WAXAAN QARIYO MAHAYEE WALEE SINGAL MATHERNIMADU WAXAY HAYAAN HADAAN OGAADAY😭

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 285

  • @NastehoInadauud
    @NastehoInadauud 7 วันที่ผ่านมา +40

    Ayaney ina ani tos ila hadlesit umoda taldads wan qate markaste buqa kufura

  • @MunoCumar-o6f
    @MunoCumar-o6f 7 วันที่ผ่านมา +34

    Ayaney caawa walahi wan naxay 😢😢😢 wax ku dhibo alle kuma tuso lakin all allxm gadaal ayan ka farxayasha allh reerkaga allh kuu barakeeyo mcnt anigo naxay hadana is dhahay hafududanin muqalka dhameyso allh ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MunoCumar-o6f
      @MunoCumar-o6f 7 วันที่ผ่านมา

      Gadaal ayaan ka farxay an ka wadaa abayo farxayasha ma,ahan ❤❤❤

  • @sadiaali7896
    @sadiaali7896 6 วันที่ผ่านมา +12

    Ayaney waad iga nixisay runtii subxanallah Adiga iyo dumashi Ahmed abid wada jogaa 🤲🏼👩‍❤️‍👨💖

  • @rukiyamohamed5091
    @rukiyamohamed5091 6 วันที่ผ่านมา +10

    Ayaanay wada iga naxasatay cawa abaayo macanto reerkaga reer khayrqaba allah haa kaaga dhigo ❤❤❤❤

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 6 วันที่ผ่านมา +10

    Ayaaney maxaad wadnaha noojartay waxas kaftan magalaane anigoo suxuur cunaayo ku arkey waaba cuni kari waaye naxdin awgeed ilahoow hakaadhigin singal lkn hadalkaaga wa xikmad iyo tusaale❤❤❤

    • @safiyomacalin5518
      @safiyomacalin5518 6 วันที่ผ่านมา

      Ayaaney walalo hanwalin xajiga waajogahe

  • @xamdideeq341
    @xamdideeq341 5 วันที่ผ่านมา +5

    Ayaaney waad iga naxsatey run😢 dhiragalisateyna thy queeneyy adi iyo xijiga il xun allah idiin ka haayo❤❤

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 6 วันที่ผ่านมา +5

    MashaAllah Tabarakallah ayan waxba ku helaye waad iga qoskusay dumashigay ahmed aya ka safray baan u fahmay qisada wali wan dhageysanayaye.

  • @mulkimohanmud5743
    @mulkimohanmud5743 6 วันที่ผ่านมา +8

    Ayan waxa tahay hoyo fican horay usoco xasid kada cagta husteda inshallah ❤❤❤

  • @SafiaMohamud-y6w
    @SafiaMohamud-y6w 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ayaan quruxeey inaa intaa ka aqli badan tahay waan ogaa waayo haduu furiin jiri lahaa jabkada kama sheekeeyseen, markaa dawanayay wan ogaa inu safar kaga maqan yahay waayo wakigada baa isiiyay jawaabka aduun iyo aaqiro farxad waarto aan ku rajeeynaa ina adeer ❤

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 5 วันที่ผ่านมา +5

    Waliba qurba nacas baad joogta iyo dhul Islam ah waa nasiib badan tahey Mashallah 🥰

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 7 วันที่ผ่านมา +4

    naa indha weyn waa naga nixisay wallahi ani iyo hooyadey bisinka plz prank noocas cml hanagu sameynin hada maskaxdena prank ahaan ugu shegeynaa reer kana allah haku barakeyo hana kuu adkeeyo role model baaba i tahee love u

  • @Sihaamyusuf-x8t
    @Sihaamyusuf-x8t 6 วันที่ผ่านมา +4

    Alhamdulillah igataag wadba iganaxisee ayNeey rerkada ileheey haku barakeyo ❤❤❤❤❤

  • @MohamedHussein-l6w
    @MohamedHussein-l6w 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ayaaney anigu waxan ku jira dadka isda film cabal habeen walba ku dawda I love you my sister ❤🎉

  • @MumtaJama
    @MumtaJama 6 วันที่ผ่านมา +4

    Ayaneey senayeshay wadnaha najarte alle reerkaga haku barakeyo

  • @Muna-Cumar
    @Muna-Cumar 6 วันที่ผ่านมา +7

    Ayaney happti Waanu ku jecelnhy ilahay reerkaaga haku barakeyo wan naxeyba bisinka markaa ciwaanka arkey waxan u maleynyaa noloshaadi hore ayad cashar kaqaadatey naag adag ayad tahe😊

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt 6 วันที่ผ่านมา +8

    Walaahi Ayaaneey anaa saas eh waligay cunug Dr ma gaynin oo ani ma Aadin adeeg hadaan soo gadanaayo waligay lug kuma doonan gaarigiisa inaa shirka usaarnaado unbuu ibaray waligay wiilkayga qofaan asaga eheen ogama tagin ilaahay hanoo deesto wuxuu iisameeye inta kuma soo koobi karee ilaahay qeer ha siiyo😊❤

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 6 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha alaah ayaan nin fiicnaa ku qabo ilmaha markuu kugu xanuunsado waa kii kula haayo adigaa kaa maqalne ilaahaye ha isku jiin barakeeyo

  • @امعائشةبنتمحمد-ض2ج
    @امعائشةبنتمحمد-ض2ج 7 วันที่ผ่านมา +5

    Wcs ayaney cawa qosalki iga dhamaday😂😂😂 Masha allaha allaha rerka ha ku barkeyo

  • @XamdaSaalax
    @XamdaSaalax 6 วันที่ผ่านมา +4

    Wlhi ayan wan naxay si dhab ah naga daa ayaan ciyarta laakiin wlhi dhib aya haysta hooyada kaligeed caruurta korsanaysa ilahay hoyoyinken ha xafido

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 7 วันที่ผ่านมา +6

    Howshas ma sahlano walahi niyada uga duceya hooyo walba o kaliged caruur korineyso o hadana qurbo jogto inkasto hoyoyinka wadanka jogana eysan inta badan dhaqalo ku filan heysan hadane hooyo walal ehel asxab iyo daris ey heysata cabsina kuma nola

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 วันที่ผ่านมา +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xanaancabdullaahi1924
    @xanaancabdullaahi1924 7 วันที่ผ่านมา +5

    Wlhi Ayaaney xaldas macal anaa hadakujiro xaajiga safar iga aaday Wlhi hadalee daremay qawaxiiqaban jira

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 6 วันที่ผ่านมา +3

    MashaAllah Tabarakallah ayaaney ana ku so noqday cinwan markan arkay wan la yaby hadad video badan oo sasokale nogu siratay ciwan ayan xusuustay wax is dhahay walaga safray Allah swt ha ku barakeyo gurigaga Allaahuma baarik waxaa tahay gabadh caqli badan sidad no waaniso no dhiiri galiyo jazallah kheyr xabiibty

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 7 วันที่ผ่านมา +5

    Habo ayaney jazakllh waqtigada qimaha badan nasiso habo ayantan za id ayan u mashqule chanelkda so ane boqan
    Lkn ugu danben alx wan aqal gale waan guur sade alx bari aya 7 ee tahy alx qamisti la so dhafe aqal gale bal adi io asxbtda iso ducey in gurga alla ii barkyo
    Adignh amurahada allha sahlo habo mss you walhi

    • @indhauron7326
      @indhauron7326 6 วันที่ผ่านมา

      Allah haku barakeyo

    • @CabdikaaliqCade
      @CabdikaaliqCade 6 วันที่ผ่านมา

      Alle hkuu barakeeyo reerkaga wllo kuwii badhaadha alle haniga dhigo allena hkuu adkeeyo reerkaaga❤🎉

    • @IbraahimMaxmuud-e2n
      @IbraahimMaxmuud-e2n 6 วันที่ผ่านมา

      m,a❤😢

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@CabdikaaliqCadeaamin yaarabi

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 7 วันที่ผ่านมา +4

    Ayaney ha iga nixin ilahey singal kama dhigo waxad kmid tahay hablaha marwda an ljeclhay❤❤❤❤

  • @MumtaazMumtaaz-vy6hu
    @MumtaazMumtaaz-vy6hu 7 วันที่ผ่านมา +4

    Iga tag wadnahaba i jarte wlhi inad noqotey modayey alx wan naxey sidi oon aniga ahynba wkhi qali ilahy reerkaga haku barakeeyo

  • @mumtaasnuh5723
    @mumtaasnuh5723 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaanaey horta wad naga nixisay because markasta farxadaada jecelahay ilaahay guurkaaga hakuu adkeeyo caawa wad naga gashatee guulayso wll qli

  • @Xamdapz7py
    @Xamdapz7py 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wayo ayaan wllo walhi wadnahad ijartee ee ale reer kaga haku adkeeyo ❤❤❤❤

  • @RumanAhmed-hh1mb
    @RumanAhmed-hh1mb 6 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliya dadka sidey umaleyan ma ahan qof kasta asaga ha isku tashta waye qof ixsan isku samayso ma lahan waliba marki lagu so furo adiga le ilmahada ku rafadaya qof kob biya kugu sinaysa ama ad garab ka heleysid ma lahan runtin

  • @Umu-muctazim
    @Umu-muctazim 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaaneey qalbiyada yada maaad ilaalin wlhi waan naxay in aad single mother noqotaan mooday Allaha guryaha noo ilaaliyo

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 7 วันที่ผ่านมา +5

    Ala wadnaha naxdin darted wan kurbaday cashadi ihor taley xata wey ugu socon weyday ayaan ilahay ban ugu dharshay xajigu safar bu adaye nagada ciyarta pis🥺muqalka xita madhamey san karo

  • @Farxiyo-fr4ir
    @Farxiyo-fr4ir 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaan qalbi daacad wa ku jecelahy sax iyo qalad wan ku jecelhay sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfrahAbdi-c6f
    @IfrahAbdi-c6f 7 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi waiganixisay😂😂 alow reerkaga kubarake❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ala mama ayaney wad na ha I goysay qoralka total ka saran marka arkay aa naxay hada kudhagestay na alx wa farxay allow ni barakey ❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 วันที่ผ่านมา +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @FarhiyofartazHappy
    @FarhiyofartazHappy 6 วันที่ผ่านมา +1

    M.a queen Allah hanoka dhayaa qali wlhi wax yar oo lacif sakiran rawee ina gurigeyga kubirburiya lkn waxa inoqote tussle fcn 🎉🎉🎉🎉

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv 7 วันที่ผ่านมา +4

    Naa ayaaney anaa saas ley haleeyey waa inaa xaajiga unaxaa hada kadi 😂😂😂 😂😂😂 meel ey hadaa ilmo ku jiiftaan ma ogi meel guri laku xiro iskaba daa iyo waxkaloo badan oo aan qoraal laku soogoobikarin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 6 วันที่ผ่านมา +3

    Waadna heysaa ayaan 😂😂😂😂😂

  • @barjama9526
    @barjama9526 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ilahay haka raali noqdo. Balse waxaan oran lahaa ama nin fiican haku qabo ama mid xun, inaa wax taqaan waa lagama maarmaan. Sababtoo ah qofkaan ajashiisa aaba imaan karta asoon xumaan kalaba samayn. Khayrka Allah na waafajiyo. Dumarka wax aan barano qofna yaana wax ka sugin

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs abayo masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaaizanuurdiinMxasan
    @FaaizanuurdiinMxasan 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi ilahay uba og saunaxay ayanay ilhay rerkaga hakubarakeyo owlaada allha kubrakeyo kuwa kale baari ah allha kusiiyo aamiin 🤲🤲

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 6 วันที่ผ่านมา +2

    Salaamu caleykum ww
    CAAWA PRANK MAQLUUB MIYAA WAXANI
    ILAAHAY DHAMMAAN RAG IYO DUMARBA HA ISU SAKHIRO.
    REERO IS FAHANSAN INSHA ALLAH.
    AMMIN AAMIIN
    MAHADSANID HABBO TALOOYINKAAGA LAAKIIN CAAWA WAA NAGA NIXISAY.
    WAAD NAGA XARAABEYSATAY
    AMA SHACTIREYSATAY.

  • @FadumoHassan-v9e
    @FadumoHassan-v9e 6 วันที่ผ่านมา

    Ayaan abaayo ❤❤😮😮wadnaha igaraacma abaayo Allah ha kuu barakeeyo gurigaaga🎉🎉🎉

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ayaaney intaa aad sheegtay oo dhan waan sameeya anoo qurba nacas jooga. Ku darsoo waa la i qabaaa bal singel mother maxaan dhaama😢😅

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 5 วันที่ผ่านมา

      Ana qurba nacaskula joga masamaynkaro wan cabsanaya wayo wanka baqaya inan ku fashilmo hadan odayga katago

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 7 วันที่ผ่านมา +3

    Naa waad iga nixisay qalbiyadayada haku baashaalin indho wayney😂

  • @LakiCumar-k5m
    @LakiCumar-k5m 11 นาทีที่ผ่านมา

    Ayane.walh.waiga.nixis.alle.idima.kalkexeyo.alle.haidi.barakeyo.abayo.macn

  • @RaxmoCabdulahi-h4j
    @RaxmoCabdulahi-h4j 6 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah abyo wad iga nixisay wllhi abyo reerkaga alle haku barakeyo macanto❤

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaneey horta sidaan unaxay Illahay baa og lkn waa waali marka waxkasta isaga lagasugo faani maayee waxba kama sugo wuuna ogyahay la aantii inaan gaadhiga isku wadaayo 😅 Alhamdulillah noloshu waa wada jir

  • @CaashoShukri
    @CaashoShukri 6 วันที่ผ่านมา +2

    Alxm wllo ilaahay reerkaga ha kuu wariyo

  • @HananMohamedJamac-sx9zj
    @HananMohamedJamac-sx9zj 3 วันที่ผ่านมา

    Asc ayaaney wllhi wad iga nixisay mrkn cabar dawaday yaan is dhahy comentiga firi Alx wxn ku farxa arky allha nisku kiin daayo adiga iyo xajigaga masha allh tabarakallh xppti qali cadowgaga unolow

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 5 วันที่ผ่านมา

    Asc wr wb abaayo waad naga nixisey. Ilaahey ha ku adkeeyo reerkaaga. ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 7 วันที่ผ่านมา +2

    لا حول ولا قوة الابالله
    Ayaney muxuu ahaa ciwankaan wadnahaa ixanuunaayo wlhi ilahayow run haka dhigin😢😢😢😢😢😢 0:08

  • @shamsohussein
    @shamsohussein 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs abayo qali keep going guuleyso abid ❤

  • @Quresh_Farah
    @Quresh_Farah 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhy waa runtaa ayaanay walahay waligay albab maxidhin hada xajigaygii ayaa safar iga aaday albab xirow ayaan bilabay

    • @bukaanbilechannel
      @bukaanbilechannel 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂 oo waliga ilbaab maxrin

  • @EfrahHassan-ck8oy
    @EfrahHassan-ck8oy 7 วันที่ผ่านมา +2

    Xbbti nayaada inaad natidha waankula baranee farxad kunolow❤ 😂😊

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 6 วันที่ผ่านมา +3

    9 bilot idamanaya iso duceya inu ilahey ufududeyo

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 7 วันที่ผ่านมา +1

    Single waan naxay ayaaney Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @AishaQurux-d4v
    @AishaQurux-d4v 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaney waada iga nixisaya walhi family qurux bdn ayaada tihiin wada jir waligiin 😢

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 6 วันที่ผ่านมา

    Mansha alh wa sax abyo
    Wa masuliyad adag sabarna ubahan runta kahadashay rabiyana kugu jecel marka rerkada ale haku barakeyo walshey ❤❤❤

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 6 วันที่ผ่านมา +2

    Muhiim wye inaad waxwalbo baratid kaliya furiin lagama fakaro qofka kula nool wuu dhimankaraa safaro ayuu gali karaa waxwalbo ayaa dhici karo hadana marka qurbaha joogtid waaba ugusii darantahay.

  • @jhg5545
    @jhg5545 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaney wat naha ixanonoyo an dhameste isuk 😢 waxan kaga naxay inana Ani ahay camal an kamishte ikadi ciyalkan hawar yarada unahaynah Allah hano dasto❤ ayan 😢

  • @AminaNunow-q1v
    @AminaNunow-q1v 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wanku jeclahay wlh mcanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaduumoApdi5
    @FaduumoApdi5 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaan guulayso gabadh nool

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 วันที่ผ่านมา

    Abaayo illaahay kumakeeno marlabaad reer bur bura
    adiga iyo xaajigaaga iyo caruurtaada ilaahay haysu kiindaayo

  • @asiyasalah793
    @asiyasalah793 4 วันที่ผ่านมา

    sis warun walahi❤❤❤ ciyalaka isnot esy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 วันที่ผ่านมา

    dumaar wa kal yihiinba badanbadan Runtii Qiimoo dagan fariidad Qibrad wayo joog baaba ibadanayso malin an nooladaba mashaaaaalah tabaarakalah

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 6 วันที่ผ่านมา +1

    Habo nolooow. Anigawaankudawa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n 2 วันที่ผ่านมา

    Mash allah alle haku fududeyo walshy hore usoco

  • @nadiraahmed6924
    @nadiraahmed6924 3 วันที่ผ่านมา

    Reeraha Allah ha esu barakeyo Amiin ❤😂🎉

  • @AshoMahad300
    @AshoMahad300 6 วันที่ผ่านมา +1

    Na ani markasta kudawada indha weyeney❤

  • @anabbashir2678
    @anabbashir2678 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo wax walbo waa la qabsasho. Inaa sheegoso toban jobaarkeed ayaan qabanaa dhibna nagu ma hayso. Nin aniga qabsado ayaan uga fudud intaan qof wax ka sugilahaa. Dadka Africa jooga ayaa cidiyaha hoostooda raaxo ka raadiyo.

  • @FaisaAbdullahi-v8o
    @FaisaAbdullahi-v8o 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wlaahi wanna dadii waxey itartey lkn
    Marka hore wan ka naxay runtii hhh lkn
    Gadaal ayaan ka farxey xabbtii❤❤❤

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 2 วันที่ผ่านมา

    Alxadulilaah waa so maray waane ka nastay nin qariban

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 6 วันที่ผ่านมา +2

    Maba ihi gabdhaha nin wax ka sugto, qof kan wuu dhiman karaa wuu ku furi karaan nolosha qof laguma xirnaado aniga waxaan taaganahay tagtaye yaa ku tabay 😂

  • @AsliMcln
    @AsliMcln 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ileen soomaali hadaan nhy xan jecel ka kabatay😂😂😂😂😂

  • @Farhiya-m
    @Farhiya-m 7 วันที่ผ่านมา +2

    Walle waxan umaleyay iga tag dheh waba naxay gulleyso abayo 😊

  • @QureeshkaarieCadey
    @QureeshkaarieCadey 6 วันที่ผ่านมา

    Istaaq furulaah Ayaan caadi maahan. Abaayo single mam aniga waxbadan halayga waydiiyo. Lkn dadnimo iyo adeeg ay ubaahan tahay. ❤

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abaaayo yurub ayan kunolaha wax walbo xajigada qabta aniga waan qabta inta badan isga adeega dhaqatarka caruurta waxan kafikira hadii odagada wax un dhacan masuliyadan meat kasobixi karta ilhay waxun nugama keeno masuliyada adagtay in hal qof

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 4 วันที่ผ่านมา

    Ninmcada Allaha kuu barakeeya ayaan waa in aad waxkasta barataa ayaabo waxkasta dhici karta safar buu kaa aadi karaa wadamada qaxootiga reer galbeedka hooyinka waa ku qasab inay waxkasta qabtaan agoon aabo leh baa loo yaqaan aabayaal fican baa jira oo waqti u masabixin shaqa ku maqan

  • @suadsalaad1418
    @suadsalaad1418 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga markuu joogeyna anigaa waxwalba qabanayey markuutageyna mabatabin alaxdulilaah

    • @MandeeqNoor
      @MandeeqNoor 6 วันที่ผ่านมา

      Same 🎉

  • @Amuun293
    @Amuun293 7 วันที่ผ่านมา +2

    Iga taga neef iga so fuqde wax isi iri hada leba farxda u kamilmati wa alxm❤mida kale abyo lacga ma labixi karo mx kawada ayaaane naga nolol ku oga 😂😂

  • @ShamsoAli-q3y
    @ShamsoAli-q3y 7 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah abayo ayaan waxbadan kaafaidnay

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 4 วันที่ผ่านมา

    Ani ayaan action keda ka hela wlhi funny waye😂

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤🎉

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 วันที่ผ่านมา

    FAMILYY, lE Ya, dumaaar iyo Rag, Familyyyyyy Inta Nooshahey dumaar haween wa kala yihiin

  • @PhatimaAbdikadir
    @PhatimaAbdikadir 7 วันที่ผ่านมา +1

    Habo wlhi iga nixise wx xun allaha kuma tuso nacabkada logta hosted ❤❤❤❤❤

  • @XamdiXanaan
    @XamdiXanaan 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waanaxay kadib na waafarxay❤❤

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 6 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay haku xiftiyo reerkan walalo waan naxay oo is idhi talow ayaan ma TH-cam ka ayuu gurigeedii eeday oo ninkiina ku dhibsaday shaqadan laakiin dhamaadkii sheekada ayaan farxay

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ayan quruxay xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤

  • @umuabaas9756
    @umuabaas9756 5 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ha idin barakeeyo

  • @ayaanKh-en1cy
    @ayaanKh-en1cy 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ayan mxaa nooga nixisay

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 4 วันที่ผ่านมา

    Asc Ayaaney illahey ha ku barakeeyo illahey qoyskada haku xafiido Abaayo u so ooy gabdhaha yurub joga e galada ak joga faraxii na ka tegay hadu doono mit deriskeeda ow adey

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qli hore usoco macaan ❤❤❤❤❤

  • @sahraderia9560
    @sahraderia9560 6 วันที่ผ่านมา

    Thank you sister may Allah reward you ❤

  • @nasteexobashiir8619
    @nasteexobashiir8619 7 วันที่ผ่านมา +1

    Naa waa ika nixisay indha weene wah😂😂

  • @NajmaCadey-o6u
    @NajmaCadey-o6u 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wan ku jeclahy wllhi ayaaney❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 4 วันที่ผ่านมา

    Yurub caruurta hooyada u kacda oo kala dirta oo shaqana aada
    xanaada iyo School caawiya oo waqti badan ay ku maqan yihiin hooyada soo adeegta dharka soo dhaqada waliba inta badan meel lagu wada dhaqada jirta Uk laga reebo hadana caruurta soo aruurisa
    Lakiin baabuur lama raacayo oo waa loo lugeynaa
    Qahira Ayaan baabuur kuu qaada oo kuu soo celiya oo qof wanaagsan ah rukuma abaayo

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp 6 วันที่ผ่านมา

    Wadnaha iooysay igatay alxm alle haku barakeyo rerkada❤

  • @HD-zy9jj
    @HD-zy9jj 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaneey aniga kumaqeylii mana ganunoco mana dibo saas ee tahay imakala jeclo 😢😢

  • @ubahabdilahi879
    @ubahabdilahi879 7 วันที่ผ่านมา +1

    Nimcaada marka la haysto lama garto ayaaneeey
    ❤❤