Beautiful vlog. Jazakalaah khayr Sharciga wadooyinka wax in laga qabto waaye . Two-way Street meel ah hadii labo jaho kala duwan hal jid la idigu soogalo shilal fool xun baa ja dhici kara.
Kheyr Allaha ku siiyo Laba-Dhagax iyo Baar Hilaac iyo aga gaar koodu waa meel aan aad ujeclahay waxaana ii gu danbaysay Sodon Sano kabadan. Waad na dhexgeysaye kheyr Allaha ku siiyo. Shaqo fiican ayaad qabatay
Sacadiyo Hassan Wallshey qali xaafada laba dhagax runtii waa soo xasuustay xaqiidii lkn school keeygii madiino warasame kama haayo haa qeebta kale ayaa ka aaday waaaw
WOW Mashallah Sacdiyo, way fiicnaan lahayd haddii aad ku dari karto khariidad yar geesta fiidiyowyadaada, waxaad isticmaali kartaa sida "Moga-Guide Map" kadibna taabo Degmada ama Google Maps.
Wallshey qali waxa sameeya maadama aa i soo xasuusisay schoolkeeygii iyo wadadii shiine istaara ama ka soo horajeedka ex arer somali ama xafiiskii diyaarad ah maa i geeysida wllshey qali
Asc walaasheey waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido aamin aamin aamin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah
Beautiful vlog. Jazakalaah khayr Sharciga wadooyinka wax in laga qabto waaye . Two-way Street meel ah hadii labo jaho kala duwan hal jid la idigu soogalo shilal fool xun baa ja dhici kara.
Kheyr Allaha ku siiyo Laba-Dhagax iyo Baar Hilaac iyo aga gaar koodu waa meel aan aad ujeclahay waxaana ii gu danbaysay Sodon Sano kabadan. Waad na dhexgeysaye kheyr Allaha ku siiyo. Shaqo fiican ayaad qabatay
Sacdiyo siman😍 iyo magaalo xeebteedka Mogadishu❤️ muuq wanaageey 💚🇸🇴✋
Masha Allah My Sister
Wel come
Masha Allah Sacdiiya caadey illahay haku hafiido
Sacadiyo Hassan
Wallshey qali xaafada laba dhagax runtii waa soo xasuustay xaqiidii lkn school keeygii madiino warasame kama haayo haa qeebta kale ayaa ka aaday waaaw
wow masha allah waa xafad qurux badan 😍
Ma Sha Allah Quruxda dalkeyna❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍💯💯💯
Somaliya Berbera ayaa ugu qurux badan mashaalah,
WOW Mashallah Sacdiyo, way fiicnaan lahayd haddii aad ku dari karto khariidad yar geesta fiidiyowyadaada, waxaad isticmaali kartaa sida "Moga-Guide Map"
kadibna taabo Degmada ama Google Maps.
Maasha Allah Thanks
Wallshey qali waxa sameeya maadama aa i soo xasuusisay schoolkeeygii iyo wadadii shiine istaara ama ka soo horajeedka ex arer somali ama xafiiskii diyaarad ah maa i geeysida wllshey qali
Abayo sacdiyo aaway cod sigeda oo ah madina gar ahan jid cakaro gar ahan masajidka xaji maxamad
Masha Allah
Maashaa allah waaba naqaan
Maasha allaah
السلام عليكم كيف حالك اختي الله يسعدك اسلمك من سدني استريليا
masha alh
I’m new subscriber abayo
My dear sister thank you so much for giving me chance to enjoy a beautiful place Mogadishu Xamar Masha Allah 💜💛💚💞
Hargeysa ka qurux badan Muqdisho,
Asc wll sacdiya waxan ahey wiil barnaamijkaga aad u xiiseya ajmal chanal plz waxan ka codsanaya xaafada waaberi gaar ahaan labada buundo iyo baarha idhaafin ilaa dalfac mahad sanid
Baar ha i dhaafin meeqa maraa qamiir ka jabisay
th-cam.com/video/a03n1StBeeE/w-d-xo.html
th-cam.com/video/2fH8Aw77oI0/w-d-xo.html
Asc hapo markad video dubaso dadka wakiga u qara waayo video kan Ka bixi waayo hadan rabo nin TH-cam Ka aniga baa isoo dhiga leha waa cudas hapo
Qashinka may iska qaadan dadka muslimka ah nadafad ayaa lagu yaqanaa
2 dhagax iyo geed jacell iskuma dhawo hadaan labedelin 2 dhagax waxaa ku yaaley schoolka al abaadir
Labadee degmo galabaraa