Xog: qabriga siyad barre fartag ceeb ka raacday hadalka Xasan Sheikh Xayirada Garoomada Gedo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 161

  • @ahmedabdoul6757
    @ahmedabdoul6757 2 วันที่ผ่านมา +9

    Abtigeye Madaxweeynihii hore Allahaa uu Naxaisto from Djibouti

    • @Aaliyah-2t5
      @Aaliyah-2t5 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@ahmedabdoul6757 ameen walalo qaali.

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ilahay ha naxariisto Maxamed Siyad Bare Halyay aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allaha hunaxariisato aabihii somaaliyeed maxmed siyaad bare janatul fardowoso allah ugu bishaareeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UsmanYousuf-f5y
    @UsmanYousuf-f5y 2 วันที่ผ่านมา +6

    Alaha unaxariisto maxweynihjjsoomaaliya maxamad siyaad bare

  • @XaawoKiin-v1k
    @XaawoKiin-v1k 2 วันที่ผ่านมา +4

    Illaahay aunaxariito maxamad siyaad barw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso madaxweynahayga sharafta lahaa jaalle maxamed siyaad barre illahay ha u naxariisto jannadii fardowsa haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 2 วันที่ผ่านมา +6

    Beedkiisa allow janatulfardows ka yeel aaboo siyaad allaahumaa aamiin

  • @jamilaaden4603
    @jamilaaden4603 2 วันที่ผ่านมา +7

    Allaha ku caafiyo, from puntland kaa la soconaa mowlid

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 วันที่ผ่านมา +5

    ASC Masha Allah Mahamed siyaad bare Ilaahay haunaxaristo Adeerkey, amin🤲💯
    From SSC KH Allaha iga dhigay 5 Darood ayan ku mahadnaqa Guul 5 D insha Allah💯❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminamuse8983
    @aminamuse8983 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allah u naxariisto Mahamed’ siyaaad bare

  • @balbaalmahamed4685
    @balbaalmahamed4685 2 วันที่ผ่านมา +4

    Siyaad. Bare. Rabihownaxariito

  • @Mursal-q3q
    @Mursal-q3q 2 วันที่ผ่านมา +5

    Allah ha u naxariisto

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah Ha U Naxiisto Madaxweyne jaalle Maxamed Siyaad Bare Aaaammiiiin

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waryaa inaadeerow sawirka maxamed siyaad barre nina ha agdhigin please 🙏 ❤❤❤❤❤from SSC khaatumo

  • @bby6
    @bby6 2 วันที่ผ่านมา +5

    Alaha unaxaristo madaxweyne Mohamad siyad bare inshallah

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 2 วันที่ผ่านมา +4

    Illaaheey haa u naxariisto janatul fardowsa haa kawarabiyo aamiin yaa rabbii 🤲🤲🤲

  • @seed3966
    @seed3966 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc allaah ha u naxariisto muxammad siyaad barre cid kama danbeyn

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha u naxariisto madaxwayne Siyad Barre

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 วันที่ผ่านมา +2

    YAAHUU SIXIROOLAYAAL WEEYE XASAN CAFAAYAD BAA USOO DIRSADAY YEEY QABRIGA MAXAMAD SIYAAD BARE RAXIMAHULLAAH RAXMATAN WAASICAH🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaad Barre allaha u naxariisto

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 2 วันที่ผ่านมา +3

    ALLAHA U NAXARISTO MADAXWEYNE MAXAMED SIYAD BARE

  • @AsioMcn
    @AsioMcn 2 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha ku caafimaadsho dembi dhaaf allaha kaaga dhigo xanuunka
    Allaha unaxariisto qabrigana allaha u waasiciyo maxamed siyaad bare
    iyo dhamaan intii dhimatay
    Mareexaan waa gobe allaha mideeyo❤
    Iska cayriya fartaag waa falfaloose

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allah SWT ha unaxariiso Jannah Fardowsa haku casuumo mudane maxamed Siyaad Barre. Soomali weyn waxay doonaanba oo been ah hakasheen ama waxqabadkiisa ha inkiraan laakiin nololu iyo sharafu kamasanbay 100&100. We missed him, wallahi 😢😢😢

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 2 วันที่ผ่านมา +3

    Alaha u naxaristo abe siyaad

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaahay haunaxaristo janadana hageeyo kitaabkisana midigta hakasiyo inagana samir iyo imaan haynagasiyo Amiin Amiin Amiin yaa rabii 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Rabigu hakusoo dhoweeyo Janada Mohamed Ziad Bare

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 วันที่ผ่านมา +4

    Madaxweyne ka danbeeyay nama soo marin mahamed siyaad barre alle qabriga ha u iftiimiyo !

  • @Daheye-rn8wq
    @Daheye-rn8wq 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha unaxaristo

  • @XananAbdisalam-f7g
    @XananAbdisalam-f7g 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha unaxaristo aamin aamin yaa rabbi

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha unaxariisto jaale siyaad bare

  • @Shiinedaahirfarax
    @Shiinedaahirfarax 2 วันที่ผ่านมา +3

    Alle kahu caafiyo wll qli

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha uu naxaristo

  • @hassanabdi7062
    @hassanabdi7062 2 วันที่ผ่านมา +1

    Laba maxamed waa maxamed cabdulle xassan iyo maxamed sidad barre allow u naxariiso aamiin

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul guul guul mawliid❤❤❤❤

  • @hawaismail5715
    @hawaismail5715 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha u naxariisto insha allah

  • @FalisOmar-d8l
    @FalisOmar-d8l 2 วันที่ผ่านมา +3

    Alle ha u naxariito

  • @MohammedGantaal
    @MohammedGantaal 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha u naxariisto mad Syd bre

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allah yarham siyaad bare ameen ya Allah

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah xaunaxaariisto Amiin

  • @AbdihakimFarah-h6e
    @AbdihakimFarah-h6e 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allah haunaxariisto janadii fardowsa Allah ha geeyo

  • @IsmailHaji-r4b
    @IsmailHaji-r4b 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaah ha unaxariisto md mohamed siyaad bare

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaan ogaaday in siyaad bare ahaa nin naxariis badan walaahi somalia waa shayaa diin kawaran waxa ay gaartay inay laaya an ciidankii xooga dalka dad shiciba warkiis daa

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ku caafiya Laandheere.
    From Puntland

  • @ClaahiCumar-w6x
    @ClaahiCumar-w6x 2 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahey haunaxariisto madaxweyne siyaad bare soomaali nonkii taariikhda geeska afrika lambarkowkadhigey

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 วันที่ผ่านมา +4

    War Mareexaanow iska erya horgalka xasan gurguurte ushaqeeya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา +4

    Falfal xumadiisa
    Muxuu ka doonay
    Qabriga
    Maxamed Siyaad Bare Allaha unnaqariisto

  • @abdirisackhassanaden9015
    @abdirisackhassanaden9015 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allah haunaxariisto

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 วันที่ผ่านมา +3

    raxmatullaahi waasacah Allow u naxariiso💎💎💎💎❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴no lol kama dam sun‼️🇸🇴💎❤️🌴❤️🕋❤️💎🕋🌴

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha kucaafiyo wll

  • @JamacGafow
    @JamacGafow 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha uNaxariisto

  • @CandimaxamedGeelqure
    @CandimaxamedGeelqure 2 วันที่ผ่านมา +2

    BISADO AYAA HELAY WADANKA BISADANA WAX MADHISAAN SOOMAAL ILAA AYSAAMAXDO JAALE MAXAMAD SIYAADBARE MA DHISMAYSO ISMANA RAACAYSO SOOMAALIA

  • @RuqiyoAxmad-g6j
    @RuqiyoAxmad-g6j 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alle haku caafiyo

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha unaxariisto jano fardoowsana haka waraabiyo majiro madaxweyne kadanbeeyey ooyeelatay umada somaliyeed

  • @qaliilaxmedqaliil
    @qaliilaxmedqaliil 2 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤

  • @AbbasMahamud-w8l
    @AbbasMahamud-w8l 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha ku caafiyo

  • @iiillltt
    @iiillltt 2 วันที่ผ่านมา +1

    War waa saaxir ee yuusan idin sixrin quraan akhrista mareexaanaw mindhaa waa la,idin sixray si la,idiin kala fur furo war iska cesha.ilaahay ha,unaxariisto m.ziyaad bare qabirigiisa alle ha,uga dhigo jano ❤❤❤❤

  • @CandimaxamedGeelqure
    @CandimaxamedGeelqure 2 วันที่ผ่านมา +2

    ALLE HA UNAXARIISTO JAALE MAXAMAD SIYAADBARE GUUL IYO GOBO NIMO

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 วันที่ผ่านมา +3

    Absolutely waa sixrool xasan moryaan, xirsixirka xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil xasbiyalaah wanecma wakiil ilaahay sharkooda hakuceliyo dhamaantoood Amiin Amiin Amiin yaa rabii

  • @Dacaadmedia
    @Dacaadmedia 2 วันที่ผ่านมา +3

    In u gaalo maheeen waa najaso fartaag mid kale m s bre illahey ha unaxariisto jano fardowso illahey ha oga dhigo beer beeraha ka mid ah janada

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 วันที่ผ่านมา +3

    Fartaag waatuug waahorgalka marixeaansade haiska qabta guuleyesata❤❤😂😂😂

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 วันที่ผ่านมา +2

    WAR HOGALKA FARTAAG EE RUFYAANKA USHAQEEYA KOOXDA MAAFIYADA AH EE XASAN DHIIQO VERY SORRY WELIGEY MA ARAG HORGAL KALLIITA RUNTII FARTAAG MA AHA REERKA UU SHEEGANAYO EE SEDE DAAROOD ISMAACIIL. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u naxariisto Aabo Siyaad, dal iyo dadba kama dambeeyne

  • @RumaanG
    @RumaanG 2 วันที่ผ่านมา +5

    Jajuus inuu qabriga aaba siyaad inuu booqdo waaba qalad.

  • @RumaanG
    @RumaanG 2 วันที่ผ่านมา +3

    Fartaag ducadiisu xageey gaari Allow Alle

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 2 วันที่ผ่านมา +3

    Dhiig qof muslin xaq daro lagu daadiyo yaa kaweyn laami ladhisay muxuu taraa

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 2 วันที่ผ่านมา +4

    Fartaag waa najaaso ma ahayn inuu tago qabrigii Mahamed siyaad bare ilaahay ha u naxariistee qof daahir ah ayaa loo ogol yahay qabriga fartaag no no no

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahayow nadhaafi si deg deg ah ilaahay musiibo kugalih 😢😢😢😢

  • @OsmanFarahHagah
    @OsmanFarahHagah 2 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahoow u naxariiso oo jannooyinkaaga ku manayso waddanigii madaxweynihii jaalle m s barre

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 2 วันที่ผ่านมา +3

    Arintaas qabriga hala ilaalsho

  • @AhmedQaasin
    @AhmedQaasin 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alahnaxisdo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 วันที่ผ่านมา +3

    ILAAHAY HAWNAXARIISTO AABBE MAXAMED SIYAAD BARRE AABBIHII UMMADDA SOOMAALIYEED WUXUU AHAA GEESIGII UMMADDA SOOMAALIYEED DOWLAD KADAMBAYSANA LAMAHAYO ILAA HADDA VILLADII UU KUSHAQAYN JIREYNA WAXAA MAANTA FADHIYA SHAKHSI AAN UQALMIN MANSABKAAS OO MOORYAAN AH VERY SORRY. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา

    Rabi Subxaana watacaalaa ha’unaxariisto M/ weyne Maxamed Siyaad Barre Raxmatan waasicah.

  • @mohamedaden7260
    @mohamedaden7260 วันที่ผ่านมา

    Allah haunaxariista m.Siyad Bare

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilah.❤

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 วันที่ผ่านมา +2

    SIYAASAD MA YAQAANAN BLILIQO UN BEY YAAQANAN UUUUUFFFFFF UMADAN

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 2 วันที่ผ่านมา

    rabbi ha u naxariisto madaxweynihii hore ee siyaad barre

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 วันที่ผ่านมา

    Alaah ha u nuuro qabriga
    Alaah ha u naxariisto
    Kursigaa in la gu fariisto
    Mwfarmaajo diyaariyey

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 2 วันที่ผ่านมา

    Alle ha unaxariisto aabihii soomaaliyeed

  • @MaxamedIsmaaciil-d3g
    @MaxamedIsmaaciil-d3g 2 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ha unaxariisto aamiin aamii aamiin

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 วันที่ผ่านมา +2

    My be ciida qabriga ayuu mareexaan ku sixrayaa war fartaag iska cayriya qarja jaaska xun 😂

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 2 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuul Iyo Gobanimo ❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤❤

  • @libanahmed5297
    @libanahmed5297 วันที่ผ่านมา

    Alaha. Unaxariisto. Aabe. Siyaad

  • @ahmedabdoul6757
    @ahmedabdoul6757 2 วันที่ผ่านมา

    Allahaa ku cafiyo Incha-Allah

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 วันที่ผ่านมา +2

    WAXAA KA SHAQEEYEY NINKII RAGA AHAA FARMAAJO INAAN KU BIIRNO QARA DA MIDOOBEY. XASAN TUUG WAXBA KUMA LAHAN YUUSAN BEEN KU FAANIN SOOMAALIDA MAANTA WEY SOO JEEDAA DAD LA QALDO MA AHAN. XASAN TUUG BEENAALE.

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alla ya raxma aabe siyaad ❤❤❤amiin amiin ya allah 🤲🤲🤲abihii umada somaliyeed abihii darood ismaaciil darood weyne aabe siyaad gesigii nabare 150 milyan oo cadawga ithopia inaan ka adkaan karno

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 2 วันที่ผ่านมา

    ALLAH HA'U NAXRIISTO AABE SIYAAD

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 วันที่ผ่านมา

    Iyo WERSHIDIHII WADANKULAHAA

  • @Zumayocadeey
    @Zumayocadeey 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow u naxariiso maxamed siyaad barre

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku caafiyo liin dhanaanta yar yar iyo tuunta iyo xawaash carfiya inshaa allaah waa daawo hadaad maalin walba qadada ku darsato bi idni llaah dhib ma arkaysid eedo

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 2 วันที่ผ่านมา +3

    Maya xasan madharge aya uso dirtay

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia waxa ay ubaahantahay

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi วันที่ผ่านมา

    Alaha.unaxariisto.aamiin

  • @Amana-4nn
    @Amana-4nn 2 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxaristo Amiin Amiin inshaallah

  • @abdulkadirsamatar5412
    @abdulkadirsamatar5412 2 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah. Caafimaad.

  • @abdinurgure8134
    @abdinurgure8134 2 วันที่ผ่านมา

    Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul ha geeyo

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aad iimaqal ani garoonka Dooloow waxaa looxirey. Cuno qabateyn dhaqaale marexan

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 2 วันที่ผ่านมา

    Aamiin ❤🤲🤲🤲🤲

  • @Mursal-q3q
    @Mursal-q3q 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha ku caafiyo