ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
May Allah grant him highest rank in Jannah,my maternal grand father
Amazing man who loved his country and people..Ilahay naxaristo awoowe abdirizaq amiin
Janatu Al fardowza aclaa rug Alle ha ugu yeelo dad waa dadkii hore.
ilaahey ha u naxariisto Abdirizak Haji Hussein, waxuu ahaa wadani daacad ah oo wadankiisa jecel.
Ilaahay ha unaxariisto
RESALWASAARIHII 3 DHEH WARYAA BEENTAADA ILEEN CABDULLAHI CIISE AYAA AHAA RESALWASAARIHII DALKA KA TALINAYEY 1950 ILAA 1960 O DOWLADII LA TABA BARAYEY MARKII XORNIMADA LO BALAN QAADAY,SHARMARKE HADUU LA QABTAY 60 MARKII ADAN CADE KA DIB QEYBTA DHEXE MARKA WUXU NOQONAYAA KII 3.
Laakiin Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu yiri walaal. Jamhuuriyadda Soomaaliyana waxay dhalatay 1960, oo labadii gobol ay midoobeen. Cabdullaahi Ciise wuxuu ahaa wasiiru daakhiligii gobolkii koonfureed ee talyaanigu gumaysanayay.
@@mohameddahir3742 haa sax, raiisal wasaare official ah maahayn.
@@mohameddahir3742 dhalinyarada hawiye kuwa doraad xisbiga syl ku jirey Abdulqadir maxmed zoobe xifaaltin kula jreen waayo markii danbe ururka dartooda ugu baxey waana qafkii lahaa fikradii fedaraalka manta la qaatey
May Allah grant him highest rank in Jannah,my maternal grand father
Amazing man who loved his country and people..
Ilahay naxaristo awoowe abdirizaq amiin