MIYAA CAMALKEYGII LA AQBALAY ? ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 334

  • @awalesheikhdahir947
    @awalesheikhdahir947 5 ปีที่แล้ว +164

    MashaAllah sheikh mustafe iyo alnaxiisaba waanu idin jecelnahy ogaada ilahy dartii.

  • @caamirsheikh9930
    @caamirsheikh9930 5 ปีที่แล้ว +25

    Intaa sh mustafe jacel like ha iisaarto

  • @Elon_SaM
    @Elon_SaM 5 ปีที่แล้ว +27

    sheikh Mustaf haji ismail haruun
    allah hku xifdiyoh wx bdn wan ka faaidey allah hkaa abaal mariyo
    Waxan aminsnhy ina thy midka mnta ugu jeclhy inta culimo adunka joogto
    calumda ilaahy allah hwda xifdiyoh abaalkiina allah ha idinka awaal mariyo
    🤲🤲🤲🤲

  • @nimcoabdullahi2814
    @nimcoabdullahi2814 5 ปีที่แล้ว +57

    Jasakallah shikhe aan Allah dartis u jeclahy walhi allah ayan ku baryaa inan janada kuwada kulano inshallah allow iga qabal camalkyga

    • @amiinnasir6446
      @amiinnasir6446 5 ปีที่แล้ว +3

      Qofka kastaa qoomkuu jecelyahay
      Ayuu la jiraa aakhiro
      Xataa hadii aanuu camalkiisu
      Gaadhayn

  • @samiyoabdulle1205
    @samiyoabdulle1205 5 ปีที่แล้ว +41

    Masha allah tabarakallah yaa sheikh mustafe allah yabarik fiik jazakallahu kheyr

  • @noradinkuwaiti3837
    @noradinkuwaiti3837 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah raali ha'idinka ahaado walalayaal
    Dar illahay ayaan idiin jeclahay yaa ahlu alnasiixa

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 ปีที่แล้ว +5

    اللهم إنانسألك علما نافعا ورزقا واسعا مباركا طيبا وعمل متقبلا

  • @Sehamyousuf
    @Sehamyousuf 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير
    اللهم تقبل أعمالنا الصالحة 🌸

  • @Ahmed_Naji17
    @Ahmed_Naji17 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah Sh. Mustafe X.ismacil Alle haka ajarsiiyo anagana Alle ha inaga dhigo kuwii dadalkooda badiya
    Alnasiixa Media qalbigaad noga talin Alle ha idinka ajarsiiyo wanaaga iyo khyrka ad umadiina la jeceshihiin Amiin yarbbi

  • @munayuusuf3635
    @munayuusuf3635 5 ปีที่แล้ว +9

    Jazakalaah sheekh mustafe xaaji ismaaciil iyo walaalah kalee noosoo tabinaya khayrka

  • @khadaareofficial7992
    @khadaareofficial7992 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahaw Dambigayga iyo ka waalidkayba dhaaf. Kuwaad Akhiro fardawsa ugu bisharaysayna naga dhig. 🤲🏾🤲🏾

  • @sagalcali3528
    @sagalcali3528 5 ปีที่แล้ว +8

    Illahy ha Ku xifdiyo maanshalah sheekh mustafe xaji haaruun

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 ปีที่แล้ว +7

    Allow inaga aqbal camalkeena yaaa rabbi jazaakumu allah qeyr sheekh mustafa iyo alnasiix 🌹😍

  • @drmohamedsomali4353
    @drmohamedsomali4353 5 ปีที่แล้ว +18

    Jaasakumu laahu jasa
    Shugran alnasiixa

  • @abdirizakyouzuf1435
    @abdirizakyouzuf1435 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha'alah wll jazakalhu khayran
    zheekh mustafe waa sheekh caqli iyo cilmi badnaan
    rapi hibo usiiyay rapow nagu anfac oo camalkaanu samayno
    ee wanaaga naga aqbal Yaa rapi
    Amen

  • @MohamedHashimMohamed-w8h
    @MohamedHashimMohamed-w8h 5 ปีที่แล้ว +30

    May Allah accept our good deeds ❤🌷

  • @kaamaliitoofficial1841
    @kaamaliitoofficial1841 5 ปีที่แล้ว +16

    Ilahey danbiyadeeyna ha cafiyo insha Allah,
    Jazakallah sheikh mustafa iyo alnasiixa media

  • @Mustafe_Kq
    @Mustafe_Kq 5 ปีที่แล้ว +9

    جزاك الله خير Sh Mustafe

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 5 ปีที่แล้ว +11

    😭Allow inaga aqbal camaladena 🤲🏽🤲🏽
    Janada Alaha idinka warabiyo walalaha qerka markaste inolatagan iyo shekh Mustafe 💝💝💝🙏🏻jazakumullahu khayran

  • @aamiinsantoz2489
    @aamiinsantoz2489 5 ปีที่แล้ว +11

    جزاكم الله خيرا

  • @somalian4663
    @somalian4663 5 ปีที่แล้ว +13

    allah yaxfadka sheekhii *musatfe*
    *Al nasiixa* jazaakumu llahu khayd

  • @zahroabdullahi3258
    @zahroabdullahi3258 5 ปีที่แล้ว +14

    masha allah ❤

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 5 ปีที่แล้ว +2

    Man sha allah Sheekh Kama Daalo Muxadaradada Allow Cilmi dheer Iyo Cibaado Suuban Kusiii

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin7946 5 ปีที่แล้ว +14

    JazakAllah Khayran Sheekh mustafe Iyo walaalaha page kaba

  • @amalmaxmed2590
    @amalmaxmed2590 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah 😍😍😍JisakAlaahu qeyrn ❤❤❤❤❤

  • @basraabdirashiid8341
    @basraabdirashiid8341 5 ปีที่แล้ว +8

    Jazzakaalllh

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل ش.مصطفي وأيضا اخونا النصيحة

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 ปีที่แล้ว +6

    Jasaka laaah shekh mustafe iyo Alnasiiixa media

  • @anwarmahamed5777
    @anwarmahamed5777 5 ปีที่แล้ว +1

    jazakalahu khayr sheekh janada allh kaawaraabiyo abaaalkaagu waaa halkaas inaan kuugu ducayno ilaahayna ducada hanaga aqbalo aaaamiiin aaamiin

  • @Zack-uw9eg
    @Zack-uw9eg 5 ปีที่แล้ว +10

    جزاك الله خيرا❤❤

  • @somalidvlotterywinners5941
    @somalidvlotterywinners5941 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow naga aqbal Acmaasheyna 🤲🤲🤲

  • @reerkadahormariumumm5239
    @reerkadahormariumumm5239 5 ปีที่แล้ว +7

    masha allaah

  • @faysalabdi2849
    @faysalabdi2849 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah

  • @faadumofaadumo5889
    @faadumofaadumo5889 5 ปีที่แล้ว +12

    مشا ءالله

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 ปีที่แล้ว

    allow Udambi dhaaf sh.mustafe iyo dhamn inta muslimin ah aamin aamin

  • @xamdisalad5123
    @xamdisalad5123 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare8021 5 ปีที่แล้ว +8

    الله يحفظك شيخنا

  • @limuqueen235
    @limuqueen235 5 ปีที่แล้ว +2

    ربي اني لما انزلت إليه من خير فقير 🌼

  • @Mustafejjumma
    @Mustafejjumma 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakaLAH sheekh mustafe jasakaLAH alaya cisak

  • @jamhuriyadasomaliland9082
    @jamhuriyadasomaliland9082 5 ปีที่แล้ว

    MashAllah: sheikh Mustafa Alle ha ino ka xafido..

  • @nabadoonyuusuf2379
    @nabadoonyuusuf2379 5 ปีที่แล้ว +6

    🤚illahow naga aqpal camlkena

  • @robbleshaafici6895
    @robbleshaafici6895 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakaa abaal mariyo sheekh walaaahi waxa dambeeya ayuu naxasuusiya mar walba sheekhu🤲💯

  • @saaidhusein6773
    @saaidhusein6773 ปีที่แล้ว

    Msh allH sheekh Mustafa haji haruun allH Ku barakeyo allH akbar

  • @nadanalka6566
    @nadanalka6566 5 ปีที่แล้ว

    jazakumalahu qeyrak sheikh mustafa iyo alnasixaa Allaha hanii xafidoo aduun iyo aqiroo inshallah

  • @tafatiraha5632
    @tafatiraha5632 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow inoo naxariiso amiin

  • @يوسفجامع-ح2ق
    @يوسفجامع-ح2ق 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kaa jisaai siiyo sheekh mustafe iyo alnasiixa🥰🥰🥰

  • @iqrocabdi8196
    @iqrocabdi8196 4 ปีที่แล้ว

    M.a alle ha ku xafido shiiq

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh sh mustafa dar alle ayaan ku jeclhy alle haku xafido aakhirane jano alle haku geliyo

  • @kaltuunahmed2876
    @kaltuunahmed2876 5 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaah insha alaah insha alaah

  • @darulixsaan5692
    @darulixsaan5692 4 ปีที่แล้ว +1

    اللهم تقبل منا أعمالنا كلها

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 4 ปีที่แล้ว

    Jazaaakala Sheikh Mustafa 🙌🙌

  • @luuloomar7480
    @luuloomar7480 5 ปีที่แล้ว

    Msh allh sheikh mustafa qeer allh kusiiyo

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 5 ปีที่แล้ว +13

    M.a sheikh mustafe haji Ismail iyo alnasiixa media aad ban idiin jcelnahay

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 5 ปีที่แล้ว

    Alle Raali kaa noqoy walaal khayrka nalla jecel Alnasiixa Media
    Alle janatul firdaws haynagu kulmiyoo inta khayrka jecel

  • @hajizaki7010
    @hajizaki7010 ปีที่แล้ว

    Illahayow kuxafid sheikh mustafe jazakallaha

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 5 ปีที่แล้ว

    Jazaka'Allahu kheyran jazaa sheikh iyo walalka soo galiyay videoga. Wax badan ayaan ka faidaa mar walba. Ilaaheey aduun iyo akhiro ha idinku guleeyo. 🙏🙏🙏

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 5 ปีที่แล้ว

    Shiikh mustafe illaahay naxariistiisa hakaa waraabiyo

  • @shireshire7334
    @shireshire7334 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh mustafa allaha kuxafido

  • @billmahamed9945
    @billmahamed9945 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah mashallha mashallha mashallha

  • @rabicaahmed8
    @rabicaahmed8 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah hu kheeyar shakha alle Haku xifatiyo

  • @kawzariinaabdisalan6616
    @kawzariinaabdisalan6616 5 ปีที่แล้ว

    شكرآ شيخنا وكدلك النصيحة نحبكم بوجه الله

  • @rooblemaxamed7121
    @rooblemaxamed7121 4 ปีที่แล้ว

    Dhamanteen ilaahay janada haynagu kulmiyo
    Adunku waa safare ilahayna camaladena hayno aqbalo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kadiirmohamud8492
    @kadiirmohamud8492 4 ปีที่แล้ว +1

    Maacha Allah sheekha ❤️👑📚

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sh mustafe alle ha ku barakeeyo.alnaziixa media idinka alle ha idinka abaalmariyo

  • @muparikzhafe4486
    @muparikzhafe4486 4 ปีที่แล้ว

    Manzha allhe ilahay janalka ha iino waynooyo

  • @azuzhaji7039
    @azuzhaji7039 ปีที่แล้ว +1

    😪🤒😪😪 aaad bay u xanuun badan tahay adooo so shqystay oo lagu idhaahdo wxaagi waxba kama jiraaaan 😱🥺🥺🥺

  • @ahlammahamed2
    @ahlammahamed2 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرًا جزا شيخ مصطفى ❤️

  • @zakariaibrahim270
    @zakariaibrahim270 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah sh mustafe iyo media al nasiixa waad mhdsantihiin jasaa akallah khyran

  • @mohamedsulaymanhassan7025
    @mohamedsulaymanhassan7025 4 ปีที่แล้ว +1

    احبك في لله شيخ مصطفى ❤

  • @xasanmici2612
    @xasanmici2612 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sh mustafa alle janatul firdowza hanagu kulansiiyo iyo dhmaan Muslimlimiinta odhan

  • @hanadbandz1669
    @hanadbandz1669 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا أحسن الجزاء شيخ مصطفى😍

  • @naasirawiye8963
    @naasirawiye8963 5 ปีที่แล้ว

    SH.MUSTAFE ISMACIL HARUUN IYO MEDIA AL-NASIIXA JAZAKA ALLAH KHYR

  • @sombrighttech
    @sombrighttech 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakumu Allah khair , 💕
    Alle ha inaga dhigo kuwuu camaladooda ka aqbalo.

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid7898 5 ปีที่แล้ว +1

    ربي يحفطگ شيخنا العريز موعطتك مفيده

  • @sacdiajohn958
    @sacdiajohn958 5 ปีที่แล้ว

    Mnshallh ilaahay ha ka abaal mariyo sheikh mustafe

  • @ibrahimindeyofficialchanne9630
    @ibrahimindeyofficialchanne9630 4 ปีที่แล้ว

    😥😥ilahay dartii ayan idin jeclahay sheikh mustafa iyo Al.nasixa media💜

  • @aftahmusa8209
    @aftahmusa8209 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow cadaabull qabriga ayaan kaa magan galay ilaahow saacada saacad ijaabo iiga dhig khaatumadana khayr iigu khatin aniga iyo dhaamaan muslimiinta aduunka ku dhaqan muslimiinta dhimatayna ilaahow naxariistii jano ka waraabi

  • @barwakoahmed5515
    @barwakoahmed5515 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallahu khayran jasaa sheikh

  • @maxamedjamac7310
    @maxamedjamac7310 4 ปีที่แล้ว +3

    اللهم تقبل اعمالنا يا ارحم راحمين

  • @hanadjacayl7258
    @hanadjacayl7258 4 ปีที่แล้ว

    Alla yacizkaH sheekh mustafe

  • @abdirahmanmursal235
    @abdirahmanmursal235 5 ปีที่แล้ว

    Alla yacizak ilahay dartii baan ku jeclahay sheikh mustafe xaji ismacil
    Ilahay cimri sheer I yo caafimaad sareeca ban ku waydiinayaa❤️❤️❤️❤️

  • @awomohamed4400
    @awomohamed4400 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك خير شيخ مسصفي

  • @relaxingsoundsforsleep2939
    @relaxingsoundsforsleep2939 5 ปีที่แล้ว

    Aad bad ugu mahadsan tihin wlala yaal bararujinta na bararujineysan wlala yaal 💖💖💖

  • @mohamedhassan7323
    @mohamedhassan7323 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha'alah sheakh ilahay hakaa amaal mariyo

    • @izmailabdulle1882
      @izmailabdulle1882 5 ปีที่แล้ว

      Mzh Allah sheekh mustafa iyo shiikh yaasha kale waan idin jecelnahay sida Aan Ujecelnahay waalidkeena Allaha idin dhowro ilxun nii ma Aragto allaha niiga jeediyo wixi dibkiina Ah

    • @lipaankadar1136
      @lipaankadar1136 5 ปีที่แล้ว

      mazh allh sheakh ilahay hakaa amaal mariyo

  • @abdalaabdihussein633
    @abdalaabdihussein633 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazzaakallaah sh Mustafa Waadnoo nasteexaysay rabbi hakuu naxariisto

  • @mohamedabdikadir2617
    @mohamedabdikadir2617 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ilahey naga aqbala camalkaga

  • @yasminfarah1613
    @yasminfarah1613 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah allehaku xafido

  • @usameabdi2224
    @usameabdi2224 2 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliya Nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @wuqujire
    @wuqujire 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @zakariahollac7446
    @zakariahollac7446 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallahu qer

  • @asiyaismaciil8964
    @asiyaismaciil8964 5 ปีที่แล้ว

    Jasaa kumullaah khayr sheikh

  • @mataan8719
    @mataan8719 4 ปีที่แล้ว

    Jasaka lah khayr sheikh mustafe

  • @mohanjr
    @mohanjr 5 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😫😓

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah shekh Mustafe jazaka laaah

  • @cabdiqani3419
    @cabdiqani3419 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allhaa sheekh Mustafe

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cabdiraxmanmaxamuudcmb6456
    @cabdiraxmanmaxamuudcmb6456 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah shaikh mustafa allah ku dhowro mar kasto waa kula socda shaikh

  • @aishaaden8367
    @aishaaden8367 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak to all muslims
    May Allah grant us to kheir

  • @jamalmadey4972
    @jamalmadey4972 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah sheikh Mustafe may Allah bless you and ur entire family