Gabar Soomaali ah baan nin itoobiyaan ah ka reebi waayay xagee u Socdaan Gabdheheena ᴴᴰ┇J. Jiir 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 เม.ย. 2024
  • Dacwa tv waxaad kala socon kortaa Muxaadaraadka iyo duruusta islaamiga ah
    Waxaana loo aas aasay Fidinta diinta islaamka
    Ka mid Noqo walaalaha ku xiran TH-cam-ka Dacwa Tv iyo Page-keeda
    TH-cam: / @ansaarusunnatrust
    Facebook: / dacwatvlive
    #Dacwatv #Subscribe #Share #Like #islamic #Somalia #Kenya #TH-cam #Shorts

ความคิดเห็น • 201

  • @WarsanMedia0
    @WarsanMedia0 29 วันที่ผ่านมา +18

    Soomaaliyey aan Ilaahey ka xishoono. Ajir iyo xasano Alle ha ka siiyo shiikhaan. Aamiin

  • @ayaantifow2709
    @ayaantifow2709 20 วันที่ผ่านมา +3

    Shiikh ilaahey haku barakeyo❤😊,
    Ilaahey hana xifdiyo oo xumaha hanaga dhowro hada dumar nahay❤❤..

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 29 วันที่ผ่านมา +17

    Jiiroow jir oo joog janana Allah ha ku geeyo

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 29 วันที่ผ่านมา +16

    Ilaahay ku barakee, afkaaga caano iyo khayr oo dhan lagu qabay, wallee waa wiil maashaa Allah fariid fariid dhalay kani wuxuuba inoo buuxinayaa, halkii Sh. Boqolsoon.
    Ibrahim Birmingham

  • @AadammuxamadCusmaan
    @AadammuxamadCusmaan 28 วันที่ผ่านมา +10

    Sheekhow gabdhaha noocaas ah waxaa loodiraa wiilal yar yar oo 10sano jir ah oo ula aan jabeyn wato kadibna hala amro iney garaacaan lacagna halooqoro.
    Waa xalka ugudhaw

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 29 วันที่ผ่านมา +10

    Ader mcn ❤ sas qeyrka oo waad mrnaa haa amusiin ilhy haku barakiyo 😢

  • @zakariyemohamedjimalemataa5731
    @zakariyemohamedjimalemataa5731 15 วันที่ผ่านมา

    Jazakallahu kheyran❤

  • @elmiali5073
    @elmiali5073 29 วันที่ผ่านมา +5

    Mashallaah tabaarallaah shukran inbadan

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay haku barakeeyocabdi risaaq waa xaq dacwadanu reer islii iska qabta fisqiga ilaahay ayaa idin barakaynayee xumaxa reeba ragoow dumaroow waarun tii shiikhanu❤

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 28 วันที่ผ่านมา +3

    Shiikha ajar iyo xasanaad Allaha ka siiyo walaalaha ciwaanka inaad saan u dhigin Bay ahayd kaliya tusale ayuu gbadha shiikha u soo qaatay lakiin mawduuca wuxuu u dhiganyahay wanaaga oo la is amro iyo xumaha oo la iska reebo, sawirka aad mesha so saarteena waxad modaa inuuna munaasib ahayn, dhamanteen Allaha noo danbi dhaafo

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 29 วันที่ผ่านมา +3

    بارك الله شيخنا لوعدك مفيدة، في كل أنحاء العالم نحن الصوماليين نهرولون الي الفتنة والتسون يوم الحساب. اللهم اهدنا وغفرانا ووحد لصفوفنا الي صراطك المستقيم قبل يوم الجزاء والحساب.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 15 วันที่ผ่านมา +1

    RABBI HA KU XAFIDO

  • @CabdimaaligIsmail-rb3sx
    @CabdimaaligIsmail-rb3sx 10 วันที่ผ่านมา

    Shikh allaah ha ku barakeeyo waa ruun dad kii Somaliyeed khatar badan baa haysa

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl 22 วันที่ผ่านมา +1

    Jazakallaah sheekh arin loo baahnaa ayaa barteeda dhigtay

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 29 วันที่ผ่านมา +4

    Maansha alaah rabi haku dhowro❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 26 วันที่ผ่านมา +2

    Jeneral Jiir khery Allah siiyo waxan aqiiney 1992 intaa wuu uqiiroonYey diinta iyo faxishada islee iyo guud ahaan Nairobi kasocota

  • @cromeyuuseyuuse8796
    @cromeyuuseyuuse8796 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allah runtaan waa sugayay culymadi kale afkoda waka wayay jaxakumulaah qeyran

  • @UdugandHawashCo
    @UdugandHawashCo 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allah waa sax

  • @WarsanMedia0
    @WarsanMedia0 29 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم اهدنا ولوالدينا ولأولادنا. ءامين

  • @user-tn7qw4mn7t
    @user-tn7qw4mn7t 29 วันที่ผ่านมา +4

    Jenerlka waa Damir nool❤❤❤

  • @somaliview1746
    @somaliview1746 26 วันที่ผ่านมา +1

    Asc. Aaan u duceyno gabdahaas walaaleheen Allaah subxaanahu watacaalaa hasoohanuuniyo iyo intii muslim xaqa Rabbilcaalamiin hainafahamsiiyo Allaahuma aamiiin

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 28 วันที่ผ่านมา

    Jazakalahu khayr sheekh ducadana kudara waa muhiime ❤❤❤❤❤❤shukran jazakalahu khayr

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 29 วันที่ผ่านมา +2

    Mansh allah ❤❤❤

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sh C/Rizaaq ilahay hakubarakeeyo Aamiin❤❤❤❤❤

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 29 วันที่ผ่านมา +7

    Asc Bismilaah, shiiqaaan ookale ayaa dariskeega ahaan jireen, waxaan ka baqi jirnay Dariska, macalimiinta, iyo dadka waaween ee jidka maraayo, dhaqankaas iyo diintaas ayaanku sookornay, marka qof islameed uu nasoi canaanto waridkayaga u mahad celinjiray qofkii axsankuu sameeyay darteeda

    • @MahaAbukar
      @MahaAbukar 28 วันที่ผ่านมา

      Qaladkiba meeshuu ka jiraa inaad bini aadan uun ka baqdo oo tii rabbi ilowdo. Dariska macalinka iyo gheerkioduba waa bini aadan daciif markaad kaliyowdo see baad u dhaqmi hadaad bini aadan uun ka baqeyso

  • @Adahab-313
    @Adahab-313 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah,Sheekhan wuxuu mudan yahay in taladiisa fiican laqaato hadaynaan wanaaga is farin xumaantana iska celin waan rogmanaynaa waayo cadho Allah ayaa soo degaysa.walaalayaal wanaaga aan is farno,xumaanta iska reebno.

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 28 วันที่ผ่านมา +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️
    waa runta ❤️

  • @warsame6896
    @warsame6896 29 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallahu kheyr sheekh inshallah innaguna diyaar ayaan u nahay daryeelka diinta waayo waa innaga badbaadadeena iyo guusheena aduun iyo aakhiro,

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 17 วันที่ผ่านมา

    Baaraka Allah Fiik wajasakaAllahu Khayr ❤ Sheekhaan OO kale waa ku yaryahay Bulshada Soomaaliyeed

  • @user-bb6bt9pp9t
    @user-bb6bt9pp9t 25 วันที่ผ่านมา

    Jazakalaah kheer

  • @SuadMohamudfarx
    @SuadMohamudfarx วันที่ผ่านมา

    First sheekh waa danbi inad eegto gabdho qaaawan lower u Gaza illahy gabdheheena hasoo hanuuniyo

  • @saidyare9205
    @saidyare9205 29 วันที่ผ่านมา +2

    الله اكبر

  • @MamNajad
    @MamNajad 29 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sheekh jazakalahu qry

  • @zund4
    @zund4 27 วันที่ผ่านมา

    جزاكم الله خير وحفظكم ذخرا للاسلام والمسلمين

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudSiciid-se8wm
    @MaxamuudSiciid-se8wm 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay halaga xishoodo soomaaliyeed sheekhana ilahay haka dabaal mariyo

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา

    Allahu kusharfo ❤❤❤❤❤

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 28 วันที่ผ่านมา

    Masha allh jasakalahu khay

  • @whoseinshino3523
    @whoseinshino3523 16 วันที่ผ่านมา

    Very true

  • @user-bb6bt9pp9t
    @user-bb6bt9pp9t 25 วันที่ผ่านมา

    Alaha kuxifdiyo sheeq

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 26 วันที่ผ่านมา +1

    Good sheikh

  • @bisharoabdi3368
    @bisharoabdi3368 29 วันที่ผ่านมา +7

    M a❤❤❤❤❤❤❤

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed6765 24 วันที่ผ่านมา

    Cumar bini khadabka somaliada Eastliegh Allah haku xafido

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 28 วันที่ผ่านมา

    Sheeqòw Illaaheey haku barakeeyo waa runtaa baydkaAlle inloo degdego waaye

  • @ayaanhussein790
    @ayaanhussein790 20 วันที่ผ่านมา

    barka laah fiikum sheeq allah ku barkeeyo sheeq qoow sax waaye waa in lagu suuliyo carab kaad ool baraaru jiyo dad kaan waxaa daboolasn qal bigood waa in la baraaru ji yaa jas ka laah qeer sheeq horay u wad Mashaallaah

  • @safuuraabdi5488
    @safuuraabdi5488 22 วันที่ผ่านมา

    Mash allah

  • @user-tn7qw4mn7t
    @user-tn7qw4mn7t 29 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 29 วันที่ผ่านมา +2

    Sheeqow qayr laha kusiiyo dadki sasay noqdeen alaha awlaada noo hanuuniyo

  • @SurprisedBamboo-vj8eh
    @SurprisedBamboo-vj8eh 29 วันที่ผ่านมา

    Alhu akbar mansha Allah ❤

  • @alhassan5718
    @alhassan5718 29 วันที่ผ่านมา

    mashallah Sheikh

  • @NuuraMaxamed-eu1ks
    @NuuraMaxamed-eu1ks 29 วันที่ผ่านมา

  • @MarkiZuALjalalayn
    @MarkiZuALjalalayn 25 วันที่ผ่านมา

    ما شاء الله

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ceebta Allah ha asturo, sheikh maad asturtid ceebaha gabdhaha maxaad pupliga u soo dhigay

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 29 วันที่ผ่านมา +5

    Sh dhaarta badan iska dhaaf dumarkana uducee waa hooyooyinkeen iyo gabdheheenii iyo xaasaskenii ee waxba baraha bulshada haka sheeg sheegin insha allah

    • @waaniyechannel7935
      @waaniyechannel7935 29 วันที่ผ่านมา +8

      Qof khayr sheegaya ayaad rabtaa inaad aamusiso hadaanad sheegi karayn ha hor istaagin baarakallaahu fiika gurigaaga iska fadhi

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 29 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@waaniyechannel7935
      Sax waa runtaa. Isagii khayr masheegaayo Sheekha khayrka sheegayana hadii la aamusiiyo maxaa kadhalanaaya. Subxaanallaah

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 28 วันที่ผ่านมา

    Mansha ALLAAH wa sax

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekomar2536
    @dekomar2536 23 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow aduunkan waalidka ayaan ilmihiisa xukumin

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 29 วันที่ผ่านมา

    MANSHALLAH

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 29 วันที่ผ่านมา +1

    ❤asc wr wbr subax wanaagsan akhyaareey dhamaantiin ❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wadaadkani Nairobi da uu ka hadlayaa tii uu Saciid Raage lahaa u soo guura miyaanay ahayn waa xaqiiqo dhul gaal isma dhaamo. Jazakala khayran Sheekh Allah ha ku barakeeyo

    • @kadarhashim5997
      @kadarhashim5997 28 วันที่ผ่านมา

      Dee wuxu wey kala daran yihin. Xaagaas waa Qaanis iyo transgender inta see waa zino. Soo Nairobi wey dantaa halkaas lkini qof fisqi kulaso raadsanayo wey yartahy inaad adigu gacmaahaaga kuraadsato mooye. Kenyatta kula ma had layaan hadey kula hadalnnana jac aya iska dihi kartaa. Lkini qoftii iskeento maxaa lagu suubinaayaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 27 วันที่ผ่านมา

      @@kadarhashim5997 Canada sodon iyo shan sano ayaan ku noolaa shar iyo khayrba waa yaalaa qof walibana waa ikhtiyaarkiisa

    • @sonofadam7633
      @sonofadam7633 27 วันที่ผ่านมา

      Gabdha Somaliadha in badan oo xuun maadonka iiracaan​@@kadarhashim5997

  • @user-oo6tj8ol4n
    @user-oo6tj8ol4n 27 วันที่ผ่านมา +1

    War shiikha 100% khayr buu inoo sheegay fadlan gabadhan sawirkeeda aad meesha saarteeen sow maydaan dulmin

  • @ashahashi9644
    @ashahashi9644 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา

    Allah soo hauuniiyo

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 29 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaas waxaa kadaran Dhigay Islaamka Somalida Daadinayso Gabadhaa iyo waxii xumaado haloo Duceeyo inshallaah

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 28 วันที่ผ่านมา

      Xolaha taha was, kac gabdihina adonta ugey hadii ay ok taha

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 27 วันที่ผ่านมา

      Waaruntaa. Raggii soomaliyeed ilaa wadaadadoodii dumar ayaa la bada dhigay iyo gabadh baa sidaas samaysay. Arki maayaan diintan ay ku waasheen xuduudeheedii ugu waawaynaa in maalinkasta rag ku tumanayaan cid juuq u odhanaysaana jirin. Soomali waxyaabihii ugu waawaynaa oo Ilaahay xarimay ayaan banaysanay oo dhiig daadin leh xoolo xaaraan cun ah leh, is yasid is nacayb ah kala tag ah Xaasidnimo ah waxaasoo dhana arki maayan ee gabadh baa halkaa martay ayaa la daba dhigay

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 26 วันที่ผ่านมา

      Single email

  • @shakibabdi9291
    @shakibabdi9291 29 วันที่ผ่านมา +7

    Asc maxaa u saarteen gabadha bilan osman waa gabar soomaaliyeed oo la dulmiyey idin ma uqabtaan in aad sawirkaa saartaan waa muxaadaro aad u qiimo badan in aan sii faafinana waxaa naga celinayaa waxaana codsanayaa in sawirka muxaadarada ka qaada

    • @user-oo6tj8ol4n
      @user-oo6tj8ol4n 27 วันที่ผ่านมา

      Qoraalkaas mid la midaan hada qoray waana TH-cam ansaru suna ma aha wax caadiya ama wiilyar TH-cam kiiis fadlan dib iskugu noqda

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 26 วันที่ผ่านมา

      Bilan single email Ayaay isku kala wadhay 😡😡😡😡

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 24 วันที่ผ่านมา

    Sax masha aallah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 17 วันที่ผ่านมา

    Wacdi inaan soo gudbisaan gabar miskiina oo aan raali ka ahayna aad sawirkeeda saartaan cinawaan aan ayada qusayn war illaahay kabaqa anaga wacdi aad noosoogudbiside adigu isu wacdi war gabadha sawirkeeda meesha kaqaad

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 29 วันที่ผ่านมา +4

    Bilan sawirkeeda maxaa u saarteen vedio ga, ceeb waaye gabadha ha dulminina

  • @hamsehassan2389
    @hamsehassan2389 26 วันที่ผ่านมา +3

    Nairobi fusuqa yaal ilahay ummada haka badbadiyo galada wadanka leh xita sida uma fasaxadsaa

    • @redman6790
      @redman6790 19 วันที่ผ่านมา

      Subxanallah

  • @user-gp7xj8kt9i
    @user-gp7xj8kt9i 25 วันที่ผ่านมา

    Okay

  • @gaajuhaggy7455
    @gaajuhaggy7455 19 วันที่ผ่านมา +1

    Culumada somaliyed waxa laga sugaya iney wax yaalo waa weyn umada u horseedan dib u heshisiinta umada somaliyed qabiilka kala qeybiyey dib u dhiska wadanka naag qaawan baan ku ritooday naago qaawan baa halkaa ma rayey shikhow waalagu dhamaa arimo waa weyn baa ku sugaya

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา +1

    What is going on

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 26 วันที่ผ่านมา

    ☝️ SALLALLAHU 🤍 CALLAYHI 💐 WASALLAM ☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilahi

  • @user-gp7xj8kt9i
    @user-gp7xj8kt9i 25 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @halimamohamed9074
    @halimamohamed9074 29 วันที่ผ่านมา +1

    anigaba sadeex malmood kahor gabadh 20 sano an gariin kuarkey shopping centre ka iyado dhicirabto wareer awgeed , shaqalihii dukan kursi udhigay markaan lahadlay waxa isoobaxday gabadha inay mandoriyiin ay cuntay afka na uu qof balwad cunta uekeed marka somaliyay kaca oo baruuruga ilmaha iyo dhalinta walidkii dhalay wa inay ogadan meshay marayan iyo dadka ay saxibada kadhigtan

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 14 วันที่ผ่านมา

    sawirka background gabadha aad soo dhigtay ee soomaaliyeed kadajiya ilaahay kabaqoo

  • @user-vb1kv7xn6i
    @user-vb1kv7xn6i 29 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh hurdada xumaatee salada subax ka dib lama seexdo kama sugna nabiyulaahi muxamed sallallaahu calayhi wasalam

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wadaadku wuxuu ka hadlay iyo sawirka gabadha meesha la soo dhigay isma laha ee Allah ka cabsada intaad views raadineysaan

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 29 วันที่ผ่านมา

    Allah ya sharafak dhiig damqaad leedahay Allaha kaa ajar siiyo.

  • @tabtoukemre1985
    @tabtoukemre1985 29 วันที่ผ่านมา +2

    Qof qaawan sidiisaba wax loo hiiliyo mhin, se waxaan qaba dhalintii soomaaliyeed in niyad jab ku dhacay(dismorale) taas oo ugu wacanyahy waddaad arimaha wadanka kajira ee boobka iyo dilka dadka aan ka hadley se gabadh is qaawisey ka hadlya, siyaasi mustaqbalkoogii iyo dulkoogii iibsadey, ganacsade wax kaste oo dhacay dadkii ka iibinya waliba qiime sare, runta aynu isku sheegno

  • @Faraaci_Baal_Leh
    @Faraaci_Baal_Leh 24 วันที่ผ่านมา

    Ansaaru sunna khaniisyahow ka qaad gabadha meesha

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 29 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa aad gabdhaan sawirkeeda u saarateen waa Nila dacween (sheekhan qeyr Allaha siiyo meeshuu jooguu ka hadlaayaaye)

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 29 วันที่ผ่านมา +2

      Dee kuwa lala hadlayo ayey kamid tahay qaali.

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 26 วันที่ผ่านมา

      Single email ayay sidaa iskugu kala wadhay bilan 😡😡😡😡

  • @AHH677
    @AHH677 26 วันที่ผ่านมา +2

    Dawladda dimiquraaddiga ah ayaa daroogada keenta
    Xalane ayaa daroogada laga soo daad gureeyaa
    ILAAHAY ha geddiyo
    Aamiin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 24 วันที่ผ่านมา

      🤲🤲🤲

  • @NATURESWONDERS807
    @NATURESWONDERS807 29 วันที่ผ่านมา +1

    Somaaliyey indihina fuura,Ilmaha khalad malaaha,Daad ayaa kadambeeya,oo laacag lagusiyo.mukhadaratka, daad madhax ayaa kadambeya Africa iyo waaadamadha qalbeedka daad ayaa laaidiinsoodirey ee isilaaliya.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 29 วันที่ผ่านมา

    shiikh magacii

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 29 วันที่ผ่านมา +1

      Sh Abdirazaaq Jiir

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 29 วันที่ผ่านมา

    Sheekha xaquu ka hadlay.

  • @mascuudcabdirashiid4435
    @mascuudcabdirashiid4435 24 วันที่ผ่านมา

    Gabdhaha waxa lagu heesto waa qalad waayo kulanl fidna cinda geel waa raga waayo gabdhuhu intaa waxey arkaan ama maqlaan ragi oo ajaanib daba orday waxey arkaan siyaasigi reerka ama aqionyahanki reerka oo itoobiyaan ama kenyaan ama carab ama gaal cadaan ah ama Turki daba ardaya liidayana somaliga kale sidaa darteed markey rega somaaliyeed ayagu is jeclaadaan oo is dhageestaan waxna isla wadaagaan ayagoo ajaanibtana iska qabanaya bey dumarka somaaliyeedna ragooda jeclaani oo ajaanibta ka figaani lkn narka waziirki ama madaxi reerka ajanabi qabo oo uu daba ordi maxaa dumarki loo heestaa

  • @user-qj1ys1dt5x
    @user-qj1ys1dt5x 26 วันที่ผ่านมา

    ilaahaw sheekhan khayr sii maxaa sidaa udiiday dadka kale culimo iyo caamaba 🥺🥹❤❤

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 25 วันที่ผ่านมา

    Musiiba

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 26 วันที่ผ่านมา

    ☝️ CALLAYHI 🤍 SALATU 💐 WASALLAM ☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐

  • @Saajidshow
    @Saajidshow 21 วันที่ผ่านมา

    Adiga oo raba inaad dadka wanaag la wadaagto hadana thambanel qaldan inaad dadka ku soo jiidato waa qalad Diinta marku hunguri kaa galo waa qatar

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 29 วันที่ผ่านมา

    Horay u soco muu intuu dhaho Ka sii dhsqaaqo
    Naag Somali ninku aqoon u ma lahan miyaa

  • @TggYgh
    @TggYgh 27 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @HishaamMoha
    @HishaamMoha 29 วันที่ผ่านมา +1

    😂😅

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 25 วันที่ผ่านมา

    Riyadaas waa riyo shaydaan wixii niyadaada ku jiro umaad ku riyootay
    Qofkaan soo galiyey vidiyawga maxaa bilan u saaratay maba ka hadlaye
    Ninakan gabdhuhuu ku khafiifay

  • @user-vc6vo1ed3b
    @user-vc6vo1ed3b 12 วันที่ผ่านมา

    War xisho o gabdha muslimadka ed sawiradoda ku qadhaban daa dintenu sas kumy farin in ad swr bini adan mesha ku sharxdid od ka dhigtid mowducan

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 29 วันที่ผ่านมา

    Walaahi waaruntiis dhibka oodhan waa guryaha. Wardadka masuulka guryaha kaha hurdada kakaca. Ilmihiina Iyo kuwa qaraabada ah ninkaan waxkaamaqleen kaceeriya.

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 29 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh warunti maxa ceeb Rer Somalia wa mechfuwa kenya

  • @sonofadam7633
    @sonofadam7633 27 วันที่ผ่านมา

    Sheik waa saax saantahay