Tawasulka Sh uweys al qaadir oo dhamestiran || Sh ahmed Sh uweys

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @NS-wi2wz
    @NS-wi2wz 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha idiin darajeeyo. JazaakAllah Kheyr

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 3 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay quraafaadka ha idinka soo hanuuniyo

  • @farmatony7357
    @farmatony7357 3 ปีที่แล้ว +3

    Alqaadiriya dadkii diinta soo gaarsiiyay Somalia 🇸🇴

  • @nadifocadey3224
    @nadifocadey3224 ปีที่แล้ว +1

    Awow.sh.axmad.sh.uweys.alqadiriya.waku.salamy.adiga.xirta.dhamaantoda.saLan.nabi.idinku.dAl.m.a

  • @NS-wi2wz
    @NS-wi2wz 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashAllah waa runtaa Fama Tony wahaabiyada diinta dhalanrogay Allaha naga qabto shayaadiinta

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว +2

    Firqada ugu beenta iyo khuraafaadka badan uguna caqliga xun.

    • @sirtasare7746
      @sirtasare7746 3 ปีที่แล้ว +1

      aragtidaaada iyo siday kula muuqato waye taasi dadka haku qasbin

    • @naajaxofficialchannel125
      @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sirtasare7746 aragtidayda maaha ee waa xaqiiqada dhabta ah. Sheekh baa duulay iyo mid baa samada tagay uun bay diin ka dhigteen. Qof dhintay oo aan naftiisa shar iyo khayr toona u awoodin iska daa inu cid kale wax u taree ayay ku xiiqeen siday ugu yeedhanayeen ee u baryayeen. Aniga allaah oo kaliya ayaa igu filan. Isagoo kaliya ayaan gargaar waydiisanayaa.