ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAA XARUNTA CILAAJKA EE DAARUL SHIFA SH. MAXAMAD RASHIID GAROWE KALA XIRIIR 0615668525(3)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 เม.ย. 2019

ความคิดเห็น • 42

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc shikhow wiilasha ka dhaxsaar gabdhaha kuwa tumaayo gabdhaha ka qabo waliba so badi gabdho celceliyo kuwo la quraansarayo insha alaah intaas waa iga talo

  • @successadam8701
    @successadam8701 4 ปีที่แล้ว +8

    Xasbunallah wanicmalnwakiil ilahow caafi umada anagana naga hay.

  • @Mimi-qs2bv
    @Mimi-qs2bv 4 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل في كل ساحر وساحره جزاك الله خيرك يا شيخ الله يعطيك العافيه و طوله العمر و يحفظك من كل شر

    • @saidahmed9870
      @saidahmed9870 11 หลายเดือนก่อน

      Waa daaway diinta la isku daawaynayo sh kha allaah ha xifdiyo

    • @saidahmed9870
      @saidahmed9870 11 หลายเดือนก่อน

      Sh Rusheeye yare allaah haku xifdiyo shaqo ayaad haysaa culuse Allaah haku caawiyo

  • @garaadmohamad8348
    @garaadmohamad8348 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow muslimiinta ugargaar adaa awooda leh rabiyow

  • @ghdjhr9830
    @ghdjhr9830 4 ปีที่แล้ว

    Suub xaanal laah ilaayow naga bad ali waxa Siidan umada udhibayo aloow cafi alaahuma aamiin aamiin🤲🤲🤲

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan'ALLAH
    Yaa ALLAH, umadaada caafimaadsan sii dhamaantood
    At: (2:02) wiilka yar ?

  • @ciiseaxmed3857
    @ciiseaxmed3857 10 หลายเดือนก่อน +1

    Seetahy

  • @Farah-xf6rp
    @Farah-xf6rp 4 ปีที่แล้ว +4

    yaaa allaah dadka oo jiran caafi aamin yaa rab

  • @asmahodanali1924
    @asmahodanali1924 4 ปีที่แล้ว

    Allah caafiyo mom soomaaliyeed

  • @barkohideiyodhaqan6664
    @barkohideiyodhaqan6664 4 ปีที่แล้ว +1

    Walla Asc

  • @user-tb7mk2sc7v
    @user-tb7mk2sc7v 8 หลายเดือนก่อน

    Xaruntah

  • @Neima_Omer
    @Neima_Omer 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh raga iyo dumarka kala saar mida kle dumarka jir dilka halaga daayo ani waaan xanusan wxn cilaj u tahi layahy koronto ama in lay jidh dilo waayo naparada igu soo baxayo quranka oo kaliya ayaaa ku filan sidaa daradeed habalaha laga daayo jir dilka

  • @user-yf5nf2kk5z
    @user-yf5nf2kk5z 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahow cafi😢

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 4 ปีที่แล้ว +1

    😥😪😭 subxanallah

  • @rodhomohamed9896
    @rodhomohamed9896 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh wiilasha dilaayo gabdhaha dilaayo maxaa waaye

  • @samiyacali5685
    @samiyacali5685 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 4 ปีที่แล้ว

    umada biyaha kufirdhineyso kadaa quraan saar haddi kale qurafaadka adwado walagugu halagaa

  • @ikhlaasmahad1623
    @ikhlaasmahad1623 4 ปีที่แล้ว +1

    alle haa cafiyo lkn waxaa kasii ficnan lahed in camera lka soo duubin sawabtoo ah naag waa coro raga neh kasaar meesha mhd sanid

  • @hamdaosmaan2716
    @hamdaosmaan2716 4 ปีที่แล้ว

    Wall sheekhyad oo dhan ma xamar bay jogaan haday jogaan shiikhan telkis saan u helaaa

  • @barkohideiyodhaqan6664
    @barkohideiyodhaqan6664 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ziyaasiman6688
    @ziyaasiman6688 4 ปีที่แล้ว

    Intuu kuyaalaa wllo

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว

    acuudu bilaah

  • @ladanadam5914
    @ladanadam5914 4 ปีที่แล้ว

    Xasbuna laah waxfiyoowba meesha majoogaan

  • @MohamedAhmed-oi9uw
    @MohamedAhmed-oi9uw 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka yaabay nin kan sixir sixir un buu leeyahay isagaa uyeedhay ba sixir ka

  • @ladanoffcialchannel9044
    @ladanoffcialchannel9044 4 ปีที่แล้ว

    Muxu waxan doqonka ahe ee dumarka usha la dhacaya tuur turayana bahalkan rer badiyaha ayaa uu baneyaya ina uu jidhkood taabto , waxba igaga sii daran sida axmaqnimada aha ee uu dhulka ugu tuurayo dumarka , waar tuug ayad tihiin waxa aad waxa dabibay san male ,

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 4 ปีที่แล้ว

      Wllo hadambabin magac sheekh ninkii sita alle ayaa kala xisaabtamayo adiga un haku dambaabin hadalada khaldan 👍

  • @ubaxxayir318
    @ubaxxayir318 4 ปีที่แล้ว

    Been
    Badanaa
    Naagaha
    Iyo
    Raga
    Kala
    Saar
    Shiikhna
    Wax
    Kama
    Ogid

  • @sahrajeiden4303
    @sahrajeiden4303 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo garaacayaa dadka xanuunsan xasbunalah

  • @ubaxxayir318
    @ubaxxayir318 4 ปีที่แล้ว

    been
    Badanaa
    Bariiskaagaa
    Galay

  • @umuhamam4616
    @umuhamam4616 4 ปีที่แล้ว

    Oh war dumarka kadaya dilka qurankaba gubaye maxay tahay jirdilkan kaliya ka ilasha inay cararan

  • @user-ii5wh1jq4o
    @user-ii5wh1jq4o 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-tb7mk2sc7v
    @user-tb7mk2sc7v 8 หลายเดือนก่อน

    Asc