Malyuun Maanka Kuma Deyn Kumaan Nicin Official Music Video 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Erayada Abwaan Talasame
    Laxanka Iyo Musica Saxardiid SMS
    Vocal Recording Mustafe Karaama
    Camera By Saalim Kaskey
    Farsamadii Saami Cadde

ความคิดเห็น • 387

  • @abdiraxmancadceed9156
    @abdiraxmancadceed9156 4 ปีที่แล้ว +181

    Malyuun maanka gabar haybad leh wye runtii m.a legend saami cadde fanaaninta wllkod wlh wxaan kuu qiray shaqsiga kaliya ee fanaaninta garab taaagan marwalba inad taarikhda ku xusi doonta masuul sare❤✋

    • @camirkahiye2659
      @camirkahiye2659 4 ปีที่แล้ว +9

      @@Balanbaalis brother gabadan farin iga garsii San kudeh waligaa San u asturnaw

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 ปีที่แล้ว +5

      @@camirkahiye2659 m.a wllky m.a waano wngsn siisay allah ha ku sharfo jecliyaa qof walaki8s la jecel wanaaga allah ha ku shrfo wll i.a anaaa kaa gaarsiinaa sxbo nhyee waa balan taasi wllky

    • @maryoleydr5841
      @maryoleydr5841 3 ปีที่แล้ว +2

      balabalis heesta yaa qorey camo

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maryoleydr5841 Erayada waxaa qoray abwaan Talasame

    • @suhurcaawil8777
      @suhurcaawil8777 3 ปีที่แล้ว +1

      9p

  • @sofiashariif8810
    @sofiashariif8810 ปีที่แล้ว +11

    Heestaa wiil aan jeclhy an aad u jecladay marku qillaaf inaga dhex dhoco ama aan dagl imado pan dhagaysan jiray aqiiran wuu safray safar aan rali kaga ahayn
    Markuu iga safray puu is badalay
    Anna aad pan u jecladay heer dadkoo dhan aan cadaw u maleye isga un iinmuqday lakin
    Xiriirkena wuu go,ay waqtigii paa ina kla geye anna safar ban ahay
    Oo riyadaan aduunka kala haa paa i hirgashay malaga yapaa inuu waqtiga dip inoo kulmiy
    Saxiiip Wan ku jeclhy
    Nasiipka iyo wayha iga hiliye
    Ipra❤💯
    5 sano kadip paan rapaa qoralka inan arko iyo adiga waxa iska ka padlay dapadeey / gadashey Asagaa u saree

    • @jannah5330
      @jannah5330 หลายเดือนก่อน

      11 months kdb ayaan qoraal kaaga aqrinaya Waxaan rajeynaa riyooyin kaaga in aad ka rumeese don’t give up abyo♥️

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 2 ปีที่แล้ว +29

    Kuma dayn kuman nicin
    Dar allee kuman gabin
    Balse nolosha dunidiyo
    Xilliyada is doorsha
    Quluubteena kala direy💔😥
    Naf xusuus dawaafkii
    5 daqiiqo kama tagin
    Sidii bay u dayeysaa 👀
    Doodahenii barigii
    Iyo dookh sinaantii👫💔
    Ogow kaan dadkoo idil 👥
    Ka daneeyo kaliyow 🤵🤴
    Jacaylkii imuu dayn 😥
    Sidii buu dareenkii ❤
    Dabka iigu shidayaa🔥
    23 Jan 2022 2:24 AM

  • @aishahashi4543
    @aishahashi4543 3 ปีที่แล้ว +69

    Inta shaadiyo ka so raacday❤4 aug 2021 axad

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 3 ปีที่แล้ว +65

    05/12/2020
    kuma dayn
    kumaan nicin
    Dar alleh kuman gabin
    balse nolosha dunidiyo
    Xiliyada is doorshaa
    kulan keena kala diray😔

  • @mohamedosmaan5999
    @mohamedosmaan5999 4 ปีที่แล้ว +153

    inta muqdisho jecel like dhac kusii hadaaad Somali thy

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Osman sxb subscribe iisaar

  • @quensumayochanel9305
    @quensumayochanel9305 3 ปีที่แล้ว +81

    Waxaan jeclahay wiil iga fog mana aqaan xiligaan arki doono waxaan alle ka bar yayaa sidaan u jeclahay in uu ii jecel yahay 😭

    • @tarzanboss9970
      @tarzanboss9970 3 ปีที่แล้ว +4

      Isku cudur nahay lkn aniga waa gabadh, cawa ayey hestaan isodirtay. Qalbiga aad ii xanunoya waa habeen saq dhexe 2:50 Am. nolosheyda wey deysay ciriri badan daremooya waxa rajeena kaaga inuu Guleysto 🥲

    • @monamedia8821
      @monamedia8821 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlh aniga kula mid ah 😣

    • @saamiya272
      @saamiya272 2 ปีที่แล้ว

      @@tarzanboss9970 abwe anah dhibtaada camal I heysata💔

    • @haibeim7582
      @haibeim7582 2 ปีที่แล้ว

      Alle khayr ha idinku kulmiyo

    • @maxamudmaxamed4044
      @maxamudmaxamed4044 2 ปีที่แล้ว

      wad helesa i.A

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan wllhy waa raadin jiray maantan helayy 7jeer ayaan dhagaystay on kucelceshaday tariqduna wa 27 September 2022 12:50pm malyuun cod dahabi ah & qurux alla ugu deeqay iallah October 27 am back again🥺❤😫😫

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 4 ปีที่แล้ว +23

    Haduuba mukar natiijo leeyahay way haysaa wax ka qayrbadan allaha siiyan leeyahay gabadhaa soomaliyeed🤲🤲🤲🤲🦋🦋🦋🦋

  • @zirmubarak7025
    @zirmubarak7025 4 ปีที่แล้ว +133

    Intii ck kasoo raacday like iigu sii reeba🤣

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 4 ปีที่แล้ว +90

    Hada Iney Hamda Bilan Isku yara Ekyihin Like Saraa

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +34

    Sharma boy gabar quruxu iyo cod alle isku daray ba heley wooooooow👌👌👌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👑👑👑👈👈👈🌹🌹🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑👑

    • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
      @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว

      Ma quruxa caagagii suuqa bacad laha la dhigdhigi jiray ayaa la modaye

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 nin maseer haayo waligay ma arag qurux badna nagta

    • @MakkaAli-lw4tb
      @MakkaAli-lw4tb หลายเดือนก่อน

      Hej hur mår Du

  • @Ninbiraa
    @Ninbiraa 4 ปีที่แล้ว +65

    Runti waa gabadh quruxon waxay ku wacanedi in guri lagu hayo oo lagu daaryeelo balse dunidi heesaha ayay ku so birtaay allaha ha ka madoobeyo xanunka heesaha la dhaho

    • @asmamohamed7521
      @asmamohamed7521 4 ปีที่แล้ว +2

      Aammiin

    • @Hussein-xi9pb
      @Hussein-xi9pb 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofki heesa wuu xanuun san yehe malaha
      😅😅😅
      Dadkaan saxana yaasha ayan la yaabay

    • @Ninbiraa
      @Ninbiraa 4 ปีที่แล้ว +2

      Tiki taka Media eedbta iyo anshaxa guriga aya lagala yimad lipaax aagoon miya tahay

    • @omararmeno2621
      @omararmeno2621 4 ปีที่แล้ว +2

      War maxaad naagaha doqomada ah Ku fashaan naag gurijoogta ah waa doqone

    • @bashiirnur
      @bashiirnur 4 ปีที่แล้ว +3

      guri markad ku heyneyso xolo miya caqli xamada raga somaliyeed

  • @ayaandhalad4559
    @ayaandhalad4559 3 ปีที่แล้ว +55

    😥 hesta qalbiga ka dareme yaa ila mid

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 2 ปีที่แล้ว +8

    Nin Somali ayaan sharaf lahayn gabadh kastoo quruxbadan garoobey ka dhigeen😭

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 ปีที่แล้ว +19

    Cawan so helay hestan waaw wayeh 4/august/2021 haben arbaca 12:28am✌️🕊30august2022 again 🙈😢

    • @mesahassan4644
      @mesahassan4644 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa😻☺️

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba hadan soo helay 17:29

    • @asaldhalad2913
      @asaldhalad2913 3 ปีที่แล้ว

      Anina hadan helay😂

    • @fathiafany1918
      @fathiafany1918 3 ปีที่แล้ว

      Ani hada heelay🥲🥲🥲

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +13

    Naagta kaliya ee muqdisho ugu shidan uguna codka malabsan wllhi wan wataa inantan quruxley😋🥳🤤🙌🥰❤ 13 November 2020

  • @ayuushahmed4493
    @ayuushahmed4493 2 ปีที่แล้ว +4

    Kuman deen kuma nicin palse nolosha dunidiyo xiliyada is dorsha quluptena kala diran marka maqlo heestan xanuun naa dareeme run Ahaantii🥲🥲🥲 Wiil aan is jeclen waqtiga io wayaha na kala fogayy Kala foganyo waxey tahay waan dareemay qof aad is jeceshhn marka kala fogadan xanuun wlhi is fahan way nolosho kugu adgado qalbi xanuun kalsooni daro farxad la.aan Malin un ina isoo noqon donta rajeyna alle nah ugu barya saan ku jeclahy ina malin un ii jeclan doonto isoo laban doontid😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +14

    Allahu akbar heestan waxa ka dhex guuxaysa laxanka heestii dalmar yare ee ahyd hadaan reer lawada dhisin jacayl laba israadsani raaca maanta nooliyo aduun laguma raageen ahaa ma anay wax iga baxsanyaan 😂😂 lkn inantu way cod macaantahay ❣

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuma dayn kumaan ncin
    Dar alle.kumaan gAbin
    Balse nolosha dunidiyo
    Xliyda isdoorshaa
    Quluunteena kala diray
    Heesti zoo celizy klzoonidiiii jcylkaygah......💖🤕🤕❣

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan tik tok kasoo raacay walipa shaadiya sharaf kusoo arke wan ka helay yaa illa muda tolow😁😄

  • @Hussein-xi9pb
    @Hussein-xi9pb 4 ปีที่แล้ว +19

    Wow she's beautiful &
    Her sound is so sweet
    Horay u soco walashey malyuun
    Waxad noqon doonta xidigta hablaha ku heesa afka Somali

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 ปีที่แล้ว +7

    Kumadeeyn kumaan nicin dar alee kumaangabin balse nolosha dunidiyo xiliyada isdoorshaa quluubteena kala dire 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax ax ax ax

  • @mohmethanat5743
    @mohmethanat5743 3 ปีที่แล้ว +9

    Kuma dayn kumaan nicin
    Dar alle kumaan Gabin
    Balze nilozha Dunidiyo
    Xiliyadda izdoorshaa
    Quluubtena kala diray💫
    13\Agust\2021 Friday😒

  • @jeyteofficial149
    @jeyteofficial149 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadad malyun hystayda ka heshy like ii sar

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 4 ปีที่แล้ว +89

    Ck inta ka soo aragtay ☝️☝️

  • @muhanita3915
    @muhanita3915 3 หลายเดือนก่อน

    Kama rajo qabo inad isoo noqoto Inkastoo anoo kujecel aad Qof kale guursatay sidaan kuu jeclaa Allah aya ogaa 😭calafkaa iyo wakhtigaa iga hiiliyay hadana wxn kuleyahay Melkastod jogto sharaf ku noolow.

  • @najmaahmedhussein5506
    @najmaahmedhussein5506 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan shaadiya inta kubaratay like

  • @koshinsaid2672
    @koshinsaid2672 4 ปีที่แล้ว +2

    Mogadisho's Got talent walle Fanaaniin ayuu soo saaray.
    Wadnaha fm.
    Balanbaalis studios.
    Abwaaniinta uu ugu horeeyo Prof Abwan aaqiro iyo Legend shimaali Ahmed shimaali
    Fanaaniinta
    Kungeero
    Kulmiye
    N dayax
    M Maanka
    N all....
    Waad cimaamadantihiin 💐❣🤘👍

  • @armaanmalistatus
    @armaanmalistatus 4 ปีที่แล้ว +42

    Intii cudkaan igula rasxeysatay like isaar🎧✅

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Armaan walaal subscribe iisaar

  • @akram2219
    @akram2219 4 ปีที่แล้ว +10

    Heestan cajiibka ah
    Ck inta heesta kasoo argtay
    Likta dhac👉😂

  • @hafsohayaat6531
    @hafsohayaat6531 2 ปีที่แล้ว +1

    kuma deynay kuma nicin ........ erayada qalbiga tabanayi waaye walle qalbigeyga kama bixin mana ka bixi dontid abidkeyga so durug mcnoow😭😭😭😭😭😭

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow 👏
    Waa Shidan Tahay Runtii
    Maanka Waa Quruxley Dhamestiran🤩🤩🤩🤩🤩😍🤩😍😍😍

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 ปีที่แล้ว +7

    cod iyo styl wad heysa mansha allh waxan kugula talinaya hesahaga so socda iney noqdan kuwa murti leh huuuno💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว +13

    Qurux badan masha Allah 🥰🥰👏from king ck

  • @FARAHJARMALI
    @FARAHJARMALI 2 ปีที่แล้ว +2

    Touching my heart walhi wan ooyahay 100 plus Ayan dhagaystay

  • @fahadabdulleasir9974
    @fahadabdulleasir9974 4 ปีที่แล้ว +6

    Walee fanaanin cusub ayaa kasoo baxay muqdisho Got talente alaw idin xafid dhamaateen keeb going

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +21

    Ilaahow tan yar fanka ka qabo kaligeed maahee dhalinteena yaroo dhan

  • @Lakicabdirashiid
    @Lakicabdirashiid 5 หลายเดือนก่อน +6

    2024/04/24😢💔

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 4 ปีที่แล้ว +49

    Inta ck kasoo aragtay like dhac kusiiya

  • @c58pro50
    @c58pro50 4 ปีที่แล้ว +4

    Malyuun maanka love u
    Intii jecel gbadha like ha iisaarto

  • @DeeqoaxmedDiini
    @DeeqoaxmedDiini 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 ayaan daabanayaa markii afaraad ❤❤️‍🔥👍🤗

  • @hassanzilva251
    @hassanzilva251 ปีที่แล้ว +2

    Sidii pay u dayaysaa
    Doodihii barigii iyo
    Dookh sinaaantii😢😭🙏

  • @sabriinsabnaa7105
    @sabriinsabnaa7105 3 ปีที่แล้ว +3

    Kuma dayn kuma nicin lkn daryeel bn ka wayay kaa ku siiyay xita in yar u dhaw😪😪😪💔

  • @pes2020-r2b
    @pes2020-r2b 4 ปีที่แล้ว +9

    I am from king ck 💙 inta ila midka ah like dhac ku sii🇸🇴🔙

  • @iqradaud8423
    @iqradaud8423 4 ปีที่แล้ว +21

    So beautiful/ exactly it’s touching me I’m currently in that situation...

  • @samirabenchardi7925
    @samirabenchardi7925 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuma dayn kumaan niciin my Best song markasta wan dhagaysta oo waxan ku xasusta qof iga dheex uun jeclahay

  • @libanxaashi7850
    @libanxaashi7850 4 ปีที่แล้ว +11

    Fadlan muqalada wanaajiya Meel abaara marna Jamal qalalan Wax ladaawan karo mahane🤔🤔

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore nimankiina haysta hablaha soomaliyeedoow hadii lamaanuhu mar kala tagaan jacaylka iyo kalsoonidii hore dib looma abuuri karee walaalayaal🤔🤔🤔

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      Maxay tahay nimankiina haysta ninkuba haduusan ku qanacsanayn xaaskiisa kawaran ma wanaag dhinac keliya ka socdaa wax taraya haduu hal dhinac kasocdo labada qof midbaa rafaadsan markaa hadii lays fahmi waayo ardullaahi waasac

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 5 หลายเดือนก่อน

    19/4/2024 maalin jimce ah saacadu thy 3:22 galabnimo heestan baa ii baxaysaa dharbaan meydhayaa Jacaylkeyga oo khilaaf na dhex yaalo baan kolba xasuusanayaa mana rabo inuu nolasheyda kuso noqdo haddana wn jeclahay wxn rajeynaya inaan dib ugu soo noqon doono fariintan. Jacaylkii imuu deyn sidii bey u dayeysaa doodaheeni barigii iyo dookhsinaanti axyaa qalbi ❤😢 raakia 🙈

  • @sundusahmed3225
    @sundusahmed3225 4 ปีที่แล้ว +28

    GABAR MAREXAN:) noloow malyun

    • @drkey4285
      @drkey4285 4 ปีที่แล้ว

      Mrexn miya

    • @sadiamohammed6453
      @sadiamohammed6453 3 ปีที่แล้ว

      Marexan miyaa uf

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +5

      @@sadiamohammed6453 useless. comments kaaga hate ka ka muuqdo aduunka laga arki

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 3 ปีที่แล้ว +2

      @@sadiamohammed6453 naya ma masersantahay waji madowey 😂😂😂

    • @abdullaahiadan2015
      @abdullaahiadan2015 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sadiamohammed6453 sorry hadaad ka hinaastay

  • @maxamudadam5763
    @maxamudadam5763 4 ปีที่แล้ว +5

    Fanaanadan cod iyo muqal xayi ahy bay leedahy❤️☀️

  • @hushmad162
    @hushmad162 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhi ugu horeyso An is dhahay qurux deda darteed ya fanka ka saro wayo cod iyo qurux intaba way ledahay wlhi leysma xaqire

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuma dayn kumaan nicin
    Dar alee kuman gabin
    Hees iyo badh👌🥰

  • @nasramaxamud5194
    @nasramaxamud5194 4 ปีที่แล้ว +56

    gabadhan deeqo afro may u egtahay inta ila aragty farta taga

    • @reerfarahabtidoon7957
      @reerfarahabtidoon7957 3 ปีที่แล้ว +4

      malyuun habraha waqtigooda sooqaaty iyo qalanjadan iskumeel hadhigin , Malyuun 100|100 hablaha way u wataa hh

    • @ayaanmuuse4543
      @ayaanmuuse4543 3 ปีที่แล้ว

      Way ueegthy niyadan kalahaaba qoraalkadan arky xppti

    • @ubindhouron9896
      @ubindhouron9896 3 ปีที่แล้ว

      Wan u malay deqo afro matanted

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 3 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 3 ปีที่แล้ว

      @@reerfarahabtidoon7957 maxa da iyo isku ekansho isku xidhay? 🤦🏽‍♀️

  • @hamdisiyad1244
    @hamdisiyad1244 4 ปีที่แล้ว +6

    Tik tak aya ka so arkay hestan hurmar wacan walalashay

  • @miskicadeey1392
    @miskicadeey1392 2 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylki imu dayn zidibuu darenki dabka igu zhidayaaa♥️😥😥

  • @dhiblaawemedia
    @dhiblaawemedia 3 ปีที่แล้ว

    Aniga heestan waxaa luuqa iguso dirtay saxibtay oon aad ujecahay hidadhowra from hidadhowra to TH-cam waaye inta isjecel allahaa isku calfo

  • @amsterdam1497
    @amsterdam1497 4 ปีที่แล้ว +10

    I like music 🎵 from eritrea 🇪🇷 🇪🇷 🇪🇷

  • @shukulaye6079
    @shukulaye6079 2 ปีที่แล้ว

    Kuma dayn kuman nicin balse nolosha dunidiyo xiliyada isdoorsha kulankeena kala diray allow mar un igu sin

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว +2

    Ya iso qaban kara fananad muqdishiwiya misna tima waqan jawabta wa maya waaaw malyuun manka fanandad cafiba hes cajiba

  • @mohamudali8471
    @mohamudali8471 3 ปีที่แล้ว +15

    Walahi si qaas ii taabatay heestan... Xaaskeygi yeey inakala geyeen😢😢😢

    • @sagalmaxamuud205
      @sagalmaxamuud205 3 ปีที่แล้ว +2

      Lakin haka oo golan wallalkayow dadkas waa dad XUN😰

    • @naimaosman5183
      @naimaosman5183 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaaskaaga Cidina idinma kala gayn kadho kalsoonideeda dhis

    • @mohamudali8471
      @mohamudali8471 3 ปีที่แล้ว +2

      @sagal maxamuud walahi muda 4sano ayaan islajoogney intaasna waalidkeeda iyo walaalehed ayaa visa iyo doof larabeen marka she went to Europe without my will en we now apart.

    • @mohamudali8471
      @mohamudali8471 3 ปีที่แล้ว +1

      @Naima Osman walaal wey nakala geyeen qurbaha lagatuurey.

    • @naimaosman5183
      @naimaosman5183 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamudali8471 Calafkaa adeegee wll khayr haday kuutahay allaha kusoo cesho adna wanaaji marwalba

  • @asiyasahal2487
    @asiyasahal2487 ปีที่แล้ว

    Sidii Bay u dayaysaa doodaheenii berigii iyo dookh sinaantiii.😭😭😭😭😭😭ilahow qalbi ii qbooji.🥺🥺🥺🔥

  • @queentoma2158
    @queentoma2158 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah cod iyo qurux ilahey siyay hori u soco wall malyun😍👍

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 4 ปีที่แล้ว +9

    Wale Cod iyo Qurux wa liskgu dhobay malyun çok güzel 💯👌

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdiweli sxb subscribe iisaar please

  • @FatminaAhmedige
    @FatminaAhmedige 2 หลายเดือนก่อน

    2023/7/16 ayaan heestan ku celceshan jiray anoo jaceyl daran ihaayo oo ilmaynaya 2024 /7 17 waxaan dhagaysanayaa anoo xasuus la nool illaahow riyadeyda ii rumee nolosha heerkan rabana igaadhsii😢😢

  • @Mahanaan36
    @Mahanaan36 2 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa dareen fanaanad ruuxiya weeyi malyuun the godess

  • @hakabaproduction5276
    @hakabaproduction5276 4 ปีที่แล้ว +25

    Allah kaa bad baadiyo cudurka corono virus subuscaribe iisaara

  • @kingrashka4749
    @kingrashka4749 4 ปีที่แล้ว +2

    AnAA u horeeyo mantaa like kama rabee malyuun manka igu qabtaa😂😂😂

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Rashka sxb subscribe iisaar

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabar Qurux badan cod macaan ayuu helay

  • @dhamme0
    @dhamme0 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa markii iiGu horeysay
    Ee aan daawado hees ay qaadeyso funny we ye malYuun

  • @bashkacade8025
    @bashkacade8025 4 ปีที่แล้ว +3

    Malyuun m.a cod io qurux alle ku siiye keep going zaami cade lagend keep going

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaaniiinta. dumarka Muqdisho gabar ka cod macaan wali ma arag

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 4 ปีที่แล้ว +9

    Wow qurux iyo cod Allah siyay

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 ปีที่แล้ว

      Armaaz walala subscribe iisaar fadlan

  • @maarikali4133
    @maarikali4133 ปีที่แล้ว +1

    2022 inta ila dawanaysa like 😍🤣

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylkii imuu dayn
    Siduubuu dareenkii
    Dabka iigu shidayaa
    Erayadaan waan qaatay inkastoon gabadhaan aamaan ay ubaahantahay maadaama ay kamas leedahay dadka badanaa lehna hadhow waa cod macaanaadaan waliba dadka bagaagsan.

  • @bashiirahmed7772
    @bashiirahmed7772 ปีที่แล้ว

    Malyuun maanka alla yacazak walsehy qaali fanka ada no shiday keep going💋💋💋😍😍😍😍😍😋😍😘

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 ปีที่แล้ว

    Soo dhawow macaanow soo dabac macaanow Inaba cadi ma aha malyun manka xasuus waayo waayo masha Allah xabiibtii .I think the Sharma boy love you to. Qaaliyeey. Keep it up good work.

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 4 ปีที่แล้ว +7

    beryahan Malyuun wa kacsanthy new songs inta igu raacsan

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 4 ปีที่แล้ว +4

    Malyuuneeey waa ku jeclhy 😘

  • @Badran_0
    @Badran_0 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuma den kuma nicin
    September 18 2019 Friday 🥺💔

  • @lacagdollar6896
    @lacagdollar6896 ปีที่แล้ว +1

    Sharmow adeer hadaa Qoor io xiraale tahy oo laba xinyoodlaa adeer isoo laabo gabadha farxadeenuna waxay ku jirtaa idinkoo dib u midoobeee ❤🎉

    • @fathia1185
      @fathia1185 ปีที่แล้ว

      Way midoobeen 😢😮😂wuu uso laabtay

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabar yaar oo catah badana oo hees Isla kala jiidaysa yaaab gabdhihi dhama fananin bay nooqden aniga kaa haray. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Somaliye guuuuuul corono voris allha. Naga bad baadiiyo. Illhay waxan kabar yayna inuusan naso fariin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin amiin

    • @ilwaadquruxyartareersomali2251
      @ilwaadquruxyartareersomali2251 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +1

      Naag is hubta aa bannaanka imaata
      Sax ?
      walaashiis
      Isku fiiri nasiibkaaga qabtaa

    • @ahmeddcdde1004
      @ahmeddcdde1004 4 ปีที่แล้ว +1

      Coronavirus kaga maheee gabr ka qurux bdn uki na arag gbdhan mka msyr snthy
      Bananka iskeen fool xumyhy shuluq nimda ku fanysa mxaa naag wada futa ah lgu flaa

    • @xurmeyoxasan1546
      @xurmeyoxasan1546 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddcdde1004 war xagee ku xanuntay diiiiflow aniga. Hadad I arki lahad dharerka kaa dadanaya. Hadan fananad nooq dana kaba daran naag gantarah bad noo xayesine

  • @nimcoguuto3488
    @nimcoguuto3488 4 ปีที่แล้ว +4

    laxanka heesta wxd moodaa inaan hees hore kumaqlay

    • @rowdabotan8597
      @rowdabotan8597 4 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa kula dareemayo balse waan soo qaban la ahay heestaas

    • @nimcoguuto3488
      @nimcoguuto3488 4 ปีที่แล้ว

      @@rowdabotan8597 hees hindiya oo la turjumay laxankeedi weeye wll lkn wnba hilmaansanahay

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว

      Dalmar yare hes uu leyhy cml

    • @Ronaldothegoat73
      @Ronaldothegoat73 4 ปีที่แล้ว

      @@rahmaahmed4317 Haa heesta hadaan reer lawada dhisin heesta dalmar yare u laxan egtahay

  • @rafiifhaaji7368
    @rafiifhaaji7368 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow axyaa cod malyuun qacda hore iyo caatada xamdi bilan ma iskaga ekoo mise anaa si kale ah manta Marna deeqo afro ila egtahay qushi cod iyo qurux hore usoco abayo model noqo body goals hesataa

  • @ismailyukey477
    @ismailyukey477 4 ปีที่แล้ว +11

    Qoftu quruxsanaa 😢😥😘😁

  • @akaashali9542
    @akaashali9542 4 ปีที่แล้ว +10

    wow amazing voice malyuun hore u soco bbe

  • @solomonistanley2768
    @solomonistanley2768 4 ปีที่แล้ว +2

    Hablaheena waxa kabuxa inamayaro cod macan thank my sister best voice

  • @SKY........63
    @SKY........63 4 ปีที่แล้ว +4

    Codka ..haaaa haaa haaa
    Stylka. Haaa haa haaa
    Miraha . Haa haa haa
    Musiga. Haa haa haa
    Lakiin dubista iyo muqalda ..maya maya maaaaa

  • @gadhleibrahim5259
    @gadhleibrahim5259 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestani dadbay markay dhagaystan rajo galinaysaa

  • @fatumahalima5240
    @fatumahalima5240 4 ปีที่แล้ว +6

    Qurux iyo cod iyo music SMS qatar

  • @fatumahalima5240
    @fatumahalima5240 4 ปีที่แล้ว +2

    Malyuun manka inba caadi ma ahaa qurux iyo codka ka shidan

  • @alish2852
    @alish2852 4 ปีที่แล้ว +11

    XABADAAN WAA SHIDANTAHAY...❤

  • @noormohamed9317
    @noormohamed9317 2 ปีที่แล้ว +8

    Following her songs,this lady must be legend. Surely her songs are very interesting

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw waaaaaw xaqiiq fanada n. Kuwa. Muqdisho qolbay kusoo xirtay style Qurux cod kuli waaaw

  • @cdd7872
    @cdd7872 4 ปีที่แล้ว +8

    Best song keep Going MaLyuun maanka

  • @sacdasiman535
    @sacdasiman535 ปีที่แล้ว +1

    Heestan aniga ayaa la iiqaaday malaha aad ayay iisaamysay🥺😭❤
    16/12/2022

  • @Somalitiktokz
    @Somalitiktokz 4 ปีที่แล้ว +2

    Aj iyo ck bilaash iskugu meey kaa dagaaleenin walahi wax shidan 😍😍😍😍😍😘

  • @abdallahussein6326
    @abdallahussein6326 4 ปีที่แล้ว +5

    Deeqo affaro walasheed waa iga gadanthy heestaan

  • @daudbashir6304
    @daudbashir6304 5 หลายเดือนก่อน

    qof aan aaad ujeclaaaa baan kuso xustaaa yada wada dhagsn jirny hadase 😢 waaa lakala tagay qofba calaf meel ku oty😂