Masha'Alh sii wada Ale inaa barisaan iyo inaad Musliminta u nasteexeeysaan. Balse dadka soo qoraayo waa bidco in towxiidka Ale iyo nebiga lagu saliyo kor loo aqriyo si wadajir eh sida ereyada wadaadadaan ugu dhawaaqayaan, maxaa idinka siya saan maku fiyoowdihiin subxanAlah
inta qof ee comment ka soo baxiyay badan kooda way caytameen walaalayaal. Maxay ku dhawaaqayaan 1 wàa toowxiid iyo aayado quraan iyo xadiis haddaadan garaneynin lama caytamo waxaa roon in aad iska dhahdoالله اعلم
Khawaarij cilmiga waxaa ugu dhagay shirki iyo gaal marka ilaah hanaga qabto waa kuwa aan ku soo bar baarin diinteena suuban waxey ku soo bar baareen dhaanto iyo geel jir marka shiek ugu horeeyay arkaan wuxuu ahaa wahaabiyah khawaarij hala yaabina waligood ma asan arkin xalqadaan kheyr ah
Dadka ilahey jecelyahay digrigisa ayu jecleysiya kuwa u necebyahay digrigisa ayu necbeysiya. Marka kuwa comments ku caytama digri nacaybkoda wakuwa lahay jeclen yanan lo jawabin
Saliga nabiga iyo xuska alle miyaan quraanka lagu sheegin oo aan la is amrin Markii jaceelka alle iyo kii nabiga inku yaraaday ayaad hanuunkii ka dhunteen ilaahay ha idin hanuuniyo
@@maan-kaab6209 Sax weyey. Ilahay iyo malaigtisa aya ba ku saliday. Inaguna weynu ku Salina malin walba. Lakin xage ba laga keenay iis ruxida iyo bururka? MA DULAAL BA LAISKU SO DEJIYA TALOW?
يقول الرسول ﷺ: كل بدعة ضلالة، وكل ضلالة في النار، أو كما قال ﷺ، ويقول أيضاً: من سن في الإسلام سنة حسنة فله أجرها وأجر من عمل بها إلى يوم القيامة، ومن سن في الإسلام سنة سيئة فعليه وزرها ووزر من عمل بها إلى يوم القيامة، إتقوا الله
Wcs❤❤❤❤walaalahey🎉🎉🎉🎉dhamaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢waaidinjec❤❤❤❤❤❤) ahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I love you❤🤟🤟 dhamantiina😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌☝☝☝☝☝☝☝💋💋💋💋💋💋💋💋☝☝☝☝👀👀👀👀👀🤝🤝🤝🤝🤝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏🙌🙌🙌👎👍
mansha allaah waa muslimiinta dhabta ah ee ka runsheegay jecelka xabiibkooda muxamed s w c s m illaahayow ka yeel ku wa raaca maalin ta qiyaame
ماشآءالله تبارك الله ❤❤❤ لا إله إلا الله هو الحي الذي لا يموت❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Msha allh ❤ Alhamdulillh❤ .
Al.hamdulillh hamdan kathiiran. walhamdulillh Hamdan. daaiman . al.shukru lillah shukran kathiiran . wal shukru lillah shukran daaiman ❤
M.a allaha barakeeyo culimada
Masha Allah cajiib
Masha alalh allah ha idin barakeeyo ahlu jameeca
Massha allaha guulaysta culimo allaha idnbarakaya
Allaha Akbar Kabiiran.
0salatu wa astaaci tyahii
RamadAn kariim
Salallahu calayhi wasalam ❤ ♥
Masha alha 😢🎉🎉
ماشاء اللة تبارك الرحمن الرحيم
جزاكم اللة خيرا
Mnsha allah ❤❤❤
Masha allaah allahu akbar allaha idin barskiyi
Masha Allah ❤❤❤❤
Jecliyaa قال الله تعالي لا اله الا الله
M.a❤
❤❤❤💋💋💋🥰🥰🥰
Masha allh
Wcs
Cajiib هو باقي لا يزول
Maashallh
Scw scw scw scw scw scw scw ♥️
Saanhadaysamaynlahaayee n sokor kuma dhacdeen dhiigkarka kumadhaceen dalkuna wuuqaboobilahaa waana lagaraysan LG ahaa umada dadcunka noqotay eeaanlagaran caqido a yahiin haystan
Masha'Alh sii wada Ale inaa barisaan iyo inaad Musliminta u nasteexeeysaan. Balse dadka soo qoraayo waa bidco in towxiidka Ale iyo nebiga lagu saliyo kor loo aqriyo si wadajir eh sida ereyada wadaadadaan ugu dhawaaqayaan, maxaa idinka siya saan maku fiyoowdihiin subxanAlah
Masha Allah ilahey Haidin barakeyo
Mashaa Allah tabaraka ❤❤❤❤❤💯
🎉
Mansha Allah ♥️♥️♥️♥️
inta qof ee comment ka soo baxiyay badan kooda way caytameen walaalayaal. Maxay ku dhawaaqayaan 1 wàa toowxiid iyo aayado quraan iyo xadiis haddaadan garaneynin lama caytamo waxaa roon in aad iska dhahdoالله اعلم
Wa sax hadalgaki
Dadka caaytamayo waa dadan cilmi lehen qof haduu cilmi leyahay ma caytamo allah karaameyo xirta anagana allah nakaraameyo
Khawaarij cilmiga waxaa ugu dhagay shirki iyo gaal marka ilaah hanaga qabto waa kuwa aan ku soo bar baarin diinteena suuban waxey ku soo bar baareen dhaanto iyo geel jir marka shiek ugu horeeyay arkaan wuxuu ahaa wahaabiyah khawaarij hala yaabina waligood ma asan arkin xalqadaan kheyr ah
السلام عليكم
Hggh❤
M.a
Not bad for physical healthy work out
But bad for you in the day of judgment
Allaha ma wada hanuuniyo
Axmadiya ha dhihina, axmadiyadu muslinba maahee.
Nunses, farxiyooyinka khadrooshinka sahrooyinka caday yaryar .yarta dumartaaay xaasadiis.kalacayn.nunses.
Dadka ilahey jecelyahay digrigisa ayu jecleysiya kuwa u necebyahay digrigisa ayu necbeysiya. Marka kuwa comments ku caytama digri nacaybkoda wakuwa lahay jeclen yanan lo jawabin
Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🎉
yacqub
allow soo hanuuni
Adiga naftada ilaahey hanun u weydiso culumadan laailaaha ilaahuwo dhahayan waxba Adiga kaga ma bahne
Adiga naftada ilaahey hanun u weydiso culumadan laailaaha ilaahuwo dhahayan waxba Adiga kaga ma bahne
امين امين امين
Wahaabiyo meesha loogma baahno oo Jaajuusiin. British asaseen weliba Qulafadii islaamka ayayagu gacantooda KU dumiyeen.
Magaca allah markii aad diideen oo awliyadii gubteen wakaas addunka karamadii allah idi Kaga Qàaday
Kkkkkkk yaa masaajid garamaroo mawlac ka hinraagay
❤❤❤
Intee waaye meeshaan, waaba sheeko igu cusubee
❤❤❤❤❤❤❤❤ma.
اهل البدع
Masha Allah
ILaahaw sharmkooda nagabadbaadi kuwan
Ma.
Subxaana Allah Waxaan Hees Maxay kaga -
Dueantahay ,Diintase Xagee uga jirtaa
Eadababteee
Adigu diinta baro intaanad wax xukmin!
Diinta wax miyaad karaqaana waa adigi iska hadlaaye
Waa Yaab waxaan Diinta ka mid ahayn 00 Ummadda tirada badana aaney Isweydiinayn waxanu Dalliil ma loo hayaa. Allaah waxaan uu weydiinaya Hanuun Kuna Toosiyo Waddada Toosan.
(MAANTA ADDUUNYO BERRI AAKHIRO)
=Mahadsanidin=
Dhaanto
Subxanallah
Gym ! Waa jimicsi !!! Aan is kala bixino, marka LA hilibeeyo kkkk
Amanita iyo qaadariyo ma isku midbaa
Mise way kala farcameen
Ilahaygena xaqa tuus. Rasulkena lagamaso gariin arintaan. Quranka karimka ah NA ilahay inogumu shegiin.
Xage laga kenaay?
Saliga nabiga iyo xuska alle miyaan quraanka lagu sheegin oo aan la is amrin
Markii jaceelka alle iyo kii nabiga inku yaraaday ayaad hanuunkii ka dhunteen ilaahay ha idin hanuuniyo
@@maan-kaab6209
Sax weyey. Ilahay iyo malaigtisa aya ba ku saliday. Inaguna weynu ku Salina malin walba. Lakin xage ba laga keenay iis ruxida iyo bururka?
MA DULAAL BA LAISKU SO DEJIYA TALOW?
Xayun daam laayamud nacam
Axamdiya maaha kuwaan waxay sheegtaan wax ladhaho qaadiriya
6to
8
0p
Bal iyadaa kaxun subxaanall
Kuwa camada iyo bidcadane afkoda iyo shartoda Allaha idin ka Badbadiyo
Dhaanto shiiceed miyaa waxani
Waxay doonayaan tartanka dhaantada u qabo
Subxanalah ilaaho soohanuni
Masha allh Masha allh
Aakhiro markii la tago waxaan eey la caacleeyihiin wejigaa looga dhufanaa
Amaanta alle maanice balaayo
Ya ku shekay adiga aqiri mat ka timaday
@@xuseenxayow1544 Xabiikeenaa noo sheegay ninkii bidca kusoo dara diinta oo ajir ka raadiya in lagu soo celinaayo.
Alxmdulilaah dhah waxay ka fiicanyihiin kuwii umada isku qarxinayey....allow wixii xaqa ah nagu hanuuni adigaan ku talo saaranay
يقول الرسول ﷺ: كل بدعة ضلالة، وكل ضلالة في النار، أو كما قال ﷺ، ويقول أيضاً: من سن في الإسلام سنة حسنة فله أجرها وأجر من عمل بها إلى يوم القيامة، ومن سن في الإسلام سنة سيئة فعليه وزرها ووزر من عمل بها إلى يوم القيامة،
إتقوا الله
الذين يذكرون الله قياما وقعودا وعلي جنوبهم....وين أنت ايها المسكين بذكر الله.؟... تشتقل نفسك ببدعة كذكر.... شفاك الله مرض قلبك
Waxani dee waa dhaanto uun kkkkkk
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم الله يهديكم بس صوماليون
Ilaahey haku soo hanuunsho adi
Caajaib ..sheydhan digriga Alle kacudubilesanayo ikow arkaayo
ولد شيطان اللهم نجنا شرك وشر ما فيك أبدأ في المحمديه
Wcs❤❤❤❤walaalahey🎉🎉🎉🎉dhamaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢waaidinjec❤❤❤❤❤❤) ahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I love you❤🤟🤟 dhamantiina😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌☝☝☝☝☝☝☝💋💋💋💋💋💋💋💋☝☝☝☝👀👀👀👀👀🤝🤝🤝🤝🤝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏🙌🙌🙌👎👍
Dadkani
Xagay
Kunoolyihiin???
War waxaan idin waydiinayaa dadku masomalibaa
Haa waa Soomaali
Kooxdan waxaa dhahaa Qaadiriya waa soomaali Suufiyada Qaadiriya
Masha Allah
M.a❤
Masha Allah
❤