MALYUUN MAANKA - MALMIHII QURXOONA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 555

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +211

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @apdihakeimaadam9101
    @apdihakeimaadam9101 3 ปีที่แล้ว +842

    Wax kastoo macaan quraanka ka macaan wll

    • @hamdaahmed2021
      @hamdaahmed2021 3 ปีที่แล้ว +9

      Mxa ku keenay xagan adiga marka wa la ogyahy inu quranku wax wlba ka macanyhe

    • @Roblox-qx5pi
      @Roblox-qx5pi 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaahmed2021 Adi maxa ku soo galiyey reply geeda?

    • @hamdaahmed2021
      @hamdaahmed2021 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Roblox-qx5pi adiga mxa ka khuseeya qofban la hadlye xageed isku soo qori hush Hana baran adeerow

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq MASHAA allaah

    • @xafsahali1715
      @xafsahali1715 3 ปีที่แล้ว

      ma sha allah malyuun manka qof an tagero ❤️❤️

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 3 ปีที่แล้ว +138

    MARWADA KOWAAD EE MADAXWAYNAHA FANKA AFRICA MALYUUN maanka and the one and only waqal LEGEND🔥💯🔥 amazing voice

  • @qurpobrown692
    @qurpobrown692 3 ปีที่แล้ว +78

    Dumashi Malyuun Manka Aad Ban Ku Salamaya Dumashi Viva Sharma Boy is muujiya🥰🥰

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +132

    Wllshy malyuun horay usoco baanu ku lenahay 🥰🙏

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว +1

      Wall hees ayan ka codsanlahe,
      Halke kala soo xidhidha

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 3 ปีที่แล้ว +2

      @@TUFAAX411 kani maaha kisi saxda ahaa 😂

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว

      @@somalidacaayeandamaandoone254 kkkkkk waaban ku sirmi gaadhay

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 ปีที่แล้ว

      @@somalidacaayeandamaandoone254 Magaca fananiinta ayeey ku wada qarabtaan dad walaan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +55

    Hees macaan iyo codkii dahabiga ahaa ee alfanaan malyuun maanka💯💢💥. Alla yaacizak WAQAL STUDIO well done

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 3 ปีที่แล้ว +1

    inta laxanka updikariin ali shah ku raxaysta mucjiso ina ali shah ✌️😛

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 3 ปีที่แล้ว +61

    Marwada madaxweynaha rapka somalia 🙏 waxan hees waa dhaafty magac kle haloo bixiyo dumshi🙏🎧 pin igu qabo waqal

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว +24

    Sharma gabadhan quruxda badan (masha allah) qalbigeeda ilaali insha

    • @safaabashiir3804
      @safaabashiir3804 2 ปีที่แล้ว +1

      Muuna ilaalin kwrn lkn wa qadir alle😓

  • @somalidacaayeandamaandoone254
    @somalidacaayeandamaandoone254 3 ปีที่แล้ว +205

    TEAM MALYUUN MAANKA FARTA TAAGA 😂✌

    • @izramahamud9098
      @izramahamud9098 3 ปีที่แล้ว

      Wxd tahyba cun 😂🥺

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 3 ปีที่แล้ว

      @@izramahamud9098 maD i amaantay horta 😂

    • @izramahamud9098
      @izramahamud9098 3 ปีที่แล้ว

      @@somalidacaayeandamaandoone254 maye PPE wnku amaani gaadhay 😂💔

    • @somalidacaayeandamaandoone254
      @somalidacaayeandamaandoone254 3 ปีที่แล้ว

      @@izramahamud9098 haa deh maad iska kay amantidba alpih 😂

    • @izramahamud9098
      @izramahamud9098 3 ปีที่แล้ว

      @@somalidacaayeandamaandoone254 imika idhagyso alpo buug Cay ah kusoo qoryaaye 😂💔

  • @mubaarikofficial2820
    @mubaarikofficial2820 3 ปีที่แล้ว +46

    *LAXANKII: ABDIKARIIN ALI SHAAH LEGEND BANAAN DAGAY* 😇

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 3 ปีที่แล้ว +11

    Hablaha ree xamarku qurux asturni malyun xamdi bilan sacdiya siman wn wadaa hablahaa from jigjiga

  • @fayraskarawi1815
    @fayraskarawi1815 3 ปีที่แล้ว +14

    Malyun Teena first ☝️.. wixii durriyada shaqadiina qabsada😜❤️🤍💚

  • @sahalkassim5512
    @sahalkassim5512 3 ปีที่แล้ว +15

    war gabdhan malyuun codkeedu wa cajiib run is muujiya waqal intii tageerta

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 3 ปีที่แล้ว +39

    Ina Cali shaaah hees kasta ma laxankeeda ayuu leeyhy😱😂😂
    Malyuunmaankuna sida sharma poy ma qaado heeso ciyaaal caano koosto ah
    Ee waxay qaadaaa heeso nool 🥰

    • @blackjamaica1896
      @blackjamaica1896 3 ปีที่แล้ว +2

      Ina ali shaah laxamaystaha qarniga

    • @macalincalifaarax2590
      @macalincalifaarax2590 3 ปีที่แล้ว +9

      Asoo cano koosta qada sharma boy fanan nin ta kuwooda manta ugu can san oo dhalintana ay wada jecel yihi lkn sabab hhhhhh raga labintoo da u qir

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      @@macalincalifaarax2590 sharma boy huno qof qalbi fiican u eegyahay fankisuna walow aanu xikmad badan lahayn lkn way kugu dhagayan talentkisana cidi ma diidi karto 🙏🏾

  • @saliminho76
    @saliminho76 3 ปีที่แล้ว +54

    Marwada fanka respect ✊

  • @bluelyrics1980
    @bluelyrics1980 3 ปีที่แล้ว +7

    Ku saliya suubanaheni Muhammed scw❤

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha Qurux da u qaaday Gabdhaha fanaaniinta. inaa tahay shaki kuma jiro

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 3 ปีที่แล้ว +14

    Qoftaa heeseheeda heesihi wayo wayo ban ku xasuustaa waxwalba hees lama dhehe cod cajibay haysaa wllhi🥰👍

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 3 ปีที่แล้ว +8

    Sharma marku naga waalo dumAshidi no dajin lhayd😄💞

    • @maxaadqabataymaanta4557
      @maxaadqabataymaanta4557 3 ปีที่แล้ว

      Ala garacow runtaad usheegtay waardee casuumad baanu idinka mudanahay😀reerkaw

  • @muniishpea7247
    @muniishpea7247 3 ปีที่แล้ว +9

    Malyuune waxa tahy qof aad iyo aad u wngsn sidan arkay o dagan o cod macaan leh allah ku dhoro hormar wacan ku rajeena abayo keep going 💘💋💘

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 ปีที่แล้ว +17

    Malyuun maanka Waxba Lagama Qaban Karo Byo From Burco💪❤🥰

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 3 ปีที่แล้ว

      Been badanaa burco kulahaa var xalaal ah

    • @abdirahman-24-u6e
      @abdirahman-24-u6e 3 ปีที่แล้ว

      @@quenmasbal9558 adi iga Dhaaf Varta Dee

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 3 ปีที่แล้ว

      official adi maxad ku keentay inaad burco sheegato adoo meesha ugu fiican Somalia kasoo jeeda

  • @azhrafajofficial5084
    @azhrafajofficial5084 3 ปีที่แล้ว +6

    laxanka cabdikarim ali shaah intaa raacsan ismuuji........

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 ปีที่แล้ว +2

    Malyuun Maanka waa fanaanad Soomaaliyeed, oo qurxoon oo leh cod dananaaya noolow guulayso ❤❤❤❤❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +12

    Team SHARMA BOY💪❤🙏dumazhi malyuun maanka, heez iyo cod cajiiba✔️✔️🔊🎧

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 2 ปีที่แล้ว

    Allow maalamo qurux badan isii oo aan ku ilaawo qalbi jabka aan maanta dareemayo allow anigo xaladan kabaxay oo qosalayo i tus allow inta ila midka ah u soo celi farxadoodi allow iga dula qaada murugada aan maanta qabo allow mar dhawa wado cusub i tus amen

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhy sharma gabadh qurxoon u hantiyaay malyuun 🥰

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 ปีที่แล้ว

      Sharma boy ma guursatay

    • @Rayxan75
      @Rayxan75 3 ปีที่แล้ว

      @@umufadumosahra1421 haaa cunug udhali rabtaa waba 8bilod

  • @miskicumar2849
    @miskicumar2849 3 ปีที่แล้ว +3

    Malyuun manka nolow quruxey form team sharam 🥰💪🙏❤

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +4

    marwada madax wayiinaha fanka somalida ee maanta malyuun man hore u soco

  • @moabdirashid6941
    @moabdirashid6941 3 ปีที่แล้ว +6

    Malyuun maanka walahi waanku jecelahay walalnimo dumashi from sharma boy

  • @Nimco696
    @Nimco696 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah malyuun maanka codmacan hees kasta oo yar macan waxa kudhex jira qof rer woqooyi ah heestan laxanka iyo erayadaba waa woqooyi.

  • @walaalahawadadhashay6874
    @walaalahawadadhashay6874 3 ปีที่แล้ว +12

    Heestan markay gaadho 1,4k halayso xuso

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija 3 ปีที่แล้ว +7

    Marwada madaxweynaha fanka 🍇🔥🦅

  • @abdala_qaanuuni
    @abdala_qaanuuni 3 ปีที่แล้ว +6

    Dumaashida dhalinta maanta inay tahay ma isla garanay♥️🧕🏻

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 3 ปีที่แล้ว +11

    reer an kala dhicin sharma iyo maanka 🥰🥰🥰

  • @iqrocali5809
    @iqrocali5809 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax kastoo Macaan Quraanka ka macaan wll

  • @nastehanaruro1545
    @nastehanaruro1545 3 ปีที่แล้ว +17

    Dumashiden qurux badan👌🔥

  • @yabrapoi4680
    @yabrapoi4680 3 ปีที่แล้ว +9

    War wada kowad ee madaxweynaha fanka sonaliyeed 🥰😍👸

  • @fowsiyamaxamud9264
    @fowsiyamaxamud9264 3 ปีที่แล้ว +7

    Www axsan cod masha allh duma❤from🇸🇱BOOSAASO DEEQA

  • @becarefull7138
    @becarefull7138 3 ปีที่แล้ว +3

    waa gabadha ugu codka macan fanka somalida ee xiligan cid kle ma hayo anigu from hargeisa caday

  • @Jamnurchannel
    @Jamnurchannel 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan heestan markay qaaday aad iyo aad ayey u quruxbadnayd masha allah laakiin dumarka somalida cayil baa lagu qaatay oo ay qurux modan. Hada way is bedeshay. Waxaan oran lahaa sidaa baad aad ugu qurxoonayd ee ha is cayilin masha allah

  • @hassanmohamed6116
    @hassanmohamed6116 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaaska sharma boy inay illahay kala.keeno ayaan ugu duceynayaa

  • @jeonkimminpark5248
    @jeonkimminpark5248 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah quruxdeda iyo codkeda macan
    😘✌🔥team "sharma boy "❤"Malyun Maanka" 🤗

  • @queensumii2049
    @queensumii2049 3 ปีที่แล้ว +10

    Marwada madaxwaynaha fanka❤🥰

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdikarim Ali shaah Ninka Laxankiisa hadlaya LegEnD Laba Ma aha🤴🔥✅
    Waqalka Gacn ban ku taagy✋
    Malyuun voice😘

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwada fanka malyun manka ahaa

  • @xilwah5645
    @xilwah5645 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyada oo Qoraal ah.
    ♤♤♤♤♤
    Maalmihii Qurxoonaa
    Maalmihii qaboobaa
    Maalmihii quweyn iyo
    Qiimo igu labeyn lahaa
    Maalminii qalbiga iyo
    Nafta daashay qowlkii
    Qardoof iyo harraadkii
    Qaayo ugu bedeli lahaa
    Qeyrka maalmihii qabaye
    Galay Qaadir mahadiiyee
    Waa aniga qarow li'iye
    Qalood iyo is hiif li'iye
    Raaxada qur quriyee
    Reyn reynta qaabilay.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Maalmihii qanaacada
    Maalmihii qureysiga
    Maalmihii qab li'idiyo
    Qaflad iga fur furi lahaa
    Maalmihii qorsheyn iyo
    Qaraar ii tusmeyn lahaa
    Maalmihii ha quusanee
    Qeyrkaa dhaaf i oran lahaa
    Qeyrka maalmihii qabaye
    Galay qaadir mahadiiyee
    Waa aniga qarow li'iye
    Qalood iyo is hiif li'iye
    Raaxada qur quriyee
    Reyn reynta qaabilay.

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 3 ปีที่แล้ว

      Omg thank you I was looking for the lyrics

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa soo maaliyad asal ah quruxdii gabdhaha soomaali lagu yaqaanay kuwaan hada balbalaarka noqday gabaru waa in ay dhuubantahay

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 3 ปีที่แล้ว +4

    Inadertay Malyuun Qurux marna dumashidey 🙏🏽✅

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว

    Malyun maanka af qaldaan ma fahmeyno Marwada Madaxweyne

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 3 ปีที่แล้ว

    fanaanka sanadka haddiiba la bixinayo wllhi cabdkariin cali shaah hala siiyo odhan lahaa waayo intuu hees qaaday waxa ka badan intuu laxan saaray fanaana waaka laxankiisa laysku raaco

  • @xamdixasan8220
    @xamdixasan8220 3 ปีที่แล้ว +10

    Inta tagerto malyun manka like saar

  • @xamsexaye
    @xamsexaye 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwa quraanka like ta ku raadsanaya ma dawaa u socota horta.😃
    Teeda kalle like ta maxaa laga faaidaa.😉

  • @rahmadhamaan3326
    @rahmadhamaan3326 2 ปีที่แล้ว

    Maalmihii Quruxonaa hees macaan wllhi thanks waqal studio 🎙 👌 😀 😊 ❤ 😘 🎙 👌 😀 😊 ❤ 😘 🎙

  • @MohamedAli-lf1kn
    @MohamedAli-lf1kn 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacayl lumay baan ku xasuustaaaa

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha cod kee du waa tob 👏👏👏👏👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃

  • @parwakoheis2713
    @parwakoheis2713 ปีที่แล้ว

    Maalmahas wan sugaya incha allah 🤲🥺

  • @maadayuusuffoodcade9954
    @maadayuusuffoodcade9954 3 ปีที่แล้ว +2

    War tan hees wey dhaftay waa heso yin macan lesku geyay tii ugu sareysay inba cadimahan malyuun manka cod dheymon ❤️✊

  • @craxmanmc1711
    @craxmanmc1711 3 ปีที่แล้ว +3

    Malmihi qurxona
    mal mihi qabboba
    malmahi qun weyn io
    qiimo igu labeyla 📌❤️

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqoradi boqorka rapka Sharma boy malyun manka codkad dahabalay ereyadi abwanki juniorka ahaa talasame laxanki the one only legend cabdikarim Cali shah aka reebin musician juniorka ah EE dadaalka badan sameya xidig in the house

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 3 ปีที่แล้ว +23

    Marwada 1aad ❤🔥

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 3 ปีที่แล้ว +19

    Wooow
    Dumashiyo 👸🌹💯
    Waqal studio 🎙♥👌

  • @haboonabdi867
    @haboonabdi867 ปีที่แล้ว

    Malmihi ha quusane qayrka dhafi odhanlaa caleeeeek❤

  • @Updi7079
    @Updi7079 3 ปีที่แล้ว +5

    Team sharma dumaashidood 😅💖👋

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 9 หลายเดือนก่อน

    Malyuun markaan Uurka c/naasir yare mee leedahay m.a❤

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 3 ปีที่แล้ว +6

    Marwada koowad ee madxweynaha fanka Malyuun maanka boqorada codka❣️

  • @MAAMEOFFICIALCHANNEL
    @MAAMEOFFICIALCHANNEL 3 ปีที่แล้ว +24

    WOW WAQAL WSTUDIO IYO MALYUUN MANKA LAYAAB LAYAAB 🙏🥰✌

    • @tiicali8235
      @tiicali8235 3 ปีที่แล้ว +4

      Maame fanan da yar cod mcn 🥰

  • @suldaand
    @suldaand 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdikariin calishaaaH laxankisiii an other livel☢

  • @luxurylifStyl3
    @luxurylifStyl3 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwada 1 aad E Fanka

  • @apdizamedoogle3489
    @apdizamedoogle3489 3 ปีที่แล้ว +5

    Marwada madaxa raabka🥰🥰

  • @samiralastwaascwanidinsala1932
    @samiralastwaascwanidinsala1932 2 ปีที่แล้ว

    Malyun maank cud macaan ayaa ledahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🍎🌹🌹🌹❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @hayathassan9618
    @hayathassan9618 3 ปีที่แล้ว +7

    Queen 👸 Allha ku fududeeyo fosha ❤️❤️❤️

  • @canababdaadir4891
    @canababdaadir4891 3 ปีที่แล้ว

    Jaceyl ayaan lagu dagdagiyn 😎wa iga talo

  • @nadiirmohhaybe2998
    @nadiirmohhaybe2998 3 ปีที่แล้ว +2

    MARWADA 1AAD EE FANKA

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 ปีที่แล้ว +41

    She is so beautiful, masha Allah

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว +2

    malyuuun maanka my sister axsan sowt waqal studio fan yaqaaaan waleee❤📸🙏🎤

  • @BadriHeegan
    @BadriHeegan 3 ปีที่แล้ว

    the only malyun manka in the house liketa ha iladhafin

  • @moabdirashid6941
    @moabdirashid6941 3 ปีที่แล้ว +2

    Malyuun and sharma isku waara waad na waasheen

  • @ashwaqbogsiya5483
    @ashwaqbogsiya5483 3 ปีที่แล้ว +2

    way cod macan thy manka murwada madaxweynaha fanka 🌹🌹👑

  • @queenbintiahmed136
    @queenbintiahmed136 3 ปีที่แล้ว +11

    Quruxleey marsh allaah she’s from royalty family 💕🔥🔥🔥

    • @sahamafgooye929
      @sahamafgooye929 3 ปีที่แล้ว +3

      She is from royalty family 👪 ❤ mr ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 💓 ♥ ❤ 💖 💕 💗 all the way from London sister waan ku watah

  • @aiys11
    @aiys11 3 ปีที่แล้ว

    Hess mcan iga dheh💙

  • @fardus4766
    @fardus4766 2 ปีที่แล้ว

    Quruxdiii mareexaan oo Qofa👑

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf ปีที่แล้ว

    Milyuun maanka hees ka sameeysay nolosheeda , masha allah Jaceylki isku laabtay , maalmihi weey soo noqdeen heesahaga waa marka igu kowaad aan dhegeystay aduunka kusoo daraya heesahaga Marwo milyuun iyo ugaas sharma boy isku waara

  • @nasroali1651
    @nasroali1651 3 ปีที่แล้ว +3

    Ina adeer hore usoco qalanjo 🔥🔥🔥

  • @mursalmohamud9042
    @mursalmohamud9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwada fanka maalyuun maanka

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว +5

    Inan quruxwayn oo cod macaan Ma Sha Allah 🤩

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 3 ปีที่แล้ว +3

    Anagoo lasanod nalaga raafay baan heestan jidka kusii dhagaysanayaa
    Anoo ku xasuusanaya maalmihii qurxoonaa een lascanood ku qaadNay
    Waan kaftamayaa 😁

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalmihi qadhaadha, maalmihi qudhmuuna, maalmihi qiyaaliga ,
    qabyo aan ku noola
    Taas ana ku daray heesta

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 3 ปีที่แล้ว +2

    Malyuun Maanka mahan Qof Aad U Qurux badan Lkn waa Qof Aad U Karti badan weliba intaad modeysid inka badan🙏😘❤️

  • @qadarinhowiilqaran6365
    @qadarinhowiilqaran6365 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow dumashi malyuun codka💯 ereyada💯noolow duma

  • @sayidkachannel8958
    @sayidkachannel8958 3 ปีที่แล้ว +2

    *Wlhh adiyo ninkaaaga wad nawalasaaan midnaxikmadmidna raab*

  • @TripleAGD
    @TripleAGD 3 ปีที่แล้ว +24

    Waaw what A beautiful Voice, sound & Soul 🔥🔥🔥🔥

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 ปีที่แล้ว +1

    INa Ali shaaH heesaHa 2021 ugu daMpeeyey padH pUu laXanka saareY waa wax kleH

  • @ayaanmahamuud6726
    @ayaanmahamuud6726 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan markan markaan maqlo dhib odhan waan ilaawa😘👌👌

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi kariin cali shaax inta wadata🤔😎

  • @ahmedkroos6174
    @ahmedkroos6174 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa miyad dhashay

  • @sacido1721
    @sacido1721 3 ปีที่แล้ว +1

    Quruxleey maansha alaah dumaashi waan ku salaamayaa

  • @xoriyo7349
    @xoriyo7349 3 ปีที่แล้ว +3

    Malyun manka ma ilka caseed horta mise anaa awal firin jirin

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 ปีที่แล้ว

      Hada la samesta😂😂😂😂qurbaha dadkii ilkaha casa wayba iska dhaqan

  • @abdallagotzgotz1668
    @abdallagotzgotz1668 3 ปีที่แล้ว

    FuraaSHkaga adoo hurda heestan ma dawanaYsaaa

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 3 ปีที่แล้ว +27

    So lit 🔥🔥🔥🔥