Allaahumma aamiin. Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah. Rabbiyoow naga dhig Shacab Mu'miniin ☪️ 🕌 🕋 ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah. Rabbiyoow Raxmaanow Raxiimow nagu Maneyso Madax MU'MINIIN ☪️ ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba... أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين. أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Mnsha allah ilahow caruurtaas aan danbiga lahayn ee duceeyey ilaahow dalkeena iyo dadkeenaba noogu hagaaji iyo muslimiinta dhamaan walalahaas sadaqadaas la baxayna ilaahow malinka qiyaame kuwo ku baxsada ka dhig oo miisaanka xasanaadka u saar aamiin
Masha allah muuqaal qurux badan waaye wasiir saaxib waan qiirooday markan maqlay Somalia 🇸🇴 I love you ey dhehen Somalia 🇸🇴 hanolaato Somalia 🇸🇴 hanolaato ❤❤❤❤
Masha allah ❤ waa wax aad loogu farxo in laga farxiyo qof dhibaateysan Allaahna waa uu ku farxayaa Alxamdulillah Dhammaan muslimiinta dhibaatada allaha ka dulqaado aamiin ❤
Wlhi wa wax lagu farxo ayadon qabil iyo magac qof laso qadin in ey kaliya magacii Somaliyed meshas wax ugu baxsaden Allah ajar iyo xasanad ha idinka siiyo wallahi wan qiiroday say u farxen lee😢
Xerada waxootiga adduunka ugu weyn ee dhadhaab oo Kenya ku taalo inay Soomali ka buuxaan oo weliba sida kuwaan Suuriyaanka ah u fiicnayn ma ogid miyaa?
Wallhi 😢 u soo duceeya wallhi dad MashaALLAH imaamkooka ILLAHAY ha u qaboo jiyo dad wanagsan weeyan ciyaalka sidaas oo kle waa in loo bara hadalka wanagsan
Masha Allah Dadkaas Ummadii Soomaliyeed Ee Wax Taray Ajar & Xasanaat Allah Idinka Siiyo!! Please Wadankeenii Na Dad Dhibaateysan Oo Wax Ay Cunaan Aan Haysan Ayaa Jiree Wadankeeniina Yaan La Iloobin!! Soomaliyeey !!!
this video makes me cry😢 marna xaga ilmaha iyo umada dhibaataysan ban ka ooyay marka labaadna waxan sawirtay the great somalia 😢 Inagoo mida somali oo midaysan.
اللهم في صباح هذا اليوم الاثنين اغفر ذنوبنا برحمتك يا غفور يا رحيم,اللهم إنا نسألك الهداية والصلاح والثبات,اللهم كن معنا يوم القيامة، يوم الحسرة والندامة، يوم يرى كل إنسان منا عمله أمامه، وتسألك جميع الكائنات السلامة برحمتك يا أرحم الراحمين,اللهم أهل هذا الشهر علينا بالرحمة والمغفرة، وارزقنا فيه بقبول الدعاء ومتعنا بقربك يا رحمن يا رحيم،اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان ,اللهم انصر إخواننا في فلسطين ولبنان.
Maasha allah Allah inta wanaagsan ee sadaqada la baxdey ha noogu badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha qasa hana ka dulqaado xasuuqa arxan darada ah aamiin
Haddii jeceeshahay falastiin like sare
Illaahoow somaali madax fiiican sii!!!!
Allaahumma aamiin.
Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah. Rabbiyoow naga dhig Shacab Mu'miniin ☪️ 🕌 🕋 ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah. Rabbiyoow Raxmaanow Raxiimow nagu Maneyso Madax MU'MINIIN ☪️ ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba...
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
@@AxmedSiciid-ec5xyAamiin Aamiin yaa alaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@@hafsaali4297Aamiin Aamiin yaa alaah 🤲🤲🤲🤲🤲
Sheekh cabdi xayi iyo culumo kale baa bilaabay illaahay ajar haka siiyo dhamaantood
Allhuma aamin yaa rabal caalamin
Mnsha allah ilahow caruurtaas aan danbiga lahayn ee duceeyey ilaahow dalkeena iyo dadkeenaba noogu hagaaji iyo muslimiinta dhamaan walalahaas sadaqadaas la baxayna ilaahow malinka qiyaame kuwo ku baxsada ka dhig oo miisaanka xasanaadka u saar aamiin
Amiiiin
Aamiin ya rabi 🤲
amiin
Amiin Yaa Rabi 🤲
Amiiin yarabi ❤
Ilahay ha ka dulqaado dhibaatada falastiin🤲😭
Aamin 🤲🤲
Amiin amiin amiin
Aamiin
Aamiin yaa Rabbi
Amiin amiin amiin
Way iga oohisiiyeen waxaan nahay dad qaaliya ilaahay dalkeena iyo dadkeena ha noogu caafiyo
Amin yaa rabil caalameen🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ALLAHUMA AMIIN
th-cam.com/users/shortsEdYlgb0Cf10?si=hcdUPn50az0k8umU
Allahuma Amin
Allaahumma aamiin. Rabbiyoow naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo aad kumannaysato Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
Allaahumma aamiin
آمين آمين آمين 🤲 ❤
Haddaan somalia 🇸🇴 nahay gob goob dhashay baan nahay ❤❤
Marka maxaad isku xasuuqdaan 😂😂😂 qabyaalada quluubta idinka buxdo maxay tahay 🤔
Dad walba waxsan iyo wax xunba wayleeyihiin@@deeqyare2897
@@deeqyare2897reer falastiin oo ay walaalahood sida masar iyo kuwo kale ay go'doomiyeen si'ay yuhuudu uxasuuqdo ayaan wax utarnay haba yaraatee anagana dhexdeena midnimo insha allah🇸🇴
th-cam.com/users/shortsEdYlgb0Cf10?si=hcdUPn50az0k8umU
@@deeqyare2897dil iyo nololba waan leenahay
Wlhi barnamij yadaada waa daawan jirey maanta waxaan ogaadey qof naxariis badan inaad tahay ilaahey haku xafido
❤❤
Walaleheen Waxay uqalmaan inta wax kabadan, we love u and supporting u forever 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️
Fière d'être somali djiboutien 🇩🇯 🇸🇴 🇩🇯 🇸🇴 🇩🇯
Allaah ha idinka abal mariyo , reser gasana Allaah dhibka haka dulqad Amin💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴
Masha.allaah somali waa dadka ugu badan sadaqada labaxaan jizakallaah axbaabi 🤩🤩🤩
Masha allah muuqaal qurux badan waaye wasiir saaxib waan qiirooday markan maqlay Somalia 🇸🇴 I love you ey dhehen Somalia 🇸🇴 hanolaato Somalia 🇸🇴 hanolaato ❤❤❤❤
Ilahayow somali adigaa iga dhaliyay wana kufaana Somalia 🇸🇴 to the world 💙💙💙
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇭🇪🇭🇪🇭♥️♥️♥️hadan awoodno ina indaas kabdan in aan waxa uqabano waan iqan laheen😢
Ilaahayoow somaliya midee oo nabad buuxdo sii aamiin
Walaahi waa la jariiracooday😢😢alaha u kaalmeeyo
amein
اللهم آمين ❤❤❤
Alhamdu lilaah alihii soomali igadhigay Masha allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah ❤ waa wax aad loogu farxo in laga farxiyo qof dhibaateysan Allaahna waa uu ku farxayaa Alxamdulillah
Dhammaan muslimiinta dhibaatada allaha ka dulqaado aamiin ❤
Maasha Allaah ilaahoo caawi falistiin oo xoriyad kaamila sii. Aamiin.
Nebigu scw wuxuu yiri: “Dadka kuwa iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salliga badan”.
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤️
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
Salalaahu calayhi wasalam❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Soomaali qabyaalada hadii ayka fogaan lahaayeen waa dad cizo iyo sharafleh ilaahay qabyaalada hanaga saaro walaalaynu wada nahay❤❤
Aamiin Alle qalbiyadeena qabyaalada hakamadoobeeyo
Aad iyo aad walale alle ha inaga madoobeeyo qabyaalada
Video promote Garey calanka somaliyet saar comentiga 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allaahumma aamiin. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Huuno Nimca ma adoo Calankii Waqooyi sita mise waa indhahayga mashaa Allaah Tabaarakallaah. Mashaa Allaah Tabaarakallaah Runtii Soomaali waa dad Gob ah oo isku Diin iyo isku Luuqad iyo isku dhaqanba ah oo waliba isjecel taana waxaa Dareemi kara dadka Qurbaha degan gaar ahaan Ardada ama Shaqaalaha runtii waa dadaan Cuqdad isu qabin Laakiin waxaa nalagu imtixaanay Inyaro Qabyaaladiista ah iyo Madax Habaaran oo Baahan oo ma dhergayaal ah. Subxaanallaah. Intaana Allaha soo hanuuniyo.
آمين آمين آمين يا رب العالمين ❤❤❤
We Love Our Brothers ❤❤❤❤
Masha Allah ilaahay ajar ha ka siiyo walaleheen garab istaagey walaleheen dhibaateysan ❤❤❤
Wlhi wa wax lagu farxo ayadon qabil iyo magac qof laso qadin in ey kaliya magacii Somaliyed meshas wax ugu baxsaden Allah ajar iyo xasanad ha idinka siiyo wallahi wan qiiroday say u farxen lee😢
MaashaAlLaah!!! 😢😢😢 walLaahi Waan ooyey sideey uga’farxiyeen ciyaalkaa agoonta & rajada ah . Meesheey ka’soo saareen badel’kheyr qabà IlLaahey swt ha’ugu bedelo miizaanka xasanaadkana ha’ugu kordhiyo sideey ugà farxiyeen IlLaahey swt ha’ugà Farxiyo maalintà la’kadeedan yahey ee Qiyaamaha InshaAlLaahu Aamiin yaaRabbi!!! 🤲🏽
War walaalayaaloow Aamiintà ugu darà waxaa jira dad ducadooda la’ aqbaló wa’JazakalLaahu kheyran !!!!
اللهم انصر اهلنا واخواننا في غزة الأبية 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢
ءامين يا رب
أللهم آمين كلنا يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
ALLAHU AKIBAR ☝️ masha allah ❤ allahayow muslaminta reer gasa dhiibatada kadulqad yarabi Amiin yarabi Amiin yarabi Amiin 🤲 🇯🇴🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🤲🤲🤲🇯🇴
Ilaahow dhibaatada ka dul qaad 😢😢 waan dareemaa xanunka burburka anoo yar allhu akbarta gaarin oo dugsi ku maqan ayaa xabado gurigeenii iyo dugsiga dhexdooda ka bilabatay 😢😢 hawlwadaag ayaan daganayn dugsigana isteshinka aktisa noogu dhisnaa malinkas ka dib xataa indha dambe ma saarin dugsigenii iyo xafadenii ilaa manta qurba nacas ayaan ku noolahay
😢😢😢😢😢
Maanta waxa dhacay wax aan ku faani karno somali oo dhan sharafteena iyo magaceenana kor uqaaday masha Allah waa arin Somali oo dhan sub cad iyo feedback fiican inaga gudbinaysa waa arin aan aad ugu farxay waayo qofkasta oo somali ah oo sameeya wax wanaagsan sharafteena iyo qiimaheena ayuu wayneeyay dhamaanteen shanta somali somaliya ,somaliland ,D jabuuti, garisa , Dds jigjiga ,ilaahay ayaa ina barkeeyay aliyah aynu is jeclano si ay awoodeenu ubadato iyo qiyamkeenu u waynado
Somali meelkasta oo joogtan waan idinjeclahay
Ilaahay haydin badbaadiyo
Free Palestine 🤲🤲🤲🤲aynu uducayno dhamanteen
Waxan kabaqayaa dalkeena siduu kusocdo markadanbo qoxooti inay naga dhigan saan camal allow dalkeena noo xifdi dawlad quwadleh nasii ilmahaana dowladooda usoceli aamin
Aamiin 10wadan iney burburinayan ayu sheegay ladhahay gaalki yahuudka buug uu qoray waxa ugu horeyay wadamada carabta ay falaastiin kujirty waa aragtay sida loo galay soomali waa kujirta ilaahey hogaan wanaagsan iyo dowlad awood leh Allah hana siiyo
Aamiin.
Xerada waxootiga adduunka ugu weyn ee dhadhaab oo Kenya ku taalo inay Soomali ka buuxaan oo weliba sida kuwaan Suuriyaanka ah u fiicnayn ma ogid miyaa?
Wallhi 😢 u soo duceeya wallhi dad MashaALLAH imaamkooka ILLAHAY ha u qaboo jiyo dad wanagsan weeyan ciyaalka sidaas oo kle waa in loo bara hadalka wanagsan
Asc walal saki adiga xataa wad mahad santahay ilahey haku xifdiyo adiga iyo ehelkaga iyo somaliyo dhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mahadsanid saki sida wanagsan oo ad somalida arimeheda ad ula socoto thanks wasirka
Reer falstiin allaha hu gargaro 😭😭❤️dadka Somaliyeed waa goob ❤❤❤❤🇸🇴
الله ينصر اخواننا في فلسطين
Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahayow sidan oo kale isku jecleysii somalida oo dhan😢🇸🇴🤲🤲
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈❤️💕🎊🎈
Maansha Alaah tabaarkalaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ palasten 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲☝️☝️☝️☝️
Somalida waa dad gacan furan oo deeqsi ah mashallah Somalia hanolato 🇸🇴💙💙💙
The best vedio that I have seen In your TH-cam جواك الله خير اخي
Maasha allah tabaarakallah wasiir waa aragna Alxamdulillah 🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha ALLAH❤ ILAAHAY faraj how bixiyo dhamaan Muslim ka cadiban meel walba Insha ALLAH.
Alhamdulilah❤🇸🇴🇸🇴
Masha Allah Dadkaas Ummadii Soomaliyeed Ee Wax Taray Ajar & Xasanaat Allah Idinka Siiyo!! Please Wadankeenii Na Dad Dhibaateysan Oo Wax Ay Cunaan Aan Haysan Ayaa Jiree Wadankeeniina Yaan La Iloobin!! Soomaliyeey !!!
Akhayaarey aynu uduceyno Wadankeenii Soomaaliya. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaynu kabaryeynaa inuu inaga dhigo Shacab ☪️ 🕌 🕋 Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah naguna mannaysto Rabbi Subxaanahu Watacaalaa Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba. Allaahumma aamiin yaa dal JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.
We love too our brother's and sisters muslim around the world ❤❤😊❤
Allahu Akbar dadkaa Somaliyeed Allah sharaftoda ha dhowro❤❤❤❤❤❤❤
Alx allah ha ugarkaro dadka somalidana allah hamideyo ee haka saro qabiilka ❤
Wlahi waan qiirooday alxamdu lillah inaan soomaali ahay waa dad wax quur leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a markan arkaye caruurtas ilanta waan ceshanwaye 😢 alle ha ugaargaar walaalahayna
Masha allah rabi haka abaalmariyo dhamaantood wadamada muslimiinta ahna oo wadankeenu uhoreeyo nabad allah hakadhigo
mansha allaah waa somaliya guuuuuul insha allaahu agbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah, that’s is beautiful. I am proud of our people, let’s help each other and others in need .
ilahay ha jabiiyo jahuuda iyo mowcooda amiin
Masha Allah Soomaali weyan ilahey hajar hakasiyo intii wllhn Muslimka wax kusadaqeystay 🥰♥️
Maasha Allah Nasiixa.you so cute.
اللهم انصر أهل غزة
Allaha ku barakeeyo qof qalbi fiican baa tahey. Lakiin dhexdeen qabyaalada ayaa wax xumeysa Allah naga dhexsaaro qabyaalada 🤲🏻 amiin
ILAHAY hakadulqadoo dhibatada reer falestin somali iyoo islamkaa odhaan INSHAA ALLAAH
ALLAAH ha ajarsiiyo in labaxdey Sadaqadaasi 🎉🎉
mashaAllah tabarakallahu
l love you somaalia❤❤❤❤ dadka aan kadhashey❤❤❤
Soomalida dad muslinimada ku weyn tahay waaye alxm allow ayaga nh dhibka ka saar yarabiii waa walalehen yarabii salaad walpo kadib u duceeya l,a dhammantiina l,a🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭
Walalyow caruurta dalka noogu duceeya dheh bro ducadooda wa maqbuul
يارب فرج قلوبنا الحسد صوماليا 🎉
😢😢😢😢 Allaahu Akbar 😭😭
Masha allah Qeer Allaha siiyo inta somaliya oo magacena kor uqaaday reer falastiina dhibta Allaha kaqado
Wax ladiin quuri waayo ladinka qaadi waayo Allaha idiinku badalo ❤️🤲🤲🤲❤️😭
Allaahumma aamiin 😢😢😢
Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah Ilaahow Nacafi Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah. Rabbiyoow nagu Manneyso Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba yaa Rabbil Caalamiin.
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
masha Allah😭💎❤️🇬🇶🌺🕋🇺🇸🇺🇸🇸🇴❤️🇸🇴💎🇬🇶💎🕋🇸🇴🌺🌴🌴🌴😭😭😭😭
Maasha alaah ilaahey ha idin barakeeyo cadogana alaha idinka qabto alaahumaa aamiin, alaahumaa aamiin
this video makes me cry😢 marna xaga ilmaha iyo umada dhibaataysan ban ka ooyay marka labaadna waxan sawirtay the great somalia 😢 Inagoo mida somali oo midaysan.
Allow Soomaali ka dhex bixi qurunka qabyaaladda oo noo aqbal ducada caruurtaas tabaalaysan ee reer FALASTIIN.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Masha Allah masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤
Waa ooyey walaahi allahayow nabad ay ku cunan iyo caafimaadba sii yaa Allah 😥
Waa ooyay 😢😢😢
masha alaah masha alaah❤❤❤somaliya hanolato ilahow ugargar reer falstiin amiin amiin
Proud of my people Somali
اللهم في صباح هذا اليوم الاثنين اغفر ذنوبنا برحمتك يا غفور يا رحيم,اللهم إنا نسألك الهداية والصلاح والثبات,اللهم كن معنا يوم القيامة، يوم الحسرة والندامة، يوم يرى كل إنسان منا عمله أمامه، وتسألك جميع الكائنات السلامة برحمتك يا أرحم الراحمين,اللهم أهل هذا الشهر علينا بالرحمة والمغفرة، وارزقنا فيه بقبول الدعاء ومتعنا بقربك يا رحمن يا رحيم،اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان ,اللهم انصر إخواننا في فلسطين ولبنان.
Alxm, proud to be somali 🇸🇴❤️💯
Sadadaqada ad labaxden ilahay ha idinka ajar siiyo magaca wadanka sharaf iyo karamad u yeshen intaba ilahay ha dinka siyo ajar iyo xasanad wadankana nogu duceya dhaha dadka dulman ducadoda waa maqbul wadankina san oo kalena wax ugu sadaqeysta wswr❤.
Masha a Allah tabaraka Allah ❤❤Somalia Allah ha ka dulqado colaada
Always ❤❤Somalie 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴❤💯💯🙏🙏🤲🤲k Dieu vs protègez ensemble Amiin yaa raab ❤❤
Muuqal iga farxad badnaa muuqalkaan majirin somaalinimado waa shee qaali ah walaahi ilaaheey ayaa ku mahadsan ❤ilove you cawaale🇸🇴🫶
ما شاء الله وجزاكم الله خيرا
Waa videoga uguquruxda badnaa aan chanalkaaga kadaawada😢😊. Meeshas waa Gaza Syria maajin campkana somali aa lagumac caabi
Somalia wa dadka ugu naxarista bdan dunida hdana iyaga dhexdoda is dagalan ilahow kala qabooji
Ajar iyo xasanadna ilhy haka siiyo masakiintey cawiyeen😢😭🤲🤲🤲🤲
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💗💗💗💗💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💓
Intaan iyo inkabadan waa bixinkarnah qof soomali oo baqiilah majiroh walibah xaga sadaqadah aadah ujecenahay in aan waxa sadaqeesanoh soomaliyah nalo lato❤❤😊🎉
Mashaa Allah
Walaalaha sadaqada baxsadey miisanka aqiro Allaha ugu daro Aamiin
Masha allah ilaahay kheyr ha siiyo cimri dheer iyo cibaado alla ha siiyo dhamaan dhalinyartii ka danbaysay amin.
M.a walhi waa wax qurux badan oo lagu farxo❤❤
Maasha allah Allah inta wanaagsan ee sadaqada la baxdey ha noogu badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha qasa hana ka dulqaado xasuuqa arxan darada ah aamiin
MashaAllah TabarakaAllah Ya Rabbi SADAQADA nogu xafid DALKEENA,DADKEENA IYO DIINTEENA Somaliyeed.
Sheekh cabdilxayi mirihii aad beertay waan araknay adigana ilaahay hakaa ajar siiyo
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
ماشاء الله تبارك الرحمن
Hada jeceltihi Allah like Saar ❤❤❤❤❤
Alxamduliallah allah Soomaali naga dhaliye🥰🥰🥰🥰
ربنا يكون معاكم يا اهلنا فلستين ربنا ينسركم انشاء الله
Qof baahan oo laquudiyo wax ka fadli badan majiraan runtii alxamdulilah we are somali muslim