Abgaal Wa dad diin iyo dhaqan wanagsan leh xishood, ixtiraam iyo isqabasho leh la dhaqana leh. Sheeko walbo laba dhinac ayee leedahay Hadu hal nin xumeeyo xidaa Abgaal waxaba kama heleenin Farax soomaline waa iskumid ilaa Kuwo Alle unaxariistey mahin Qabiil walbo ayuu kujira nin xun iyo ku wanaaagsan.
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
Alla dahiira. 😂😂😂 400$ Miya kulaha mise shiliin Somali waxuu ku quslaya ninka 400$ gabadha siyay arkana umadeena mahiin 😂.
Abgal cismaciil ku laha soi soi kkkkkkkkkkk
Kkkk war kadaa
Subxa nalah
Abgaalka maba xishodan gabadhas maskiinta ayadaa xaq ku leh 400 dollar lacag miyaa