Aabo cabdullaahi si fiican buu u hadlay... hooyo xafsa malaha waxay sidaas u yeelaysaa wax aad u xun buu ku sameeyay !!! Kolay gadaal ban ka ogaan doonaa xaaladu halkay ka xuntahay... hambalyo dhamaan kooxda...
@@fadumoibrahim988 Waa hadal kasoo fakaday lee qofta ee wax sas u wayn maahan huun. balse xogahaa yab ayey iska noqote inay sidaa hadalka u dhigto ayadoo karaysaa inay u keento inta aysan waydiin Uuji makuu keena aabo hehehehe
Hadalkaada waa sax wey dhacdaa sidan oo kale lkn aabaha hadii uusan gudan waajibkii koriimada maka suulayo bixinta inantiisa ayadoo la leeyhay ma soo korin koriin iyo bixinba waalabo waajib
Waaaaaaaaaw ileen filmkeygii waa soo dhacay kooxdeena wacan mahadsanidiin
Waacan tv waada mahada sana tahahiin dhamanatiin dhalinata rere narobi
Walaahi xafso fariid waaye ❤❤❤❤
Qosol iguma harin wlhi thanks you so much dhmnti 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa iska sidan marki aabe hooyo kugu deyriyo ruwayadan xaqiiqda ayeey ka hadleysa waxan hada waa jilin balse waxey ka turjumeysa wax dhacay waye oo laso arkay team wacan gulesta🙏
Mahd sanidiin asxabey iso duceya arin adag aya jirta
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💙💚
Islaantu habar xumaa subxanallah
wacan sifiican bay ujilaysaa very good
Masha Allah wacan
😂😂😂Habarta wacan dhashay Cabdi naasir ku waalatay😅
Wllhi waa run
Aabo cabdullaahi si fiican buu u hadlay... hooyo xafsa malaha waxay sidaas u yeelaysaa wax aad u xun buu ku sameeyay !!! Kolay gadaal ban ka ogaan doonaa xaaladu halkay ka xuntahay... hambalyo dhamaan kooxda...
Waa dhibka ay leedahay markay waaalidku kala tagaan ee ay is ficishadaaan aabuhuna mudayac noqdo lkn caruurta in laga jaro maaha wlhi waa xanuuun
Asc maamo blzz diinteena mcn ha ka tagin intaad ruwayad iyo lacag fiirineeysid mhdsnd
Waxa ii muuqata inay Wacan ku calaf waydo Labada AABO ee Waxaynu eegi Aabo Abdinasir waxa uu yidhaa, ama Calafka WACAN iyo korniinka ayuu ixtiraami Ama waxa uu xisaabin Schoolka iyo Loxooxda 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hore usocda team wacan
Wacan iyo cabdulahi Maxey is ku yihiin
15 tooreey igu dhufatay kulaha , magaci laa iga badalay kulaha kkkk cabdulaahi waa shactiroolee 😂🤣😂
Uuji maku keena aabo 😀😀😀
Horta mxaa lga wadaa uuji 😃😃😃
@@fadumoibrahim988 Waa hadal kasoo fakaday lee qofta ee wax sas u wayn maahan huun. balse xogahaa yab ayey iska noqote inay sidaa hadalka u dhigto ayadoo karaysaa inay u keento inta aysan waydiin Uuji makuu keena aabo hehehehe
Asrwrwb 💋💋❤️❤️
wacan sicadi u dilay så dhagol
Hbn barki inuu ceejiyo kulha😂😂😂
😂🤣😂
Sooo dhacdayeey
Walahya waxa katujumsn bulashada Somalia yed waa Ruun Abee markaya kaltagan hooyo waxa dhacda sidna oo kaleye markasa baa lagu dhahya nini kudhalini baaa ku bixinya so
Somalia ka firso guraka
Hadalkaada waa sax wey dhacdaa sidan oo kale lkn aabaha hadii uusan gudan waajibkii koriimada maka suulayo bixinta inantiisa ayadoo la leeyhay ma soo korin koriin iyo bixinba waalabo waajib
Waa sida jirta ragu ilmaha intay tuuran markuu ilmuhu koro ayay u baahdaan
Ruuwayada shidan igadheeh walahay
Xafso caadi is ka dhig
🙏😍😍💓
🤣😂😂🤣
cuntada wuji maxay tahay??? iga daba geeya reer Nairobi
Booraj waaye xabiibti