MAXAMED BK ( MAALMIHII NARUURADA ) HCTV 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 293

  • @piritisaabnan7376
    @piritisaabnan7376 ปีที่แล้ว +29

    Heystan said baa udhagestaa 😢😢😢😢 Hadaa idin bilaawo qisadeyda aniga waxaa wax kubartay somalia labadeyda walid wey dhinteen anigo aad uyar kadib marka wax barashada dhameya nairobi ban aday waxaa ku dagay gabar saxibo nahay cidooda oo wax isla baranay maalmo kadib waxaa isbaranay wiil kadib xiir baa bilaawanay 2sano & bar baa is jecleyn kadib waxaa kubalan nay inaa isgur sano cidooda buu usheygay kadib wey aqbaleyn weyna ku farxeyn 3 bili marku gurka ka dhiman yahy ani somlia so aday asaga ogaso tagay nairobi wiil asaga saxiibo yihiin baa shaqo dubaay u sheygay ani marku isheygay waa ku farxay waxaa dhahay ok waye noso shaqee gacan bini adan waa ka mar meynaa wuu baxay guurki gadaal buu udhacay 5 bil marku maqan yahay oo sidi aan u jeclhy waxaa dhacday inuu haben iso waco oo igu dhaho cawa waxaa usocdaa xalfada arooskeyga😭😭😭😭 maxaa ola jeydaa ban dhahay wuxuu iso diray sawiraan asaga & xaaskisa ani waa naxay waa ooya waa qaracmay xanuun baa ka bixi waaya nairobi baa la iqaday hosbital baa la idhigay kadib mudo 4 bil ah waa xanusnaa malin baa kaso baxay koomada waxaa arkay asaga & saxibkis oo ikor tagan quraan igu aqrinaayo marka arkay mar waa farxay qofka jeclaa oo iso booqday marna waa ooya sidu igalay 😭😭😭😭 asaga naagtu gursaday waxbo umey dhalin waxuu dagan yahay muqdisho aniga nairobi ban jogaa nin danbe xiriir lama sameynin ilaa hada qlbiga i dhawacan hadaa arko qof magaciisa lugu wacaayo meel baa i xanuunta ani saluunka dumrka lagu qurxiyo baa kashaqeyni jiray kadib saluun baa furtay & ganacsi kale alxm waa isku filnaaday siduu igalay waxaa kabartay cashar lkn waxaa ugu baqayaa wiilasha somalida pls gabdhaha qlbigooda ilaaliya waa iga talo wllnimo tnkis hadaa inta sogartay waxaa tahay qof wanagsan iso duceya inuu ilaahi qlbiga i qabojiyo 😢😢😢

    • @axmedjama889
      @axmedjama889 9 หลายเดือนก่อน

      Runtii aad ban u damwadey😢😢

    • @hamzahcarab1431
      @hamzahcarab1431 8 หลายเดือนก่อน

      Xanun😢😢

    • @kadarmahamudalel8775
      @kadarmahamudalel8775 8 หลายเดือนก่อน

      Allah qalbiga ku qabojiya wll badal khayer wabana allaha kugu badalo😢

    • @AsiisaMoha
      @AsiisaMoha 8 หลายเดือนก่อน

      Ilaahy ha kuu booga dhayo mcnto😢❤

    • @m-deeq6043
      @m-deeq6043 4 หลายเดือนก่อน

      Sis i feel u wlhi waayo qiso taada cml ayaa isoo martay sanado kahor about love,lkn waxaan ku leeyahay allaha kuu qaboojiyo abaayo qalbiga,ogaawna calfkaa sidaa yiri
      Heesta Bk ee cafis baynu kala nahayna dhageyso plzz u will understand calafka iyo hawlahiisee sis lol

  • @jablibaax
    @jablibaax ปีที่แล้ว +12

    7 sano kabacdi wali calenkedu waa taagn yahay heestn waana taagnan doona inta qof bini adami adunka jooga ,maadama qof qof xumeya aan la wayeyn ❤️‍🩹🙇‍♂️
    Aduunka waxa ugu xun qof aad jeceshahy isaguse aan kujeclayn🤏😎 wa, ayo ma daremayo waxad isaga dartii u dareemyso 🤷‍♂️
    Lama yaabo oo waxa laga yaaba isagaba inu qof kale jecelyahay balse anu qofka kale jecalayn isaga 🙆🏽‍♂️silsilad ba taxan⛓️

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 ปีที่แล้ว +1

      Mucjiso massage kada inta danbd walahi anoo qalbiga iska leh ayan qoralkada aqriye 😥😥

  • @asiadahir82
    @asiadahir82 4 ปีที่แล้ว +78

    Yaaila daawanaya 2020
    Dib miyey usoo noqon malmihii naruuradu😭

    • @nasronunu661
      @nasronunu661 4 ปีที่แล้ว +1

      Ax waaa hees qirole huno

    • @nawal531
      @nawal531 4 ปีที่แล้ว +1

      Me wlhi mrku jclka kugu maxda waa iska sidan😪

    • @najmaaadam74
      @najmaaadam74 4 ปีที่แล้ว +1

      Me pro hees aan xisiyo ka mid tahay

    • @zagalyasin4703
      @zagalyasin4703 4 ปีที่แล้ว +1

      😓😢😓

    • @AhmedIbrahim-o7x5e
      @AhmedIbrahim-o7x5e ปีที่แล้ว

      😢malmo aad noogu adag in shaa Allah maruunban kabaxynaa 24/09/2023

  • @bilanhassan5802
    @bilanhassan5802 6 ปีที่แล้ว +42

    Dib Miyay Usoo Noqon
    Maalmihii Naruuradu😭
    Ya Rabbi Iiso Celi Maalmahaaz🤲

    • @princessemilliana4727
      @princessemilliana4727 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Allah

    • @naimanur5518
      @naimanur5518 2 ปีที่แล้ว

      @Abdinasir Mohamud Noor q

    • @m-deeq6043
      @m-deeq6043 4 หลายเดือนก่อน

      Ur Love story nala wadaag sis plzzz lol

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 5 ปีที่แล้ว +37

    Noloshaaa Sidaasee Maxaaaad Iiga Nixisaaa Qalbi Aan Nabnabayaad Nuujisaaa Xasuusteee
    Dib Miyay Usoo Noqon Maalmihii Naruuradu 😭😭😭
    8/Novenbar/2019
    Gobolkii Raga Burco
    Edited
    25/dec/2023😢💔 Markii Labaaad💔💔💔😢😢

  • @zamzamsheriff76
    @zamzamsheriff76 5 ปีที่แล้ว +22

    Heesta kalia nafteyda kudamiyo mrkey calacalka igabadiso😭😭😢😢😍

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 ปีที่แล้ว +9

    nolashaa sidaase maxaad iga nixisaaa 😢😭
    Qalbi aan nabnabeyaa nuujisaa xasuustee Dib miyey uso noqon maalmihi naruuradu 😢😩😰😭😭😭😓

  • @suhaybxuseen3447
    @suhaybxuseen3447 ปีที่แล้ว +7

    2023 and i still Love This SonG ❤💥

  • @anwarhassan85
    @anwarhassan85 ปีที่แล้ว +7

    Qalbi jeeb wexeey tahay soo arkee💔😭 Qalbi walbo ooh dawacaan nafiis baan urajeynaya I.a🥰

    • @BoqoradaTogdheer
      @BoqoradaTogdheer 4 หลายเดือนก่อน

      💔💔💔🥲🥲🥲🥲

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 ปีที่แล้ว +4

    Alla maxaa soo maray 2020 xasuus galay wlhi caawa inta sideeda ah misana daawanaya 2021 likta bls😪😢🙏

  • @zamfx12
    @zamfx12 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma cid iga danbeysa jirta Still 2024🥺💔

  • @hibaaqxuseen5501
    @hibaaqxuseen5501 5 ปีที่แล้ว +29

    Mana naq iyo roob dhul nabaadle kaa raray al maxay heestani naftayda ka hadlaysaa 😭😭😭😭😭😭

  • @raxmamuxumed8738
    @raxmamuxumed8738 6 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi anigay igu socotaaa mxn nabarka aan dhayy naar ugu shidaysaa

  • @galdileibroz8547
    @galdileibroz8547 ปีที่แล้ว +5

    Still listening in 2023

  • @Masnaad
    @Masnaad 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sii kasto istaidhaaa qof nolshada somarey uu iloow hadana xasuus uunban kudeyneyn💔

  • @riyaqadan8940
    @riyaqadan8940 7 ปีที่แล้ว +13

    hees iga gadan my fanankeygi ahna aabaha jcylka waaw halkedad dhigtey heestan xasus iga mudan talhi♡♡♡♡♡♡♡

  • @Missfarxsan477
    @Missfarxsan477 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sacadu waa 12:25 waxanu is baranay 2020 inan marka magalo kamida Somalia aan tagay dagan u ahaa inanka waxanu ahayn dadka badanaa qoral kuwada hadla badnaa danen man siin jirin waxanu ahayn kuwa isla kaftama walhtigas school ayu dhigan jiray ilaa 8 aad by ahaa wilkii 1 sano kadib dareen saaid oo waliba .xad dhaaf ah ayan u qaaday wana qofki ogu horeyY ee aan wada shekaysano ogow qofka wax yaalo uku siyy ama cadiya wad xori kartaa lkin marna ma lumin kartid xasusta wilkii inuu I fahmo ayan damcay lkin marna waa ii mujin wayey wax daren ah waxay sidi ahatoba wan u shegay lkin mar walba waxa uu I dhahaa anba wanku jeclhy hadana danen kama helo waxan kaga xisabtamo wan garan wayye waxan noqday qof xariri leh oo hadana aan waxbo haynin meel lagag xisabto lahayn waxan noqday maxbuus oo kale dadka wanka dhafoor xumahay qalbigaa I huraya mararka qaar wadoyinka ayu iga hor imada hadana mar alale markan ishaydu qabato wan gariira wanba cabsada aniga dhan wan dhididaa hada wuba I agmaray bas xata ilama hadal taas waxa ku qeexo wan garan wayey wan iska amusay marna wan iska oyaa marna asgan u calaa calaa sidi waxan ahadaba kolba wan u shegaa dhayalsi buka bixi wayye 2022 marki lagu guda jiry baku dhahay wallo maxan kaga xisab tamaa waku jeclhy ayu ka bixi la yahay bal wayee mana doqona oodanteda garan la
    .mise ninkan wax kalu damac san yahay aniga hader Etahopia jogaa asna Somalia cabudawaaq ool ah imika ma isla hadalno lkin mar waliba online kisa wan egaa lkin mala hadlo wan is xakameyaa waan daalay walhi hadii aan Hal mar oo kaliya jacayl dacad nimo ixtiraam ka heli lahaa shurud LA.AAN JACAYLKAN U QABO WAN U MUJIN LAHA SI IXTIRAAM IYO WANAAG KU DHEHAN TAHAY
    YAA ILLAHAYOW HADII USAN AHAYN KAYGII SAXDA AHAA IGA REEB QALBIGAYGA WUU I DHIBAY ADON KAGASE ILLAHYOW WAA BIL RAMADAANE ILLAHAYOW OGA REEB ISKU WADA GEE WAA 5 SANO KAMILA ILLAHAYOW IGA ABAAL MARI WAX DHIBA HA TUSIN LKIN ILLHAYOW IGA REEB QALBIGAYGA 😢🤲

  • @jamalito9026
    @jamalito9026 4 ปีที่แล้ว +18

    Still am listening 2020 😍

  • @abdiwaxidabdilahi9445
    @abdiwaxidabdilahi9445 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan waxan ku xasusta inaderkay marna wllkay maxamed axmed faarax markay so baxday ayan gadhigisa ku wada dhagaysa naynay alle maxan ku xisay wll igu so duceya inu ilahay markale dib na wada kul miyo 😢😢😢

  • @anisaaragsan8731
    @anisaaragsan8731 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ban ugu xiisaya kan jeclaa on kala tagnay after 6 yr walaw an ku jeclhy hdana wan samrin😢 nlol frxad leh ku rajyn cimri dher io cafimad 😢 mxaa nabarka an dhayey naar ugu Shasta😭😭

  • @hadayamohamed6732
    @hadayamohamed6732 7 หลายเดือนก่อน +4

    Still 2024💔

  • @anisamohamed6019
    @anisamohamed6019 2 ปีที่แล้ว +3

    Noloshaa sidaaas aheee Mxad iga nixisa🥺😭 qalbi aan nab nabayaaa
    Nujisa xasuuus 😭e Dib miyay uso noqon uso noqon malmihiii naruuradaa😢 Ala xasuusaha qaaar xanuuun badanaaa 🥺😭
    22/September/2022 😍

  • @shucaybmweelo7712
    @shucaybmweelo7712 3 ปีที่แล้ว +5

    Realy this song as whow i like it realy i cant GASS it
    It gives me special fealing😎😎😎😎😎😎

  • @abdazwilkishaadiyasharaf6375
    @abdazwilkishaadiyasharaf6375 ปีที่แล้ว

    Always wadagestaan hestaan wlhi Daren ayey hanbarsantahaay legenow cimrii deer kurajeynaa sheikh bk wlhi Hasuus

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 ปีที่แล้ว +7

    Jiroo joog al fanaan BKBKBK nin rageed😚😘👍

  • @micaadofficial9682
    @micaadofficial9682 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta uu ninraga Jaro ninragaJaro anigoon kanoogey 2020 /21/8/ waan soxasustay igufilan all frends

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 4 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhaad jaclayd waalidked nin makudarsadeen, gabdhii iyaduna cidlo ma murugoonysaa ileen qof ayna rabin baa lagu qasbaye. Naftu maalmihii wacanaa makusoo xasuusisaaa , heesatan isku samirsii

  • @honeyapdirizk4965
    @honeyapdirizk4965 3 ปีที่แล้ว +3

    24/2/2021___1:21 am
    Mxn nolol quruxdeeda Leh so maray dip miyaay u so noqon malmhi ❤

  • @hamdajaamac5368
    @hamdajaamac5368 3 ปีที่แล้ว +4

    24/10/2021
    .ayaan soo boqday heestan
    Malin axad ah😢

  • @hoybilla1489
    @hoybilla1489 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax Heestani U daranaa dadka Kala taga ama khaldanow ama ha lahaan WA hees kaa ohinysa 2016 mxy ilmo iga keentay wax hoos Kula hadla NAFTA ugu xun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alxmd ka bogsaday ilaahhyna isii nabsi bixii

  • @yurubsaladmohamed2904
    @yurubsaladmohamed2904 4 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga ka dareemoya heestan wllhi
    maalmihi nanuurada 😰😰😭

  • @abokorsaadik6596
    @abokorsaadik6596 3 ปีที่แล้ว +2

    Dib miyay usoo noqon usoo noqon maalmihii naruuradu 1997 - 2021
    1:56PM habeenimo

  • @halacnuur3998
    @halacnuur3998 5 ปีที่แล้ว +9

    bk fanaanka geeska africa ugu qaalisan

  • @caatikamaxamedcisman
    @caatikamaxamedcisman 2 หลายเดือนก่อน

    Dib miýey uso noqon maalmihi naruuradu uma malaynyo wllhi😭😭😭

  • @abuubakarabuubakar3625
    @abuubakarabuubakar3625 6 ปีที่แล้ว +21

    Maxaa nabarka aan dhayay naar ugu shidaysa nolosha sidaase maxaad iiga nixisaa qalbi aan nab nabayaa nujisaa xasuuste dib miyay usoo noqon maalmihii naruuradu ............
    Wm

  • @asmadaryeela5112
    @asmadaryeela5112 5 ปีที่แล้ว +35

    Hees qiimo bdn kma xiso dhaco 2019/ 27/ 1 hbnimo 9:15 jawi dagan iyo hees mcn allow khatumo fcn bn ku wydisaney

  • @ismailmohamed9940
    @ismailmohamed9940 4 ปีที่แล้ว +5

    Who is till listening Ende October 2020👂🎶👌😂 manaa nasiibkiyo qadar qoran nageyn kara

  • @badraahmed8901
    @badraahmed8901 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala hesaha bk 2015 waxay i ahaayen xasus iyo jaceladaydi wakhtiga blse xasus le 2019 like dhac ka siya

  • @tusmodeka5202
    @tusmodeka5202 6 ปีที่แล้ว +16

    Iga daaa naftaydaay hadalada naxuusta
    Maanaa nasiibkiyo qadar qoran nagayn kara
    Kaa naaxi waaye maxaad iiga nixisaa
    😢 😢

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 2 ปีที่แล้ว +11

    2022 ❤Still love this song 💖

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 5 ปีที่แล้ว +16

    Ninku marka uu ku daadiyay sharaxada bk waxa uu ku odhanya Waa mahad san tahay inta ila maqashay like ii saar

    • @naziimyusuf4188
      @naziimyusuf4188 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh fiiro dheeridaa yaqi anaku wandhagesanyny un umanan fiirsan ♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍🤪

  • @hodanizha4262
    @hodanizha4262 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA HEES ANA KA DALIN DHAGESIGEDA HADII AAD ILA MID THY OO AAD SOO RADISAY 2021 LIKE TA 👍 HA ILA DHAAGIN🥰🥰🥰

  • @ixsaancbdi4668
    @ixsaancbdi4668 ปีที่แล้ว +2

    1/2/2023💔😭😭Dib miyeey usoo noqon maalmihii naruuradu🙏😰

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 4 ปีที่แล้ว +2

    Nolosha sidaase maxad iga nixisa Qalbi an nabnabaya nuujisaa xasuustee dib miyeey uso noqon malmahii naruuradu ❤❤

  • @AbdallaJunior-n6q
    @AbdallaJunior-n6q 10 หลายเดือนก่อน +1

    Still listerning 2023 inta ila dhaqeysato

  • @SucdiMustalifa
    @SucdiMustalifa ปีที่แล้ว +1

    3/1/2022 malin jimcaa wexey aheed malintii nolosheyda ugu xumeed ilow qalbiga ii qaboji💔😪💔

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 5 ปีที่แล้ว +27

    Yaaa ila dawanaya Bi i waaye 2019 like igu qabo

    • @ilhaanmuuse3998
      @ilhaanmuuse3998 5 ปีที่แล้ว

      Axmdsakn

    • @qadanclnour8065
      @qadanclnour8065 4 ปีที่แล้ว

      Dib miyey u zoo noqon maalmihii wacnaaa😭😭😭😭😭😭🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @najahsaid6837
    @najahsaid6837 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan dhagaysana heestan 4/12/2021 22:45pm xili aan la hadlayo Ex oo iga tagay aano jacayl balse caawa wuxuu iga baryaaya ina isku ahaano sidii hore balse taas moga inay tahay waqti laga soo tagay walaga yaaba inaa inyar oo dareen ah u haaayo balse marabo qof shalay meel cidlaa iga tagay inaa dib ugu laabto. .....

  • @amalabdurahmanmahamed1473
    @amalabdurahmanmahamed1473 ปีที่แล้ว +1

    Noloshaa sidasee maxaa iga nixisaaa qalbi an nabnabayaa nujisaa xasuustee dib Mey usonoqon malmahii naruurada😭😭xnnunka dareemayo allow iga dulqaad

  • @hamzahcarab1431
    @hamzahcarab1431 8 หลายเดือนก่อน

    Waxn dageysan haya galab talada aah o tariqda thy 23/ 01/24.iyo South Africa

  • @Hothamn
    @Hothamn 16 วันที่ผ่านมา

    Waxan marya heer isgah shikiyo inan walan rabo awood ma lihi ma lihi drdaa hdn waxa jecldy waxa mia dhimay 4 bilod io malmo indhahyga oohin moyh naxriis io hurdo ku filan mayna helin 2/10/2024 💔

  • @caatikamaxamedcisman
    @caatikamaxamedcisman 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuun kaweyn miyaa jira qof aad qofkaagi moodeysay kuu muujiyey inanu ahayn ugu danbyn kla dhaqajisen 😭😭

  • @khayriyazaciid5481
    @khayriyazaciid5481 ปีที่แล้ว +2

    Ma ana ninki ibaray ka naqaysty qayrkii 😫

  • @abshirmohamed278
    @abshirmohamed278 6 ปีที่แล้ว +7

    noloshaa sidaas eh maxad iga nixisaa hestan aniga itabanesaa bk

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma anaa naqiyo roob
    Dhul nabaadle kaa raray 😓
    Hees dareen gaara xambaarsan

  • @engcraxmaanhalooyelo7784
    @engcraxmaanhalooyelo7784 5 ปีที่แล้ว +10

    •maanaa nasiibkiyo khadar qoran nagayn kara hees iga gadan alfanaan bk.......

  • @hibakhasan1598
    @hibakhasan1598 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq waqtiga naruurad lihi masoo noqdo waa xaqiiq
    Dib miyey usoo noqon malmihii naruuradu😢😢😢😢

  • @waayahaadduunka136
    @waayahaadduunka136 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan daawadey in ka badan boqolaal jeer heestan dareen gooni ah bay igu leedey
    2:42 habeenimo

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 4 ปีที่แล้ว +2

    Ohy oh wagan wax jeclaa hda qalbigaa dhagx inoqdee iga wale waxba majeclaado allow alle xaqiiq bk fanan jira 15/2/2020 from jarmlka idinka soo salamaya allow alle

  • @cabdikariimcawl2112
    @cabdikariimcawl2112 2 ปีที่แล้ว +2

    Dib Miyey UsO Noqon MaaLmihii Naruuradu🥺😣
    2019/10/08 Habeeen SaLaasa ☹️

    • @BoqoradaTogdheer
      @BoqoradaTogdheer 4 หลายเดือนก่อน

      💔💔🥲🥲🥲🥹✌️

  • @mohamohamed7142
    @mohamohamed7142 6 ปีที่แล้ว +13

    Heesta marka aan dhagaysto wax yaabo badan ayaa xasuusta

  • @HaniAbdirizaq
    @HaniAbdirizaq 11 หลายเดือนก่อน

    Andig hestan waxdagasitay 2023 😭😭😭

  • @BushraQanii
    @BushraQanii ปีที่แล้ว

    15/9/😢2023 haben sabti soo galayso😢 sacada 22:23 inshallah khyer bay noqon❤

  • @fowzichannel4868
    @fowzichannel4868 7 ปีที่แล้ว +4

    naruuro man cha allh mohamed bk nice sxp

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 10 หลายเดือนก่อน

    Igada nafteydaay hadalada nacbeerkaa 😢ma anaa nalku baxay dabkisii naqusay 😢 dabkisii naqusay 😢😢❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺

  • @qaaliaxmed8217
    @qaaliaxmed8217 4 ปีที่แล้ว +2

    Mama nasiibkiyo qadar qoran nagayn kara😰ka naaxi wayay mxd i nuglaysaa

  • @IqraSakariye-x1y
    @IqraSakariye-x1y 6 หลายเดือนก่อน

    2024 3'27 wan so boqday xusuuz❤❤

  • @diinaaricaagliqe
    @diinaaricaagliqe ปีที่แล้ว

    Tue/18 april/ 2023 dib miyay usoonoqon maalmihii naruuradu😨😭🖤

  • @MuniiroMuqtaar
    @MuniiroMuqtaar 2 หลายเดือนก่อน

    Dib miyeey usoo noqon malmihii naruuradoo😢

  • @jamalahmed-ko4er
    @jamalahmed-ko4er 4 ปีที่แล้ว +1

    3/1/2020 dib miyey uso noqon malmihi naruuradu

  • @dreamstory4426
    @dreamstory4426 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 maalmihi naruuradu like

  • @SalmoIsmail-xd4ie
    @SalmoIsmail-xd4ie 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan markaston murgasnahy waan dhagasta😢😢

  • @zaqadhiahmedsaqadhih1323
    @zaqadhiahmedsaqadhih1323 5 ปีที่แล้ว +4

    waa fanaan qaran bk ani oo ah nafaqo jiqsiiye waxaan leeyah aan

  • @shadyamohamed6898
    @shadyamohamed6898 3 ปีที่แล้ว +1

    Dib miyey u soo noqon malmihii naruuradu2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣😭1️⃣2️⃣😭2️⃣8️⃣ mlin isnin ah
    Hees I taabatey😭😭

  • @sadaammahamud
    @sadaammahamud 8 หลายเดือนก่อน

    Dib miyay uso noqon maal mihii naruuradu still i am listening 2024 👋

  • @fartuuntuun6482
    @fartuuntuun6482 7 ปีที่แล้ว +7

    ishcalaa cod maasha allaahbk farxad kunooloow

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 ปีที่แล้ว

    I'm listening 2023😢

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend BKBKBK NOLOOW WALIGAA👏💝💋🙌

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤ kama dalo heestan mohamed Bk ❤❤iga daa naftayda hdlada nacberka ah ❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว

    Ma anaan iskadhal somaalino kufaan igadaa naftaadaay 🤗☺️💙🇸🇴💙😊👏🌹🌹✌️

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +8

    😥Dib miyay uso noqon malmihii naruradu
    Ax heestaa adis ababa ku xasusta wlhi 😓
    🤔yaa dawanaya 2019

  • @ummulkhayiraahmed9286
    @ummulkhayiraahmed9286 ปีที่แล้ว +1

    2015 ban dhageysan jire💔😭 20-1-2023 malin jimca sacaduna tahay 7:40 subaxnimo markale ayaan dhagaysanaya waxan rajaynaya iney wayhu ii wacnaan donaan dhawcyada iguso laa'labtayna ka boskan doono mar uun😭💔

  • @YaxyeCaliXirsi
    @YaxyeCaliXirsi ปีที่แล้ว

    Did miyay usu noqon malmihi naruradu 🥺💔😰💔

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 ปีที่แล้ว

    Maxaa nabarka a dhayay
    Naar ugu ahidaysaa😢😢
    Naftaydaa🙆😢😢😢

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 ปีที่แล้ว +2

    BOQORKI HILKA WAAYAY 2019 ✊✋💪✊

  • @magacaxaafada1676
    @magacaxaafada1676 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus gaaar ii ah markii iigu horeesay ee an heestaan maqla waxey eheed xili tababar ciidan u jognay Sudan malinta u tababarka no so idlaaday at a sameecado waaweyn no la keenay o nala dhahay ku bashaala heeesaha malintaas ku dabaal dagnay heestaan aya ka mid eheed

  • @mumtazqalanjo2300
    @mumtazqalanjo2300 ปีที่แล้ว

    2/jun/2019😢🥺
    ( Qiso: Noloshii nalku u damay )
    Waxaan isbaray wiil 2/Jun/2019 wuxuu ku noola qaarada America 🇺🇸 aniguna Africa Qaasatan Somalia 🇸🇴 waxaan iska baranay Internetka Aalada FACEBOOK waxaa na dhex maray haasaawe waxaan noqonay lamaane isku soodhawanaya oo ubax beeranaya faraxadna ku dheehan tahay qofba qofka kale wuu jeclaa balse aniga intaa waxaa iidheere wuxuu ahaa qofkii u horeeyey ee aan u jeclaado sidhaba 😭.(Jacaylkaygii koowaad) balse ma dareen siin jirin in aan jacayl xad dhaaf ah dhankayga ka jiro waan la aamusnaa aniga oo gubanaya waxaan wehel la noqday xanuun isaguna warba iima hayo (Mugdigaan galay🥺) isagu jacaylkuu iiqabay waxa uu ahaa mid caadiya oo xaaladiisu waxay ahayd normal waxaan galay xaalad aad u adag😢 balse waxaan go,aan ku gaaray in aan marnaba dareensiin xaalka aan ku jiro. Oo waxaan ka doorbiday xitaa Geeri inaan la aamusnaado dhimbilaha igubaya dhowr bilood kabacdi markaan wada soconay waxaa dhacday inaan isku dhacno waliba mid soo laalaabanaya. Nasiib daro waan kala tagnay🥺🥺. Huleeshay (socotay) anse waa ii dhib aniga. Horta ma ii ogtahay dabadaa in aan samaystay rafiiq aan la noolaado goorraha san ina ilowsiiya ammintii adkayd. Waxase taa ka sii cajiibsan, in aad adigu ka awood badatay. Waxaa ibartay macaanka jacaylka waqti aanan fahamsanayn qiimaha jacaylka waxaa isiisay xanaanayn iyo naxariis badan intaan noolahay ma ilaawi doono kalmadihii macaana ee ilaa hadda xiskayga ku jira wali sidii baan ula noolahay xasuusahaagii iyo jacaylkaagii inkastoo aad adigu dacaraysay nolosheenii. Xaaladaydu waxay noqotay mid faraha ka baxday waxaan kasoomay baad iyo biyo kolay tahaba waxaan ka dhex baxay ehel iyo asxaaba sanadkaasu wuxuu ii ahaa sanadkii muragada badnaa hayaankii nolosha waxaan noqday sanadkaa qof saagsaaga 😭oo nolosha wax yar u jirsaday inaan ka dhaco waxbarashadii sanadkaa waxaa iga galay gaab🥺. familykaygu inaan si kale lay hayaa lay qabay wax waliba oo lagu daawoobo waa lay geeyey balse cudurkaygu ma ahayn kay u maleynayeen. Bilo ka bacdi dib baan isugu soolaabanay waliba xiriir(Walaanimo) dhowr bilood kadib wuxuu imaaday africa qaasatan Soomaaliya waan is aragnay 2 mar anigoo rajo dhigay markaa 😔 kabacdi wadankiisii buu ku laabtay aniguna markaas safar baan ahaa oo waan ka laabtay meshaan isku aragnay. isagu runtii waxa uu ahaa qof aad uxun 😭😭 oo ifahmi waayey biniaadamnimada waxba Ka aqoon balse nasiibkaa igu beegay wuxuu ahaa laambad 💡halmar ii baxay halmarna iga dantay 🖤walaalnimadii baan hadana ku kala tagnay. Marwalba waxaan ku ducaysan jiray salaad walba oo Tukado ilaahay inuu qalbiga iiga masaxo 😩😩. Waan ismacsalaamaynay Taariikhdu markay ahayd 21/Jul/2021 ✋. waliba anagoo aad isugu xumaanay xumaan dhan kiisa ka timi waxaan dhagaysan jiray 🥺LAFOOLE 🥺Heestii ISASEEGA NAGU DHACAY 😭. Iyo Heeso kale oo badan Waxaan ereyadeedii ka xasuustaa.
    Ubaxii xasuustee
    ifka ugu jeclaayee
    Tii aan habloo idil
    iyada uun ka doortee
    Axdigaan lagalay iyo
    oofinaysay wacadkee
    Waligay ismaan oran
    Uurkaygana kumay jirin
    Xumee ooridaadee
    Amarkaa qornaayee
    Isaseega nagu dhacay
    Waa amuur inaga weyne 🤔
    Inkastoo dab iyo olol 🔥🔥
    Aqalkeenii lagu shiday
    Inkastoo dhexdeenii
    Buur adagi ku xiran tahay
    Misna anigu sidii baan
    Kuugu uur fiyoobahay
    Indhahaygu sidii bay
    ilmada uqubayaan 😭😭😭😭
    Alle wey u fududahay
    Mar inaynu kulanee
    Sidii baan ayaankiyo
    Calafka u sawiraya
    Rabigay ma eexdee
    Sidii baan amaanada
    Eebbe ugu kalsoonahay
    Onkodkii hilaacee
    Iiga baxay duleedkaay
    Astaamaha jacaylkiyo
    Ilayskii cadceedee
    Anshaxa iyo dhaqankaba
    Dumar ugu horeysaay
    Eed laygu dhaliiliyo
    Danbi aniga oon galin 🙄
    Dad u jeeda iga lihi
    Dhibaato ay abuureen
    Tii laygaga afduubee
    Nala kala irdheeyaay 🤕
    Gadaashey waxaa isoo gaartay in uu guursaday waan u duceeyey ilaahay reerka ha u barakeeyo meel walba uu dunida kaga noolyahayna ilaahay haku amaansado.
    Alxamdulilah ilaahay qalbigayga waa ka masaxay waana iska cafiyey noloshaydii dib baan u dhistay maantana waxaan gaaray meesha ugu sareysa nolosha qof uu gaaro guulo badana waan ka dhabeeyey (waligaa waxaa lagu ducaystaa dhibtu inay kuu horeyso ee aysan kuu danbeyn )aniga oo rafaadka maray baana hal habeena dareen siin in aan qabri daankii taaganahay waxaa qalbiyada kala tagay dheerahay Qisadaydu waxay ahayd (Muxibadii mugdiga😭) oo waxaan kala tagnay 💔aniga oo aanan is bahdilin oo aysan igu dhicin hungo iyo hantaaqo 🤦dhulkana isdhigin waxaana kala tagnay (🤷‍♂️isagoo dareen la, ana aan tikaamayo😢.)
    Dardaaran: Jacayl haduu kusoo maro waligaa ha is bahdilin qofka jecloow balse madaxa dhulka ka ilaasho Aamina qofka hadaa weydid inuusan qofkaagii ahayn ee qofkaagii aad heli doonto Nabsigana iska ilaali waxaa meesha idhigay waa nabsi nafo badan oo ijecel kasoo galay oon katagay balse naar baan faraha lagalay.
    Bisha jun wey iiga duwan tahay
    Bilaha kale waxaan ula baxay 😩 Bishii madoobayd🖤
    (NOLOSHII NALKU🔦U DAMAY🔥).
    wabillaahi Towfiiq.

  • @carafaadhaybe546
    @carafaadhaybe546 5 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha Allah fanaan qaali ah iga dheh noolow bk

  • @asmacadani
    @asmacadani ปีที่แล้ว

    Dib miYaay u so noqon malmihii naruradu ax ayaa qalbi xanun ilahy qalbiga hay qaboojiyo Yaa rabi 16//2023😭😭😭😊

  • @rosejamlam5349
    @rosejamlam5349 8 ปีที่แล้ว +7

    Hehehe waxaan xasuustay barigaan jacaylka jili jiray

  • @HamdaSaleban-fs2sc
    @HamdaSaleban-fs2sc ปีที่แล้ว +1

    25/12/2021😍 5/10/2023😭😭

  • @asowehofficial2478
    @asowehofficial2478 4 ปีที่แล้ว +4

    Kaa naaxi wAyey maxaad ii nugleysaa
    Inta uu nin raga taro anigoo ka noogeyn
    Maxaa nabark aan dhayey gaar ugu shideysaaa
    Like ha la baqaylin 🙏🙏

  • @mohamedhassanbakistan6259
    @mohamedhassanbakistan6259 ปีที่แล้ว +1

    Hadii ay maqnaantaydu
    Murug iyo dhib kugu haysay
    Anba maarmi kari waayay
    Mugdi galay la,aantaada
    Maalmaha fogaantaada
    Ku mashquulay sawirkaaga
    Marka aanad ii muuqan
    Dhadhan maleh aduunkaygu dib miyay usoo noqon mal mihii naruurada 🥲
    Hesta bk iyo wxyro jacbur eh
    Kampala sacaduna 21:00 haben isnin tariqduna thy 4decemer2022

  • @aydarusabdi6638
    @aydarusabdi6638 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa Ana Nasibkiyo qadar qoran Nahayan kara 27/3/2020💔💍😭

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 ปีที่แล้ว +6

    Well done BKBKBK geesi qaran 😘😘😘👍🤛💋

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +1

    Jaah usheeg best of the best ❤️❤️❤️🌹🌹🌹💙💙👏✌️

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +3

    The best song ❤😭😭😭like isara plz wlyaal qhair Allah Idin siyey🙏❤

  • @salmaanxuseen49
    @salmaanxuseen49 7 ปีที่แล้ว +6

    Wwww heestan waa hees dareenleh waliba dhankega

  • @sleepingbeauty.8359
    @sleepingbeauty.8359 5 ปีที่แล้ว +3

    Wow what a song bk the king

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 6 ปีที่แล้ว +3

    Bk axsan hees wey iga gadan tahay wlh