้ว +329

    Waa cawaaale two inta igu raacsan like iga walle waa tabtii cawaale ookale

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 ปีที่แล้ว +7

    Love from Garissa,NFD compliments Djiboutians

  • @libancali9748
    @libancali9748 7 ปีที่แล้ว +9

    masha allh rer jabuuti guul iyo gobonimo from warshiiq shabelaha dhexe

  • @saedhassan8341
    @saedhassan8341 6 ปีที่แล้ว +8

    Talented, adorable and sturning child
    I love you djbouti my second home
    Djbouti iyo ethiopia labada wadan ee an ugu jeclahay marka laga imaado somaliland noolada dhamaan

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 6 ปีที่แล้ว +2

    waah carur yaryar ooh Somali Djibouti qurux Baden Madax wayne Ismaacil cuner geele Iyo marwadisa Gulaysta iyo shacabkayga Djibouti we are one family 😍😍😍😍😍😍❤❤💪

  • @noramahmet9801
    @noramahmet9801 7 ปีที่แล้ว +37

    Uurka sare wey ka muuqdaan
    Barkood waa dhakhatiir
    Dhulkana wey dafacaan
    Reerahana wey dhaqaano ku korshaan dhalaan wacan 👌🏾👏🏽👏🏽

    • @Basso1099
      @Basso1099 5 ปีที่แล้ว

      Waba InTan Ka HeLay InTani Cadimaha MacaL Action siday ULa RacRacayso From HarGeisa

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      Mahasanid😘

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      Lakin sida maha
      Dorka sareh way ka muqdan barkood wa dhakhatir dhulkana way dafacano reerahana way dhaqano ku korshan dhalan Wacan waka wll wa sida

  • @nafissroblehbouraleh1574
    @nafissroblehbouraleh1574 วันที่ผ่านมา +1

    J'aime ma République aussi notre président❤❤❤

  • @quruxdiiogadengobsana1491
    @quruxdiiogadengobsana1491 7 ปีที่แล้ว +9

    Mashaallaaa wlhi waxaan kaa helaay caruurtaan madaxweynahoda heeska Ku amanaay waxaa cajibaa wiilka yarkaa suu u ciiyarayo waxase kasii daraan gabadhaa yarta mashaallaaa guruux badana wlhi ishaa allahaa kaa haayo allow gabadhaan o kale isii mid quruxdaa iyo firfirconidale

    • @fuadmohammed9775
      @fuadmohammed9775 4 ปีที่แล้ว

      Je suis merci pour votre location

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      Inchallah habo wad heli donta mid anika oo kale ahh

  • @ahmedadem7349
    @ahmedadem7349 7 ปีที่แล้ว +2

    Lil awale. Am from somaliland proud to be lke that d jabouti
    Hore usocda walalYAl luv u more every sumer wa no timadaan dad xadarad iyo ilbaxnimo badan ayatihiin inta wadan an jarnahay idinka ugu xadarad badan ✌😎😎😎

    • @alielmi8449
      @alielmi8449 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Adem tnks
      Zp
      Waa ini jecl nahay
      Anaguna

  • @Fatma-vj1fq
    @Fatma-vj1fq 7 ปีที่แล้ว +129

    Cunugta yaraanba ku haystaa action keeda inta iguracsan like ha saraan😍

  • @MARTISOOR
    @MARTISOOR 7 ปีที่แล้ว +26

    Masha allh wlhi waa fanaan yar dhameys tiran awaale adan oo yar

  • @abdiazizkhalif2829
    @abdiazizkhalif2829 6 ปีที่แล้ว +5

    From wajer kenya i love jebooti no one best country

  • @zalmaqueen4213
    @zalmaqueen4213 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaazha allah edo mcn khadra xayd iyo reer aptigey jipouti wan idinku haystaa gabdha yarna ka helay❤❤❤from Hargaysa Somaliland

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 6 ปีที่แล้ว +24

    gabarta i qaaday ani
    from Caabudwaaq galgaduud somalia 😏✌

    • @maahirfarhan5819
      @maahirfarhan5819 4 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid 😘

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว

      Goohweyne iyo ceel baxay igu salaan😁😁

    • @hawaabdi2650
      @hawaabdi2650 4 ปีที่แล้ว

      Hhh cabudwaq hada maqlo anigo yar ba iku sodhaceyso abahey waxo ahhay darawal o garida xamolka kaxeyo markaso two week iskamaqnajiray abo markasto hoyo Allaha unaxariste waxa dhihijiray hoyo Abe away cabudwaq ayu jira marwalba sas aye idhihijirtay Abe Marko kasolabtay cabudwaq Aya waxa dhahay markas carabkajo Aya ahajiray lkn hada maihi inta oyey Aya waxa dhahay abo wir cabudwaq ada dhihirabay Aya waxa dhahay wit cabatwaq ad markaso ilahada wo iku dhaha abahey Somali Boy . Xasus ba ikalisay wlhi yaranteyda

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hawaabdi2650 waagii hore hadaad carab-gajo aheyd hadda fara-gajo ayaa tahay kkk😆😆😆

  • @mohamedxafiis2252
    @mohamedxafiis2252 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha xifdiyo wllalaha djbuti nolada alle ha idinka qabto cadowgina nabadina waan Ku faraxnaa hadanu nahay reer muqdisho

  • @hudheeyahmed7612
    @hudheeyahmed7612 6 ปีที่แล้ว +3

    Www wan jeclahay dalkayga hoyo Djibouti nolow wax badan fananinta rer Djibouti hiday u leyihin

  • @silencerak1156
    @silencerak1156 6 ปีที่แล้ว +6

    Cunuga yari waa cawale mesha taagan, waxan u maleyna malintii toban jeer waan dawadaa yaa salaam.

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 7 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah allow ku daah. Love walaalaha reer jabuuti noolaada aad baad ugu mahadsantihiin reer jabuuti sidaa u difaacdaan wadankeena Soomaaliya ood garab ugu aheydeen Soomaaliya 27 sano oola soo dhaafay.

  • @RaadReebProduction
    @RaadReebProduction 7 ปีที่แล้ว +51

    Masha’allah
    j'aime la façon dont elle danse
    D-jabuti est la mère au large de l'afrique de l'est ‘’
    Somalaay ogaada hooyadii fanka waa reer jabuuti 👌🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴😍😍😍😍

    • @ayeshahodan5870
      @ayeshahodan5870 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh noqon mayse hooyada fanku waa Hargeisa

    • @aminahassan2935
      @aminahassan2935 7 ปีที่แล้ว +1

      +Ayesha Hodan waa runta hoyga fanka waa hargeysa

    • @ciyalkaxafada204
      @ciyalkaxafada204 7 ปีที่แล้ว +4

      Hooyadi faanka hargeisa u daaya Abaahi faanka noqo jabutaa

    • @salmainadhooftinle5504
      @salmainadhooftinle5504 7 ปีที่แล้ว +2

      Hooyada fanka Hargaisa weyn hno

    • @Youna_329
      @Youna_329 7 ปีที่แล้ว

      Raad Reeb Production wlh huno reer hargeisa wad ka wala ooyisey hoyga fanka waa hore hargeisa aheed malaha 4 qof ee u hesseysa ayee fanaanin moodeyn hada wa jabuuti hoygi fanka diida ama dooda reer hargeisa allow carurteena no xafid

  • @fatahosman641
    @fatahosman641 6 ปีที่แล้ว

    Ala yaa cisak dad badan oo waxan arkaa sida badan dhaha ismaacil cumar geele waa keligii taliye waad aragtan farxada iyo mid nimada ka muqata Djabuuti markaa waxan reer Djabuti leyahay war walayalow dawlad xun dawlad la aanta ayay dhanta ee mar naba dawlad la aan hadoranina farxada idinka muqata ale haydin siyaadsho 😘😘👏🏻😘😘 love u all ❤️❤️❤️

  • @ahmedabyad5691
    @ahmedabyad5691 7 ปีที่แล้ว +70

    Asxapey gabrt yr waa xalimo gobad oo yar runti action keda aanba kahely intii ila argtey action qurxun iyo codka mcn like isara

    • @suleimanfarah5679
      @suleimanfarah5679 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa wiil aad u maskax badan fankana waa loo dhashaa py khaliif

    • @hamzemahad3270
      @hamzemahad3270 6 ปีที่แล้ว

      I love

    • @hamzemahad3270
      @hamzemahad3270 6 ปีที่แล้ว

      👣👣👣👣👣👣👣👣👣💔

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 5 ปีที่แล้ว

      Wyka cod mcn tahay xalima gobad inantan yar xalimo gobad ma ayadaa codba leh xog beyku heestaye

    • @shawon-xq4ed
      @shawon-xq4ed 5 ปีที่แล้ว

      Masha alha

  • @qanciyeproduction
    @qanciyeproduction 6 ปีที่แล้ว +4

    ILMA ADERYAL LUUQADINA HAKA TAGINA AFRANCISIKA MUWADIN FARANCEISIS KUM NOQONEYSAN KA XOROBA VIVA WALALAHENA DJIBOUTI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯✔

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว

      Waad xanuunsan tahaye hadaanu nahay reer Djibouti luqadeena ayaan ku hadalna lkn waan idiinka wax barasho badanahay

    • @qanciyeproduction
      @qanciyeproduction 5 ปีที่แล้ว

      @@asadkoko6917 FARANCEISIS MIYA AFKINA HANA CAYTANIN

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว

      @@qanciyeproduction wankaxumada qof gumsysi luqadi kuhadlaya hadan arko djbouti wali korkaa lagamamula fransisku waa gumaysiga ugu xun gumystayasha

  • @fatxisiyad8429
    @fatxisiyad8429 7 ปีที่แล้ว +476

    😂😂😂😂😂😂cunuga uhoreya so uma eko gabada comedian Ka ah Emanuela 😂😂😂😂ya iguracsan 😅

    • @sharkalee9382
      @sharkalee9382 7 ปีที่แล้ว +2

      Fatxiyano Gwal hhhhhhhh waaaba iyadoo halkan taagan.

    • @therealcrusher1625
      @therealcrusher1625 7 ปีที่แล้ว +1

      Fatxiyano Gwal hhhhhhh wlhi warunta wuegyahay

    • @xaqiiqmedia3780
      @xaqiiqmedia3780 7 ปีที่แล้ว

      Daawo walaal Adigaa yaabi doonee: th-cam.com/video/EQT6qtvxsPo/w-d-xo.html

    • @shaaficishaataa1426
      @shaaficishaataa1426 7 ปีที่แล้ว

      Fatxiyano Gwal hhhhhh runtaaa

    • @fatxisiyad8429
      @fatxisiyad8429 7 ปีที่แล้ว +3

      sharka lee 😂😂😂😂😂ciwaankana afsomali kuqoran Emanuela na mesha kamuqato wanba yabay

  • @احمدصومالي-ع5ث
    @احمدصومالي-ع5ث 7 ปีที่แล้ว +2

    Waow Masha Allah Noolow Hanoolaato Jabuuti waa jeexeeygii Guul iyo Gobanimo Jabuuti Hanoolaato insha Allah

  • @Yacqoub.Abbeyare
    @Yacqoub.Abbeyare 7 ปีที่แล้ว +42

    Ka Yar Hoyga Fanka somaliyeed keena
    Hargeisa Like inti igi raacsan

  • @omarDADASHOW
    @omarDADASHOW 7 ปีที่แล้ว +9

    Waaw both of the singers 👨‍🎤 🎤 they had fantastic voice, by the way I really appreciate them for their dedication my favorite president ismacil Omar geele and his beautiful wife khadra xay, hey guys we love ❤️ you if we are the people of the Djibouti 🇩🇯 D 🇩🇯

    • @ArafoIdiras
      @ArafoIdiras 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @nimcoyareyyarey5870
    @nimcoyareyyarey5870 7 ปีที่แล้ว +7

    Cawale ma dalay viva jabouti from Somali waligin cadowgina ujaba walalyal

    • @caancartan7603
      @caancartan7603 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Yarey Yarey codowgiina ujaba kulahaa 😖

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwww M.a reer Jabuti waa idin jeclahy noolaada waligiina 😍😍😋😋M a ciylka cod mcn iyo adction aan cadi ahayn M.a M.a ❤❤❤

  • @waayoaraagchannel3152
    @waayoaraagchannel3152 7 ปีที่แล้ว +55

    *Yasalam inan dhal fanan nahay indhihina kuu arka fanka laa shegaba anaga hogamina fananadan yar magac baan uu bixinaya GOBAAD YAR hala dhaho khalas Somalay inan fanka kuu dhalano ogada*

    • @abdirahmanmohamud2777
      @abdirahmanmohamud2777 7 ปีที่แล้ว +2

      Mahamoud Omar hooyga Fanku waa hargysa

    • @asmadiiriye7444
      @asmadiiriye7444 7 ปีที่แล้ว +1

      Mahamoud Omar ijuk

    • @suldaankasomaliland8220
      @suldaankasomaliland8220 7 ปีที่แล้ว +1

      Mahamoud Omar hrgysa xgee gynysaa sxp

    • @engineerqarandon9648
      @engineerqarandon9648 7 ปีที่แล้ว +3

      Mahamoud Omar
      Mashaaa Allah djabuuti jira oo joog wadanka waan jeclahay mashaaa Allah

    • @alfananxariiryaresomalilan4548
      @alfananxariiryaresomalilan4548 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahamoud Omar Wlhy si niyad u qoslay war sxb horta maka dhab mise waad qoslysaa. Mxaa khaldan wuxuu ku hdlyo dhagayso

  • @shaficiabdullahi3733
    @shaficiabdullahi3733 7 ปีที่แล้ว

    Reer Djibouti runtii waqaran sumacad leh. We r proud of u Reer Djibouti anagana wainaan kudayanaa walaeheen

  • @shaka9836
    @shaka9836 7 ปีที่แล้ว +32

    My country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ❤❤❤❤

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 ปีที่แล้ว +1

    Wa iga yabsaday wilka yar dhal faned nolow edo carurtena wa fany wlhi ilove you 😍❤

  • @ilyaasmuxumed9884
    @ilyaasmuxumed9884 7 ปีที่แล้ว +6

    Soomaaliyey like igu qabta,tanyaree xaliimo gobeed ueeg waabn jeclaan gaary😋😋😋😋

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      Mahee ma halimo GOBAD ayane u egyahay

  • @filsanabdi5571
    @filsanabdi5571 7 ปีที่แล้ว +79

    Caruuurta inteey quraanka baralan lahaayeen beey hees u weecdeen allow u gargaaar Djibouti diinta waa ku jartahy hablha xitaa xijaabka wuu ku yaryahy

    • @geesigaumadasomaliyeed6000
      @geesigaumadasomaliyeed6000 7 ปีที่แล้ว +12

      Farxad iyo wadani nimo iyo midnimo ayan barna caruurta Djibouti wayna ka muuqata halka kuuwiin aad ku barbariisin qabyalad iyo qudhon talabaad Waxa ka baxaa diinta islaamka wa hablihiin ee isla xiisho oo iska daa xasidnimada ceebtadana ku mashquul

    • @filsanabdi5571
      @filsanabdi5571 7 ปีที่แล้ว +4

      Houssein Bisleh walaalo xaasid ma ihi ee waan ika naxayaaa ee rabbi usoo noqoda mida kale marwada dalkaaba saaan u qaawan subxanallah

    • @souleimanharawe9093
      @souleimanharawe9093 7 ปีที่แล้ว

      xasidan jibuuti baad kaxuntahay

    • @souleimanharawe9093
      @souleimanharawe9093 7 ปีที่แล้ว

      xaasidaa

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 7 ปีที่แล้ว

      Houssein Bisleh bisinkah adiguba Somali leeba thy intee iskaaga dhigeysaa yurubiyaan 😠

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 6 ปีที่แล้ว +23

    Mashallah beautiful country and people Djibouti 🇩🇯🇸🇴❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

  • @NUNE144
    @NUNE144 7 ปีที่แล้ว +7

    I am indian ilove somalia 😢😢 MnshAllah viva somalia✋✋✋
    🏆s🏆o🏆m🏆a🏆l🏆i🏆a🏆
    ✔✔

    • @xaaji1021
      @xaaji1021 7 ปีที่แล้ว +3

      Cadil Buzuri we are Djibouti not somalia 😠😠

    • @nenjazaarli8651
      @nenjazaarli8651 7 ปีที่แล้ว +2

      Luqada soomaaliga maxaa idiin baray
      Ku heesa yaa idiin dhahay xabashi ayaa tihiin tigree ithopian

    • @liibaanyare7631
      @liibaanyare7631 6 ปีที่แล้ว +1

      عثمان على luuqada yaa idin bararay hadaanad Somali ahayn

    • @sayidali3914
      @sayidali3914 6 ปีที่แล้ว

      alkalito tube i

    • @safiadadala2618
      @safiadadala2618 4 ปีที่แล้ว

      @@nenjazaarli8651 🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 7 ปีที่แล้ว

    show waa hanuuuniya saqiira siduu ugu cod egyahay xabaabta yar war yaa ila arkay shitt misa Somali wax ma aragto viva reer jabouti salan from qalbiga madaxweynaha jamhuuriyada Djibouti

  • @Iqrocabdi5757
    @Iqrocabdi5757 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi 9bill ka hor ayaan fb ku arkay meel aan ka raadin malahan hada anigoo TH-cam iska wareegaayo oo dhafar ayaan iska helay

  • @xamdaoskor6025
    @xamdaoskor6025 7 ปีที่แล้ว +60

    masha allah like hala isaaro waalaba yar yarooo dadkii waa waynaa xagaa iska dhigay

  • @kingatlet
    @kingatlet 7 ปีที่แล้ว +2

    Sxbayaal hanalayaabina dhalinta faransiska soqoraysa kama aha somaliga inay naceen ee asxabtoda canfar iyo carab ah oo ay iskufahmaan.... marka asxabta xaqbay iskaleyihin👍👍👍👍👍

  • @somever4959
    @somever4959 7 ปีที่แล้ว +61

    Rer jabuuti guul waan idin jacel nahay hadaaa nahay rer muqdisho

  • @styleprodutcion
    @styleprodutcion 4 หลายเดือนก่อน +1

    wow keep going my bro

  • @عبداللهمحمد-ي5خ1ث
    @عبداللهمحمد-ي5خ1ث 6 ปีที่แล้ว +4

    Cawaale oo yar alle haku xafido ❤
    I love japuuti

  • @Gabarboqortoyo12
    @Gabarboqortoyo12 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH wiilkan yar ALLAH hadhowro waa wiil wadaninimo iyo nabad kusoo koray walaaalaheena D jabouti hiil walal nabadda ALLAH ha idiin siyaadiyo

  • @amiraisman3384
    @amiraisman3384 7 ปีที่แล้ว +8

    mashallah je suis fan d'eux , long vie a vous "my home Djibouti" miss u

  • @abdiqani4514
    @abdiqani4514 5 ปีที่แล้ว

    Man sha allah Dj jaBuuti Dad Qalbifuran ilahay hadin siyaadiyo Nabada 🇸🇴🇸🇴

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 5 ปีที่แล้ว +8

    2020, Hadad dawaneso ado jifo like Saar bal meshu uron yhy ayaan waye 🤐

    • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
      @dalmarkiikoofficiallchanne5883 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed aadan Mohamed aadan macalin
      Yaa gaadhayba 2020
      in hurda tahaye kac🤣🤣🤣
      Kaftan sxp iga raali ahow hadii aad ka xanaaqdo
      Hhhhhh

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah soo bar bar allaha dhaafo waa wiil yar wadni mashallaha waa marki yarti deeqo quruxuleey

  • @abdeshakoregal7347
    @abdeshakoregal7347 7 ปีที่แล้ว +48

    Haduusan wiilkan reer jabuuti ahaan lahayn #Emanuella ( Nigerian comedian) walaalkeed ka yar weeye ayan dhihi lahaa.

    • @christimo556
      @christimo556 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdishakor Egal waat aragtay

    • @hamdahussein1108
      @hamdahussein1108 7 ปีที่แล้ว +2

      Abdishakor Egal kkkkk wan kula arakay mala waa walalked oo ka1 soo lumay

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 7 ปีที่แล้ว

      Abdishakor Egal beentaa maaha ani markii u horaysay iyadaa igu soo dhacday ee wiilka yar arkay #emanual

    • @abdishakurosmanyusuf5781
      @abdishakurosmanyusuf5781 7 ปีที่แล้ว

      Abdishakor Egal that is right

    • @akqanciye
      @akqanciye 6 ปีที่แล้ว

      @Abdishakour
      Chakuwameka miyaa 🤣🤣

  • @libanismael4246
    @libanismael4246 4 ปีที่แล้ว

    Waa run anaku waan kanaxay xalaqena Djibouti was in ey nolato xalaqena 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👌👌

  • @saminasrikhaireh1569
    @saminasrikhaireh1569 7 ปีที่แล้ว +6

    Ohh machaallah il a un voix cette petit chanteur somalien ainsi que Allah vs protège les yeux de gens du monde

  • @libanismael4246
    @libanismael4246 4 ปีที่แล้ว

    Hoyoda dalka waa hoyo aan jeeliyaay sidokele apaxa dalka waan jaceylyaxay 💕💕💕💕💕💕💕💕😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @SamiirSirad
    @SamiirSirad 3 ปีที่แล้ว +14

    I like to listen all the time this song really they have a talent 💘💘

  • @baashe4632
    @baashe4632 6 หลายเดือนก่อน +2

    I love you from burco

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +7

    Heestan ano reeer somaliland ah iska jecel ciyaaal qurxooon oo wanaaga wadanibo lgu koriyey😍

  • @riimkim1900
    @riimkim1900 5 ปีที่แล้ว +1

    Ar Aabo siyaad ayey Sheekadan u shaqaywasee ka joog.

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 7 ปีที่แล้ว +56

    walhi waan jiricooday caruurtan manshallah

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jexeni midig jabuti nolaada waligiin❤❤😍😍😍

  • @fadumaabdirahman5033
    @fadumaabdirahman5033 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah c'est magnifique Hassan et deksan very nice voiced

  • @saqiqa
    @saqiqa 5 ปีที่แล้ว +2

    Djibouti horey usoco from 🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 7 ปีที่แล้ว +25

    Wiiilkaan waxa uuutaageraa cawale aadan weeyna kamuuqataa nice

  • @abdrhmnhussin7274
    @abdrhmnhussin7274 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw waa wiilkii ugu horeyay oo tariikhda galay oo wadani kusobaxay alow dhor wadaniga dhabta ah

  • @أبوعبدعوض
    @أبوعبدعوض 6 ปีที่แล้ว +9

    انا يمني
    احب هذا البلد حكومة وشعبا

    • @abdirahmansaid3309
      @abdirahmansaid3309 6 ปีที่แล้ว +1

      أبو عبد عوض و نحن نحب كذلك اليمن

  • @eyupcoraf6425
    @eyupcoraf6425 7 ปีที่แล้ว +1

    jabutay cadow idinma helo my walaalo an jecelnay from mugdisho allo idin dhowr❤❤🙈🙈

  • @muhsinmohammedjama9698
    @muhsinmohammedjama9698 7 ปีที่แล้ว +4

    Walle dj jabuti waa igagadantahay

  • @aliahamedhassan8064
    @aliahamedhassan8064 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaw huri hu socdaa d,jabuut waan in dageraaa guul wacan

  • @bashiirgaleri8798
    @bashiirgaleri8798 7 ปีที่แล้ว +8

    siyaa sada ku dhehan abihii dhaqa jiyee dhabaha u jeexoow Asal guul guul

  • @sahalibra5288
    @sahalibra5288 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wiilka ugu horeeya waaba boqor codka jaas iyo cod baa ku dhamaady kuwo badan oo bilaa cod fanka kusoo kala baa niyada ka jabin

  • @wardoonmedia2758
    @wardoonmedia2758 7 ปีที่แล้ว +22

    Caruuurtii hadaaan nahahay waxaan kudhaaaraneynaaa
    Dhulkayaga inan ilaaashanoo
    Lol

  • @maahirofflcial9994
    @maahirofflcial9994 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax ya wadani mashlaha wan qirody wlahy

  • @zakaria-tas6428
    @zakaria-tas6428 7 ปีที่แล้ว +7

    touts mes félicitations les enfents wlhi c'est une très belle chanson www j'adore cett chanson😊😊😊😊😊😍😍😍

  • @ahmedbaqaye5638
    @ahmedbaqaye5638 4 ปีที่แล้ว

    Maashallaah allow dhoawr somalia and jabauti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lamlamlamiis6289
    @lamlamlamiis6289 7 ปีที่แล้ว +18

    caruurtu cod mcnaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💓💓💓💓💓💓💜💜💜💙💙💙💙