MEEDKI FUUSTADA KASHIFAY SIRTI LAQARINJIRAY || QISO AMAKAK IYO FAJAC LEH || QISADI CUMAR & MARYAMA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #MUNEZACHANNEL #QISO #QISOOYINKA
    #QISOTIME #QISOXANUUNBADAN #QISAS #SHEEKO
    subscribe hanaga ilawina
    like wano dhiiragilin
    shere dhaha asxabtina lawadag

ความคิดเห็น • 29

  • @munezachannel14
    @munezachannel14  5 หลายเดือนก่อน +18

    Asc axbabi wan idiin xiisay walahi inad cafimad qabtana rajena xaqal ciidkega #like #share #subscribe iga dhiga 😂 mesha ha igu cidlenina 🥰🥰 yanle ilawin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 หลายเดือนก่อน +3

    Adigana sidookale my abaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maxan kufarxay vedio gada abayo allaha ku barakeyo qisoyinkada wa uxiisay عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 5 หลายเดือนก่อน +4

    Bisinka bahalo dad qalatayal aye iskubadalen tolow dadka dilalka geesto maxay meedka madaxa oga jaran halkas ina fahma raba masar iyo moroco dilalkoda iskumidu udhaca inu ogada wanagsaned nolashoda hore intu go'anka guurka kudagdagin

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan islaha saxiibkisa shirqoolay waxano idilna wajilin balse wax kasto sidi Ay kusocden ma ahe sikale aye noqdeen maroco madax karsiga miye cankuyihin walayabe

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 หลายเดือนก่อน +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sharaf daro badana maxa ugeyay hanjabadoda xiriirka inu ujaro aya dan ugu jirtay aduunka waxa arke dadka ugu xun aya kalahadlayo sharaf iyo wanag

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 5 หลายเดือนก่อน +2

    عليه افضل الصلوات والسلام على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 💙💚♥️🩵🩷💖

  • @QueenShantaSomalia
    @QueenShantaSomalia 5 หลายเดือนก่อน +3

    sxbka sikale inu xal uradiya fiicned inudhaho gabdhan kulama jeclan iskada xirirkeda lakin asagiyaba rofiyan noqday canjalki sirti kuduubneed faraha kasaray muneza somali iga badan dusha xa iga saray ajnabi firikisa hore lahenin solabasha qurux badan walashay plase chnnelka muna anu ukalakicino hagarta iskadaye SCW

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah walashay ada kugu xiisnay muna dagana sodagatay manta welcome back my sweetheart 😘

  • @dahabocabdichannel4575
    @dahabocabdichannel4575 5 หลายเดือนก่อน +3

    muneza lawayay aha macanto waku nabad qabna farxadna waku ciidnay adigana sida fila tan xigto xumanta ruux ladhahay wakuwaresa majirti ilahadu go,ansado lagayabay waxyabihi xuma inay katobakenen balse asagiya kusidheelay arintiyo dhan carabta xalka ugu fudud dilka aye u arkan scw scw scw

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 5 หลายเดือนก่อน +3

    Saliga nabigan kugu jeclahay xilikasta naxasusisa abayo allaha xafido adiga familkada wa cafimad qabtan rajena qiso wadno istaag kurideso ruxa dhagesto waxaso xumana kasobaxesa ismaba lahen xumanta dhamadka ayledahay watas allaha naxafido

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  5 หลายเดือนก่อน

      Amiin 🤲 ajarka ina ilaqebsatan jeclahay

  • @YasminMahdi-hn2br
    @YasminMahdi-hn2br 5 หลายเดือนก่อน +4

    Qisoyinka nooso badi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Mashallh sodhawaw

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey muneza cadeey waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  5 หลายเดือนก่อน

      Amiin abayo adigana sido kale 🥰

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 5 หลายเดือนก่อน +2

    صلي الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 5 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ay aniga uhoreya manta muneza waku xiisay iskuduub ciid mubarak

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  5 หลายเดือนก่อน

      Anigana sido kale adan idinku xiisay🥰

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 5 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 💚💜💙

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 5 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤