Waryaada kala saara Masjid iyo Markis, waxaa ka hadleysiin masjid maaha ee waa markis, hadhihina masjid waa markis wxaana u banaan waxkasta dowladda at bixiso sida kaniisadaha. Alle ka baqa ee beenta ka daaya Masjid maaha, O J wuxuu u muuqdaa qof xanaaqszn oo meesha wax ka waayey, haddii wax kaheli lahaa ma hadleenba waxbuu ka waayey.
Asalaamu Aleikum Warahmatullahi Wabarakatuhu, aniga Australia ayaan jooga mana aqaano walaalka AJ Waxaan Filaa laakin isu magaalo kudhalanay sidu ku sheegay wareysigi kow uu siiyeey brigde TV. Tankale waa Nin u danqanayo umada muslimka waxa u sheegaayo aniga wa arkay shaqsi ahaan waana waxa maanta umada hoos ola dhagay xaaqiiq ahaanti waxaan yaqiinsanahay inuu Allah Azza Wajjala oogu Dhawanaayo walaalkan waxaan jeclaan laha lakulmo mustaqbalka ama hogaanka dalka somaalida Allah ka yeelo Bi Idni laah war umadan wa laga faaidheystay wa arin add u uxun oo foolxumo ah wax walba la iska sameysto iyadoon la wacyi galin dadki xoolahan laga qaaday marki hore Ileen lacag kama dhacdo cirka!
Marka aad afsoomaali ku hadlaysaan ka dhaafa ereyada faraha badan ee luqadda ingiliishka ee aad dhexgalinaysaan. Ogaada luqadda ayaad curyaaminaysaan. Luqadda Soomaaligu way ka xoog badantahay Luqadda Ingiliishka.
Habaar badnidaa ma madhalays baad tahay? Teeda kale anigu ragaan meesha isku hayo midna kama aqaan mana rabo you naan Barto waayo isku level manihin laakiin ninkan oj la leeyahay based on his talk isagaa ila saxsan hadii masaajidka UU shacabku dhistay waxaa laga Rabay masaajidka hadii UU taajiray oo UU hanti yeeshay in lagu celiyo hantidiisii dadkii dhistay .oo see loogu celinayaa? Waa inuu madaajidku dhiso malcaamado quraanka lagu Barto Muslim primary school Muslim middle school Muslim high school IYO wixii lamida ugu danbayntii raga madaajidku u afduuban yahay waa inay is beri yeelaan oo ay is difaacaan
Waryaada kala saara Masjid iyo Markis, waxaa ka hadleysiin masjid maaha ee waa markis, hadhihina masjid waa markis wxaana u banaan waxkasta dowladda at bixiso sida kaniisadaha. Alle ka baqa ee beenta ka daaya Masjid maaha, O J wuxuu u muuqdaa qof xanaaqszn oo meesha wax ka waayey, haddii wax kaheli lahaa ma hadleenba waxbuu ka waayey.
Allaahul akbar Imamka ma ahan in aw ku jiro Boodka!
Bal ninkaan oj fiiriya qaabkiisa ma u ekyahay nin ahlu diin ah?
Asalaamu Aleikum Warahmatullahi Wabarakatuhu, aniga Australia ayaan jooga mana aqaano walaalka AJ Waxaan
Filaa laakin isu magaalo kudhalanay sidu ku sheegay wareysigi kow uu siiyeey brigde TV. Tankale waa Nin u danqanayo umada muslimka waxa u sheegaayo aniga wa arkay shaqsi ahaan waana waxa maanta umada hoos ola dhagay xaaqiiq ahaanti waxaan yaqiinsanahay inuu Allah Azza Wajjala oogu Dhawanaayo walaalkan waxaan jeclaan laha lakulmo mustaqbalka ama hogaanka dalka somaalida Allah ka yeelo Bi Idni laah war umadan wa laga faaidheystay wa arin add u uxun oo foolxumo ah wax walba la iska sameysto iyadoon la wacyi galin dadki xoolahan laga qaaday marki hore Ileen lacag kama dhacdo cirka!
1:11:21
Somaali masaajid kuma heshii karaan Ceel kuma heshii karaan siyaasad kuma heshii karaan dal kuma heshii karaan hadal kuma heshii karaaan iney Aaqiro ku heshii waayaan ayaan kabaqaaa
Marka aad afsoomaali ku hadlaysaan ka dhaafa ereyada faraha badan ee luqadda ingiliishka ee aad dhexgalinaysaan. Ogaada luqadda ayaad curyaaminaysaan. Luqadda Soomaaligu way ka xoog badantahay Luqadda Ingiliishka.
Nin ka waato mushaato madjidka bourdka kama midna noqonkaro!
Ninkaan dhibka goonida ah oo haya waa maxay aarsi in uu wado ayaa iska cad
👏
Oj waxaa muuqata waxaa dhibka wada inuu yahay this america lacag meel qaldan marta ma jirto dawlada baarta sida Columbus ohio shir biyo dhiciisa waa hunguri maxaa liqaa maxaa cunaa eedeyntiisa wax sal leh ma ahan
OJ ujeedada uu masaajidka kaleeyahay waa mid weyn waxaan layaabay ookayaabay miyaa lasoodirsaday oo layiri meesha xoolaha yaal noosoo ogoow oo noosoo xisaabi intaas oo Malyan baa ladalbaday intaasaa labaxshey intiikale naga qanciya yaab oo horta yaad ismoodey ma dawladaad ka socotaadee warka cadeey hanala xisaabtamo kulahaa dadkan caamada ah waa iska dabokacayaan meesha maamul bay leedahay iyagaa masuula xisaabxidhis ugama baahnin adigana waalagu caydhiyey jasjuus dhaqan xumada nala dhaaf orod kaniisadaha xisaab celin usameey ma indhaha nacabkaad masaajida illaahay kusoojeedin murtadyohow hadaladaada hunguri baa kamuuqda iyo budhcad masaajideed inaadtahay oo rabto xoolo orod dacaska suuliga cun walee meelxun iyo cidhib dambeed xumaa kaamuuqata ma aqaan ama Rabbi ayaa ciqaab kula damcay ama shaydaan wa umlii lahum inna kaydii matiin. Ayaa kugu socota ama fararudahaa calaa acqaabihaa warhooy guriga ilaahay iyo culimada caamada hakusoo jeedin wadaadadana waxaan leeyahay markaad masaajidii xataa afurkii ka joojiseen oo lacag ururi maahee hooya diideen farbaa idinku godan dadka afuriya masaajidu waa baytul maalka dadkee kumuunatiga dib ufiiriya isma dhaantaan aruri maahee hoo mataqaaniin dadkana masaajida haka xigsanina ileen bakhaar kiinii maahee kibirka joojiya ❤
Sxb waa inaad ogaato in Masajida shacabku leeyahay ee shaqsiyaadka joogaa lahayn, waxaa muhiim ah in shacabku lacagaha ay la baxeen baahidii ay ula baxeen loogu gudo, haddii saas la samayn waayo waa in lala xisaabtamaa, ceebna maaha!
Haddaad mooday in dawlad kaliya lala xisaabtamo waad hurudaa toos ban ku leyahay, waayo cid kasta wax isku darsatay waa in laysla xisaabtamo, dan guud iyo mid gaara!
Soomaali waxa hallaas dhigay waa isla xisaabtan la'aan iyo in qofkii meel loo dhiibo u qaato in asagu leeyahay waa ayaandaro Soomaali si gaara ugu habsatay oo dunidu nala wadaagin!!!
Maalim Hussein was so wright we need school and Yes we can !
Waxba gadhkiisa haku qaldamina dhinaca kalaa soo dirsaday waa basaas kab dacasa ladhaca baranbarada jeegada xiiran waxaan ku dhaaranayaa in lasoodiray uu xisaab xidh idinkarabo hawsoo debcina munaafiqa Kansar kudil adigoo masaajidka waraaqihiisa la ordaaya gaadhi kujiidh
Habaar badnidaa ma madhalays baad tahay?
Teeda kale anigu ragaan meesha isku hayo midna kama aqaan mana rabo you naan Barto waayo isku level manihin laakiin ninkan oj la leeyahay based on his talk isagaa ila saxsan hadii masaajidka UU shacabku dhistay waxaa laga Rabay masaajidka hadii UU taajiray oo UU hanti yeeshay in lagu celiyo hantidiisii dadkii dhistay .oo see loogu celinayaa?
Waa inuu madaajidku dhiso malcaamado quraanka lagu Barto Muslim primary school Muslim middle school Muslim high school IYO wixii lamida ugu danbayntii raga madaajidku u afduuban yahay waa inay is beri yeelaan oo ay is difaacaan
Masaajidka ma ah waa maqaaxi 7 nin oo isku qabiil ihi ay leeyihiin
Isku qabil ma aha wlle Waxan umalayn inadan aqon 4.5 ayey ku fadhiyaan lkn wa team heshiis ah
IRS ku dacweeya meesha waxaa ka muuqata in si qaldan Loo isticmaalo
Wadaad wax xadow xarig ayaa kuu yaal