Daawo Riwaayad Cusub Wacan Waa Dhagool Part 16

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
    ★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 42

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaah Abdinassir waa nin wanaagsan

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaw soo dhacyeey dhe filmkeygii laakiin waad naga raajiseen kooxdeena wacan mahadsanidiin

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 ปีที่แล้ว +9

    hodan wan wataa
    hodan daradeed ban riwayadda uu dawadaa 💯👍❤🤩🖐🥰

    • @basrahassan5058
      @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +1

      Hodan waa super star ⭐️ ⭐️⭐️

  • @anfacxshisheeno1242
    @anfacxshisheeno1242 2 ปีที่แล้ว +3

    Wacan kulaha gurka gurka iga dulqaad saxiix waye hodaney gurka gurka noga dulqad bilacaleg 🙏

  • @habonmohamed8421
    @habonmohamed8421 2 ปีที่แล้ว +1

    Dibir kulaha ala beerka c/shukri caadi maaha

  • @AyaanMahamudAyaanmahamud
    @AyaanMahamudAyaanmahamud ปีที่แล้ว

    Mama Xafsa Masha Allah ❤

  • @halimaidris4887
    @halimaidris4887 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa bila cod see camal

  • @galladomataan
    @galladomataan 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdinaasir Lacagtii korniinka Wacan waa inaynu u celinaa 🤣🤣 Maamo Xafso si fiican ayey u hadashay 👍👍 Wacan waa naag adag, Hodan iyo Abdishukri waa fawdo wadayaal 😂🤣😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

  • @aamino6763
    @aamino6763 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan idin salaamay walalah qaali ah 🙏😍😍😍

  • @classicmrromea3224
    @classicmrromea3224 2 ปีที่แล้ว

    Guurka guurka iiga dulqaad

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 2 ปีที่แล้ว +1

    War ayaantaan waa leydi waayey💕💗💗💖💖

  • @munamaxamed9569
    @munamaxamed9569 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma bilaa codbaa

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 ปีที่แล้ว

    Viva xafsa runta usheeg nimankaan aad u maleyso dumarka iney leeyihiin

  • @shamsasaciid9670
    @shamsasaciid9670 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk gabegeda free ku qatan dhahayaah xamzo waan kugu haystaah kkkk

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhh balanata balanata iiga dulaqada ayan soxasusatsy guurka guraka iiga dulaqada kulah

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +6

    Rer Cabdi Nasir woxooda waa mana sheegad laakiin wacan waa smart.there’s nothing they can do about.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhay waa qaiqada ka jirata qosasa badan

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes xafsa I feel your pain adu bixi wacan💪👍

    • @husseinbuul7146
      @husseinbuul7146 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheeq xafsa u fadwadho aniga kuhaya kkkk. Habixiso gabadha ayada

  • @saynabmuuse7391
    @saynabmuuse7391 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama xabsa ayan kuhaysta

  • @aichahassan4982
    @aichahassan4982 2 ปีที่แล้ว

    Hafsa Masha Allah

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 2 ปีที่แล้ว +1

    Wilka ha warerinina wah😂🤦‍♀️

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +5

    Kulu fitna cida geel, niman kan fiiri Cabdullaahi,cabdinasir, cabdi Shugri, waxay kuu cadaynaysaa sida raga somaaliyeed noo qaseen subxaannallaah wallaahi Allah ha noo gargaaro hadaan nahay haweenka iyo caruurta hadan nahay

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 ปีที่แล้ว +1

    xabsa hooyo kartileh kkkkkhhhh

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 ปีที่แล้ว

    wan idin wata rer wcn ❣❤

  • @katraabdulahi5170
    @katraabdulahi5170 2 ปีที่แล้ว

    Da

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂Guurka guurka iiga dul qaaad 😅sheeko xaraabe ah

  • @fadumobashir1042
    @fadumobashir1042 2 ปีที่แล้ว

    Reer cabdinasir foodada joojiga gabadha aabahed uga leexda waxii koris ah ajar xisaabsada

  • @amaalmohamed3787
    @amaalmohamed3787 2 ปีที่แล้ว +2

    maxaa codkii ku dhacy

  • @shugriiid8217
    @shugriiid8217 2 ปีที่แล้ว

    Kings

  • @sihamsharaf608
    @sihamsharaf608 2 ปีที่แล้ว

    Ganbiska naga dhafaa hda lee bilaw thy ruwayadee

  • @nadiifaabdille172
    @nadiifaabdille172 2 ปีที่แล้ว +1

    Sooba diya guyz🥰🙏🙏🙏

  • @gaaldile172
    @gaaldile172 2 ปีที่แล้ว +2

    🙏

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 2 ปีที่แล้ว

    Xafso caadi is ka dhig

  • @fadumobashir1042
    @fadumobashir1042 2 ปีที่แล้ว

    Shekadan ojeeda hodan ninkeda aabe malahan🤣🤣🤣

  • @aminacali6546
    @aminacali6546 2 ปีที่แล้ว

    Guurka guurka ka dulqaad

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤