PART 1 BOOBE AABIHI AYAA IN KIRAY ISKORIS AYUU NOQDAY KADIB SHIRKADA SOMALI UGU WAYN MANTA ISKA LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 ปีที่แล้ว +8

    Asc cimraan sheekadu wll tiishaley.
    Tankale sheekadii gabadhii turkigu ilmaha ku in kirey part 3 waan kaa sugeynaa.
    Mahadsanid

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +2

    I have to listened again this story because I really 👍 👍👍👍❤️❤️❤️❤️.

  • @kadrabogoreh2397
    @kadrabogoreh2397 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shegoyigaka ada uu jeclahey I love to listen everyday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤waax badan baan dhagasta

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarak laandheere cinraan aad ayaan sheekada uga helay soo dhawoow

  • @sacadiomacawisle1724
    @sacadiomacawisle1724 ปีที่แล้ว +1

    Jadwalki waa ka wareray cimraan

  • @istarlini
    @istarlini ปีที่แล้ว +1

    subhanallah wow good revenge subhanallah

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว

    Wcs wll masha Allah tbrkllaahi wll hada magaca saxda ku so qortay ciwaanka sheekada waana ku mahadsan tahay sida sharafta leh aad noola wadagtay qisooyinkaga mcn Allah idin wada xafido adi iyo boqorada barakeysan insha Allah 🔥🔥🔥🔥🔥🙏🙏💓💓🌹🔥🔥🔥🔥💯

  • @istarlini
    @istarlini ปีที่แล้ว +2

    subhanallah very sad story subhanallah

  • @hamdihassan7095
    @hamdihassan7095 ปีที่แล้ว +2

    Cimran 2badan bari mashquul kada badan yaah😅 waana walosa see cml heee😊

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Waa ku salaamay Cimranoow hooyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro

  • @badriamohamed8037
    @badriamohamed8037 ปีที่แล้ว

    Wll cimran shekoyinki wad isku dhex qasty qisadan xlay ayad so galisey iyado leh ciwanki gabadhi turkiga gursaty part3 gedi teda kle wll bal komontiyasha fiiri ilahy haku xifdiyo wll qali

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 ปีที่แล้ว

    Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah cimrano iyo baarliin

  • @istarlini
    @istarlini ปีที่แล้ว

    masha allah thank you

  • @aishaali7625
    @aishaali7625 ปีที่แล้ว

    Asc cimraan sheekad waadkusoocilisy

  • @nuuro6783
    @nuuro6783 ปีที่แล้ว

    Wll cimran jadwalka channel ka masaxna

  • @safmarwa2977
    @safmarwa2977 ปีที่แล้ว

    Subhanallah warya maha ?????

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Asc wrwbr walalkeey cimraanoow sheekada. Waa kow 1 .qeeytii labaad baani sugeeynay miyaad noogu celisay . Ugaas?

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 ปีที่แล้ว

    Wcs walaalka qalbiga scw masha allah alle ha idin xifyo

  • @sundusali6410
    @sundusali6410 ปีที่แล้ว

    Hhhh wllky Ma saxna labadan beri 😂😂😂 wayaha yurub😂

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว

    Cimraanow ana kugu so noqday wll qeybta 1 xalay ahayd waxan sugaynay part2 saa ula soco hadadan xasuusan

  • @mahatibrahimadan7588
    @mahatibrahimadan7588 ปีที่แล้ว +1

    Tan xalay soo anagaa daawanay wareer ayaa jira muuseey

  • @ismoseid6285
    @ismoseid6285 ปีที่แล้ว

    Asc cimran away sheekadii gabadhii turkiga

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 ปีที่แล้ว

    Asc Imran maxa dhacay shekadan wa ti xalay

  • @bashiahmed2142
    @bashiahmed2142 ปีที่แล้ว

    Asc wr wbk wll qaali
    Wxaa u Malena inaa kuso cilisay laba mar. Maria iska huubi fadlan

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว +1

    Imran maxaa qaldan shekedi lee nagu soo celisay 😅😅😅

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 ปีที่แล้ว

    Subxaanna allaah war cimraanow maxaa kaaqaldan qisadaan weykaa wareedhey

  • @sundusali6410
    @sundusali6410 ปีที่แล้ว

    Mise wllo markad adid gareysay bad isku qaladay ?

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 ปีที่แล้ว +1

    Cimaraan maxa ka khaladan yaa qisda Shaley ma nu soo calinaya yaa party 2 yaan sugeyna adigna ka shelay ya soo calisaya

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 ปีที่แล้ว

    Cimrano huno awey qisadi ninki turkey e gabadha somali ka dhintey qebti 3

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว

    Cimraan sheekada Boobe shalay baad qaybtii kowaad soo daysay maanta tii labaad inaad soo dayso bay ahayd maanta

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 ปีที่แล้ว

    Boobe aya ku qaladey qebti 3 e please qebti 3 keen ninki turkeyga ah

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 ปีที่แล้ว +1

    Boobe o niindirti iyo inbtidi gursaday parti 3 ayabad marse parti 1 wa maxay

  • @farhiyaahmed9131
    @farhiyaahmed9131 ปีที่แล้ว

    Cimraan 😁😁😁😁😁😁 we listen to yesterday this story

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia ปีที่แล้ว

    Sxb sheekadaan laba mar ayaad soo galisay,waxbaa qaldan bal soo sax insha Allah..

  • @qamarahmed9236
    @qamarahmed9236 ปีที่แล้ว

    Cimraan ayaantaan geeliisiyaa samada lagu lisayaa

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 ปีที่แล้ว

    salallaahu caleyhi wasalam

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa khaldan

  • @salmaomar3368
    @salmaomar3368 ปีที่แล้ว

    Cimraan waa wareeray 😂😂😂😂

  • @sultanaabdi7720
    @sultanaabdi7720 ปีที่แล้ว +5

    Asc Imran, this is the story of last night.

    • @umunuhaal6307
      @umunuhaal6307 ปีที่แล้ว +1

      Asalamu calcium qisadaan waxad soo daysack xalay

  • @cashoxasan5640
    @cashoxasan5640 ปีที่แล้ว

    Part2 noso geliya

  • @MohamedSalah-yq8bz
    @MohamedSalah-yq8bz ปีที่แล้ว

    Sheekadii baad ku soo celisey
    Tii horena qaybtii 3 aad meedey
    Cimraan comment akhri

  • @khadraahmedjibrill3033
    @khadraahmedjibrill3033 ปีที่แล้ว

    OO maxa dhacay waad soo disay 1 part wanki

  • @aminayusuf9278
    @aminayusuf9278 ปีที่แล้ว

    Asc waad kusoo celisay

  • @anabsulub7773
    @anabsulub7773 ปีที่แล้ว

    What happens Cimraan this story is yesterday's one

  • @umazakariyahelmi6745
    @umazakariyahelmi6745 ปีที่แล้ว

    Cimraan wuu isku buuqay 2 cishe ee 😂😂😂

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 ปีที่แล้ว +1

    Saw adigii xaley soo galiyey maaha

  • @yaxyefaarax7821
    @yaxyefaarax7821 ปีที่แล้ว +1

    cimraanow maxaa qaldan saakaan dhagaysanayay qisadan adigoo kasheekaynaya ciwaankaa sheekaaduna kii ninka turkiga iyo gabadha somaliyeed ku qornaye maxagiina ayay wax iska qaldeen markaad soo galinaysa masuul

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 ปีที่แล้ว

    Part 2

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @hajjiismailyussuf1426
    @hajjiismailyussuf1426 ปีที่แล้ว +1

    Asc, Cimraan, waxaad isku dartay laba sheeko , Away sheekathii Ninkii Turkiga ahaa ee Gabadha ka dhalay wiilka,Boobe ayaad u booday iyadiina dib ayaad noogu celisay,intii aan soo dhaafnay

  • @nasromohamud8088
    @nasromohamud8088 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaan ku xasuusinaa inaad shekoyinka isku qastay xalan ayaa shekadaan aa bilowday adiga oo waday gabartii turkiga joogta adiga oo dhameen ayaa xalay tan aa biloeday xalayna waxey inoo mareesay inanti abtigii dhalay oo ka tagtay boobe oo ka dalbatay furiin waana mahadsantahay

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 cimraan caadi ma ahan, maxaa jiraa shalay lee masoo deeyninoo sheekadan part1 keeda, asxan part2 inaa soo deeysey aheyd😢😢😢😭😭😭.

  • @faisacasowe3013
    @faisacasowe3013 ปีที่แล้ว

    Iga dhegansaan maaha waa iga dheehanasaa ha qaldin afsomaligaiga cimaraan dheeg waa wax lagasoojaray wax ayaa dheeg layidhaa eedhe haka aad iga dheehanasaan

  • @aminamusse6442
    @aminamusse6442 ปีที่แล้ว

    Asc maxa qaladan tishaye baana labana caawane manaku darataye tani qalad kabadane waa badhddhe cimara

  • @farhiyoawad8795
    @farhiyoawad8795 ปีที่แล้ว

    Cimraan wl sheekadan shalay bayba ahayde maxaa khaldan

  • @ardojama6127
    @ardojama6127 ปีที่แล้ว

    Walaal kan shalay ayaad soo daysay sheekadii kalaad isku qaladay

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 ปีที่แล้ว

    😃 see wax ujiraa

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว

    Tii Turkish noo dhamee ninki dhintay

  • @fadumoomar5412
    @fadumoomar5412 ปีที่แล้ว

    PART 3 NIN TURKIYA OO GABAR
    SOMALIYA WIIL KA DHALAY KADIBNA..
    Walale qisooyinkii baad isku qaladay
    Qisadan shalaybad so daysay
    Ciwankaas kore bana siisay 😮

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 ปีที่แล้ว

    Maxaa khaldan xalqadii lbd ayanu kaasugaynay

  • @siazon7701
    @siazon7701 ปีที่แล้ว

    Soowtaan qaybtaan shalay daawanay maxaa khaldan😳

  • @aliabdinur4250
    @aliabdinur4250 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh cimraan ugaas caadi ma tahy waa maxay sheekada waad isku dhex dartaye 2 jeeer baad soo galisaye

  • @ladanladan
    @ladanladan ปีที่แล้ว

    Shekadiihore maxad udhamaystiwayday

  • @sufisuldan430
    @sufisuldan430 ปีที่แล้ว

    Part 1 ready

  • @safiyaabdullahi6129
    @safiyaabdullahi6129 ปีที่แล้ว

    Sheekooyinka waa isku qaladay tiishalay iyo maanta waa is ku mid tii hore ma dhameen tane mar labaada ku so celisay

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 ปีที่แล้ว

    Shekada weqasantahaye

  • @sadiahobor4789
    @sadiahobor4789 ปีที่แล้ว

    Asw waxaad isku qaladay sheekadii gabadhii turkiga guursatay qeybtii 3aad ayaad sheekadan uga sheegeysay ee dhamaystir sheekadii gabadhii turkiga wiilka u dhashay walaal

  • @kaltumofarah8933
    @kaltumofarah8933 ปีที่แล้ว

    Maanta ma leh miyaa cimraan
    Shalayna waxbaa isku dhex yaacaye
    Salaan sare Huuno

  • @axmedsheeq5463
    @axmedsheeq5463 ปีที่แล้ว

    cimraanoow waad ku soo celisey miyaa naga daa cayaarta saaxiiboow waxaaga waa ciyaar wallaahi waa oynaa ihi ihi ihi

  • @aragsonhaid9106
    @aragsonhaid9106 ปีที่แล้ว

    Sowdigii shaley soo geliyey!!

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 ปีที่แล้ว

    Sheekada labo jeer baa ku soo celisay cimraan

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว

    Tuug maahe dhibata aya ugeysay

  • @khadrohasanmahamad5867
    @khadrohasanmahamad5867 ปีที่แล้ว

    Qeebaha danbe noo so dir

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 ปีที่แล้ว

    dee ciimraan soowdigi xalay sogaliyay

  • @ugaaskamr3798
    @ugaaskamr3798 ปีที่แล้ว

    😂😂

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 ปีที่แล้ว

    Cimraan sheekadii shalay ayaad ku soo celisay oo aad cinwaanka ka qaaladay