Heestan waxaa i baray walalkay iga wayno o gaadhi qaadka ku qaadi jiray markuu qaadka so dhigo buu iso dhiibi jiray anoo yar 2019 dhanka hawdka ahayd markaas bu i daari jiray hestan xasus iminkana Europ baa jogaa ❤
WAXAAN ODHAN KARAA ANIGU... YARKANI HEESTAN WUU SOO NOOLEEYEY WALAAHI, SIDA DEGAN UU U QAADAAYO IYO MUUSIGA MCN EE LOO TUMAYO, HEESTAN MAR HORE AYAA IIGU DANBEESAY LAXANKEEDUNA TABCAAN AYUU AHAAN JIRAY GOOD JOB GUYS..
Waa sacad muuse. Xuseen abokor. Nuux ismail reer shirdoon. Reer faarax shirdoon reer boqore. Waxaa dhalay alle ha u naxariistee ciyaar yahankii weynaa cumar salaax ee kooxdii “NPP” ee hargeisa ka dhisneyd hargeisa 1996 ilaa 2001.
@@abdikarimfeytin312 *_qadadweyn ku dhagana wan arkayay kan yar oo leh wa qadadweyn 2022 wa layabanyay dadki oo nool iya lagu dhagaya hadad uu ab tirisay madmadaw kuma jiro marka inu nin ina sheekh isaxaq yahay iya sharaf no aha marka hubka ha la dhigo lol sacad muse iyo cise muse wa isku midkiyun muse sheekh isaxaq miya la yidhada horta adigo iga raliya hayla yabina wa iga dhab inader_*
Cajiib weeye duriyadu ciyaar ciyaar maaha ❤
Heestan waxaa i baray walalkay iga wayno o gaadhi qaadka ku qaadi jiray markuu qaadka so dhigo buu iso dhiibi jiray anoo yar 2019 dhanka hawdka ahayd markaas bu i daari jiray hestan xasus iminkana Europ baa jogaa ❤
Alla dhanaanta eega War wan ku fahmayaa yurub baa yabtee 🤣🤣
@@arashiidmohamed7881 😂😂😂😂😂😂😂
Jaadlihii dhoofay kakakakak😅😅😅
Codku waa hayabad wlhi The best cod weeye Yarkaan masha Allah
Codkiisa masigaa sidaa oo wacan
Dadkii fanka iska laha fiska iyo marduuf halkeedii ayaay dhigeen ille ha idin karaameyo
Fanka fadwo joojin maysee ituma fiolinta
Wlhy waa Ku murqaamay
2023
Xasuustii Cabdullahi Xarago Iyo Laxankii Jiim Sheikh Muumin
Erayadii Abwaan Qaaqaa. 🔥
23/10/2022 caway ii baxasa heestani runtii halkeedu dhigay heesta form Boorama ❤
Mid lamida from boram
Hargaysay waligaa kor ahow
Heestan waxaa Alifay AHN Abwaan Mohamud Mohamed Qaaqaay, Kooxdii onkod ee ciidanka asluubta somaliyeed, Laxanku waa AHN Jim Sheekh Muumin, Codkuna AHN Abdillahi Omar Xarago
Mama well done great Voice 👌👍👏
I think inaad tahay reer hiiraan kakakaka iyagaa ka bartay anna maqalkeeda!!!!
Ax Ax Heestan Qofka Garanaya Uun Baa Garanaya Wlhi Waad Ku Raaxaysatay Maame Zhp✋👏👏❤🥰💟💯💯💯💯💯👌
haa sxb
Astaaan wax u dhigma wlhi lama helayo sida videoga loo duubtay vocal ka sidoo kalen locationka editka wax walba waa 10/10 Mansha allah❤
Aad io aad
Ma fananad badthy hno
Inshalaah illahay ha uku soo hadeeyo dunidan wixii naloo keenay ayad ilowaday
Fanaanka wxaad Moodaa In Heesta In Loogu Tala galay Baste song 🎵 🎶 👌
Heestan maame ku barty ahaa 🔥🔥🥰
This song iyo codka tolmoon iyo kooxdanba halkay mudnaayeen lama gaadhsiin. ❤❤❤
This should have at least 8Million views.
Heestaydii iyo Fanaankygi oo is Helay
Moe Maame 🔥🥰👏🏽
Calayk calayk waa another level yarkani👏🔥😎
Wxba laga qaban karo Codkisa masha Allah ♥️🤴🏻
Xasuusti Xarago Maame Bartiisi ayuu Gaadhsiyay❤️
NeW yEar 2023 inTa daawaTa ❤❤
Wow halkeedi buu dhigay ❤ uu soo nololya heesta hdii aanu nahay dhalinyarda danbe ❤❤
Ah yaa hees bilaa musiga ayey kaga sii macntahy wliba🔥🥰💯
20 jirka Xamar jooga Yaa Umacnaayn😄😄
Maame best talent
Maxa ka wadaan horta nio tiktok wa haystene ma fahmYaan ano ah naag reer Puntalnd ban fahmeyne dadku wa wada somali ahe
Baga Hadaa😄
Cuqdadan gormay kaa baxaysaa iyo saskaan
@@traderessacademy1679 Cuqdadee wll
Ma Cuqdanban Shegay may Fahmayaan Ma Cuqdadbaa.. Caadiga Haka Tagin Booowe
@@nimanhmemo2434 bro anaa labaatam jir bir ka adag ah!! Sidaan u fahmayyo waan kaa badiyyaa...
Ereyadda : Abwaa Mohamoud QaaQaan
Lacankii:Al Ustaad jiim Sheikh mumin
Codkii fanaankii: Abdillahi Xarago AHUN
Xusuus Caawa 23/10/2022 Iyo magaladda Borama habeen qaali ii ah oon mawjaddu Xasuus ah dhex dabaalanayo ayan heestana dhagaysanayaa……
My home town adi iyo iyadaba waxan idinka soo salaamayaa bro Pennsylvania USA ❤
War Borama iso leexisay sxp ee Adban kuso salamy xafadihi sariimadii Ahmed gurayna igusalaan mudo 4year kahor ah igu danbayse🙏
Ehlu mirqaan faiido maleh 😂😂
26/10/2022 habeenimo bosaso
Heesta xarago waxey heestiisan igu jaceylhay
Fananka cusub wuu isku dayey
ASC MAANSHA ALLAAH MAXAMED MAAME HAKEEDII AYUU DHIGAY WAA FANAAN DA YAR OO MUSTAQBAL FIICAN KA MUUQDO
Dareenkey qadaneysa hesta😢❤ maame cod bu siyay fanka wa hibo gaara qofka leyhy🔥
Hestaydi ❤😢
5/1/2023
Wye malin jimce ah wxaan jogaa berbera o an hestan ku dhagysanyaa alx wx jacyl ah ima hyo hda lkn wakhti uu hayay ayaa jira lkn nasiib daro man aqon hestan
Beyond Expressions ✌️
Heestan waan jeclaa bagad noogu so qaday❤❤❤
Hees aan aad u jecelahay weeye, waa erayadii Maxamuud maxamed(Qaaaqaay), laxankii; Ustaad Jiim Sh. Muumin & Codku waa xusuustii C.laahi Xarrago AHUN. maxamed maame si fiican buu heesta ula keenay wuu mahadsanyahay isna.
All music world acting today has comes from Africa we proudly our African creativity
Mama Africa ✊🏾✊🏾
maanta taarikhdu tahy
22/12/2022
aniga io zhpky king jeezto waxan maanta jogna meel layirhdo baliharc oaan zi mug leh heztan ugu dhagayzanyno meel jawi mcn oo bilaa buuq ah
axzan cod alfanan mohamed maame 🥰🥰
Geeridu xaq weeye hadaan go daraada gargar malaha iilkuye 😢❤2019----2025❤😢
Yaa ila dhagaysanaya 2023 xasuus 😱💓❤🖤
Waxaasa imarayo ninku waa fanaan 👍👍
WAXAAN ODHAN KARAA ANIGU...
YARKANI HEESTAN WUU SOO NOOLEEYEY WALAAHI,
SIDA DEGAN UU U QAADAAYO IYO MUUSIGA MCN EE LOO TUMAYO,
HEESTAN MAR HORE AYAA IIGU DANBEESAY LAXANKEEDUNA TABCAAN AYUU AHAAN JIRAY
GOOD JOB GUYS..
25/ 10/ 2022 habeennimo magalad bosaso Mohamed maame hestan wax so cusben siiya wa sugaynay jah waxan hees wa dhaafaty 💕💞🙏
aad ban kusalamaya gobti bariyeyay❣
@@momaameshchannel8450 Abwe waan ka qaaday🥰👑
sharafsanay qaliyay asia abdi qrxy meshu wa youtube be xage iska wareysana
I like this guy's when you listen his songs you remember legend maxamed bk . He had talents go forward walalka
He has a talent
@@goryanaigukacsan3343❤good
Bagah heestan wan rabey in la so cusboneysiyo♥️🥺
Malin malaha kale iga duwan oo igu qiimo badan tarikhdu 1/5/2023 malin khamis ah ♥ 🎶 🤴👸🤵♂️👰♀️ sacdu 09/30 aniga iyo qofkan jecla o nolosha isku helyi alxmdlilah
somaliland wlee fan laguma gadho 💯💯
Heestan Waa hore ayaa la qaaday. Somaliland ma laha ee soo baro. Cabdulaahi Cumar xarago ayaa horay u qaaday.
Esh cala sawt Machallah ❤
The legend wu kenay heesta🥰
Wooof calayk axsan yaa hees ❤
Mahamedow Djibouti ban ka sugayna 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Geeridu xaq weeye
Hadaan go'o daraadaa
Ee guudka ciidiyo
Gondahayga lagu shubo
Gargaar malaha iilkuye😩😩
Illaahay ha u naxriisto alfanaan cabdilaahi cumar xarago
1-11-2022
Malin Salaasa Ah
From Burao❤😢
Waa wiil aad u cod mcn inkastoo heesaha aannna kula taliyeen ...Xarago isaga kaga cod mcn eesh qiyaasak
Yaa Salam 🥺Heesta halkeedi buu dhigay Fv fanaan 😫💔
Omg wlh malin walba 3 jeer dhageystaa heesta
Another level maame 🥰
Hees xusid mudan Old is gold Xasuustii Legend Abdilaahi C Xarago
Xasuuatii Abdilaahi Xarago ❤
12/5/2024
Waa malin Axada waxaan jooga Djabuuti o aan heestan ku dhagaYsanayaa __ Wali Ki jacaYl ahaa waan Baadi GobaYaaa ❤❤❤
Gargaar malaha iilkuyee,
Haddaan galo habeenimo.
~Xarago.
Xusuuus mudan runtii❤❤❤
Go.aayeyee gabiyaddaan ku nollaahy bada gonyeheedanaa 😭
Iimana garoowdee ogaadaa
Duriyada iyo fanku waa waalaalo
Wow great song well done Mohamed Maame
Madame Maame fanaan fanaan ka Tagay axYaa sowt✌❤
Waxanoo kaleh nuux Ismail uun baa samaynkara❤
Astaan heesta ayaan ku qaatay
𝑤𝑎𝑓 𝑐𝑎𝑙𝑒𝑒𝑘 𝑎𝑥𝑠𝑎𝑛 𝑦𝑎𝑎 ℎ𝑒𝑒𝑠 🥰🔥
Terrific outstanding a hidden gem ☺️☺️☺️☺️ spendid
What gem? He has no Vocal skills whatsoever! You just care about his looks . The music out of tune matches not the song no beat at all
#somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens 0:37
Waaw halkeedi buu dhiga❤❤❤❤
Ax yaa South Maame Legend Walee🎶🎹🎵
Ax yaa cod ahaa 💕
11:43pm meel miyi ah oo banaan ah jawiguna deganyahay❤🎉
kabax heestan waqtiyada qaar ban ku Nafisaa dhegeysigeeda 😢
SOMALILAND CID WAXKU GAADHI KARTA MA JIRTO WA DAD MUUCJISO AH💚🤍❤💯💯💯
Koxda dayax waxa qaraamka ku fiican najax iyo khaalid dhoobo
Se maanta waa bilaa khaalid dhoobo barnaamijku waa najaxun maanta
Masha allah tabarakallah ❤️ qurux badana wiilkan yare ciise muuse
wll horta qabyaaladu mafiicna mida kale wiilku ciise muuse maaha waa sac sac muuse
@@zaedinaoomaar4104 wllo qabiilkuna ma fiicnad ledahay umad dhana sacsacbad ku shegaysa bal labadas is qabadsi
Waa sacad muuse. Xuseen abokor. Nuux ismail reer shirdoon. Reer faarax shirdoon reer boqore. Waxaa dhalay alle ha u naxariistee ciyaar yahankii weynaa cumar salaax ee kooxdii “NPP” ee hargeisa ka dhisneyd hargeisa 1996 ilaa 2001.
@@abdikarimfeytin312
*_qadadweyn ku dhagana wan arkayay kan yar oo leh wa qadadweyn 2022 wa layabanyay dadki oo nool iya lagu dhagaya hadad uu ab tirisay madmadaw kuma jiro marka inu nin ina sheekh isaxaq yahay iya sharaf no aha marka hubka ha la dhigo lol sacad muse iyo cise muse wa isku midkiyun muse sheekh isaxaq miya la yidhada horta adigo iga raliya hayla yabina wa iga dhab inader_*
@@dhashisheekhisaxaq9514 walalkey. Aad baan u aqaan familkooda oo dhan. Waxaa la yidhaa “Reer xasan Roodhiile” Waxaana Awoow u ahaa Abwaankii Caanka Ahaa Ee “Cali xasan Roodhiile, Cali banfas, ciise muuse iyo sacad muuse waa walalo. Supeer awal baa la isku yidhaa, ama habar awal. Mahadsanid
Jacylkayga 👸💗ugu horeyey bahja ilaw ida🥺🫀
Hadaan go' o qiyamaha adaa lagu qabsanaya 🙇♀️💔😥
Favourite song mo maamE 🔥🔥🎤👑
Favourite song 🎵 ❤ 🥺
Cod aan caadi ahay❤
Gaba gaba coladee ❤nice song
Ayayaaaaaay Sidaan U sugayay Lee🥰
Heesta laxankaa meel buu kaa badalay fanaankuu 😢
Geeridu Xaq Weyee hadan go'o dartaa💔🥺😭
Heeso badanoo kaban. Soo saar maamme fanaankaygii cod malap 😢😢😢
Heesta Wu Ku CiYaaray Wllhie laxankeed iyo Eraydii Fanankii Hore
Inbtigay mahmed cumar salax
Hlkedii ayad dhigtay hore uu soco
muxu sameyay hees fanaan qaaliya lahaa bu halkeedi dhigay
Fanka ninkii lahaaa maame
My favoris song cesh cala hees my best forever
Masha Allah cod uu hayaa maame
Kooxda tumaysaana waa top
Geeridu xaq weeyan haddan galo iilla😢😢😢
Dartii naftu waygaga bixi gaadhay😢😢
Axsan cod mame halkeedi ayuu dhigy 🔥
26/10/2022 bay heestu ibaxaysa naima jama ❤️❤️❤️❤️😩😭🤷🏻♀️
aad ban kusalamaya zhrfy
Go'ayee, gabiyadaan ku noolahay
Badda goonyaheeda.
Fanaan maxamed maame wax kale
Gaba gabo coladeed haduu geelu kaa galao
20:12
25/10/2022
Cwo Ayaan wada dhagesanena aniga io wlshy mcn nimco🥺❤
Same
@@asiaabdi488 😥❤
Hees wey dhaftey ❤❤😢
Heestaydii 😫❤️🫂
Mu favorite song 🎵