Naa qof bini aadama lama yaso kuwani waay dhafen xadkodiii wuxu waa barnamij e mad udhistan niyada wllhi run ban moday😢 waanaxay lkn waji mala hablahani
Walalayaal waxaan wax lagu cayaro maahan umadana qalbada ha kajabinina cuuryanka calafkiisuu leyahay ogoow kan cagaha leh in biri uu cuuryan noqon karo jeesjeeskana mafiicno waxaa udhaantey in ey dhahaan walalkeen wuxuu ubahan yahay mas'uul anigana kama soo bixi kari lkn waan kaheley wuuna ii qalmaa ogoowna ma ogid hadaba mid calafkaa noqon doono aqlaaq ku hadla iyo Alle cabsi waxaaba qalad ah in wiilal iyo gabdho meel leyskugu keeno
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw ❤
Scw scw scw scw
Ninka shiekh mel tagan washaydan gabdhuhu inay isqawiyaan burabaa SubxanaAllah
Mida kleh gbadhas uu qaboo dulqaad bdanaa inta dadbu cayaya
Wasiir zaki bina xaaji❤
Nin bo malinti
Allah Is GREAT
Scw,Midaan calyada ku heysta waa joholo
Sadaqcagma dhige waa niin rageed aniguba sida baan u gali laha khadra lacag baay racday
Zxp yunani hore u soco
Cag madhige libaax gabdhaha illahay cafis ha waydiistaan abuurtiisa wax ka sheegeen astaqfurallah 😢😢😢😢😢
Waa jahilin😢
@ haa dabaalo waye
Legend waye sadiq
Naa qof bini aadama lama yaso kuwani waay dhafen xadkodiii wuxu waa barnamij e mad udhistan niyada wllhi run ban moday😢 waanaxay lkn waji mala hablahani
Waa nin fariid wlhi wuu ka raya
Wallahi waan naxay markey ereyga curyaan idhahden 😢
Sadiq 3 point clear ✅🤞🌍xalimo bye😢 Nimco yawaye maxasusto 😅😅😅
ALLE ADUUNYO ,ALLE ADUUNYO GABDHAHA DHABSI BUU KA GALAY GABDHAHAAN
Cagmanige lajen❤
Ceeb iyo akhlaaq xumo maa meel walbe somali la taagan thy wllhi dad waawayn oo aan caqli lahyn baa tihiin ee illahy cml fcn waydiista
WAAXAY NOOCANI WILJAR AYAA LAGA KECEE
Subxanallh Subxanallh waa waxay dalkenu uadagiway Somalia yey iska daya dulamiga
Walalayaal waxaan wax lagu cayaro maahan umadana qalbada ha kajabinina cuuryanka calafkiisuu leyahay ogoow kan cagaha leh in biri uu cuuryan noqon karo jeesjeeskana mafiicno waxaa udhaantey in ey dhahaan walalkeen wuxuu ubahan yahay mas'uul anigana kama soo bixi kari lkn waan kaheley wuuna ii qalmaa ogoowna ma ogid hadaba mid calafkaa noqon doono aqlaaq ku hadla iyo Alle cabsi waxaaba qalad ah in wiilal iyo gabdho meel leyskugu keeno
Wlh caha ma dhige lagend wye se yeshen
𝗦𝗮𝗮𝗗𝗮𝗾 𝗰𝗮𝗴𝗺𝗮𝗱𝗵𝗶𝗴𝗲 𝗹𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱 𝘄𝗲𝗲𝗬𝗲🎉
Walaahi daacad baan uoyey😢😢😢😢😢
Hore Soco Zxb 🎉
Aqon xuumada iyo jahilnimada waay ku disha gabdhahan waa jahilin qof miya aburta ilahaay lagu naca bal ka waran hadday ayaga ku dhacdo qofka niyad lagama dilo😔
Subxanallah 😢😢🥹
😂😂😂😂😂 aniguu xitaa ikhiyaamay
Sorry wllkay qali 😭 🙏
War nio sadaq daradis kugu so biray❤
😢😢😢😢😢😢😢😢
1.Where is shabala
2.Nimco yawaye ,maxasusto
Sadaq cag madhige ninrageed
Ilhay Ka baqa 😢
Ceeb cayda joojiya
😭😭😭😭😭😭😭
Cagmanige lajen
Say u yaalaan day uf dheh
Waliga hayasiin niinka raga ah😂
Katra 😂😂😂😂
Wale aderka xarif waye 😅
Xigmad yarida gabdhahan
Naagta
Ninkaan dadkisi away o saan ninkaan u ugalayo war hala repot gareyo waxan anan aqliga leheen
😂😂😂😂
💓😂❤😂
@zaki binu xaaji aa ka suga 😅
😂😂😂😂😂😂😂
Markii hore wan kanaxay odayga kadanbe hal qola wada dagyna kuligina kulha😂😂😂
YUUNAANI NA RESPACT GAREEY WAXAAN KUGU HAASANAA HADAAN NAHAY DADKA BAAHIYAHA GAARKA QABO MAGACA CIWAANKA MIDA KALANA GABDHAHAAN REER GOWOLKA AAAD NOOKEENTI WAAJUHALO
Caan radiis
Naagta xun ee ee waalid caasiga ah ee aabaha soomaliyed aflagaadeysay ban ciiil uqabaa uf
Durmarland qac baanaga yertay 😂 cuuryaan been ah wilcher laga kacooyo
Gabdhahaan waa doqoma ninkan maxaay sas way noqono adiga calaya ha doqonyay
Wa yaban tahy sax
Illahey abuurtiisa inla isku naco waa jaahil nimo
Hdy wax fahmayan erey Murti Leh uu ogu jawaby jahilinta
😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢