Gobolada liibaan iyo Dawa waxay ku galaan Hawassa university oo dhabuubka kutaala waxaa qabridahar ku gala afdheer shabelle nogob doollo iyo qoraxay waa jaamacadda qabridahar....jarar erer faafan waxay ku galaan jaamacadda jigjiga halka gobolka sittina ay ku galaan jaamacadda Dirdhaba
Ani sida ay ila tahay qorshahanu waa sax.. lkn dawlada waxaa laga rabaa in ay aad u tayayso waxbarashada, macallimiintana mushaharka u badiso.. in aradaydu isbadalaan waxay qaadan doontaa ugu yaraan 12 sano.. Arrinta amxaarada jigjiga inay baasitaanka u bataan ani lama yaabayo waayo iyagu aad bay u aaminsanyihiin waxbarashada maadiga ah.
Indheer garad c,raxman wuu la haaystaa dhicitaanku si guud haba jiro. Lkn somali far gooniya aya ku godan halka. Aaxmaradi deeganka ka gashay 200 arday ee baastay. Inta badan ethio weeye sanadkan iyo kii horaba saas baay ahayd somalida na gaar bay ku tahay
95% failed.
Waaw
Ilkecase iyo Abdirahman Welkom 🤗
Waa cadaaladarada oromiisinka uu keenay
Walaahi markaan arkey wey igu soo dhacdey in la niyad jabinayo ardada qorshana laga leeyahay
Gobolada liibaan iyo Dawa waxay ku galaan Hawassa university oo dhabuubka kutaala waxaa qabridahar ku gala afdheer shabelle nogob doollo iyo qoraxay waa jaamacadda qabridahar....jarar erer faafan waxay ku galaan jaamacadda jigjiga halka gobolka sittina ay ku galaan jaamacadda Dirdhaba
Xittaa kuwii Jaamacadda dhigan jirey hadda waa la ridaa oo wax yar ayaa kabaasa ama ka qalinjabiya
Kkkkkkkkkkk. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔♥️♥️♥️
Ilaaahow burhaaniyada no heshiiyay ee is og ciyaalka nooga badbaadi somalina hadaf midaysan aloow siii😢
Somalia Ogden
How come all Somalialy Students
Not pass testing ?
Hello peoples Somalia Ogden States wakeup your children's future ! !
Wllo Af Somaliga maxa kudiday inaad sooqorto. Misa somali ogadenka americad lahadlaysaa😂😂
Pleas barmaamish gaara sigaarana wasarada waxbarashada deganka iyo dhibkaan 3year ba kolba kasii daraysa inaad nooga soo diyaarisaan way fcnayd
Barmaamish gaar ah mahad sanidiin
Ani sida ay ila tahay qorshahanu waa sax.. lkn dawlada waxaa laga rabaa in ay aad u tayayso waxbarashada, macallimiintana mushaharka u badiso.. in aradaydu isbadalaan waxay qaadan doontaa ugu yaraan 12 sano.. Arrinta amxaarada jigjiga inay baasitaanka u bataan ani lama yaabayo waayo iyagu aad bay u aaminsanyihiin waxbarashada maadiga ah.
Indheer garad c,raxman wuu la haaystaa dhicitaanku si guud haba jiro. Lkn somali far gooniya aya ku godan halka. Aaxmaradi deeganka ka gashay 200 arday ee baastay. Inta badan ethio weeye sanadkan iyo kii horaba saas baay ahayd somalida na gaar bay ku tahay
War beenta daa aniga jooga g siiti waxanku ku marna m, diridhaba, ka noqo siiti inayku martay jigjiga hadad igu kalsonayn wydi qofku suugan siiti
Nacnac mooyaane
Xigmad ma haysaan
Labo Ree miyi ah oo sheekaysanayo
hee oromo nacnac maxaya
Mxd rabtey adu
Axmar af soomalibartay
Loma shekayna hayo
Adigu batuula ka ahow