Wllkeyga asad hagio aad ban ku tageera run ahaanti ma laga yaba in an wada hdalno midas ma ogi blse wan rajenayaa wllhi ad ban idin tagera kooxda team27 rapelygaga ayan suga wana ku farxi doona 😘 wxan ku leeyahay farxad ku nolow dhamn team27 😍 mid ka codsana oo ah inad salaan iga gaarsiiso dhamn team27 ceyda 😍 hawa smile 😍 hafsa zona 😍 amiira dhamn salaan iga gaarsi 😘 hdii aad iga gaarsiiso waxan ku oganaa rapelygaga oki tnx 😍🥰🥰🥰🥰🥰
Amiira qurux amira cadey xayaati waxaan ku weydinaa iso sheek ha iga amusin sharafey maleysiyaa rabaa sacudigaa ka so guraa caruur ayaa wataa iso sheka nolasheda shaqadeeda ama telkaga iso qor
Asc Amiira qurux Abaayo aad ayaa ugu faraxsanahay nolasha quruxda badan ee ku jirtit alx wax kasto so martay o horay noolawadaag tay waa ka gudubtay wiil kaaga iyo walaaladaa ayaa ku la jooga alx farxadaada farxadeena ah mashallaah
Noloshu macaana markaa wllahaa hooyada la nooshahay waliba ilmo haysato dadka qaar guriga hooyo in ilmo lagu korsado ceeb ay u arkaan lakin wllhi waa raaxo ilmaha dhulka la dhigi maayo adna waad iska raaxaysanee nimcaad ku jirtaa amiiray
Qofka 1aad comments kaaga soo hadlo ahay🤣waxan jooga somali insha alaah mardhaw mareekanka aadi rawaa Lacala hadii dalxiis maleesiya u i maado ma i soo dhaweenee
Anigana WLLHI marka hooyo tagto sidaan AAD Samaynaysid si aan ahayn ma samayno 😅😊😂 Wllhi waa xaraabo marka hooyo tagto 😅😂😂😊 LKN WLLHI HOOYO MALAGA MAARMI KARI 😢❤❤❤❤ I LOVE YOU MOMMY 😢😢🎉❤❤ ANI WLLHI MARKA HOOYO TAGTO BAROOR AA BILAABAA SIDAA MARKA GAARIGA U SOO ISTAAGO GURIGAA GALAA BAROOR AA BILAABAA 😅😅😢😢😂😂🎉❤❤ 😂😂😂❤❤❤😊😊😅😅😢😢 THANK YOU AMIIRA QURUX ASIIM CIMRAAN MAXAMED FAATMA 😊😊 ❤❤
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️
Asad abw away waxan ku wey diste
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️
Qofka ugu fiican abid aqoonta ugu badan iyo Kuwa ugu iftiimaya ayaa dhammaantood abuuray nebi muhammad😭😭😭
Scw scw scw 💯
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤
The best person ever most knowledge able & The
most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw❣🥺
Scw
Aziim wasiir cml ufadgiya m.a hoyo jecel dhashay Alllh kuu xifdiyo Amira qurux
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋
Scw scw scw 😍
Wllkeyga asad hagio aad ban ku tageera run ahaanti ma laga yaba in an wada hdalno midas ma ogi blse wan rajenayaa wllhi ad ban idin tagera kooxda team27 rapelygaga ayan suga wana ku farxi doona 😘 wxan ku leeyahay farxad ku nolow dhamn team27 😍 mid ka codsana oo ah inad salaan iga gaarsiiso dhamn team27 ceyda 😍 hawa smile 😍 hafsa zona 😍 amiira dhamn salaan iga gaarsi 😘 hdii aad iga gaarsiiso waxan ku oganaa rapelygaga oki tnx 😍🥰🥰🥰🥰🥰
MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.
Wll wixii niyadaada kujiro ilaahey hakuu sahalo ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo ilaahey imtixaan aakhiro hakuu sahlo ilaahey hamigaagu hakuu rumeeyo waxaan soo gudbiyaa kheer fadlan subscribe igu taagyeer
MAHADSANIDIIN
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣
SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ( NNKH ) ❤❤💞🕋✔✔✔h iso boqo plz wll
Amiira qurux amira cadey xayaati waxaan ku weydinaa iso sheek ha iga amusin sharafey maleysiyaa rabaa sacudigaa ka so guraa caruur ayaa wataa iso sheka nolasheda shaqadeeda ama telkaga iso qor
Masha Allah gabadhaan wey jeceshahay walaalaheed iyo hooyadeed
The best person over the world is a prophet mohamed scw 🤲🏼 🕋
Wllayalow Abeera mel kushega Wilkii farxada badnay maxa kudhacay lowaye 😔😔😔
Amiiro quruxeey gabadha quruxleyda ah, naagtaan hanaga dhihin yaanu xanaaqine, waxan ahaud samidaa Amiiro qurux kale oo kaa soo salaamaysa Oslo, Norway.
Asc
Amiira qurux
Abaayo aad ayaa ugu faraxsanahay nolasha quruxda badan ee ku jirtit alx wax kasto so martay o horay noolawadaag tay waa ka gudubtay wiil kaaga iyo walaaladaa ayaa ku la jooga alx farxadaada farxadeena ah mashallaah
Masha Allah intas oo ageg ah meqo Riga aa kusobaday maceshada in an ogada rabahe ado mahysn
Hablahaygii iyo caruurtoodiii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda
Amiira wllked wuxu jecel yahay sarafteda masha allah qorta xoga ka fedned wuxu dhahay qarso wllku wa wehel
Amiira aad baan kuu jeclhy ilaahy haku daayo qaaliyeey😘
Scw nabaai Maxamed mamada ILAAH Nabad geeyo
scw scw scw
ماشاءالله اللهم بارك
Amira qurux walaalahaga allah ku xafido masha allah
Amiiro kadhaaf cunug yar tv iyo talefan magaarin lasheekeeso
Masha aallaah walashey mcn aallaah idin xafido abaayo adiga io walaalahada
Asc waalal amiira qurux waan jecladay waliba wllhi jaceyl waali ah waxan jogaa muqdisho wan ahay wiil shaqeysto blz igu xariiriya amiira qurux waan u adkeysan la ahay jaceylka aan u qaaday magaceygu waa shaafici cali facebookeygu waa SHaafici ali adam hadey somolinimo iyo muslimo jirto amiiro haleygu xiro wan ogahay iney mamo cunug heesato tahay aniga wali guur horey uma soo marin waxan ku waashay amiira
Faatma quruxleey maashllaah waakahelay walaahi usheeg aabo aakaasoodoonanaa dheh xaafadoo degan yahay waaisku dhawnahy
ilaaheey amar kiis idinka waab idin jeclahay ❤😢❤❤
Waxan ku rajeynaya qeyr badan Amira qurux
Noloshu macaana markaa wllahaa hooyada la nooshahay waliba ilmo haysato dadka qaar guriga hooyo in ilmo lagu korsado ceeb ay u arkaan lakin wllhi waa raaxo ilmaha dhulka la dhigi maayo adna waad iska raaxaysanee nimcaad ku jirtaa amiiray
Haa wallaahi waa run
Good
Mahadsanid wll Macaan
gabdhaha midna cimraan u egthy midna maxmed ay u egthy yab
Xbbti adoo SaaS u quruxbadan hais cayilin
Wllzehyda amiira qurux aad baan kugu tageeeraa wlhi farxad igu noolaada dhamantiina🥰🥰🥰🥰🥰
Mansha allah illahy haikiin xifdiyo
mashaalaah ❤
Maxaa gabdhaha saas dhan oogu daadisay banaan u keentay 🥹😂😂😂
Mqsha allah
M.a beautiful family 👪 ❤
Amiira aziim malmahaan ma arag maxa ku dhcy wiilkeena
MAsha ALLaH ABaayO
Mnshaallah
Wcs abayo amiira masha allha tabarikllha wan idin salamey ❤❤❤
Amiira Horumar wacan Kuu Rajayna ❤️🥰
Qofka 1aad comments kaaga soo hadlo ahay🤣waxan jooga somali insha alaah mardhaw mareekanka aadi rawaa
Lacala hadii dalxiis maleesiya u i maado ma i soo dhaweenee
Queen
Masha Allah 🥰🥰
Scw❤
Masha Allah
Amiiro kayaraka kuladhay muxukaraba nin kaasakaween ciyaarabadanaa wandakeer madaxa kafadanaka weeye 😅😅😅😅😅
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
Abaaayo maxaa isku cayiiliyaaa nala soo wanaaag
Maasha allaha 🥰🤲👍
amiira wallaaha maxeey is kaaga dhigooyan dad kaimaadey mareekan xamar weyne lee kaimaaden oo ilaahey xaladeeda ogyaxey 😄😄😄👍
naa walaley arsqdiina qarsada
Masha allh sis
amiira soomaalia imaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MASHA ALLAH,
#Jawi_dagan_and_Vlog_qurux_bdan (THANKZ)
#masha_allah boqorka yar(#Azim) nin weyn u mooday sida loo fadhiyo😂😂😂 #masha_allah,
#Azim🤴💗,
#Fathoum👸,
#Emraan_legend_ka🤴,
#Mohamed🤴,
#Zumayo👸,
#Amira👸🧜♀️🧜♀️🧜♀️🤟🤟🤟,
IDIN SALAMAY🤝.
Mashalaa❤❤
Wcs amiiro chnelka asad,adna,zona,arimhena,ifraax,najmita asoo dwadey adaa dhined wku sugye😹🙏
Abayo amira asim kadaay ipadka. Too much screen time umaficno caruurta. Cocomelon iyo hesaha ay ilamaha firsadhan sometimes waxaa kujiro wax dinta diideyso sida Christmaska iney qurxiyaan, halloween 🎃 iyo qaum lut shekadhodha ay kadhigayaan waax caadi ah
Mama caliyo ma baxdey hda😍👸
amiiro uruu maleelahy🎉❤
Mansha allaah
War mesha aad kasoo adeegtay waa qiyaanty maxaa u jar jarty baamiyaha mise waa mid kale hhh
Keep up the good work
Inta nabiga jecel like 👍
Scw scw Scw scw scw
Gabdhahaan quruxda bdn xage ku hayseen 😍😍😍
Meeshaan sedexdiinaa la idin kuwaashay wiil walbo heblaayo wax laqabta bal😂😂
Masha allaha ma family team 🌹👌♥️😭❤❤🌷💯🥰🥰
M.a
M,a family aan jeclahy ayaad tihiin
👍
Jelly khansir buu kasamysaan yhy iska ilaaliya😒🙏
Joked miyaad aadeen
Jelly xaran waye abyo hilib doonfaar aa laga sameeya please research gareey adaa arkeesidee😊
M.a😍😘
Masha allah 👑 ❤ Aabyo family 👪 ❤
Keep going sister
Amiiro qurux
Fatimaan ku haystaa anigu😍
M.a sister ❤🥰🥰
❤❤❤❤❤❤
M.a family 👪 ❤ qurux badn
Hooyo macan love ❤ you ♥
Amiira fatma wala qawa be
ayyyy🔥🖤
family qurux badan
BARASHADA CARABIDA DUCOOYINKA QURAANKA KARIIMKA KALO SOCDA BARTAN.
Amira sumayo wiji macbuus waye ee sidan haiska badasho
🥰🥰🥰
Anigana WLLHI marka hooyo tagto sidaan AAD
Samaynaysid si aan ahayn ma samayno 😅😊😂
Wllhi waa xaraabo marka hooyo tagto 😅😂😂😊
LKN WLLHI HOOYO MALAGA MAARMI KARI 😢❤❤❤❤
I LOVE YOU MOMMY 😢😢🎉❤❤
ANI WLLHI MARKA HOOYO TAGTO BAROOR AA BILAABAA SIDAA MARKA GAARIGA U SOO ISTAAGO GURIGAA GALAA BAROOR AA BILAABAA 😅😅😢😢😂😂🎉❤❤
😂😂😂❤❤❤😊😊😅😅😢😢
THANK YOU
AMIIRA QURUX
ASIIM
CIMRAAN
MAXAMED
FAATMA
😊😊
❤❤
Asc waalal amiira qurux waan jecladay waliba wllhi jaceyl waali ah waxan jogaa muqdisho wan ahay wiil shaqeysto blz igu xariiriya amiira qurux waan u adkeysan la ahay jaceylka aan u qaaday magaceygu waa shaafici cali facebookeygu waa SHaafici ali adam hadey somolinimo iyo muslimo jirto amiiro haleygu xiro wan ogahay iney mamo cunug heesato tahay aniga wali guur horey uma soo marin waxan ku waashay amiira
Mansha Allah
Masha allaha