GURIGAYGA CUSUB IYO SIDAAN UHAGAAJIYAY🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +1249

    Waxaan ka baqayaa inaan magacaaga qoro, Rasuulki ilaahayow, mana helin cid u duceysa 💔

  • @mohamedeirow1638
    @mohamedeirow1638 2 ปีที่แล้ว +805

    Laakiin walaal sababta aad Canada u aaday waa inaad nolol raaxo leh heshide bal ee xijaabkaaga haka tagin hadafkaaga waa inuu ahaado inaad dadka naxriista ilaahay ka maqantahy ee gaalada ah inaad bedesho oo ay Aqkhlaaqda diinta kaa muuqato
    "Adiga dadka bedel mooyee, Adiga yaan lagu bedelin"
    Inshallah

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +9

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏..

    • @umumaahir9022
      @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +12

      mashaaAllah tabarakallah wll aad ayaad umahad santhy sida quruxda bdn eed uwanisay walasheen tii qadato rabii hakadhigo

    • @ismadhibto8172
      @ismadhibto8172 2 ปีที่แล้ว +8

      Si wcn baad wx ugu sheegtay m.a ajar allah ha ka siiyo wll🥰🙏

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Mohamedofficial8 wall wan ku saray ana subscribe isar

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +3

      @@salmacadey7548 wan kusarey walal horey usoco👍🙏

  • @ibtisambintuosman3922
    @ibtisambintuosman3922 2 ปีที่แล้ว +49

    Our beloved prophet Mohamed Mohamed peace be upon him 😘😘🥰🥰🥰🥰♥️♥️🤍💝💝💖💖💖

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 2 ปีที่แล้ว +64

    Ducadan u aqriso guriga Acuudu bikalimatilaahi taama min shari maqalaqa. Only is xaauusin 💯👍🥰

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +537

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏..

    • @Ilhan-1104
      @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว

      Scwscwscwscwscw Scwscwscwscwscw

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @khalidismailyusuf8270
      @khalidismailyusuf8270 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว +1

      scw scw scw

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 ปีที่แล้ว +248

    Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 ปีที่แล้ว +4

    Our beloved prophet mohamed mohamed peace be upon him

    • @Supr93
      @Supr93 10 หลายเดือนก่อน

      Yeah I’m just trying look 👀 its so hard but I’m not getting into this shape of ❤

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 2 ปีที่แล้ว +13

    Mash allh abyo nolosha qurux bdn alle ba ku siyey hanaa ku siydiyo mar wlb rabbiga raali galintiisa ku dadaal guriga quraan ka shiid xil wlb heesaha iska dhaaf rabbi dhmnteen kuwi raali gali hanaaga dhigo

  • @bintitakar5044
    @bintitakar5044 2 ปีที่แล้ว +17

    Surah baqra guriga ku akhrih ama ushid.ilaahay hakugu xifdiyo

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal

    • @bintitakar5044
      @bintitakar5044 2 ปีที่แล้ว

      @@Mohamedofficial8 waan ku dhahay subscribe

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      @@bintitakar5044 mahdsanid walal noolow 🙏

    • @bintitakar5044
      @bintitakar5044 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Mohamedofficial8 cimridher caafimaad konolow

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      @@bintitakar5044 aaminn walal sido kale farxad kunolow weliga🙏

  • @jakartapoyjp5889
    @jakartapoyjp5889 2 ปีที่แล้ว +3

    Guri wuu shidanyahay lkin Kuddaal diintaada io aqrinta quraanka io nadaafada i .n🤲💯👌❤️❤️👏

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 2 ปีที่แล้ว +185

    Maria guriga hadaad kaligaa joogtid marwaliba quranka shido sheydanku kalinimada yusan kuguduufsane abayo

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 2 ปีที่แล้ว +13

      Very excellent advice and very true mashaAllah 💯👏🏼

    • @FarhanAli-dt5en
      @FarhanAli-dt5en 2 ปีที่แล้ว +9

      mashalah walal waxaa tahay qof wanagsan oo walalkis sharta lanicib alaha nagawada badbadbadiyo sheydanka iyo dhagartiisa Aamin

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 ปีที่แล้ว +19

    Sheekadan raqiiskaa naga daayee nolosha guud ahan ka waran kirada waa qaali,gaari ma gadan kartid waa qaali Canada nolosheda waa wareer ee shaqo ma heshay that's the point Tankale shaqo walba qabo no more faan tan waxa ugu lacagta badan nadaafada guryaha for sure

    • @mohamedadan1518
      @mohamedadan1518 2 ปีที่แล้ว +2

      Qofta waa yutubarad iida ayaa isku filin 7kun ilaa 5kun ayee ka sameysaa hadee ee helin shaqo hadaa wey iska bixin kartaa girada iyo ka badan masha allaah

    • @naazxoxogirlythings6322
      @naazxoxogirlythings6322 2 ปีที่แล้ว

      ayadoo shaqqeesan hadee intaan awoodo shaqo maxee tahy

  • @Mohamedahmed-wl4kp
    @Mohamedahmed-wl4kp 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashallh ilaahow rabbow hamigayga i fududeeh amiinta I raaciyqh wlalayl 🤲🏻🤲🏻

  • @aaminamohameth5955
    @aaminamohameth5955 2 ปีที่แล้ว +4

    Ishaallah waan imanayaa Mar uun canada rabbi nabad hay gu gadhasiiyo 🇨🇦

    • @user-zd3dr1lq7p
      @user-zd3dr1lq7p ปีที่แล้ว

      Inshalaah wllo waad tagaysaa ilaahay Haku geeyo

  • @waanowaxsheegchannel235
    @waanowaxsheegchannel235 2 ปีที่แล้ว +93

    Waa riyadayda ilaahy inoo ii rumeeyo ii soodoceeya asxaabta meelkasta aad joogtid 🥰🥰

    • @Seatbelt120
      @Seatbelt120 2 ปีที่แล้ว

      Dad badan oo Canada joogo baan heysan alaabta marish ee ilaahey fadligiisa ayay ku heshay

  • @aminali7491
    @aminali7491 2 ปีที่แล้ว +31

    Waan soo dhawaynayaa gurigaaga cusub. Lkn waxaa ka maqan Jack oo aan jeclaa wada joogiina. 💔💔💔

  • @aishamohamed4134
    @aishamohamed4134 2 ปีที่แล้ว +52

    Mansha allaah guurigaaga cusub allaah ku barakeeyo sister qur aan ku aqri insha allaah ❤❤❤🔥🇨🇦👏💯

  • @hamdihirsi8918
    @hamdihirsi8918 2 ปีที่แล้ว +33

    Waa qurux badan yahay abayo allah kuu calfo inaad cimri dher ku qatadid

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 2 ปีที่แล้ว +44

    Masha wllo allaha kuu barakeeyo kaliya waxaan kugula talin looyar qabso isna diiiwaan geli inaa tahay qof shaqaysta dhanka socialmediaha hadii kale wlhi tan kugu dhacda kama sawaaqsanaysid sharciga dalka tagtay waligaa ilaali musuqa iska ilaali waa odey qurba joog ah oo xog free ah ku siinaya

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 2 ปีที่แล้ว +2

      Waad mahadsantahay wllo waad waanisay walashen waxan rajaynayaa inay qaadato waanadaada kolay way iska baran doontaa sharciyada wadanka

  • @adanabdibaan8512
    @adanabdibaan8512 2 ปีที่แล้ว +196

    Ninki Qurux Ku Dhigle Ahay Le Ka Dhiman Gurigan Cusub Farxada Wey Kusi Siyaadi Lehed🥰

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal..

    • @mustafamuhidin495
      @mustafamuhidin495 2 ปีที่แล้ว +2

      Runtada waye

    • @saidsuleiman7365
      @saidsuleiman7365 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa nio

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว +1

      Faarax Biriq Africa Kasoo qaaq Leh Maxeey Kufalin Ayaddoo Saas U egoo Canada joogta.

    • @saidsuleiman7365
      @saidsuleiman7365 2 ปีที่แล้ว

      @@Cici_mimi she loves him maxaa they are made for each other adi don’t hate 😂😭

  • @deeqomohamed9402
    @deeqomohamed9402 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah tabaraka Rahmaan guri qeyrqabo oo amaan eh farxadna ugu noolato Allaha kaaga dhigo guri barako leh insha Allah.🤲

  • @suhurisse9301
    @suhurisse9301 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allah xbbti gurigaga ilahey haku barakeyo lkin gurigaga khayrka lagu xuso o ilahey lagu rali geliyo ka dhigo si noloshu kugu qurux badnato

  • @alhudda
    @alhudda 11 หลายเดือนก่อน +2

    war gabadha maxaa loogu duceen waayay hada iga qaado ducadaan waxaan joogaa waqti dambe oo habeen ah inshaa allah waxaan gurigaan ugu duceenayaa ina illahay nuur galsho wiil iyo caano gabar iyo barako

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 2 ปีที่แล้ว +31

    Mash Allah xaajigi degi lahaa Allah sahlo marish beauty kaftan lee waaye🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @HA-me2jl
      @HA-me2jl 2 ปีที่แล้ว

      Qurux ku dhiiglaw xoqxoq meeshan adaa ka maqan

  • @bintitakar5044
    @bintitakar5044 2 ปีที่แล้ว +51

    Mashaallah tabarakallah beautiful house,👍☘️🍂♥️

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal

    • @Simaan44
      @Simaan44 2 ปีที่แล้ว

      ....

  • @adamidriss7354
    @adamidriss7354 2 ปีที่แล้ว +2

    بسم الله ماشاء الله تبارك الله walashay aynunaas ayaa jiraa o aad u khatar baadan Allah haka ilaliyo adiguna is dhor o noloshada Privett ah w quruxda badaan dadka halawadagin o badso قل أعوذ برب الفلق..... wanku salamaya walashy

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waagan canada imid waxaa la idajiya guri baraanbaro badan aad moodo qoomamkii hore ay daganaayen waxeey igu qaadatay 5 sano inaan guri noocano kale dago qoftan hadey timid horeeyna gurigan qurxon kudagtay Allah kusaadeyo ind beauty ♥️

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 2 ปีที่แล้ว +53

    Gurigii lugu nasto oo lugu nagaado allaha kayeelo. Waxan rajaynayaa Awlaad Dalkeena hogaamiso in gurigaas lugu dhali doono insha Allah. Guri farxadeed Allaha kayeelo ameeeen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴✌✌✌

  • @fadumopalifarax7526
    @fadumopalifarax7526 2 ปีที่แล้ว +4

    ManshaAllah xppti gurigaa cusub Alle hakubarakeyo mid quraanka lagu dhagaysto kadhigo iyokhayrka❤❤❤❤

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 2 ปีที่แล้ว

    Marish quruxey noloshi dunida qurxisay ila iyo xad alle haku barakeyo dii dambana sidan uqurxiso abyo ilen meshan marti ayan kunahaye
    Ad ban kusalamy abyo qurux💕🙏

  • @abdifatahhashiogle.5751
    @abdifatahhashiogle.5751 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Alle haku barakeyo Mariya cadey. Adun iyo aaqira kala badan. Waxan dad badan oo kuwaaninaya dhanka diinta waana muhiim in an mar walba is xasuusina Alle kacabsi. Dad qaar baa kudhahaya ma anaa gaal ah, marwalba Isla jir Alle na garabkaaga ha Galo. Guri barwaaqa Alle ha kaaga dhigo dhan aduun iyo dhan aaqirana.

  • @cabdijamactirike9384
    @cabdijamactirike9384 2 ปีที่แล้ว +31

    Illahow dalkeena naga dhig kuwii sidaa u qurxinlahaa insha allh shanta soomali oo sidaa uqurux badan ayaan rajaynayaa iyagoo sidaa qurux badan inaan arko insha allh❤💚💙 🇩🇯🇸🇴

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 2 ปีที่แล้ว

      AMIIN wallky mahadsnid waxaa isarta subscribe ado mahadsn❤❤

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaah 🇸🇴🇩🇯

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 2 ปีที่แล้ว

      Aamin yaabar waxaan qabanaa wadan hodan uma jeedano laakin waxan araganaa kuwa kale🇺🇸

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +22

    Jacelkii qabyobay keep going my sister maarish and qurux ku dhigle guuleso waligaa wadna mahadsantahay wll mcn mariish

  • @ibrahimh5511
    @ibrahimh5511 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo illahey hakuu siyaadsho nimcada inkastoo dadku iyaantan noloshooda dham banaanka keenaan laakiin hanoqon dadka markey western ka imaadaan dharka tuurto ee diintada meelkasto ku ilaasho

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadan nolahay Canada waan tagi donaa maalin uun insha allah

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 2 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah walashey qaaali nolosha farxad badan ku hanno aniga teydii mariya Alle haku xafido aduun iyo akhiraba
    Nabad ku dag abaayo

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdala Vlogs waxa an ku so Gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biira

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +14

    Alle waxaan kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo, ilinta kaa fogeeyo, rajadaada kuu rumeeyo, qalbigaaga sugo, arimahaaga kuu fududeeyo, cimriga kuu barakeeyo, Danbigaaga dhaafo. Dheh Aaamiin ❤️❤️
    Fadlan youtube ka subscribe ii saar

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 2 ปีที่แล้ว +5

    MaanshaAllh tabaarakallAah ilaahay hakuu barakeeyo noloshaada quruxda badan abayo ilaahayna kuguma fidneeyo sidookale aakhirana ku hel nolol tan kasii qurux badan inshaAllh

  • @amranmukhtaarhassan1953
    @amranmukhtaarhassan1953 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo ale haku qer galsho farxad igu nolow ebad

  • @queendm1317
    @queendm1317 3 หลายเดือนก่อน +1

    My home Alberta 😢 I miss Canada 🇨🇦

  • @t................1237
    @t................1237 2 ปีที่แล้ว +70

    20 minute 5k only marish can do🥰👍keep going bloody

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal

    • @haweyacaymad3264
      @haweyacaymad3264 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Mohamedofficial8 waan kuu saaray dadow kuligiin u saara wiilka

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      @@haweyacaymad3264 mahdsanid walal noolow 🙏

    • @ladanxaaji758
      @ladanxaaji758 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashalah

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 ปีที่แล้ว +21

    Gabadha kaliye ee faankeeda iyo wax qabad keedu isla socdaan Mario abshir Faarah keep up sister 🤟🙏🙏❣✌

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow america i gee i soo duceeya pls wan daalee😭😭🥺🥺

  • @maymuunmaanka2497
    @maymuunmaanka2497 2 ปีที่แล้ว +12

    Abayo routine soo gali hee guri firaaqo dagtee oo m.a alle hakuu barakeyo anagana alle hanoo rumeeyo riyadeena aaamiin 🤲🤲❤

  • @kowther5468
    @kowther5468 2 ปีที่แล้ว +9

    Marish Canada nageysay 😂

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal..

  • @aamin4789
    @aamin4789 2 ปีที่แล้ว +5

    Sariirta lamaanaha ah wehel uraadi quruxey 🙏

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah tabarakallah marish illahay haku barakeyo gurigaga cusub 🏡inta haysana Allah ha siiyo 🤲

  • @mohamedmirejama6630
    @mohamedmirejama6630 2 ปีที่แล้ว +7

    Qurux ku dhiigle ayaaka dhiman gurigaan 🥰

  • @isma.zolla203
    @isma.zolla203 2 ปีที่แล้ว +23

    M.allah abaayo ilaahay ha kuu barakeeyo gurogaaga cusub

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdala Vlogs waxa an ku so Gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biira

  • @maxbro8903
    @maxbro8903 2 ปีที่แล้ว +34

    Masha Allaah beautiful room

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll Qali ado mahadsan 🤍😇🤞🤞💐

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 2 ปีที่แล้ว +11

    Marish I never valued the people I watch this much,
    yes I have a lot of respect for all the people I watch in social media I loved the togetherness of team wayab but I have to confess I missed you young lady as much as qurux kudigle missed you😅😅😄🤣😄😄

  • @umulkhairmohamed9152
    @umulkhairmohamed9152 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll heesaha iskadaa xijaabka alle ku farayna xidho

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +42

    "Waan filayaa inaad sidaan kuugu ogeyn ahaan doontid madama tusaale uahayd asturnaanta.."
    Horumar wngsn wll

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏.

  • @salaahudiinosman3722
    @salaahudiinosman3722 2 ปีที่แล้ว +5

    Marish Nolosha horumar wanaagsan ka gaadh, waan ku tageera runtiii.

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal

  • @mahamedabdullahisheekh6846
    @mahamedabdullahisheekh6846 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha alah waa ku salamay marish gurigan waxaa ka dhiman Jack ilaah ha u sahlee inuu halkan imaado waa qabyo qabyana Jack ayaa dhameystira

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 2 ปีที่แล้ว +7

    Ala duni kale baa joogtaa abaayo Jah 😫😫
    Lkn masha Allah

  • @maxamedabdifitah9530
    @maxamedabdifitah9530 2 ปีที่แล้ว +8

    Ki xiisay wlhi qosolkii badnaa madeesay mise wali salka madhigin 😩☝💯🥰✊⚘

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please walal

  • @yasminkhalif2307
    @yasminkhalif2307 2 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah ilahey ha ku barakeyo mid aad ku nagatid iyo daris wanagsan Allah kaga dhigo

  • @suldankageeska2333
    @suldankageeska2333 2 ปีที่แล้ว

    Scm inantaa beri hore ayaa iigu dambeysey adeer guuleyso oo guurso inan somali ah oon iminka ahaan waxheyn waad barakoobi if iyo aakhiroba IDAM ALLE

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 2 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah

  • @safaabashiir3804
    @safaabashiir3804 2 ปีที่แล้ว +5

    Heesta guriga ka yaree abyo quran ku bilow xumana ha uga qadan

    • @umu.1234
      @umu.1234 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah guriga aadbad u qurxisay 🥰🥰🥰 asturnanta ku dadaal surwalka naga dhaaf yarta

  • @shukriali4487
    @shukriali4487 2 ปีที่แล้ว

    Nicmada ilaahii ku siiyay haku caasin waayo inuu kaa qaato waxba ku qaadan mayso

  • @sharifelmi660
    @sharifelmi660 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gabadha canada xanin yaheda ku timid kuna dagtay adeer hormar wacan insha allah waligaaa iyo allahaa isku filnaan muji

  • @AhmedAli-rr9xv
    @AhmedAli-rr9xv 2 ปีที่แล้ว +8

    atariishadeena.is.ilaali.guryaha.noocan.kaamiro.24:7.aya.lagu.xiraa.musqusha.meel.an.ahayn.haisku.qaawin.

  • @isxaaqm3253
    @isxaaqm3253 2 ปีที่แล้ว +4

    Maarish waan kujeclahay abyo garoob wax kamacaan majirto

  • @baashiguure6962
    @baashiguure6962 2 ปีที่แล้ว

    Walashey gurigaan waxaa ka dhiman kaliya waa qurux ku dhiigle

  • @deeqoxuseen1006
    @deeqoxuseen1006 2 ปีที่แล้ว +1

    Canada waan kuugu soo xignaa aniga iyo family qaali

  • @guyoziizi1615
    @guyoziizi1615 2 ปีที่แล้ว +11

    Guriga San ushidan iyo Jack la.ana dhib waaye wllhi 😅🤣😅

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Abdala Vlogs waxa an ku so Gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biira

  • @mrfahmed9393
    @mrfahmed9393 2 ปีที่แล้ว +89

    Ma shaa Allah your interior design of the house is impressive. Did a good job in a short period of time. The jar you saw is Pickles and trust me you dont want to eat it, taste very bitter and not nice at all.

    • @11naa44
      @11naa44 2 ปีที่แล้ว +5

      Pickles are delicious what are you talling about ?

    • @mrfahmed9393
      @mrfahmed9393 2 ปีที่แล้ว +1

      @@11naa44 We all have our preference, I personally don't like it.

    • @Amal-Qurux-Ina-Ahmed
      @Amal-Qurux-Ina-Ahmed 2 ปีที่แล้ว

      Pickles are not bitter it salty and tastes great with Sandwitchs and burgers macaney✌️

    • @naimoabdalla4995
      @naimoabdalla4995 2 ปีที่แล้ว

      I know everyone has a different preference but when I first came to America my cousin was eating pickle n I didn’t like it at first but now I be buying a whole jar of my own 😭

    • @11naa44
      @11naa44 2 ปีที่แล้ว

      Theres sweet ones n sour ones

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +2

    Guriga Waa Diyaarisay
    Hada waxa ku Dhiman
    Gaari ma isleedahay 💕💕

  • @shaakirdiiriye3455
    @shaakirdiiriye3455 2 ปีที่แล้ว +6

    Marish guriga waa qurux badan yahay manshallah balse waxaa aaad usoo bixi lahaa xaajiga adagio kusoo dara qurux ku dhiigle in building🤣🤣

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว +6

    Kirada meeqa wayo Quruxey an siogade intan imanin inshaAllah 😁

    • @safiyoali1372
      @safiyoali1372 2 ปีที่แล้ว +3

      1.200dollar prank lagu samenayi so firi

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว

      @@safiyoali1372 thnk you abyo😁

  • @ifrahabdirahman1595
    @ifrahabdirahman1595 2 ปีที่แล้ว +15

    The one and only miss Canada 🇨🇦

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 2 ปีที่แล้ว

    Mnshalh alha kubrkeyo abyo meshaas aad aady iyo nloshdaba frxdwaarta anagana canada alha noosahlo from kmpla

  • @hafsomohammett8398
    @hafsomohammett8398 2 ปีที่แล้ว

    M.a ilhy haku nabad yeelo guriga cusub🥰

  • @hamdahassan6512
    @hamdahassan6512 2 ปีที่แล้ว +27

    Mnsha allah wa guri qurux badan lkin jack ba ka maqan😂😂

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please..

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 ปีที่แล้ว +3

    إن الله يعطي الدنيا من يحب ومن لا يحب ولا يعطي الايمان الا من احب❤

  • @amranhaji5196
    @amranhaji5196 2 ปีที่แล้ว +1

    Gacan fududedka ABDULKHALIQ Mnshaa Allah Good man is Syria 🇸🇾

  • @mohajamac2444
    @mohajamac2444 2 ปีที่แล้ว +1

    Illhow qurux ku dhiigle ninaan aheen uusan la seexan marish

  • @ckariimadoshhande8548
    @ckariimadoshhande8548 2 ปีที่แล้ว +7

    I.a kaasi ood lamaane ahaan aad u degtana waan kuu rajaynayaa wll

  • @najmaxuseen5835
    @najmaxuseen5835 2 ปีที่แล้ว +5

    Manzha allaah hppti alle haku barakeeyo gurigaa quruxdabadan ee aad degtay guulayzo wlzhy mcn 🥰❤💯

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว

    Guri waa guri aaqiro alle haku barakeyo

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha llh qurux waye mrish farxd kunolow Jack uun baa ka maqan mlha hhhhh

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah wlshy marish
    Illahy haku xafido sxb

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏..

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahslaah ilaahey hakuu bareekeyo wll .
    Waxaan doonayaa inan wax ku weydiiyo halkeen kaala soo xidhiidha qali

  • @abuukarmaxamed2004
    @abuukarmaxamed2004 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahy ha ku xifdiiyo wll qaali

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 ปีที่แล้ว +4

    Qolka inaa kala badasho fiican qeebta fadhika jiifka kadhik

  • @axmuzimaxamed6599
    @axmuzimaxamed6599 2 ปีที่แล้ว +3

    First comment if allah ses am caming Canada 🇨🇦🥰

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah ilahay noloshada quruxda badan ha kuu barakeeyo oo ha kuu siyaadiyo wll qali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 2 ปีที่แล้ว

    ilahay hakuusahlo mid sariirta soogaday kula calafsada

  • @maxamedmasaajid2765
    @maxamedmasaajid2765 2 ปีที่แล้ว +8

    Madigaa seexday waa habeene leefka maad ka bixin abaayo 😍😍

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Abdala Vlogs waxa an ku so Gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biira

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +19

    Manshallah 😍 beautiful house 🥰❤👌

  • @shamsocali5388
    @shamsocali5388 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo

  • @252_cabetano
    @252_cabetano 2 ปีที่แล้ว +1

    Walshey iska gurso jack iskabulmino ha dhamaysan noloshe 🥲😙

  • @nuurdiinmaxamas1216
    @nuurdiinmaxamas1216 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlley canada shaqaaa loo tgaaaa maaa shaqeesatid. Wxn waa lagaga fican yahy 👈🏽

  • @nadiiradan341
    @nadiiradan341 2 ปีที่แล้ว +6

    Nollosha cusub ee ku bilowaty alha ku sahllo wll qali 💗💗💗💗💗

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar please 🙏..

  • @c.raxmanmaxamed4804
    @c.raxmanmaxamed4804 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow Maria fankii oo qofa

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 ปีที่แล้ว +1

    Qurux ku dhiigle uun baa maqan 😘