PRANK MAKE UP AAN U MARIYAY QURUX KUDHIGLE🤣🤣🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 1K

  • @Miyi_Joog
    @Miyi_Joog 2 ปีที่แล้ว +739

    "Dhadhanka iyo quruxda nolosha waxaa arkay ruuxii Alle iyo rasuulkisu waxay inna fareen ku dhaqma"❤

  • @Afif.zcl1
    @Afif.zcl1 2 ปีที่แล้ว +245

    Hoyadaaa janada Allaha geyeee love isaaaar❤️🌹🖤

  • @iamsoomaliboy8907
    @iamsoomaliboy8907 2 ปีที่แล้ว +730

    Best man in the world prophet mohamed sc

  • @mukhtarshaaban9881
    @mukhtarshaaban9881 2 ปีที่แล้ว +113

    Wan dalnay sidan usogeynay aroskina mise hoose u dhameysaten 😂😂😂
    For kaftan only

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +301

    inta markay prank aragtay so carartay ismujiya 🤣 🤣❤❤🙏

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 2 ปีที่แล้ว +99

    Jack waa wanaagi oo qof Ah
    Dhalinayrada wakhtigan joog
    Qof sidaas oo kale Aha ina laga hela way Adagtay
    1 Dabeecad wanaagsan
    2 xishood
    3 naxariis
    4 Daacadnimo
    Inta iyo inkale oo badan baan ku arkay
    Marish Raali gelin u samee jack
    Fadlan saaxibka

    • @happiabdulahi6797
      @happiabdulahi6797 2 ปีที่แล้ว +4

      Jack wa legend 👑✅💯

    • @maxamedcabdi9485
      @maxamedcabdi9485 2 ปีที่แล้ว +4

      Wlhy waa runataa waa qof wngsn jck marisha plz raliga jack hadanu haya asxabat am tagerahag wayo jack ado raligalin buu tagay plz jack raligalin wayo waxad ku samasay wxn lagu saman araga somaliyeed plz

  • @mushtaaqfaysal692
    @mushtaaqfaysal692 2 ปีที่แล้ว +42

    Jack is honest person and full respect full i am greating

  • @cadoowmuqtaarmaxamed1035
    @cadoowmuqtaarmaxamed1035 2 ปีที่แล้ว +41

    In ta labadaan si qalbiyan u jecel ismuujiya 🥰🥰

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +68

    Team qurux ku dhige wan so arsanena in shalah 🤣🤣

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi kaafi subscribe igu caawi walal mahadsanid

  • @oskayo8847
    @oskayo8847 2 ปีที่แล้ว +81

    😂😂😂wlhi jack is so strong ...please teach her a lesson ....we are waiting for Jack's revenge

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 2 ปีที่แล้ว +15

    Jack in parnki lagu sameeyo iska jecelahy walhi inta ila mida like 😂😂

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 2 ปีที่แล้ว +56

    Best Man in The world prophet mohamed Scw
    No Twitter No Face book No You Tube

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 ปีที่แล้ว +23

    Mariish Prnkiyada Aad Qurux ku dhiihle Aad ku sameyneesid Waaba Qosol Socda Wlllhi Sedax jeer Ayaan dawanoyaa 😁😍😉

  • @waadanisomali4867
    @waadanisomali4867 2 ปีที่แล้ว +94

    Jack never expect such challenge like this bro
    Let her paid for this
    I am waiting bro

    • @cutepie2591
      @cutepie2591 2 ปีที่แล้ว +2

      I agree wlh blh jack runrun bu uxanaqe.... innocent boy🥺

    • @abdifarah5614
      @abdifarah5614 2 ปีที่แล้ว +2

      She’s to much walahay uf 😡

    • @kashkayare03
      @kashkayare03 2 ปีที่แล้ว +4

      Sxb w dad is fahansan wax walba isku sameyan ayaga rali isaga ah

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +31

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

  • @sharifoahmed5079
    @sharifoahmed5079 2 ปีที่แล้ว +118

    Maya wllhi macaaneey miyaan maqlay mise waa dhega heeyga waa kasoo fakatay 🤣🤣Qurux kudhigle Keep Going brother and sister 🥰✌️

    • @sayidalbanna
      @sayidalbanna 2 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhhhhhhh dhegeheena meel qaldan maxay u dhageestaan lkn ani xtaa wa maqlay

    • @queenasiisa5354
      @queenasiisa5354 2 ปีที่แล้ว +3

      Ani xataa wamaqlay 😂😂😂

    • @sharifoahmed5079
      @sharifoahmed5079 2 ปีที่แล้ว +3

      @@sayidalbanna ruunta lee meey no shegan 🤣🤣

    • @fardousosmanyusuf4412
      @fardousosmanyusuf4412 2 ปีที่แล้ว +5

      Alla ani ismoday inan maqlo team dhaga dheer 😂😂

    • @sharifoahmed5079
      @sharifoahmed5079 2 ปีที่แล้ว +3

      @@fardousosmanyusuf4412 waaa ka siman nahay dheeg dherida sis 🤣🤣sorry marish waa ku fashilay bayo ✌️

  • @maxbro8903
    @maxbro8903 2 ปีที่แล้ว +36

    Af ingrriiska qudaar maad umoodey kulahaa, 😂😂 jack zxp keep going

  • @kingmaanka1515
    @kingmaanka1515 2 ปีที่แล้ว +33

    The way you said Jack! Absolutely 💯 nice voice 👌 I remember titanic film 🎥 🎞

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +72

    Although; it was clear that Jack knew the prank; it was incredible!

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +8

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 2 ปีที่แล้ว +53

    I can't believe the way he respects her is another level walhi bilahi..He is so kind and a gentleman...intas o dulqad ..He really respect her and her friendship He can anything for her ...AND THAD IS INCREDIBLE 👏👏👏

  • @queennimcoqueen6286
    @queennimcoqueen6286 2 ปีที่แล้ว +22

    Mar marka qaar waxaan daawada prankiyo lgu sameeyo jack wllhi saan ujeclahy anoo horey udaawadey ayaan hdana ku celcesha prank jack inlgu sameeyo saan ujeclahy❤🖤

    • @dahuum23
      @dahuum23 2 ปีที่แล้ว

      Same aan nahay 😁
      Wan iskajeclahay jack xanaqisa 🤣😁

  • @armyman5751
    @armyman5751 2 ปีที่แล้ว +47

    I support this man wllhy, the way uu wax u jilo is an exceptional go forward zxp 🔥👏👏👏

  • @ayanlemaxamuud1711
    @ayanlemaxamuud1711 2 ปีที่แล้ว +14

    Jack noi waan ka helaa inlagu sameeyo prank waa Qof wada qosola oo qalbi Furan 😄😄😄

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 2 ปีที่แล้ว +14

    2:02 macaane miyuu dhahay mise...🤫🤫🤔🤔🤔🤔😂😂

  • @qabyaaladiidchannel4440
    @qabyaaladiidchannel4440 2 ปีที่แล้ว +19

    Qurux ku dhiigle and maarish dadka kaliya ee iga qosliya 🤣

  • @beinghuzn3742
    @beinghuzn3742 2 ปีที่แล้ว +5

    Though the way he respect you. Indeed another level mashaalh🤘

  • @adnanahmed5639
    @adnanahmed5639 2 ปีที่แล้ว +24

    2:02 mcnei maa maqlay mise waa dhagahayga🤣🤣

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 2 ปีที่แล้ว +5

    Maria keep moving the one and only kur sambab❤❤

  • @ziizufresh
    @ziizufresh 2 ปีที่แล้ว +36

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين 💕

    • @samiraumal6366
      @samiraumal6366 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw scw scw scw 🥰♥❤

  • @silverbeastofficial
    @silverbeastofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Igula saliya nabigeena muxamad (scw)naxriis iyo nabad galiyo dushiisa ha ahaatee 💖

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef5737 2 ปีที่แล้ว +8

    Come on qurux kudhigle caadi iska dhignoo wah wah .halmarleeeee halagu dharbaaxonoooo wah wah wah wah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jadiidofficial4743
    @jadiidofficial4743 2 ปีที่แล้ว +4

    I love this prank
    Waiting more more

  • @abdirahman303
    @abdirahman303 2 ปีที่แล้ว +6

    Somalida wa dadka kaliya ayago vedioga dhameesan comment ka baxsha😅🤣🤣

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 2 ปีที่แล้ว +6

    First comment 👏
    Masha alah marish iyo Jack idin tagera idin jeclahay 🥰

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +11

    Best prank ar jack dhib badnaa🤣🤣🤣🤣

  • @jamaljaanis100
    @jamaljaanis100 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going Marish💖💖

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂kep goin sister and brother

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 ปีที่แล้ว +9

    When I heard the prank I ran and only God knows two legends marish army and Jackdawson 🙏🙏❣💕✌❣

  • @zakinho1073
    @zakinho1073 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha kaliya aan yuou Tube ka taageero waan ku jeclahy abyo wxna ku jeclahy ilhay dartiisa keep up wll mcn😘🥰🤝❣️❤️

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 2 ปีที่แล้ว +15

    Kiss or slap 😂😂 Marish dhib badanidaaa 😂😂😂 Waxaa ogtahy inuusan su aalaha k jawabi karin

  • @mohasomali1263
    @mohasomali1263 2 ปีที่แล้ว +10

    This is love 😍

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +11

    Jack dulqaadka kuyar
    Wuna xanaaq badan yahay sidan arkaayo 👍👍

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 2 ปีที่แล้ว +11

    Wxii gaber eh shumisa hawada idin so mariyey kulaha😂war xaa noo shuminee mrka iyaah mariyah naga qabso anuka qfkas🙄😂😂

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 ปีที่แล้ว +25

    Prank kudhiigle miyaa sidaan ugashay isboqdha guys 😂😂😂

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Jack is literally crying

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +5

    Kuwaan Jiliin Waa Dhameeyeen Wlh Aktarada SomaliWood Wan idin Doortay Ani👌👍🇸🇴✔️

  • @nasrixuseen6886
    @nasrixuseen6886 2 ปีที่แล้ว +4

    the Queen of queens Marish beauty😍

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa nii jecle wlhi marish and jack Jira oo jooga walalahey ❤️❤️❤️❤️

  • @worldwideoddities6688
    @worldwideoddities6688 2 ปีที่แล้ว +16

    Mariah this another level...beyond expectation 🔥🔥

  • @kaahiyechannel1723
    @kaahiyechannel1723 2 ปีที่แล้ว +24

    Prank jack ku ficnaa in lagu sameyo 😂😂💯

  • @b_o_y_k_a1583
    @b_o_y_k_a1583 2 ปีที่แล้ว +11

    Sad wax uduubaysaan waxa laydin modaa lamanayaL keep going sis

  • @huseinsalahmohamed1328
    @huseinsalahmohamed1328 2 ปีที่แล้ว +3

    First coment ✌️🥰

  • @muniirali7643
    @muniirali7643 2 ปีที่แล้ว +3

    Haa Waaro Jacaylku Two Legend❣💯✅

  • @jacfarbute3515
    @jacfarbute3515 2 ปีที่แล้ว +2

    Best couple of de world 💖
    Otherwz love ma couple

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah marish manta w shidantahy si fcn u hadloysa englishkada k helay 🥰

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 2 ปีที่แล้ว +6

    Saladaa adaa waan u soo labanaa si nadaam hau firsana🥰✌🏿

  • @fauziafauzia2346
    @fauziafauzia2346 2 ปีที่แล้ว +2

    Prankaan wlhi aad buu iguqusliyey ....keep up sizter😍😍

  • @mohanyare69
    @mohanyare69 2 ปีที่แล้ว +2

    waa walanahaay yeeey 😂😂😂😂🥰😘
    jack talented man 👨 wan ku amiin sanahaaY 🤚👏

  • @suleeqocabdiqadir6366
    @suleeqocabdiqadir6366 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkk alla jackaa indhihiisa iyo afkisa aba qosol leh 😀😀😀😀

  • @bisharajelle6140
    @bisharajelle6140 2 ปีที่แล้ว +7

    2legends jack en marish so funny😂😂

  • @faduminahaji9132
    @faduminahaji9132 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala saan u so orday lee haa baranki jacel ala rabiyaa jek in baranki lagu sameyo mariish thnkiyou xayati,😘

  • @waadanisomali4867
    @waadanisomali4867 2 ปีที่แล้ว +2

    One way
    I have learned something
    Go on sister

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan qoslay wlhi Marish waa fantastic

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 ปีที่แล้ว +5

    Two legendary Maria iyo Jack wll qaliya come back lions 🦁

  • @anneabdalla5050
    @anneabdalla5050 2 ปีที่แล้ว +2

    carabka neh imari kulahaa😂😂😂😂istaqfurulah walhi wa funny boy and girl thank

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 ปีที่แล้ว +6

    Team jack waan soo aarsan doonaa insha Allah

  • @bosslady5814
    @bosslady5814 2 ปีที่แล้ว +4

    Walhi wa marki igu horeyse oo an uso hormaro🤣💖🔥✊

  • @abdijamalinaabdiillah56
    @abdijamalinaabdiillah56 2 ปีที่แล้ว +4

    Genyada Quruxda this is the best prank wan ku wata haki

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 2 ปีที่แล้ว

    400 k keep going wlshy Maariya 🤗✈️

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 2 ปีที่แล้ว +1

    Best prank for ever 🤣😂🤣🤣

  • @c.jaacgeelleofficail2398
    @c.jaacgeelleofficail2398 2 ปีที่แล้ว +33

    jack Iyo Prank Waa Wllo 🤣🤣🤣🤣🤣 Mariish Ninkaa Prankga Ku Badi

  • @hamsecadaani9156
    @hamsecadaani9156 2 ปีที่แล้ว +6

    Jack .Cawrada hhhhhhhhhhhh wllhi waan Qoslay Istaqfurullah 🤣🤣🤣🤣

  • @saadiaahmedshurieabdi8633
    @saadiaahmedshurieabdi8633 2 ปีที่แล้ว

    ASC siz 👌 wow Amazing, keep going

  • @cumarmohamuthmohameth3954
    @cumarmohamuthmohameth3954 2 ปีที่แล้ว +2

    The one and only Qurux ku dhiigle Daacadnimadii oo qof ah respect full

  • @abdixamiddaahir7231
    @abdixamiddaahir7231 2 ปีที่แล้ว +19

    Best team forever ❤💯💪

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 2 ปีที่แล้ว +12

    VAR ka AMIN miya behind the Camera
    0.45 🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂Kkkkk walaahi wan qoslay wiilka sixun ayaa ukashay wan kuwadaa sister hori usoco

  • @HOW942
    @HOW942 2 ปีที่แล้ว +1

    Love the prank🥰🥰

  • @nuurdiinki1418
    @nuurdiinki1418 2 ปีที่แล้ว +25

    Wow true love never die

  • @sacdiyaabdullahi5747
    @sacdiyaabdullahi5747 2 ปีที่แล้ว +6

    Laandhere faqiira 😂🤴🏾

  • @abdikadirjelleidris2977
    @abdikadirjelleidris2977 2 ปีที่แล้ว

    It was wonderful 1 jack nd maria

  • @ShekeyinhoJunior
    @ShekeyinhoJunior 2 ปีที่แล้ว

    😅your videos have special interest, u never be bored indeed btw keep it up

  • @nuuradiinqorane5981
    @nuuradiinqorane5981 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend always is legend Mario buaety 😌400k caming zoon

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว +43

    Wlaahi kuwaan waan wataa aniga they are so funny specially Jack keep going my family's.
    Jack & marish

  • @mubarakumal8489
    @mubarakumal8489 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaashey Maariya waan ku salaamayaa Abaayo

  • @khadarcabdi3517
    @khadarcabdi3517 2 ปีที่แล้ว +2

    Marish beauty qurux ku dhiigle
    Lamanaha qarniga Nairobi Kenya keep gonig brother my sister

  • @suhaybfaysalaxmed6066
    @suhaybfaysalaxmed6066 2 ปีที่แล้ว +3

    First one suhayb faysal axmed

  • @user-yr5fy6qq4c
    @user-yr5fy6qq4c 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlley prankigan qof ka lagu smeenayo xittaa aan shakinyn mad naga daysaan 🙁

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk waar baa ku lahaa waxa baa igu soo dhacay qurux ku dhiigle walaahi waa fani

  • @hazaanixiish4803
    @hazaanixiish4803 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 👏👍

  • @abdimaalikcabdirisaaq3506
    @abdimaalikcabdirisaaq3506 2 ปีที่แล้ว +4

    2:02 vaar vaar inta ila arag tay inoo dhahay maya wlhi macaaney 🤣 jecel lee La maroyaaa

  • @yaayemohamed855
    @yaayemohamed855 2 ปีที่แล้ว +4

    wow it is amazing!!!!!!!

  • @cabduraxmaanmaxamuud2759
    @cabduraxmaanmaxamuud2759 2 ปีที่แล้ว

    Waadadaashi keep going.

  • @WorldAtlas878
    @WorldAtlas878 2 ปีที่แล้ว +2

    This is amazing

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 ปีที่แล้ว +4

    Jack and marish mean🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @marwaan4389
    @marwaan4389 2 ปีที่แล้ว +31

    War aa soo Fakadey 🙄 You know Couples ka way sameYan ☝️☝️Remember that ❤️but guuLaysta

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 ปีที่แล้ว

    Keep going Sister and pro jck insha allh coming zon 4m

  • @mohamedhassan-vi8pc
    @mohamedhassan-vi8pc 2 ปีที่แล้ว +2

    The way she says jack l like it🤣

  • @ahmadaden7184
    @ahmadaden7184 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.... Walalkey Qali sorry sorry sorry sorry 😢🙏