XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 104

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 ปีที่แล้ว +6

    Sawirkaa yartiii layd
    Sahal igu geeya
    Ama seexday ilkii ❤😢
    Saddex bari gadaalkood
    Leysaar koryeeriga
    Saa waxaan iraaadaa
    Gaabiya ha Suule
    Wuxuu sii sulaaxaba
    Xamar saani ii geey😢
    Samatar King off songs Somaliayed waye nollow ❤

  • @hashidhorre1736
    @hashidhorre1736 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaa dhageysanayo January first 2019? Timeless Xassan Aadan Allahayoow sii cimri dheer caafimaad abad, iyo jannatul fardows aamiin aamiin yaa Rabb. Boqorka suugaanta soomaali you idil Sharafta Ragga Afrikka heybad badne. I wish you the best of best. I love you and my children love you very much and we will never be without you in our lives a day.

  • @AcAbbas
    @AcAbbas 7 ปีที่แล้ว +19

    hassan Adam samatar waa nin qaali ah we love you brother

  • @hassandaada4868
    @hassandaada4868 6 ปีที่แล้ว +3

    Hassan adan samatar waa fnn dhameys tirar sababto ah labada leejadood afka somaliga ayuu ku heesa oo kala ah afka maay &mahaa waxaan ku leeyahay alle haku hafido hassan baashi

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 6 ปีที่แล้ว

      Xasan baashe weeye sxp ee maha baashi

    • @maxamedShire3591
      @maxamedShire3591 5 ปีที่แล้ว

      ‘Maya & maxaad tiri’ waan yara ju saxayaaye.

    • @sadiiq1axmed725
      @sadiiq1axmed725 5 ปีที่แล้ว

      Fanan jira oo somaliyed cimgaga allaha dhereyo janadana Allah hagu geyo

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Banaadiri xitaa wuu ku heesay.

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa cizag #1 Somali hero. Dhaqankeyga iyo afkeyga soomaali sugaanta soomaali adigaa Mudane Xassan Aadan Samatar igu caawiyey inaan heysto

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestu ma dhammeyatirna shit heesta dadka qaar Saciido ayay uyaqaannaan
    Intii ugu macaaneyd baaba dhiman❤❣🙏
    2020 Auguts 19 kee baan daawanayaa muqdisho
    Yaa iga danbeeyo

    • @mohabuuni8593
      @mohabuuni8593 3 หลายเดือนก่อน

      Heeskaa salkiisii
      Inta sowdka maqashaay
      Samri waayey aniguye
      Dhalinyarda somaaliyeed
      Isoo siiya wanoooo

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 3 ปีที่แล้ว +1

    Hassan aadan samatar fanaan jira karaamo ayaan kuu haynaaa

  • @sumayosalman4562
    @sumayosalman4562 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam xanow eedan waah waah fananka kaliya aan kadalin heesihiisa

  • @nasirmuhammad7337
    @nasirmuhammad7337 5 ปีที่แล้ว +3

    waa ereyadii abawankii weynaa sahal macalin ciise allah raxma

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +21

    #𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒
    Kun iyo sagaal boqol
    Todobaatan iyo sadexdii
    Sanadkii ahaa
    Bishiisii sideedaad
    Maalintii salaasada
    Subixii Labada saac
    Anoo hawl usoo baxay
    Saanboobayoo wacan
    Oon culays i saarnayn
    Ee saxar ka Fudud yahay
    Sow inan suleekha ah
    Qiyaastii sidasn iri
    Sanad lix iyo toban jira
    Oo mooda sagalkiyo
    Ee sidata buugaag
    Una saxay ILLAAHAY
    Qac indhaha kumaan siin
    Sow Umaanan leexan
    Kor baan ka iri seetahay
    Sowdaan jeclaystiyo
    Ayey igu salaantee
    Waa mar sababi socotee
    Sii dhaafidaydiih
    Waa leysaaqay gabigey
    Dhidid igu sabeeyoo
    Saana qaadi waayee
    Anigoo sahwiyayooh
    Niyadu ay si kale Tahay
    Sawirkii Yartiibaa
    Hortaydan Lasoo sudhay
    Saan U laabtay ma Ogayn.
    Iminkana ma sixi karo
    Waxse aan kusoo kacay
    Anoo taagan sabadii
    Suryadaan ku kulanee
    Lixday soo maraysaa
    Iska sugo ayuun buu
    Hindisuhu i siiyee
    Waan ku siray milicdii
    Gabalkuna sam igu yidhi
    Sidaan ahay anoon garan
    Tii yoon socodna igu jirin
    Sii Luuday Fiid.
    Dantu seeta weeyee
    Kolkaan tegay sariirtii
    Ina seexan waayee
    Cuntana saa Uma dayin
    Sabuubihii aan soo maray
    Wada Saafi maayee
    Sodon tiraa waan tegay
    Halkaan saafi ku arkay
    Sibiq deedna waayee
    Kolkaan samirka joogsaayee
    SIFA kale ka yaabaayee
    Naftan soo sabaalee
    Ayaan galabta sabtiya
    Sii raacay baabuur
    Beled kale sarta U dhibayee
    Nin La saaran yaan ahaayee
    Sodon beri anoo luudee
    Siyoon dhaama sidii
    Salaadnimo isniineed
    Sii bariiday reerihiiyee
    Dhalin saxan U saaray
    Ku salaamay meeahii
    Sal fariisigii baan
    Sara U eegay gurigii
    Taswiirtii siciidkaan
    Saaray labada dhaayood
    Sufur aad u kulul baa
    Wadnahayga saaqee
    Dhabtii waan salalayoo
    Siri waan ilaawoo
    Ku bilaaway soowdkii
    Sawirkaagan yartii Layd
    Sahal iiga geeyaay
    Ama seexday iiLkii
    Sadex beri gadaalkood
    Lay saar kor yeeriga
    Saa waxaan i dhaahdaa
    Gaabiyaha ha suuree
    Wuxuu sii Sulaaxaba
    Xamar Saani ii Gey
    Saaxiibadayda aqalkoodii
    Igu simay wayna soo dhawaysay
    Hasaawa Saarree
    Xataa sadar ma Oran
    Libta Leyga siibee
    Gabal gaabkii soconay
    Wayna sii sagootiday
    Isa soorihii aan wada galay
    Qaaraan sarbeebay
    Waxaa iiga sii xumaay
    Dhankastaba aan seegaay
    Markaan kulanay saciido
    Saaxiib aan Leeyahay
    Si yar iigu dhiibtee
    Habluhu way sariigtaan
    Sirtoodana ma sheegtaane
    Sida aan Is Leeyahay
    Warla siiyey weeyaane
    Heeskaa salkiisiyo
    Inta sawdka maqashaay
    Samri waayey aniguye
    Dhalin yarada soomaaliyeed
    Isoo siiya waanoo
    Talada igu soo sima
    Warkan sahal ha moodina
    Abwaaniinta soomaaliyeed
    Isoo siiya waanoo
    Talada igu soo sima'aa
    Warkana sahal ha moodina.
    =================END.
    Hees xusid mudan.

    • @mohamuudsaacid2931
      @mohamuudsaacid2931 6 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid sxb, lkn heesta ma dhamaystirno ayaan filaayaa.
      Sababta keentay iyo sida loo sameeyay ayaan wali raadinaayaa sxb.

    • @abdullaahiadan447
      @abdullaahiadan447 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oo huruuda sagalkoo

  • @Apdisamedjama14
    @Apdisamedjama14 2 หลายเดือนก่อน

    2024 bishisa 11aad -14 keeda baan dhagaysanaya heeskan xasan aadan cimri dheer alle ha siiyo suugaan bdn oo culus aya ku jirta miraha heezta

  • @drcilmi7471
    @drcilmi7471 9 หลายเดือนก่อน +3

    One of the best songs of Hasan adam

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaa ila dhageeesanaayo heeestan farta taaag 2019/10/1/ aktobar ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @boqoryare3774
    @boqoryare3774 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 Yaa Ila dhageysanaYa👏👍
    like ku Muji thnks👍❣

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 11 หลายเดือนก่อน

    Waa ereyadii cllaahi aw xasan jaamac waa qiso dhaba oo dhacday 1973

  • @laaridarwiish1438
    @laaridarwiish1438 7 ปีที่แล้ว +4

    waa ku jeclahay sxb xasan adan

  • @cirmarbadmar5522
    @cirmarbadmar5522 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesta way dheer tahay ma dhamaystirna. Intii ugu macaanayd baa maqan. Soo dhameystir sxb.

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 ปีที่แล้ว +3

    Cimri dheer Alle haku siiyo Xasanoe Eeyhing

  • @Cabdinajiib-p6j
    @Cabdinajiib-p6j 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan aadan samatar lengin hadaan dhageysan ma anaan marqaamin hestaan waxaa la dhahaa iisheega ? 1973

  • @MahamedSaleman-hr6nz
    @MahamedSaleman-hr6nz 5 หลายเดือนก่อน +2

    29 July 2024 baydabo janaay 15:26 galabnimo

  • @mohammedbashir6725
    @mohammedbashir6725 4 ปีที่แล้ว +2

    codkii xasan aadan iyo mirihii maxed cali kaariye heesta wuxuu samayeeyey isagoo berbera ku sugan gaar ahaan schoolka bursade oo ay inantu u socotay

  • @zakixuseen6311
    @zakixuseen6311 6 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxaa la qaaday 1973 maalin salaasa ah waxaana la tooga na yay salaad gabeyr wax maa iga qaldan asxaabta ama waa saxa na hay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii maxamed ciise ganeey laxankii c.jiir codkii x.a.samatar

  • @mowliidmaxamuud8262
    @mowliidmaxamuud8262 2 ปีที่แล้ว

    Ninka xiligan dhagaysanaya ayaa aniga ah oo ah tri 10/4/2022 1:22am legend hasan adan samatar nin culus

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nac

  • @cabdiraxmaanmuxumed1638
    @cabdiraxmaanmuxumed1638 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigoosahwiyayoo
    Niyaduaysikaletahay

  • @cabdirahmaanaxmedbilr233
    @cabdirahmaanaxmedbilr233 5 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maahan heestan 2019

  • @hashidhorre1736
    @hashidhorre1736 6 ปีที่แล้ว +7

    True Afrikkan Hero

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 6 ปีที่แล้ว +3

    1973 diii maliintii salaasada subaxiii 2 saaac ano howl u so baxay san gobayo wacan on culeys i sareyn ee saxar ka fuduud hestaa waxan ka xasuustaaa sawirkii saciidan saray 2 bada dhayod runtii sohdin kuluulba wadnaheyga saqdee saboobihii aan wada galeyn

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Fannaan kii qaaliga ahaa Jubuuti ayuu fadhiyaa.

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha loo qaaday waa gabadh reer hargeisa galbeedka hargeisa

  • @LibanQoono
    @LibanQoono 6 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus legend Samatar.

  • @CumarCabdiwelishuqaale
    @CumarCabdiwelishuqaale 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa❤❤❤❤

  • @MohamedIsmailAdan
    @MohamedIsmailAdan 5 หลายเดือนก่อน

    Hesti aawey xasan uqadey e kujirtey waraf iyo shimbiro ee ahayd kasdaraney koriski ad,aadey

  • @abdibulshe7129
    @abdibulshe7129 6 ปีที่แล้ว +2

    samatar haka ahaado fanaan wlh aad iyo aad

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahadsantahay mararkii aan ku kulannay hall of fame Weston and Lawrence or the time we went nigaurra falls and all the shows you had in the TDOTT

  • @LiiLove-143
    @LiiLove-143 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fri jul 5 2024 yaa ila dhagesaanayo hestaan loves ❤️ saar

  • @maxamadkhayre7512
    @maxamadkhayre7512 6 ปีที่แล้ว +2

    Fanan qaali

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +2

    Lixdeey soomareysaa
    Iska sug ayuu
    Hindisihii isioyey

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestaa heesaha iga dheh waxaa miiraha heesta leh maxamed.cumar.nuur Nadadamiye

  • @maxameddhiillia5544
    @maxameddhiillia5544 4 ปีที่แล้ว

    Halla yaa xasan baashi

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว +1

    "Subaxdii labada saac"
    "Subaxdii sideed saac"
    Inuu yidhaahdo ayey ahayd abwaanku si uu usii wado xarafka (s)
    Inkastoo uu reer koonfur ahaa malahayga!

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 2 ปีที่แล้ว +2

      Legenow reer weedha sax ma noqoneyso
      Sidaan bay noqone hdi sidada lagu raaco
      Subixii sideedi
      Subaxii labada saaac
      Waayo lahjada reer waqoyiga ereyga intaaso saac ma isticmalan 🫡✌️

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 2 ปีที่แล้ว

      Reer ❌

    • @AlQisas-h1k
      @AlQisas-h1k 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdiwali856aad iyo aad lagend intaan odhan lahaa baa tidhi

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg ปีที่แล้ว +1

    Good memories ❤❤❤❤

  • @abdulaziizelmi5672
    @abdulaziizelmi5672 5 หลายเดือนก่อน

    Inaba caadi maaha mmmmmmmmmm

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 8 ปีที่แล้ว +2

    axb waxan ku weydiinayaa hees u qado xasan adan samatar o la yiraa
    waxay ka mid aheed albunkii israeil samado irman iyo sagal ceel ka geeyoow sadeyeey kalabkii niinka sooman baneyn sanada barwaaqee ku sugeeysay adiigee sabarkaga buuxiyo gacmahaga sigib tiran sacabada xariirtee ka sibladan biyuhu soomaali kama

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Hadda Way ku jirtaa youtube.

  • @BashaalDiini
    @BashaalDiini หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bashiirabdi5054
    @bashiirabdi5054 6 ปีที่แล้ว +1

    xasanow ma alin hayte
    yaasalaam

  • @earthscrust9092
    @earthscrust9092 6 หลายเดือนก่อน +1

    July 10, 2024 ❤

  • @Cabdinajiib-p6j
    @Cabdinajiib-p6j 2 หลายเดือนก่อน

    11:55

  • @ADiis-hw4sc
    @ADiis-hw4sc 5 ปีที่แล้ว +3

    7/11/2019 yaa ila dhageesanooya

  • @mohamedheykal6750
    @mohamedheykal6750 6 ปีที่แล้ว +2

    Hurdada marka kaliya aan dib u dhigto oo aan door bido inaan dhafro wa marka codkaan iyo kabankaas dhagahayga maqlaan

  • @Shaaticagaar112
    @Shaaticagaar112 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan lyriscs nooga dhig

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 4 ปีที่แล้ว

    Kuryeeriga neh waa maxay

  • @abdulahiabdi7868
    @abdulahiabdi7868 4 ปีที่แล้ว +1

    XASUUS 2010 anigo darawal ah

  • @zakixuseen6311
    @zakixuseen6311 6 ปีที่แล้ว +6

    Boqorka codka samatar kugu faanaa dhabti

  • @idirismuhudin3822
    @idirismuhudin3822 4 ปีที่แล้ว

    Apr 1 2020 bandoo Nairobi

  • @nuurkhan8626
    @nuurkhan8626 6 ปีที่แล้ว +1

    Xasanoow Eden samatar

  • @XasanJimcale-p2h
    @XasanJimcale-p2h ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasteexguray7205
    @nasteexguray7205 ปีที่แล้ว

    Xasan Adan sabidiyaradey

  • @abshirpepe5896
    @abshirpepe5896 8 ปีที่แล้ว +1

    caadi.mahan.wlhi

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 11 หลายเดือนก่อน

    Takss

  • @aaranpoy2506
    @aaranpoy2506 2 ปีที่แล้ว

    Waxwaa

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan siciido La Yidhaahda

  • @SurprisedMilkSnake-oz3up
    @SurprisedMilkSnake-oz3up 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😢

  • @maxamedmaxamuud1236
    @maxamedmaxamuud1236 2 ปีที่แล้ว

    Xasanadansamatar

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb ปีที่แล้ว

    Midhaha heesta abwaankii lahaa kumuu ahaa?
    1973 kii -- 20023 ka = 50 sannadood.

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 4 หลายเดือนก่อน

      Abwaan ciise ganeey oo ah ninka heesta siraad lahaa

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 5 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma'aha saan u laabtey ma'ogeyn iminkana ma sixikaro.

  • @ahmedfoowdare4229
    @ahmedfoowdare4229 5 ปีที่แล้ว +1

    1973 xasuus sambar thngas

  • @cshaakir8765
    @cshaakir8765 4 ปีที่แล้ว

    17/7/2020 Yaa Dhegasnaayo

  • @AxmedHadafow
    @AxmedHadafow ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤😮😢😊😅😮🎉

  • @CabdifataaxMaxamed-sc6dg
    @CabdifataaxMaxamed-sc6dg 11 หลายเดือนก่อน

    Waah afkaaga caano lagu qabay heeskan waxayba ka hadlaysa xaalada aan haatan kujiro ilaahow inta is jecel isu soo dhawee 17 February 2024

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 4 ปีที่แล้ว

    Sufur maxaa loola jeedaa sufur aad u kul baa wadnaheyga saaqay

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 4 ปีที่แล้ว

      Sufur waa Digsi sxb ❤🥰

    • @aweysgacalofficial3738
      @aweysgacalofficial3738 4 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Hillaac ok lkn digsi iyo waddo mxaa isku meel kadhigay sxb ilamaaaha sxb sufur waa wax kale bro

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 4 ปีที่แล้ว

      @@aweysgacalofficial3738 sxb maadaama heestu xarafka _ S _ kusocotay ayaa sufrad u adeegsaday sufrad dab la saaray ee kululaatay

    • @aweysgacalofficial3738
      @aweysgacalofficial3738 4 ปีที่แล้ว

      Axmed Hillaac ok sxb thanks

    • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
      @ahmedsheikhabdirahmaan1421 10 หลายเดือนก่อน

      Dhidid waaye

  • @foosaxmed5761
    @foosaxmed5761 4 ปีที่แล้ว

    ❣❣

  • @jamaalmohamed1701
    @jamaalmohamed1701 5 ปีที่แล้ว

    😭😭 qof kasta mafahmi karo heesta micnaheeda

    • @kheirow4871
      @kheirow4871 3 ปีที่แล้ว

      Wll ifansii micnaha uqarsoon

  • @ahmedhousein357
    @ahmedhousein357 4 ปีที่แล้ว

    Ert

  • @MustafeMaxamed-ov4qy
    @MustafeMaxamed-ov4qy 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @AliHassan-ye6nu
    @AliHassan-ye6nu 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤