Ciil Badanaa Maanta Miyaa xaruntii Tababarka ee Gen Gordan Maanta Magaciisii laga Fujiyey Xeradii magaciisii Gen Gordan lagu Bedelay Nin Calooshiis ushaqeeste Emirates Gaashanle dhexe Aha carab Ahaa Marka Xassan Sheikh Waa Qaainul Wadan weeye
MAALINBA MALINKA KA DAMBEEYA BUU XASAN DAACUUN WAX LAGA NAXO GEYSANAYAA😡. CIIDANKUNA WAA KU EEGAYAAN GAFKAN LOO GEYSANAYO HALYEYYADII SOOMALIYEED EE DHINTAY😢. IYANA TAAS BAA SUGEYSA
Xasan shiikh dan Kamala ha Somalia ee waa inay diidan shacabka iyo ciidanka ba waa sharaxumo u gaystay halyay wadan kiisa u shihiiday xasan shiikh Emaratka sidaa kugu dayin mayo ee haku ceeboobin
Immaaraadku dalkani koodii maha ee yaan lagu bedelin ragii soomaaliyeed immaarku waaba yahuud ee xasan xammaaqo waa biidhi qaate iimaan la oo lacag ururinteed sumcad moodaya wwaa ninkii ugu taariikh xummaa abid ee soo mara kursiga soomaalida waa nin lacag doon uun ah ee dawlad iyo xushmadeeda shuqul ku lahayn iimmaan lawihii ugu liitay weeye kani ee mana istaahilo in madaxwayne lagu sheego waa boobe hantida ummada musuq maasuqe maalka dalka waa calooshiise u shaqayste aan horay loogu arag geyiga soomaaliyeed
Dr. Xaal qaado ma daraja ciilmi iyo aqoon ba miise bakaraha lagu gada..... xassan munafiiq xamar waxu ka dhiigay xaruun hawiiye somali shaqo kuma laha iiska iibso nin somali wadaniya wa inaga hooseya
Hasan garguurte wuxuu sitaa shahaa doo yinkii cadale shideeye xiliga khaldan madax khaldan baa tali sa wax kasta oo aadanaha ku hareeray san waa labo ka bilawda lab iyo dhedig dhul iyo cir bad iyo beri qorax iyo dayax jin iyo insaan ileeyn masaoo koo bi Karee talada suuban Waxaan u dey nay naa ALLAHA SAMADA DHULKA WAXA UDHEXEEYA LEH WAXAN KA BARAYNAA LABA TALABA TUU TOOSAN RABOOW NAGU HAGAAJI AMIIN AAMIIN AAMIIN
Jen GORDAN wa inay ku quusqaatan wiilasha Raas kiyamboni uu keenay MAGEFE Xasan sh Maxmud
Erey ga aad kukobtey ban kuqncey madaxweyne hii ugu horeyey oo halyeyga dalkiisa oo dhintey marlabad diley wa kuma
Badhasaabka muqdisho,xasan Qoslaaye
Allaha unaxariisto Gen Gordon. Waa la dulmay 😢😢😢😢
XASAN SH EMAARADKU. SIRBAY KAHAYAAN
Xasan shiikh waa daalim waxa ka sii daalim san kuwii ucodeeyey gacanta ale idin goo soomaali way dulmeen
Gen. Gordan aabihiina wuxuu ahaa
TALIYIHII SALDHIGGA HODAN
WUXUUNA TABAVQR SIIYEY Gen. Ali samatar.
1987 sax
Ilahow unaxariso general goordan❤🤲🤲🤲
XASAN BAHANE WAXAA GENERAAL GORDON KALA QIIMO BADNAADAY NIN CARAB AH😢‼️ SALAAMAAD😱😡
This criminal president should one day face justice. May Allah rest the soul of Gen. Gordan in janatul firdaus. Aamiin 🤲
Allaha u raxmado halyeeyga soomaaliyeed 😭😭😭💔 waxaa la gaaray waqtigii qabyaalada ka hari lahayn siyaassi soomaali waa kaas 😮😢😢😢
Allaha unaxariisto
Ciil Badanaa Maanta Miyaa xaruntii Tababarka ee Gen Gordan Maanta Magaciisii laga Fujiyey Xeradii magaciisii Gen Gordan lagu Bedelay Nin Calooshiis ushaqeeste Emirates Gaashanle dhexe Aha carab Ahaa Marka Xassan Sheikh Waa Qaainul Wadan weeye
Wlaahi waan qiiroodey sheekada sarkaalkaas soomaaliyeed ilaahay naxariistiisa howgu deeqo.
Haduu qabiilada waaweyn kadhalan lahaa magiciisaa leynagu wareerin lahaa laakiin maanta waakaa abaalkii uu dalkiisa ugaley carab ajanabi ah lagu badaley so sad 😢...
Tolow lacagta u ku badashay intay dhan tahay?
10,000$
500 oo dollars xassan xashaar
Allah! Ceeb weynaa! Gurguurte xitaa Shaydaan ayuu naftiisa ka gadayaa si loogu caawiyo inuu weligiis ku fadhiyo xukunka Somalia. Waa nin ka arradan qiyam, damiir, sarriig.
Weligaaba Carab ku magacow xeradii Gen. Gordon. Dadka Soomaaliyeed weligood lagama maqli doono magaca Carabka Imaaraadka, waxayna xeradaas u aqoon doonaan Gen. Gordon.
Waa laba geeriyood waana talaba aad ufoolxun oo cadeeyneeysa xasan Sheekh muxumed ruuxa uyahay
Inaali Laaaaah Inaali Laaaaah Walahi Ceeb Ka ween Ma Lahan inaali Laaah
ASC GACALIYE HASSAN GURGUURTE
Ma aha Somali run ah ee waa Tuug
Galad Hassan waan kusalaamay brother
Carabta dadka lasocda marwalba waxay tirtiraan taariikhda soomaalida awlbay iskuuladii halgamayaashii magacyadooda kabadaleen sida cismaan geedi raage ,muusa galaal xaaji faarax oomaar iyo macalin jaamac hadana saraakiishii bay noogudareen
رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أللهم امين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉
Mardhaw anagoo sootaagan amaa nala xaraashaa😮
Wariyi sign kudicnad❤❤❤
XASAN AYAX NIN SOOMALI AH DHANKI8SA QIIMO KAMA LAHA ‼️ CARUURTII UU GURYAHOODA DUMIYEY IYAGOO ISKUULKA KU MAQAN WAAD U JEEDEEN😢. INKAAR ALAHA XASAN TUUG KU RIDO.
Hawiye wuxuu tirtiyaa dhammaan magacyo DAAROOD EE SOMALIA.
madaxwaayne Hassan waa madaxweeyne dalal kale u shaqeeya. Allah Somali waxaa lugu itixaamay masuul xun oo u adeega dal shisheeya.
😅😅😅😅😅😅😅Mogadishu 2024😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
Ninkii rajo kaqabaw dawladnimo somaalia waa roob kor uda,aye qolo waliba qaryadooda ha hagaajisato
Asc brother . Why did hassan do our hero. And who's work for? I'm really sorry our Somalia arms 😔 its really sad. Somalia guull insha Allah
Xasan.magafe.dalka.ale.hakaqabto.iyo.dadkaba.dalibyahow.tijalka.ah.ma.aha.wuxu.mAdaxwene.dalim
Xagee bay ka jirtaa soomaaliya goograa riyada laga baxayaa?
Xasan Xoolo... Dameer Doqon ah. 😅
Xasan xaankahela oodayyamuuday immarati walax beesankahelaye
Waan kaxumahay meesha waxay ahayd runta barbaarinta dhalinta xooga sayid maxamed
Walee waa khatar xasan
MAALINBA MALINKA KA DAMBEEYA BUU XASAN DAACUUN WAX LAGA NAXO GEYSANAYAA😡. CIIDANKUNA WAA KU EEGAYAAN GAFKAN LOO GEYSANAYO HALYEYYADII SOOMALIYEED EE DHINTAY😢. IYANA TAAS BAA SUGEYSA
Km0 waa xaawo taako
Waxaa qalad ah markii hore in lagu magacaawo Gordon
Xili adag ee somali ku jirtaa ilahow kasaat khaainu wadan mooryaan ah aa wadanka xukumo oo ciidankii xoga dalka xitaa niyad jabiye😢
Xasan madharge
Kilo Mitir zero waa fiat maxaa zoobe keenay
Xassan waa baahanyahay
Nin baahana
Nasab ma aha
Dawlada federalka somalia waxaa ka go an in jubaland laqabto axmedna laxiro odaygii axmed islaan yaa difaacaya
Xassan baqti waa in utaalo loo dhisaa oo lagu xasuusta madaxweynahi ugu doonsanaa ugu baahi badanaa ugu damiir xumaa ugu tuugsanaa metida xabaalaha uga daba tagey masajidyadana beenta ula tagii jirey
maadhow madaxweyne hadhihine waxaad ugu yeerta majaniin munaafaq garguurte
Galadow
Xasan shiikh dan Kamala ha Somalia ee waa inay diidan shacabka iyo ciidanka ba waa sharaxumo u gaystay halyay wadan kiisa u shihiiday xasan shiikh Emaratka sidaa kugu dayin mayo ee haku ceeboobin
Asc madaxwaynuhu umadii aaadd buu u bahdilay oo hoos udhigay waxaan garan la,ahay waxa kalifaaya toloow yaa u hanjaba ?
Ceebey tacal Hassan Sheikh waa waxa dhintay weeye
Immaaraadku dalkani koodii maha ee yaan lagu bedelin ragii soomaaliyeed immaarku waaba yahuud ee xasan xammaaqo waa biidhi qaate iimaan la oo lacag ururinteed sumcad moodaya wwaa ninkii ugu taariikh xummaa abid ee soo mara kursiga soomaalida waa nin lacag doon uun ah ee dawlad iyo xushmadeeda shuqul ku lahayn iimmaan lawihii ugu liitay weeye kani ee mana istaahilo in madaxwayne lagu sheego waa boobe hantida ummada musuq maasuqe maalka dalka waa calooshiise u shaqayste aan horay loogu arag geyiga soomaaliyeed
Madaxdii somalida inkaar baa ku dhacday Hassan sheekh waa ka ugu xun walaahi waliba anigu dadki barigii hore taagersanaa baan ahaa laakin Hassan sheekh waa nin soo shaqo tagay waxba ka tagi maayo, Abiy Ahmed aynu leenahay waa cadow ayaa walaahi ka ficnaan lahaa haduu raisalwasaare inoo noqdo oo la baabiiyo jamhuriyada somaliya oo laisu daro Ethiopia iyo Somaliya oo loo bixiyo ( great Abyssinia)
Dr. Xaal qaado ma daraja ciilmi iyo aqoon ba miise bakaraha lagu gada..... xassan munafiiq xamar waxu ka dhiigay xaruun hawiiye somali shaqo kuma laha iiska iibso nin somali wadaniya wa inaga hooseya
Adeerkaa axmed madowe taaladiisa sii diyaariya jigjiga
M.sanid .
Lacag bu imaradka Kaga qaadanaya imaan lawe xasan
Hasan garguurte wuxuu sitaa shahaa doo yinkii cadale shideeye xiliga khaldan madax khaldan baa tali sa wax kasta oo aadanaha ku hareeray san waa labo ka bilawda lab iyo dhedig dhul iyo cir bad iyo beri qorax iyo dayax jin iyo insaan ileeyn masaoo koo bi Karee talada suuban Waxaan u dey nay naa ALLAHA SAMADA DHULKA WAXA UDHEXEEYA LEH WAXAN KA BARAYNAA LABA TALABA TUU TOOSAN RABOOW NAGU HAGAAJI AMIIN AAMIIN AAMIIN
Kkkkkkkk mucarad nimo Ee ka tahay
Sayid ka qalad loogu saarey taalada halkan jigjiga maaha
Oromo malaha halkaan sayidka ayaaba qalad usaaran taalada halkan muqdisho
Waxay dhaheen ogaadeenku markay xabdu bilabato way cararayaan
Jaamac oromo jooji buubuninta ee difaac adeer kaa axmed dhuxul tag kismaayo
Reer Bahal oo san u barooranaa hadaad aragtiin waxaad ogaataa Xasan Sh inu guuleeystay
Reer duugaag sidada oo kale calcal isbaariiste magafe abiy ku boorortey 😂
Culusoow ma guuleeysane adiga iska ilaali yuusan Dumarka kula dhashay Carab ka iibsane!
AXAS XASAN TUUG MA WAXUU KU GUULEYSTEY GESI SOMAALIYEED UU QIIMO SIIN WAAYEY ? WAAKAAS AQLIGA KUWA CIILKA QABA. NASIIB WANAAG GENERAALKU MAAHAYN NIN DAAROOD AH😊. XASAN GENERAALKA CARAB KA AH BAA KALA QIIMO BATAY MIDKA SOOMAALIYEED. CEEB WEYNAA
Bahal waxa ah mooryanta dhulkoda dumisay ila hada bililiqada ku hayo
@@nasriina12345 Abiy inuu fagaaro ku baroor diiqsado maahee wax u naga qaban karo ma jirto. Asaga iyo cidiisu idinkeey adoonsadaan