HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @CaliExodaybaarla
    @CaliExodaybaarla 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan salaamey inta dhagesaneso
    26 June 2024

  • @user-uv9jx6io1b
    @user-uv9jx6io1b 6 หลายเดือนก่อน +19

    Waxaan salamayaa inta dhageysaneysa 5march 2024

    • @AlmaasXasan-hq9gg
      @AlmaasXasan-hq9gg 5 หลายเดือนก่อน

      same😮❤

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 5 หลายเดือนก่อน +1

      me to😮

  • @Arbemusicpro
    @Arbemusicpro ปีที่แล้ว +16

    OLD IS GOLD :Never taired to lissen hazzen aadan❤❤

  • @MohamedCabdiwahab-vq4su
    @MohamedCabdiwahab-vq4su 2 หลายเดือนก่อน +8

    Si wacan from 2024

  • @sareeyegaas
    @sareeyegaas 2 หลายเดือนก่อน +4

    Baddaan aanku dhacay sidaan uga baxaa bad baado alliyoo waa adigoo is badala✌️

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hestaan ciyaal shrma boy wax laga waydiin maayo 1978 baan ku marqaami jirnay anago baydhabo joogno❤

    • @mohamuudsaacid2931
      @mohamuudsaacid2931 หลายเดือนก่อน

      Laandheere ❤❤

    • @xamsebaatir4432
      @xamsebaatir4432 หลายเดือนก่อน +1

      Sxp hadaan aad ugu mirqaamaa lkn qaadka jooji isleeyahay adi maad joojisay jaadka😂

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 2 หลายเดือนก่อน +3

    Baydhabo jinay hooyga umada somaaliyeed ❤

  • @shariifmustafe8732
    @shariifmustafe8732 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan halkan ka salameya inta dhageysaneysa 12/5/2024😊

  • @user-uk3rd1od8q
    @user-uk3rd1od8q 2 หลายเดือนก่อน +2

    From baydhabo jinaay idin kaso salmayaa ❤😂

  • @muniirali4283
    @muniirali4283 3 หลายเดือนก่อน +3

    2024 inta ila dhagaysanyso like. Isara

  • @Aamiinahmed-nq4kg
    @Aamiinahmed-nq4kg 3 หลายเดือนก่อน +3

    2024 inta dawanaysa like sara😂

  • @GaraadHassen-mj6st
    @GaraadHassen-mj6st 3 หลายเดือนก่อน

    Bardiyihii kuyaal isha baydhabo
    Intuu gun iyo baar baxay
    Caleemuhu balaadhen
    Baxara saf lamoodyey
    Its mi childhood memory fist song that i had ever heard😂 abahy rikoodh uulaha ayay ka darnayd wagan caqliyaysty bay ahyd hes an maqlo tii ugu horeysay ma ilawo walee

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 หลายเดือนก่อน +6

    #LyricsSongISHABAYDHABO
    Baylah igu helyoo
    Booraan iga ridyoo
    Baasaa Jacayl
    Buusoobayeee
    Bagaad ii dishoo
    Beerkiyo wadnaha
    Birta ugu jartee
    May bixin Lahayd?
    Boogtii hadana
    Sii balaadhatoo
    Bogsan waydayee
    Berdihii ku yiiL
    ISHA baydhabo
    Intuu gun iyo baar baxay
    Caleemuhu balaadheen
    Baxarasaaf La moodyeey
    *******************
    Baddanaan ku dhacay
    Siddeen Uga baxaa
    Badbaado Allee
    Waadigaa is bedelay
    *******************
    Bal basrooy belaan arkee
    Bagga markaad i tidhi
    Baahidaan kuu qabbo
    Kaama baaqan BERRI
    Bishii dhalatayeey
    Been kuma hadline
    Barbarkaad Jirtaan
    WELI bidhaansadaa
    Boogtii hadana sii
    Balaadhatoo bogsan
    WAYDA YEE BERDIHII
    KU yiiL isha baydhabo
    Intuu gun iyo baar baxay
    Calemuhu balaadheen
    Baxrasaaf La moodyeey
    Baddanaan ku dhacay
    Siddeen uga baxaa
    Badbaado ALLEE
    Waadigan is bedelay.
    ------------------------
    Hees xusid mudan ❤
    Erayadii Mohamed C Nidaamiye 1971
    Laxankii iyo Codkii Hassan Aadan
    KABANKII Daa'uud Ali Masxaf AHUN.

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 5 หลายเดือนก่อน +1

      thanks wll😢😮❤

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@DhowDhul 👍

    • @hindahajimuse7909
      @hindahajimuse7909 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari หลายเดือนก่อน

      @@hindahajimuse7909 Adaa mudan.

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 ปีที่แล้ว +13

    Allah yaa Da,ud AHUN da'ud cali masxaf ayaa kabanka dhaguhu macaansanayaan garaacaya codki ku dheera dhamaan quluubta dadka somalida iyo anoo ku sugan magalada MUGDISHO.

    • @user-le9ek4in7w
      @user-le9ek4in7w 4 หลายเดือนก่อน

      Samatar xagu joga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 4 หลายเดือนก่อน

      Wll djbouti ayuu hada ku noolyahay thanks

  • @cabdixariir2130
    @cabdixariir2130 ปีที่แล้ว +2

    Waa habeen sabti soogalayso tarikhdu waaa 30/6/2023 waa mlintii 3 aad iida carafo goobtu waa masalaha aniga iyo zxpkay sakariye ayaa wada fadhina runtu waa habeen cajiiba oon dib usoo laban doonin

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 9 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii iyo laxankii maxamed cumar nuur nidaam Alla yaa raxma.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน

    Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye
    Boqorkii codka xasan aadan samatar

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 5 หลายเดือนก่อน +1

    isha baydhabo ❤😊anoo tagin alow ha idinlin😊

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 2 ปีที่แล้ว +6

    Hasanow eedan fanaan dhaafay fanaan

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 2 หลายเดือนก่อน

    One of the best song Hassans Songs 🙏

  • @mata.boy_
    @mata.boy_ ปีที่แล้ว +3

    Xasan adan samatar ninka kaliya xitaa markaan shaqaynaayo aan kucaajisin Allah haku barakeyyo❤❤❤❤😊

  • @Hassankosow
    @Hassankosow 2 ปีที่แล้ว +6

    2022.2.5 inte ila dawaneyso 🥰

  • @romankaboy9390
    @romankaboy9390 ปีที่แล้ว +4

    Hassan Aadan samatar Hassan Baashi Legend ❤️

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 ปีที่แล้ว +1

    Heeskan anigoo ciyaal malcamada ayaa maqalkeeda iigu horaysay
    Xusuus galay wlhy cidii radio ka dhasatay uun fahmaysaaa xasuusteeda
    Habeen salasa sacaduna tahay 12:53
    Tariikhduna tahay 7/6/2023
    Goobtuna waa burco❤ like ha ila dhaafin

    • @ilkacasewiilmudug3508
      @ilkacasewiilmudug3508 4 หลายเดือนก่อน

      Intii iga danbaysoy like isara
      1/5/2024 hamen qamiisa sacadu 8:32
      Boholyobayey 🎉🎉😢

  • @abdikheirsugow4590
    @abdikheirsugow4590 7 หลายเดือนก่อน

    Hassanow edeen fanan fanan dafay🎉

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 6 หลายเดือนก่อน +1

    Safar dheer kadib cawa Garowe ku dhagaysanaya Hotel Maka Almukarama 🤞🤞

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadii iyo Laxankii Nidaamiye, Kabanka Daa'uud Cali Masxaf ayaa tumaya waa cajil yaab leh.

  • @abdirahmanahmedbarow1161
    @abdirahmanahmedbarow1161 3 ปีที่แล้ว +9

    Yaa tiktok ka yimid

  • @Ahmathow
    @Ahmathow หลายเดือนก่อน

    Waxan zalamaya inta dhagaysanayso 5.aug 2024😮

  • @minxofiican5294
    @minxofiican5294 11 หลายเดือนก่อน +1

    Baidao jinay ❤my home😊

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว +4

    Wow

  • @user-le9ek4in7w
    @user-le9ek4in7w 4 หลายเดือนก่อน

    Baba samatar hesaha marqanka❤❤❤❤❤

  • @FarxanYare-hm9zy
    @FarxanYare-hm9zy 6 หลายเดือนก่อน

    Badaana kudhacay side uga baxaa bad baada ale❤❤👏👏👏

  • @inanor4353
    @inanor4353 8 หลายเดือนก่อน +1

    Boogtiii hadana sii baladhatoo
    Bogsan weydayeeey
    Caawo tariiqdu thy 11january 2024🥹

  • @Qadarkaahee1
    @Qadarkaahee1 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ boholyoobayoo barigi hore sidan ku bartaan baladaan laha cajiib

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +6

    Mirihii iyo laxankii nidaamiye codkii x.a.samatar

  • @cabdirashidsiciid2722
    @cabdirashidsiciid2722 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan wlHi anoo caruura ayaan ka dhagaysan jirey radio yadan waawayN iyadoo canjalada 🥰

  • @abdilatif7577
    @abdilatif7577 ปีที่แล้ว +2

    ragethi👌

  • @adnanabdiwali2246
    @adnanabdiwali2246 ปีที่แล้ว +2

    Baxar saaf la moodyeey 😢💔

  • @AminAbdi-xy5fm
    @AminAbdi-xy5fm 3 หลายเดือนก่อน

    Waa maali xasuus mudan wxn kaso baxay jamacad saacaduna waa 12.duhurnimo wxn wada fadhina zxbky qaali oo aad igu wayn oo safara emerica runtii waa malin igu qaliya dibna usoo laabanaynin 31.5.2024

  • @MaxamedCabdulqaadir-cp1vt
    @MaxamedCabdulqaadir-cp1vt ปีที่แล้ว +1

    Hassan aadan samatar
    Fanaan Qaran

  • @abdijama2730
    @abdijama2730 3 ปีที่แล้ว +3

    Bro download ka fur adoo raaliya 👋🏽

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 2 หลายเดือนก่อน

    July 10 2024 ❤

  • @يوسفإبنمحمّدنوريدعالي
    @يوسفإبنمحمّدنوريدعالي 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuus 2/7/2024

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +5

    Halyeey Samatar Alle maxaan hees jacayl oo aad leedahay dhagaystay allow ku barakkee❤

  • @cabdishakuurqanbi6680
    @cabdishakuurqanbi6680 2 ปีที่แล้ว +5

    Lagen xasan adan samatar

  • @user-qe6wf5tz7x
    @user-qe6wf5tz7x 2 หลายเดือนก่อน +1

    2025😂

  • @fatimasulayman4095
    @fatimasulayman4095 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo bar waye

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa ปีที่แล้ว +3

    Alaabtaan waa hees waa dhaaftay ❤

  • @muhidiinsadak
    @muhidiinsadak 4 หลายเดือนก่อน

    2024 inta dawanayeo

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 2 หลายเดือนก่อน

    Woof woof ❤

  • @yussufmnurie7442
    @yussufmnurie7442 2 หลายเดือนก่อน

    Baadiyo 22/6/2024

  • @farhiaismailmohamud-mb8bq
    @farhiaismailmohamud-mb8bq ปีที่แล้ว +1

    Bogti hadane si balarato bogsan weyday bardiho ku til beydhabo intu but iyo bar baxay calekahu balarten baxar saf la modyo

  • @najiibidyraamang191
    @najiibidyraamang191 ปีที่แล้ว +1

    Wan la degay bro

  • @Axmedyuusufmaxamed4
    @Axmedyuusufmaxamed4 3 ปีที่แล้ว +2

    Gs

  • @buushbuush7389
    @buushbuush7389 3 หลายเดือนก่อน

    ❤ wayo wayo

  • @hiboahmed6190
    @hiboahmed6190 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestii b

  • @NajiibAlpha-mi1zv
    @NajiibAlpha-mi1zv 3 หลายเดือนก่อน

    inta Vidoaga diini kasoo raacdayy waan salamayaaa😂😂

  • @user-qx9pt9vr9n
    @user-qx9pt9vr9n 4 หลายเดือนก่อน

    Ina adan samatar

  • @yussufmohammed8361
    @yussufmohammed8361 2 ปีที่แล้ว +1

    WAXAN XASUUSTAA KIINA AMA KORBEES MEEL LAYIRAAHDO

  • @islowmanbu2173
    @islowmanbu2173 ปีที่แล้ว

    2006 aado weyn

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 3 หลายเดือนก่อน

    🎧🤩

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 ปีที่แล้ว

    Mooji

  • @user-rz6bt9ch3r
    @user-rz6bt9ch3r 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 ปีที่แล้ว

    Isha

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 11 หลายเดือนก่อน

    29/9/2023

  • @XasanMuxudiin-ml2hc
    @XasanMuxudiin-ml2hc ปีที่แล้ว +2

    Beydhabo janaayo

  • @SalaamDiid
    @SalaamDiid 8 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @nimconuuh9070
    @nimconuuh9070 3 ปีที่แล้ว +10

    Remember to keep new song 😉😂

  • @AbdiShafi-vb5mp
    @AbdiShafi-vb5mp 3 หลายเดือนก่อน

    Been kuma hadlineh barbarian jirtan wali si biladhansada

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn ปีที่แล้ว

    07 04 2023

  • @Ciisebiimaalow
    @Ciisebiimaalow 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ I

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdirazaaq-vc6wv
    @Cabdirazaaq-vc6wv 11 หลายเดือนก่อน

    AAx

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie ปีที่แล้ว

    Maxanad

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 หลายเดือนก่อน

    Badrolka inlawarejiyo intaan cidan lakala warejin ayi ganacsato leswareejiyo sidokale soolarka bitirigisa ayi maxalo qadac qayar halakalabadalo badro dowlad lemodijiray xafid inuu ubaahanyahay dagal kahor nag badrol gadeysa ma arkin halkimar meqo kunoo dilay doqon dibir kamadharagta miyaa malabadalay madaxweyne ninki sidas rabo hayimado resalwasaraha lababadalikaraa dalka inukabaxaa mabnuuc xerujabinaya markas hata xaj dAdkisobahan masoxijinkara

  • @yussufmohammed8361
    @yussufmohammed8361 2 ปีที่แล้ว

    2015

    • @nimcodiamend1909
      @nimcodiamend1909 ปีที่แล้ว

      Wojwoj hees Bay ku banaan tahaay ama jacayl

  • @MoMo-wz6ey
    @MoMo-wz6ey ปีที่แล้ว +1

    Xasan Budul 😅

  • @user-qx9pt9vr9n
    @user-qx9pt9vr9n 4 หลายเดือนก่อน

    No way

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 ปีที่แล้ว

    Kooow

  • @user-pg3rn6zw8b
    @user-pg3rn6zw8b 8 หลายเดือนก่อน

    kaban marqaan

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 6 หลายเดือนก่อน

    Bal Qosla Balaan Arkee
    Baga Markaad I Tiri
    Baahidan U Qabo
    Kaama Baaqan Beri
    War Sow Sax Maaha 😂

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 3 ปีที่แล้ว +1

    Weee weee

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @XasanMuxudiin-ml2hc
    @XasanMuxudiin-ml2hc ปีที่แล้ว

    Beydhabo janaayo