Boss oo si rasmi ah uga dagay Trainkii Madaxweyne Hassan sababta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 266

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 8 หลายเดือนก่อน +12

    Oo kaaalay ileen boss caqli baa ku jiraye wuu is yeel yeelayay masha Allah

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ku soo dhawoow runta iyo waaqiciga Abdulqadir Boos. Dalka allaha inoo badbaadiyo.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 หลายเดือนก่อน +5

    Runta ayaa sheegta Masha Allah Puntland ha la soo celiya.❤❤❤❤❤❤

  • @souhebabdirazak9688
    @souhebabdirazak9688 8 หลายเดือนก่อน +3

    Welcom boss from cisse jabuti 🇩🇯

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad 8 หลายเดือนก่อน +1

    Legend welcome to our clup 🦁👑

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 8 หลายเดือนก่อน +12

    Somaliya oo dhan baa la idiin dhiibay markaasa noola soo fariisaten galmaax iyo daa'uud waryaada dameerihiina raacda caqli meesha kuma heysaane

    • @khalifjama3925
      @khalifjama3925 8 หลายเดือนก่อน +3

      Kkkk runta Saa sheegtsy Baan ku qoslay

    • @Safiyakafiya
      @Safiyakafiya 8 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂 run badanaa 😅😅😅

  • @Zeina-w8d
    @Zeina-w8d 8 หลายเดือนก่อน +3

    Abduqadir Waa Wax Fiican In Aad Aragtey Maanta Xaqqa Iyo Runta
    Xasan Sheekh Waa Qaain Boob Iyo Dhac Kursiga Ufadhiyo
    Ummada Allaha Ka Qabto

  • @liibaanaxmadmaxamudmaxamud
    @liibaanaxmadmaxamudmaxamud 8 หลายเดือนก่อน +1

    Brother qali boos aniga nin abgaal cisman ayan ahay lkn in ruunta lisgu sheego wa lazim xasan sheekh uma qaalmo xiita wardiye guuri lkn nacas nimda nagu jiirto iyo qabiil dartisa ayan ku siiinay aniga ilahi ayan ka cabsana dalkan wxa u roon darood diida ama yeela

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 8 หลายเดือนก่อน +3

    Caac Boosas Abaha siyaasada Somaliya Laacibaka siyaasada waa laandheera siciid cabdulaahi Dani viva madaxwayne dani 🇺🇿💪💪💪💪💪

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 หลายเดือนก่อน +15

    lacagti cayda daarood xasan sheekh kugu siinjirey bu kaagoostay miya aleylahen wuu kugu sugay kkkkkkkkkkk

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 8 หลายเดือนก่อน +1

      Madaweyane hasan dadka Cay uyo Amanda midnatt lacag maku dhibo ee adigana halake ku maqaned sedan sanadadood waxa lag wax caaya ku dhibo nin dhoof ku yimid ee hasan dhoof kuma II maamin ee waxuu kataliyaa gobolkisa dawalad baa shanata Somaliyeed ka dhaxeso ee wax fahama

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 2 หลายเดือนก่อน

      DHOOF WAXAA KU YIMID HAWIYE TURKAANO SHALAY MUQDISHO HAWIYE OO QAAQAAWAN NUURAD CAD AYAA CAGAHA LOO GALIN JIRAY HAWIYE WAA LA SOOMAALIYEEYEY WAAD IS OGTIHIIN XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE CAWSWEYNE XITAA MA XUKUMIO MAAMULO DAAROOD NA LAGAMA AQOONSANA MARKA MAXAAD KA BADALIN KARTAAN XASAN DHIIQO MW UMA AQOONSANIN MAASAAMA UU KHAAIN WADAN YAHAY MEED IYO DAD NOOL CANSHUURE XASAN DHIIQO BAD GATE WUU FASHILMAY

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 2 หลายเดือนก่อน

      XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE YUU MW U YAHAY XASAN MUNAAFUQ XASAN BEENLOOW DAAROOD WEY DIIDEEN HAWIYE TASTUUR BEEN UU SOO XARXARIIQAY GOBOLADA MAAMULADA DAAROOD WAA KA XAARAAN XASAN DHIIQO IYO HAWIYIISA WAA LA XASUUQAA WALE CAR DHUL DAAROOD HA YINAADO CLAWS WEYNE HA SOO XOREYSTO MW MA AHA XASAN DHIIQO WUU FASHILMAY HADEEY CID DHOOF KU YIMID WAA HAWIYE HII KA SOO TAHRIIBAY IYAGOO QAAQAAWAN KKKK NIURADII CAGAHA LOO GALIN JIRAY HAWIYE MARKEEY MUQDISHO SOO D
      GALAAN NUURADII CADEYD AYAA CAGAHA HAWIYE LOO GALIN JIRAY MAKHRIB MEESHII LAGU GAARO WAA LAGA SAARI JIRAY MA ILOWDAY TAARIIKH DIINA XASAN BAD GATE WUXUU SHALAY FARMAAJO KA DIIDAY WALE UMA SHAQEYNEYSO LAGAMA YEELAYO HADABA WAA LAGU KALA TAGAY AMISON IYO ITOOBIYAAN ITO ALSHABAAB HA SOO XOREEYO XASAN FULAY JILICOOW

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 8 หลายเดือนก่อน

    Waa kugu racsanahay horay usoco xaq baad kahadashay iyo wax lobahan yahay

  • @AbdiF-s4r
    @AbdiF-s4r 8 หลายเดือนก่อน

    Waaaallakala shakiyay mahad salaaadkiiii lacagta kuuuu qoraaaa tegay TH-camr weji maleh damn

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mr. Boss mucaaradnimadaada no to late. Mucaaradnimada wax dhisaysa waa wax wanaagsan.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 8 หลายเดือนก่อน

    Sxb hanqaraarac lug uma dhutiyo qaanada aan ku xirnay baac balwaan ayaan kugu xirnay

  • @SaviolaHussein-jy6pc
    @SaviolaHussein-jy6pc 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 Aadaa La Aadaa hhhhhhh
    1445/11/06

  • @CabdulleMohamed-g5k
    @CabdulleMohamed-g5k 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa daahday bro

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 8 หลายเดือนก่อน +1

    Awalba qabyaalad baad ku taagertay inuu Socon waayeyna waad aragtay munaafiqi xasan gurgurte oo hantidii umada boobayo

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaanku oron lahaa, qofka wax qabad ku taageer, ee haku taageerin qabiil.
    Inta aad qabiil ku hayso, qaranimo kaa dheer.
    Waa inaan qof kasta oo soomaaliga aad u aragtaa qabiilkaaga , oo waxa aad naftaada la jeceshahay, aad la jeclaataa.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dowalada tageerada waa kala noqonay waana ku siranay waayo siyaasada xasan waxey kusoo aruurtay qandaraasleyaal dadka muqadisho maalinwalbo waraaqo usoo daabacado sida in la yiri masaakinta hala baado.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +2

    CIIDANKA U LAYEY XASAN SHIIKH GURYAHODI AYU U DABA MAREY

  • @adamabubushra
    @adamabubushra 8 หลายเดือนก่อน

    Boss horay usoco sxb

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +3

    CIIDANKI U DAGALKA KU LAYEY XASAN SHIIKH ILMAHODI U AGONTA KA DHIGEY WALIDKI U GABLANKA KA DHIGEY WA ILOBEY XASAN SHIIKH

  • @Shukri-g6z
    @Shukri-g6z 7 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalada waa kaas. Waa basal marka waa in somalida is ku xukuman quranka iyo sunada rasuulka scw .

  • @ahmedolad3043
    @ahmedolad3043 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi Inaadan Dano somaliyeed Adan Mucaaradnimo u ahayan ee danahadaa ka dhax arki wayaday Wakubaranay

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 8 หลายเดือนก่อน +3

    Uf ilaa hada ayuu leedahay qabiil baa igu weyn wadankii oo dhan ayaa Qatar ku jira oo gurguurte ku riday

  • @khalidhassan4169
    @khalidhassan4169 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa ku gaaray abdikadir boss sxb runta ayaa loo dhadhacayaa wali waaye damuljadiid aan aragno doorsho qof iyo cod iney dhacdo james swan waa soo laabatay

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 8 หลายเดือนก่อน

    walaahi maantaad aragtey Hasan sheekh

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 8 หลายเดือนก่อน

    Belo! Gaari Dameerkii oo dheer Culusow markii Cart lahordhigey aa kaboodey haye😊
    Dameeraley iyo Dawlonimo ismayaqaaniin😮
    Asxaabeey shiribka iyo Mingiska aa tumooysaan joojiya😊
    Daarood Dawlo aan ahayn majidho, majirin manajiridoonto😊

  • @Junanilll
    @Junanilll 8 หลายเดือนก่อน +6

    Adigoo kale waya waxuu wadanka kadagi layahay oo dadka qabyalada kukicinaya.

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoo dhan waa sax aad sheegtay dhalinyarada lagu laayey ilmahoodiina aan la ogeyn

  • @mwarsame1011
    @mwarsame1011 8 หลายเดือนก่อน

    mahad salaaad lacagtii uu ku qoray baad waysay, TH-camr weji maleh

  • @Amiir144-x3j
    @Amiir144-x3j 8 หลายเดือนก่อน +5

    Kkkkkkkkkk markii lagu dawan wayay baa mucarad soo noqotay walle soo shiyaal.midhiuaha darood baa awoow ku leh

    • @nucimamajama7901
      @nucimamajama7901 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkk wali waar hg dimanaaya buu lahadlaa war darood dulkiisa waa nabad adiga kuu haadlaa hadanaa afkaa u rayaa kutaaagee

    • @nucimamajama7901
      @nucimamajama7901 8 หลายเดือนก่อน +1

      KKK war darood dulkiisa waa nabad haal shay kamaqaan jiro lkn adigoo kuu haadlaa hg dulkiisa alshabab iyo duulii haystaaa ee doqonoo baadkaa baa

  • @zainabmahamad4876
    @zainabmahamad4876 8 หลายเดือนก่อน

    Boss ileen doqon wa doqon

  • @Safiyakafiya
    @Safiyakafiya 8 หลายเดือนก่อน

    Waan soo dhoweyneena mucaarad Boss😊🫡🫡👍👍

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 8 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka xasan ba qabuuraha ku maamuli doona😅😅😅😅😅

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk xisbi kulahaa waaba 2xisvi dastuurkaa la qeylinaysay😂😂😂😂😂😂 wlhi inkaartii farmaajo waa soo baxaysaa maalin walba

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 8 หลายเดือนก่อน +5

    M xasan sh waa gesi waa hgamiye waa adoon Ilaahy nosoodiray ❤❤❤❤

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 8 หลายเดือนก่อน +1

      kkkkkkkk hogaamiye xabaalaha fagata kkkkkkkk

    • @abdishakurl8981
      @abdishakurl8981 8 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk XASAN SHEEKH REE AAKHIRAAD QAXIYE😅😅😅

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 8 หลายเดือนก่อน

      @@ShaaficiMaxamed-q3w xabalah ninka galiya qotay ninka sharbah weyn TH-cam leyda shaqalah sin jiray miyaa moda

    • @abdisalangure3599
      @abdisalangure3599 8 หลายเดือนก่อน

      You are very right .tell this naive illiterate clueless balwaan student called boss .

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +2

    XASAN SHIIKH WA FASHILMEY RAGI WOODKA SIIYEY AYU U DABA MAREY KURSIDODI IYO SHACABKODI

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa. Kuu. Saraakiila. Madax w. Kuu. Ah. Raashinkii. Ka. Bi

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 8 หลายเดือนก่อน +1

    Boos boowe galmaax waa 6M dhulka ballaaran ee koofurta oo soomaali dhan deggan tahay galmaax yoonis baa dega marka taas xisaabta ku darso👍

    • @Safiyakafiya
      @Safiyakafiya 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dawladii somaliyeed la idiin dhiibey waxeey ku soo koobatey galmax iyo dauud, maad xishootan?🤦‍♀️

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations, Abdulqadir Boss, a gentleman tells the truth when he touches the facts, you tried to support your uncle but if he is in the hands of Ismail omer Geelle you cannot do anything. I add an important point that you may missed that your uncle mishandled the SSC Khaatumo State case, who shortened the unity of Somalia in 8 months, after 32 years of begging SNM criminals.

  • @baarliincandicali
    @baarliincandicali 8 หลายเดือนก่อน

    Boosoow walaahi qosolka ayaa igadhamaaday mahadsanid

  • @baarliincandicali
    @baarliincandicali 8 หลายเดือนก่อน

    Boosow horay usoco

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 หลายเดือนก่อน +2

    10wajiile orod .

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 8 หลายเดือนก่อน

    Deni 🦁🔥 💙🤍💚💪🏽

  • @C.W.W
    @C.W.W 8 หลายเดือนก่อน +1

    Legend boss❤❤

  • @alia8971
    @alia8971 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waajibkaaga inaad xal u hesho masiibada Way kuu roon tahay inaad ka hadasho arrimaha Dhuulbaahanta

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli 8 หลายเดือนก่อน +2

    FARMAAJO JIDADKA XAMAR ILAA AFGOOYE XAMAR ILAA JOOWHAR...HAWADA SOMAALIYEED BUU SOO CELIYEY...MADAXTOOYADA BUU DISAY....WAZAARADAHA OO DAN BUU DISAY...CIIDAMADII BUU DISAY.....CIIDAMADII MOORAALKODA BUU SOO CELIYEY......SHAQAALAHA IYO CIIDAMADA MISHAAR JOOGTA AH MISA WAA LAWADADIINWANGELIYEY.UN MEEL BU SAARAY....WADAMADA DERISKA BUU MEELSAARAY....WUXUU QABTAY WAA WAXBADAN OO AAN LASOO KOOBI KARIN...20000 KUN OO CIIDAN BUU DISAY BALSE HADA MAHAD KAWANLEE IYO MUNAAFUQ GUURGURTA BAA CIIDAMADII LAAYEY

    • @khalid5318
      @khalid5318 8 หลายเดือนก่อน

      Mingiste shaarbo yuhuud waaa boon uqdadeysan hawiya naceeb ku jirto umad badan laayey iyo gabdho aqoon yahaan ah ilaahay dib uguma soo celiyo wadanka

  • @ahmedbodhari
    @ahmedbodhari 8 หลายเดือนก่อน

    Ku so dhawaw nabad & nolol

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 8 หลายเดือนก่อน +1

    Awalba waa riyoonaysay siyaasadu waa barasho iyo fogaan arag

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 8 หลายเดือนก่อน

      Fogaan aragaasi iyo siyaasadaba anagaa ayaa nagala soo gaaray

  • @farihyomile2767
    @farihyomile2767 8 หลายเดือนก่อน +1

    boosow markad xamar tagtay oo xogaga lagugu soo yareyey mad mucarad noqotay

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 8 หลายเดือนก่อน

    Tan 2 ayaah ka muqata

  • @abdullahikhaliif6563
    @abdullahikhaliif6563 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dantaada Ka Arki waysay Hadadba weli Taagantahay Galmaax War Aaway Soomalidi kale Tan kale Dowladam HG ayaa garab u aheed cid kale Hassan kama gadmeen iyagiina isaga isku diray Dhiiqadi Oo shegi jiray ayuu dhax fadhiyaa Duqo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +1

    MADAALE WA ITOPIAN HOYADIIS AYA SOMALI AH

  • @saidabdulle6382
    @saidabdulle6382 8 หลายเดือนก่อน

    Jirrada xamar taal aa ku saameysay ee misaanka Dowland iyo Dowland la aan hakuu kale muuqdaam

  • @maxmuudAdamafey
    @maxmuudAdamafey 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb wxan caaw koqiry syaasad inaad fahansthy

  • @saciido-j2d
    @saciido-j2d 8 หลายเดือนก่อน

    khayre aa nalooqaaty dhul booon😂😂😊

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice 8 หลายเดือนก่อน

    Boss waa is badelaa,Next week war kaluu ka hadlayaa waa soo noqon ee.

  • @nucimamajama7901
    @nucimamajama7901 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi aniga darood ahaa hadanaa hg xaqaa maqaan waad kaa hadashay iyo darood baa ilhay dahir alasow iyo ayuub captain fahaansiiyo

  • @mahamuudali7705
    @mahamuudali7705 8 หลายเดือนก่อน

    2da doqon ee wacaysle balwaan iyo boss

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dalxoreeye illaahow cadawga kaaqabo.

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 8 หลายเดือนก่อน

    Walaalka qabo hau qalanyahay

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kursigaan Maalinbeey Hawiye ka shalaay doonaan eey Awoodiisa dhimeeyn
    Nin Daarood ah maalintuu kursigaas ku fadhiisto Wlh Hawiye Waa shalaay doonaa Madaxweyne Hasan Shiikh God buu Hawiye kuriday Hadalkaas meel ku Qorta
    RW Nuur cadde iyo RW Maxamed Hussein Roble Awoodii eey Doorashada ku qabteen Wexeey eheyd Awoodii uu kursiga RW lahaay
    Hawiyoow ama kursiga ku dhaga ama Awoodii RW hala soo celiyo

  • @mussejama311
    @mussejama311 8 หลายเดือนก่อน

    Igu shubo iyo reer hebeloo baada ahayd, Awalba qadiyo majirin!!
    Waa shiiday..

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 8 หลายเดือนก่อน +4

    CAQLIGII AYAD KA QAANGAARTAY
    SAQIIR

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa ku dhaaranee oo ilaahay wajigiisa ugu dhaaranee subhanalaah waryaa galmaax iyo galxaax wax ladhahoba aaway dadka kale ee hawiye ama rer xamarka cad cad sow dalka kulama lahan ma xishoodayaal....balan waxaan kaaga qaadayaa in eysan abgaal dabe kursi soomali leedahay ey kufadhiisan waryaa muqdisho soomali dhan ayaa ku nool aaway xaqoodii aaway hawiyaga kale sow dad soomali ah ma ahan nacas aqli xun....war iska taareeg hassan sheikh ilaa isku aqli aa tehiine uf😮

  • @chouaibmohamed5580
    @chouaibmohamed5580 8 หลายเดือนก่อน

    Maata wlh runtii bay gaadhay kkkkk so dhawow

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 8 หลายเดือนก่อน

    SHABAABKA MAA KU SOO DIRAY

  • @abdirahmanalishumaax6381
    @abdirahmanalishumaax6381 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shalayna cıdı kuuma yeeran yaa caade qaate

  • @hudaali7694
    @hudaali7694 8 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @Islaank
    @Islaank 8 หลายเดือนก่อน +1

    Laandheere ✌️ ✌️

  • @HareianSuleiman
    @HareianSuleiman 8 หลายเดือนก่อน +2

    Meeqo aya soqadatey boosow nimankin hawiye imanka Allah idinka qaado

  • @Musa-zo5qx
    @Musa-zo5qx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Filiimki Xasan Sheek waa socooni waye miyaa?

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 8 หลายเดือนก่อน

    Waligaa doqonbaad ahaneysaa ileen abgall baad kadhalatay, caqligaada madhaafsana dameer iyo kaawo jibis,,,,

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinuurcilmicabdulle9512
    @cabdinuurcilmicabdulle9512 8 หลายเดือนก่อน

    Maqaayada aa like weesay facatuug

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 8 หลายเดือนก่อน

    Waa isku xaartay. Mayor Mogadishu yaa u qoray Abgaal. Mahaan unukaa iska leh miyaa????!!! Cidu caqli badanaa. Areey anaka Abgaal waa noo Abgaal. Caasimada mayor waxaa lagu noqonaa doorasho. Hadii kale status quo ma is badalaayo. Galmaax maa dadka bareeysaa 😂😂😂😂😂
    Hawiye Abgaal aa la haray. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahamedCisman-d2w
    @mahamedCisman-d2w 6 หลายเดือนก่อน

    Ani waxan ahy mucaarad

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ama lacagtii mahad salaad kuu qoray ayaa sanboloolshe kaa jeray

  • @Halaq28
    @Halaq28 8 หลายเดือนก่อน

    Hada ayaanu kusiinaynaa supiscairp cusub warkaan waan kaasugaynay masuul xaqa iyo wadajirka umada somaliyeed in aad taageerto qabiil wax uu yay malahan anagu xitaa waanu kutaageernaa hadana waxaanahay daarood ilaada waxaase fiican inaad danta guud kahashid hawiyana inaad ogaatit in aad kadhalaty kaliya xaqana aad kutaageedhid lkn aadan dulmi iyo kala fogayn umada soomaaliyeed masuul war iyo dhamaantius somaali wayn afkooda anoo kuhadlaya ku soodhawoow xaqa wadaniyada umadeena oo kaqaado kaalin taada laandheere warkuusu cadyahay baanu kuu aragnaa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 8 หลายเดือนก่อน

    Somalida ninka ugu xun maxey horey u kenen ugu fekeran iney madax magac iyo mamus ugu yelan shuluq muxu yahay wa wax cajiib ah oo ka siman qabiilada oo dhan sabab

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb boos awal ayaad habowday oo qabyaalad iyo qurun ku taageertay xasan sheekh
    Intaad qabiil noqon lahayd noqo nin qaran ah

  • @shukriadansalaat
    @shukriadansalaat 8 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 8 หลายเดือนก่อน +8

    Mushaarkii miyaa bishan ku soo dhicin, awalba dameer aan nasabiyad laheyn baa tahay oo aan habargidir iyo abgaal qof aan aheyn aqoon baa tahey ee farmaajo afkaad digirta ku cunto ha ku taagin

    • @ISMAILIBRMO
      @ISMAILIBRMO 8 หลายเดือนก่อน

      Armaajo ma waali amaneysa xiisho ninyow 😂

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 8 หลายเดือนก่อน +2

      Digirta reer yurub America iyo Asia ayaa laga cunaa Doqonyahow. Digirta Dadka ha ku caynin. Jahilyahow oo duurka ka yimid ayaa tahay. Wbt.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน

    HAWIYE ALBABADA HA XIRTO WAC SOMALIA LA YIRAHDO MA JIRTO

  • @Adan974
    @Adan974 8 หลายเดือนก่อน +2

    Boos waa ninka ugu caqliga badan dhalinta hawiye social media isticmaala 😂😂

  • @abshirali313
    @abshirali313 8 หลายเดือนก่อน +4

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

  • @cabdulaahiyaasiin23
    @cabdulaahiyaasiin23 8 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqadu taabtay

  • @mohamedbudul6916
    @mohamedbudul6916 8 หลายเดือนก่อน

    Adigaa maxaa aheyd

  • @srre1255
    @srre1255 8 หลายเดือนก่อน

    Aaway DAL XOREEYE AA NOOGA SOO BUUN BUUN JIRTEY SOCIAL MEDIA.

  • @ahmednurmohammed
    @ahmednurmohammed 8 หลายเดือนก่อน

    Boss wellcome

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 8 หลายเดือนก่อน

    Mr boos waa xaqiiq hadalka takale ciidamada Qaranka somaliyed ee Ku dhintay dagaalka galmudug iyo hirshabeele maa Hawiye oo kaliya ayey ahaa yeen maxamad uqarisay ?

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 8 หลายเดือนก่อน

    buufle siyaasada TH-cam laga bariiseeysanaayo ma ahan😂😂😂😂

  • @a_afro1
    @a_afro1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xakaqade marks dr hsm 🤮

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน

    ADIGA IYO DAHIR CALASSOW SAN BOLOLSHE DHISA DOWLAD HAWIYE STATE LACAG LAGA ISTICMALO DEGAMADA HAWIYE

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk mahada sonolatay

  • @NuurHilwole
    @NuurHilwole 8 หลายเดือนก่อน

    Wiligaa mantakliya ayaa runsheety

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli 8 หลายเดือนก่อน

    2 SANO KAHOR MOORIYAAN QABIIL BUU HORKACAAYEY ASAGA OO SITA QORI MISNA LEH FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH IYO CIIDAMADII QARANKA INUU QABIIL QABIIL UKALAQEEYBIYEY...FARXAAN QAROOLOW QABIILLAAGA SOO RAAC....GEN ODAWAAYOW QABIILKAA SOO RAAC

  • @yusufadam7908
    @yusufadam7908 8 หลายเดือนก่อน

    Kuleel ku Hayo walaga darema rufiyanimda iney san u danbeyso ma ogeen miya 😂😂 ilahey booska nama dhigo waji adkida oo damir xumida 😂😂is daji aba

  • @mahadyusuf4224
    @mahadyusuf4224 8 หลายเดือนก่อน

    Aqliga allaah guusoo celiyo