NAJMA NASHAAD FT SHAAFICI QARANDON | FARTA MALABAALADARI | OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • EREYADA: KOBCIYE
    LAXANKA: KOBCIYE
    MUSIC BY: FURINLE
    CAMERA BY: ABDINASIR JOKAR
    MUSTAFE SALEEBAAN
    SOO-SARISTII: AFRO WAQAL FURINLE

ความคิดเห็น • 341

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +311

    Heesaha waxa ka macan quraanka yaa igu raacsan ❤❤❤❤❤❤🙏

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +116

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +14

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 2 ปีที่แล้ว +54

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @salaxmoussa7669
    @salaxmoussa7669 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah rag culus ba is helaysa ereyadi Al abwane, mulaxamayste ,Al fanaane macalimo sakariye kobciye, waxa n ku tilmaama Sharma boyga heesaha cadiga wayo wuxi awood u leeyahay inu soosaro 2,3,4,iyo badan heeso todoobad kaliya , music axgwalba u ciiyay wa ku ladha Al maestro furinle, wa coodadki qalanjada fanka najma nashad iyo xidiga fankisu dadaalka badan ka muqdo sharici qaran doon

  • @Turu9926
    @Turu9926 2 ปีที่แล้ว +21

    Heeesta waxaa ka mcn quaaka kriimka 🫳

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 2 ปีที่แล้ว +12

    Sakariye KOBCIYE Hal isbuuca 4 hees lasoo saaray halkee inoo wadaa Abwaane
    Anagu waan yaabnaye runtii
    Lagend always legend
    Halkaa kasii wad

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +16

    Waaaw hees caajib ah .najma nashaad ft shaafici qaeandoo
    Erayada: sakariye kobciye💯
    Laxanka: sakariye kobciye💯
    Music : ustaad furinle 💯

  • @mahameddekabdi379
    @mahameddekabdi379 2 ปีที่แล้ว +37

    like aad ku raadinaysaan iska daaya heesaha waxaa ka fiican quraanka quraan iyo hees wax la'is ag dhigo kawayn Allh naga madoobeeyo dhagaysiga heesaha dhalinyaranimadaa noo gaynaysee

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +14

    THE BEZZT BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW😰🕋❣

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +12

    Woow Best Song 🎵 Farta.Malabaa.ladari.
    Fans Najmo like 👍 Soo Saara
    Shaafici Waa Laac isna Soo Baxay
    Ereyadda Waa Habargidir Singer 👨‍🎤 🎤 🎶 🎼
    Fanaan Mulaxan Abwaan Zakaria Kobciye
    Music 🎶 🎵 Al.Ustaad Furinlle

  • @ubaxanshax8607
    @ubaxanshax8607 2 ปีที่แล้ว +9

    Fadhiga waxa kaga kici kuwii ku fani jiray the best song👌

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan Zakariye Kobciye waa Maxamed Cali Kaariyaha Fanka dambe waa Hibo Buuxda ninkaasi Masha allah

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +16

    Gacmo dahab waqalka studio 🎙hit🔥
    Welcome back to legends
    Lyrics 💯💯
    Melody 💯💯
    Musician 🎶🎹🎼🎻🔥💯furinle fara dahab
    Rag baa is helay meeshan good 👍job team waqal studio 🎙🔥🔥💯🎥📸🔥💯

  • @cabdalleyaasin4047
    @cabdalleyaasin4047 2 ปีที่แล้ว +2

    Zakariye kobciye waa fan noleye Takale ninkan shaafici qarandoon heesihiisa dhan isagaa sameya

  • @Mohamed-fp4xq
    @Mohamed-fp4xq 2 ปีที่แล้ว +1

    Hee Saha waxa kamacaan
    Qur'an ka yaa ugu raacsan

  • @osmanibraahiim6523
    @osmanibraahiim6523 2 ปีที่แล้ว +4

    Wash waah waa Esh claa Classic Hees
    Maashaaallah Najmooy waxaad tahay Qof shidan Quruxdaada iyo Codkaaga Qof lagugu amseelo Dunida maba dhalan

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 ปีที่แล้ว +3

    Dumo najma abdinaasir golden voice inabtiyo noolow waayo badan
    Shaafici qarandoon nin hibo leh🥰

  • @Skeekoyin-qosolah
    @Skeekoyin-qosolah 2 ปีที่แล้ว +1

    runti DJIB MIJILIS waxay idin leedahay muuqalada soo bandhigtin wan ka hela siba NAJMA NASHAD GABADH RUNTI UQALANTA 30MILLIONS WAD NA GADHA never give up wan kula jirna from djibouti jano alfanan shafici wan salamay sxb

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 2 ปีที่แล้ว +4

    Najma nashaad iyo alfnaan qaran doon waa xidigaha wakhti xaadirkan ee fanka

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 2 ปีที่แล้ว +10

    Insha allaah waa mida aan sugaayo anon baryada ilaahey katagin 🤲🤲🤲🤲

  • @Skeekoyin-qosolah
    @Skeekoyin-qosolah 2 ปีที่แล้ว +1

    ahmed wali A GREAT SOMALI MUSICAN FOR EVERYTIME waxan ka leeyahay runti fanka somaliyeed qor ayad uqaday sxb wa ADEN BACADOU IUO ROBLEH FROM DJIBOUTI sxb hooyaday maxay ku dhali wayday kkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedabdulkadir7467
    @mohamedabdulkadir7467 2 ปีที่แล้ว +16

    Tan hees waa dhaaftay 🎤👌

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta iska fahantay mar hore in heesta ereyada iyo laxanka uu leeyahy zakariye kobciye ismuujiya ✋❤
    Abwanka sanadka waan u qiray shaafici iyo najma another level waqal studio 🎙 best the best

    • @jamaalcamaley2548
      @jamaalcamaley2548 2 ปีที่แล้ว

      Anoo maskaxdayda kasii guuxaysaan hubiyay intaana heesta wada daawan isla mid nahay sxb.

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk hadey tahay laftarkeda wax xikmad ah iyo laxan fiican midna malahan ciyaalkan dambo oo heeso Wax ana murti iyo naaxiyad midna leheen ayey isku qarash gareyan xata ma yaqanan heeska u qalmo in dhaqale la galiyo oo muqal loo sameeyo ayago cuuuc iyo caac ku haya aya hool la isgalinooya yaab

  • @bashkainashofaxx2885
    @bashkainashofaxx2885 2 ปีที่แล้ว +13

    KOBCiYe abwan ka Sandka🔥🔥🔥💯

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 2 ปีที่แล้ว +54

    HEESAHA WAXA KAMACAAM QURRAN KA YA IGU RACSAN❣😇🥰

    • @abasskhanbarrow482
      @abasskhanbarrow482 2 ปีที่แล้ว

      S.a.w💕💕

    • @basteriTV
      @basteriTV 2 ปีที่แล้ว

      jah jah

    • @learnsomething3125
      @learnsomething3125 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw lkn wll melaha hesaha danbi ayee kugu tay inad kento saliga nabigena scw waxba like Haku radsan hada kuradsanaysid melaha khayrka dhig

  • @bashirdidow4688
    @bashirdidow4688 2 ปีที่แล้ว +4

    Mucjisada fanka kobciye abwaan fanan laxamiste legend 🥰

  • @mrbashaabahdoon2561
    @mrbashaabahdoon2561 2 ปีที่แล้ว +11

    wow and other level laxamka 100%200
    music 🎹🎹🎹#1000

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll 2 ปีที่แล้ว +3

    Zakariye kobciye wllhi nio kaasi wa wax kle 2022 isagay u kala xidhan tahay

  • @maryaneqali5095
    @maryaneqali5095 2 ปีที่แล้ว +2

    inshalla waye igu socota heestu 🤩

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid 11 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭waxaan dareemayaa qalbi xanuun aad u badan balse waxn ilaahy ka baryayaa inuu i gaadhsiiyo maalin dadka i xumeeyey ay hoostyda wada imaadaan 😢plz ducada ii raaciya wll😭😭😭😭

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว +11

    Wow amazing nice song keep going waqal studio

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 2 ปีที่แล้ว +1

    Amuruhu way isfuri fartaa malabbaa ladari wow 👌 best song

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +10

    Nashaad and Shaafuci
    Another level 🔥 🔥🔥💯🥰❤❤

    • @khalidaliyousoufali9560
      @khalidaliyousoufali9560 ปีที่แล้ว

      Thhdh

    • @mahadgas777
      @mahadgas777 ปีที่แล้ว

      Decaf sweet he 😢h kidding drjvin arugula is the one😢tbouyoj😅
      😮hastily informed h🎉yhn😢yn

    • @mahadgas777
      @mahadgas777 ปีที่แล้ว

      0:38

    • @mahadgas777
      @mahadgas777 ปีที่แล้ว

      Reykjavik
      Ovuxhn😊😅 0:55

  • @salmocabdi758
    @salmocabdi758 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadhiga waxa kaga kaci kuwii ku fani jiray✊❤️

  • @nesrutube2882
    @nesrutube2882 ปีที่แล้ว +2

    I'm oromo from Ethiopia
    I'm very interested to listen Somali music 🌷🌷🌷
    What a sensational voice!!
    In this generation, she is really the most and talented female singers
    Sweet heart keep it up!

  • @ugbaadsooraan5189
    @ugbaadsooraan5189 2 ปีที่แล้ว +1

    Hase wy dhaftay ducay maraysa amiiin wn sugaya aanon hilmamayn ducada alle 🤲

  • @asmaabdulaahi9990
    @asmaabdulaahi9990 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadhiga waxa kaga kici kuwii ku faani jirey👏👏💯Tani hees way dhaftay waa Heeso❤

  • @roodomohamed7430
    @roodomohamed7430 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy hesta anayga iga hadlaysa aniga sugaya inu xajigayaga sharciga inu qata ana kala xayirnahay insha allah qayr as iso ducaye🙏❤💯

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 ปีที่แล้ว +1

    Dhararihe farajga Ma fogo waqtige fiicna 😢 yarabbi no rumeyay riyoyinkeena

  • @abdisalamali7369
    @abdisalamali7369 2 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye kobciye legend wad nawaalaysaa

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 ปีที่แล้ว +1

    Another Lvel Ereyeelka Iyo Laxnkii Kobciya kacsan Beryhn 🔥🔥🔥🔥

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 ปีที่แล้ว +5

    HALA HALA SHAFICI AND NAJMA OUTSTANDING 💯💥

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤waaw Nashaad Ku jeceliya Mcnye❤❤❤tolow Gorma kula Faraxaya

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +8

    The Two Lagend’s Qarandoon and Najma 🔥💚

  • @Saraa_Qurux4033
    @Saraa_Qurux4033 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Aptigy Shafic keep going

  • @MohamedTaagane
    @MohamedTaagane 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoraalka iva sax sxb
    Farta malab baa dari dhaha yaaqeey
    Malabaaladari!

  • @Khadar_Keeyow
    @Khadar_Keeyow 2 ปีที่แล้ว +2

    *Nashaad Waa fananad Sanadka run mise* ?

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan sakariye kobciye ❤

  • @shukriali5960
    @shukriali5960 2 ปีที่แล้ว +2

    😍😍MAANSHA ALLAHA😍😍 JAWII GUURUC BADAB IYO MUQADISHU NABAD AH ISHA CALAA EREYADA IYO LAXANKA ABWAAN KOBCIYE MUSIKA FURINLE SHAAFICI IYO NAJMA DHAMMENTIIN MARKAALE DHAAMAANTIIN MAASHA ALLAHA.✨🎊😍

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadhiga waxaa kaaga kici
    Kuwii kuu faani jiray
    Sakariye kobciye legend

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaafici iyo Najma waad mahadsantihiin. Sidoo kale, Sakariye Kobciye wuu mahadsanyahay

  • @PSA4
    @PSA4 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waa marax balse muqalka najma nashaad meesha ifiyay

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +1

      Murti iyo laxam fcn midna uma jeedo cuuc iyo caac waxan eheen😂😂😂😂

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 2 ปีที่แล้ว +2

    Tani hees waa dhaaftay ee magac kala u bixiya soomaaliyeey.

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 2 ปีที่แล้ว +1

    Furinle music intan naqny wy dhaftye cilmi kle ka baro

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waqal guuleysta💪👊🧡 abtiyaal❤❤

  • @issackdjamaabdi1751
    @issackdjamaabdi1751 2 ปีที่แล้ว +1

    Habibi najma keeg going yinti

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilhow muradkeena inoo so dhawee😰

  • @farxiyahusen2633
    @farxiyahusen2633 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqal in the building ❤️

  • @hassankaydxadi6161
    @hassankaydxadi6161 2 ปีที่แล้ว +1

    🎉waaw calaa hees❤

  • @farxiyomaxamed7656
    @farxiyomaxamed7656 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees io badh waye runti

  • @abdinasirabukar1789
    @abdinasirabukar1789 2 ปีที่แล้ว +1

    Daadkeyow Anigu maa fahmin fartaa malab baa ladari micneehedu halaifasiro Somali weyn

  • @ALITAYSO.OFFICIAL
    @ALITAYSO.OFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +3

    Waqal Layaap layaap

  • @yaasmiinbarcelona2232
    @yaasmiinbarcelona2232 2 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye Kobciye said noo walayaa asbuc kaliye soo saray 4 hees lipax abwan 🦁

  • @updallakobciyeofficiall8943
    @updallakobciyeofficiall8943 2 ปีที่แล้ว +2

    Najmoy darta ba fanka uso galaya is diyaari quruxey😍

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 2 ปีที่แล้ว +2

    najma nashad boqorada quruxda iyo codka fanka ada iska leh wan ku tabnay malmahan

  • @jabro5884
    @jabro5884 2 ปีที่แล้ว +1

    Faarax luga baasto mr Qaran doon legend codkisu waa wax kale

  • @nasraabdullahi4010
    @nasraabdullahi4010 2 ปีที่แล้ว +2

    Xili an xaladeyda wanagsanen bey soobaxdi sidan rabey noqon❤😭

  • @cabdirahman1020
    @cabdirahman1020 2 ปีที่แล้ว +7

    wllaaalayaal AAN KU SALINO XABIIBKEENA NABI MU HAMED 🇸 🇨 🇼  🇸 🇨 🇼  🇸 🇨 🇼  🇸 🇨 🇼

  • @abdinor1742
    @abdinor1742 2 ปีที่แล้ว +3

    Kobciye abwaankeena

  • @sumeyabintmoha1650
    @sumeyabintmoha1650 2 ปีที่แล้ว +6

    Najma amazing 🔥🔥❤️

  • @abdinuurmaxamed8091
    @abdinuurmaxamed8091 2 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye kopciye well done ereyada waa cajiib.

  • @maandeeqali1716
    @maandeeqali1716 2 ปีที่แล้ว +1

    Al abwaan zakarie kobciyr

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g 4 หลายเดือนก่อน +2

    ዛሬደግሙአምሮብሻል❤🎉

  • @khadroali8160
    @khadroali8160 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasiibkii ficanaa fodu kugu soo hayaa😍

  • @dekhamud9918
    @dekhamud9918 2 ปีที่แล้ว +1

    Furinle wax kale walah

  • @shafkaboy8314
    @shafkaboy8314 2 ปีที่แล้ว +1

    Fananiinta xidigaha geeska nashma nashaad adna shaafici

  • @ayane1794
    @ayane1794 2 ปีที่แล้ว +3

    Belle chanson 🥰❤❤❤

  • @khadiijaaadan1799
    @khadiijaaadan1799 2 ปีที่แล้ว +1

    𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠 najma io shaafici horta gabadhan dhab maa waykala tageen cawale

  • @saadaqduraan3488
    @saadaqduraan3488 2 ปีที่แล้ว +1

    najmooy cirbaha maad iska dhaqdid

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +1

    Najmo nashaad and qaran don the best song

  • @____3810
    @____3810 2 ปีที่แล้ว +1

    Najmo Calaf keyga alle haka dhigo aamiin yaarabi

  • @hibonuura813
    @hibonuura813 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan wxy so baxday mar ay igu haboonayd wxaba is idhiy abwaanka adiga ayuu kugu talo galay 😎

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 ปีที่แล้ว +3

    The songs are better than qur'an who agrees with me

    • @ibnuali6818
      @ibnuali6818 2 ปีที่แล้ว

      Garramar xumo ayad naarta ku galaysaa😅😅

  • @mohamedbarre79
    @mohamedbarre79 2 ปีที่แล้ว +3

    Najma caadi maahn 🤔🤔

  • @user-ds1kj3ph9u
    @user-ds1kj3ph9u 16 วันที่ผ่านมา +1

    Machallah ❤❤❤❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow Najma nashaad boqorada funka Amazing

  • @ifrahabdi5068
    @ifrahabdi5068 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesa waa ka macan sliga nabiga

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 2 ปีที่แล้ว +1

    WOW heestan in ay aniga ila.hadlaysan moday mashaAllah

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 2 ปีที่แล้ว

    inan taan wllh waa fanaanad iyo bar NAJMO NASHAAD❤💯💯👌

  • @maxamedsomali4k
    @maxamedsomali4k 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhulkii cidagale salaxley heer calami ❤🥺🤳

    • @ayaantawakal6537
      @ayaantawakal6537 2 ปีที่แล้ว +2

      Inader ❤🥺

    • @yahyayasin1861
      @yahyayasin1861 2 ปีที่แล้ว +1

      Stadium 🏟 muqdisho waye mesha lagu duubay ma riyonoysa

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah inader

  • @abdisalamsobre39
    @abdisalamsobre39 2 ปีที่แล้ว +2

    Reaction Arimaheena Sugaynaa 😍🤗

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +3

    Wa sas huuno farta malab baa ladari 🤣💖

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 2 ปีที่แล้ว +2

    Zakiriye kobciye layab layaab

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 2 ปีที่แล้ว +3

    The best song of waqal

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 ปีที่แล้ว +5

    Najmaa 🎤❤️Cod Macaan ❤️❤️👌🎤🎤

  • @ifrahcaday9092
    @ifrahcaday9092 2 ปีที่แล้ว +1

    Tani hees mahane magac kale haloo biyo💯🗣

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 2 ปีที่แล้ว +1

    Farta malab baa ladari insha allah wnrajaynayaa

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 ปีที่แล้ว +3

    Waqalka hirgalay✊❤

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio waxaan idinka cod sanayaa inaad hesaha Downloada u furtaan sida heesta(Xariir iyo raxma)